XASAN SHEEKH IYO XASAN FAREY (5108)

  Рет қаралды 6,140

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi Күн бұрын
Ilaahoow xasan sheeq wax noo dhaama nookeen
@deqosheikhisaq
@deqosheikhisaq Күн бұрын
Amiin😂😂
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 Күн бұрын
Gabadhaan cadaanka waxaa layiri.. nin hore somali ah ayaa xumeeye.. caruurtana ninkii horaa dhalay.. af somaligama sifiican ayey utaqaan. Waa sida layiri. Allahu aclam
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز Күн бұрын
Shacabka Somaliyeed %95 Xasan Shiikh Bay Rabaan Ee Waalan Oo iska Hadlaaya Cidna wax ka Qori Mayso Maxamuud waa Waalanyahay Ee Ogaada ❤
@MahamudAli-pk9ur
@MahamudAli-pk9ur Күн бұрын
Rabiga wax walaa haku waalo afkii waliid BINU mugiira ayaad ku hadlaysaa waayo nabi muhhamed scw ayey kudhihi jiray waa walan yahay & afkii abulahab oo isna odhan jiray wuu waalan yahay waanu tagoray balse rasuulkii scw waxa uu lahaa anaa muhhamed kii lamahadiyey baan ahay ayuu lahaa amaa aniguna waxaan ahay mahamud Farah alijiis albarkiyun sidiiqiyun ibnu abiquxafa awlaadii abaadir alridaa imaamkii muhaajiriintii diinta islaamka qarnigii 8aad qowmiyada shiikhaal aw qudub ahna diinixaaji Marka afkii dayuusiinta ayaad ku hadlaysaa ana afkii abubakaru SIDIIQ ayaan ku hadlayaa rabiguna haku waalo oo waxaad igu SHEEGI ilaahay sw hakaa dhigo mid maryaha tuura rabigu xaarkaaga haku cunsiiyo insha alaahu Jala wacalaa
@HalimaRage-q6n
@HalimaRage-q6n 2 күн бұрын
Dhaamantin smc allaha idin xafido
@AdenAli-b8j
@AdenAli-b8j 2 күн бұрын
Shacabkii kaambooni godoon ayay galeen gaajo in ay udintaan xasan sh dhibatadas allaha kasawaabiyo
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 Күн бұрын
Dowlad abti iyo adeer male. Ee arinku waxaa weeye dowladnimadii.. oo dhan ayaa burburtey. Dadku waa fiursanayaa
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 Күн бұрын
marka waxaad leedahay wiilka aad adeerka u ahay dhiiqa ayaa lugaha loo helinayaa
@MahamudAli-pk9ur
@MahamudAli-pk9ur Күн бұрын
Yes 💯💯💯💯💯💯💯💯
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 күн бұрын
SABABAA SABABAY😂. JUBALAND BAA SABABTAY IN XASAN BAAHANE MAANTA ABI AXMAD BARYO😂 . ALOW CEEB ASTUR😂
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Күн бұрын
Firinbi waa inlaxiro alle kabaqa
@AbdirahmanMohamed-u1x
@AbdirahmanMohamed-u1x Күн бұрын
Nasib darana
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Күн бұрын
Hadaayow kalay darood tahdhaan
@AbuuJeilani
@AbuuJeilani Күн бұрын
MACLIMUU ADIGANE QAWIL MA KUSO JITAY WAR NINKAN MAMADA DAHIR ALISOW KU DHELOYO KACELIYA HADAN NAHAY
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 Күн бұрын
Aden ingirius. Ha qaldamin ggle baar. Wiilka maba shaqeeyo gabadha uunbaa shaqaysee. Asaguna media uunbuu. Ka keenaaye wuxuu .ugu faano maamada oo Somalida caqliyadeeda ku ciyaaro. Wallahi Somaliduu ka atkay hala dacweeyo. Hoyadu xaq bay leedahay... hadaan wax jurin muu iska maro. DNA.. maxaa kujaban
@deqosheikhisaq
@deqosheikhisaq Күн бұрын
2 xassan hhhhhhhhhhhhh
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 2 күн бұрын
Raxanwayn dawarsigii baan ku ogayn caruur bay dadkiisa ku haystaan
@MahamudAli-pk9ur
@MahamudAli-pk9ur Күн бұрын
Hadii leys caayayo retkiina yaa ka cay badan hadiise la yiraahdo halays caawo yaan lahayn af caytama ??????? Horta ceebaha retkiina kasoo yeel ceeb kasaliim ???
XERADII JENERAAL GORDON IYO KIISKII XASAN FAREY (5103)
4:14:17
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,7 М.
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 198 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 14 МЛН
DEG DEG AAH MOGDISHO IYO JUBALAND XAALKA SII XUMAANAYA
23:56
Midnimada Tv
Рет қаралды 56
Aj family rerkisa oo werar ku qaaday Hussein jamac
18:01
Cadnan yare
Рет қаралды 2,4 М.
XASAN FAREY OO RUNTA LOO SHEEGAY (5104)
1:13:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 798
SHIRKA MUQDISHO AMAR ALLE LAAKIIN!! December 2024
21:48
Habar media
Рет қаралды 179