No video

"Xasan Sheekh nooguma Hanjabi Karo shababe Geelaanu Ka Waraabin" ~ Mujaahid Luqad Adag Ugu Jawaabay

  Рет қаралды 19,521

Hargeysa Today

Hargeysa Today

Күн бұрын

"Xasan Sheekh nooguma Hanjabi Karo shabab Geelaanu Ka Waraabin" ~ Mujaahid Luqad Adag Ugu Jawaabay madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
#ShopwithKZbin

Пікірлер: 37
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 7 ай бұрын
Allaah yacisak geesi geesi dhalay mashaallah run sheeg 🎉🎉🎉👌👌🥀💐💐💐🥀🥀💚🤍❤️
@abdimeigag4410
@abdimeigag4410 7 ай бұрын
Waad mahadsantahay adeero Runtaanad u sheegtay
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisamadabdullahi6720
@abdisamadabdullahi6720 7 ай бұрын
Somalia baa ka mid tihiiin. Sharciyan aduunka. Aqoonsi idin ma hayo. Hal.qabiil.wadan. ma noqdo. Xataa dhulkiii somali oo idil ka dhaxeeyay.baa.iibisateen. insha allaah. Masalaxadiina. La idin yeeli.oo somaliweyn baa idin difaaaci
@CamuudAwed
@CamuudAwed 7 ай бұрын
Aqoon yahan Halgamaa Gaydh🙏🙏✅✅🙏🙏🙏 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️ 💚🤍🤍💚🤍🤍💚🤍❤️
@roodacawad13
@roodacawad13 7 ай бұрын
Runtaa weeyaan afka dheer bay dhulka ka qayliyaaan guulayso geesi
@nathra7351
@nathra7351 7 ай бұрын
Cadaabta marina Somalia guul somaliland cadowga somaliland hajabo ishalah
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 7 ай бұрын
Waa dadkii wax lawaydiinlahaa dadka aqoonta leh iyo xikmada waxba mawaydiiyo inama yaryar ood wis wisayso oo bilaa khibrada iyo odayaal hadalkaba inkaari kagadhacday sidiisa ayuu uruursaday walee ilaahoo badbaadiya mooyee khatarbay kujiraa wadanku
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤GUULEYSO GEESI ❤❤❤❤❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
HERO MUUSE GUUUUL
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Ay ay dhalay ka bax arimaha ciidanka walaaahi heshiis diide dulqaadka dawladuu ku neefneefsadas
@SiciidDool-sc3mq
@SiciidDool-sc3mq 7 ай бұрын
somaliya soomaali baa leh xabashi baad noo qarinaysa
@abdisamadabdullahi6720
@abdisamadabdullahi6720 7 ай бұрын
Somalia somaali baa leh
@user-fp6zl5ni3p
@user-fp6zl5ni3p 7 ай бұрын
Adeer macaan Anaga Somaliland uma soo socono Amxaaraan u soo soconaa Walaa Emarad walaa Ethopia ha keenina Dhulka iyo badana ha bixin walaahaadan Ethopia kiro ka heleynin ee dhalinyarada wadanka u dhalatay ha Qixin da,daan in aad talisaba ma ahayn waayo howlgab baa tahay
@mohamedahmedgoobe1738
@mohamedahmedgoobe1738 7 ай бұрын
Calnkiinu see u ekaa markaad xor noqoteen?
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 7 ай бұрын
Alaa maxaay dameernimo lawaaynaadeen dad iyo daldhan ayaa laiibiyay markaa saa aayleeyihiin isafgarad cadho alaah idinku adhacday
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 7 ай бұрын
Ina xaashi dadka somaliland ayaanay dooranin waa ninka hawada iibsaday lacagtii madaarka lagu dhisaayayna cunay
@abdisamadabdullahi6720
@abdisamadabdullahi6720 7 ай бұрын
Aqoonsi somalia baa idin heeyso.lkn somali hal ah mid ah walalo ah
@shabeel7467
@shabeel7467 7 ай бұрын
Ahmed Ali Gaydhow miyaad Ilowday wixii Ina Geelle SNM ku samayn jiray markii halganka lagu jiray ee xataa madexweynaha maata jooga meesha baxsad lagaga saaray, wixii uu mujaahidiinta dhaawaca eh ee ehelkood u yimaada inay daweeyaan uu Mujrimkii Gaani u dhiibi jiray, Ilaahay ha u naxariistee Qadiimi ayaa maanta buug weyn ka qori lahaa rag badan oo joogaa maantaba Jibouti way jiraan laakiin mujrimkan caloosha weyn ayaa jeelka dhigaya waa diktatar Afweyne oo kale eh/
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 ай бұрын
Mabuu joogin geeli berigaa SNM
@mcabdulqadir6264
@mcabdulqadir6264 7 ай бұрын
War ma adaan abaayasha dhabarka kunqaadinjirin from berbera to sheikh
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 7 ай бұрын
OoYAA DOORANAAYA KAAS😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 7 ай бұрын
Whi aniguna taasaan qabaa, Muuse ilaa uu Goojacade wixii ka dhacay ka jawaabo, Madaxweyne uma aqaan
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 7 ай бұрын
Kudarsoo mujahid odayga jabuuti Waa halka uu kuso baxsan dono marka laso eryado magan galyada halka sinaysa wa jamhuriyada somaliland cadawgeda kowad Waa odayga jabuti
@mohamedahmedgoobe1738
@mohamedahmedgoobe1738 7 ай бұрын
Oo yaa kawaraabinaya? Soow ciidankiini liinta ku cabayaan Laasocaanood.
@djimalehhaybe5851
@djimalehhaybe5851 7 ай бұрын
masha Allah wa aqoonyankii Somaliland barakallah Somaliland guul guul iyo gubonimo
@Abdullah11407
@Abdullah11407 7 ай бұрын
Odayaal asaasaqay
@abdit8270
@abdit8270 7 ай бұрын
Afkaaga caano geel lagu qabay well. Weli dunida ragbaa nool. In xaashi adeerayaalow inga qabta waa raga dalka cunay ee cunay. Dacawo halkay macal ku baratay macaluul ugu bakhtidaa. Adeerayaalow somaliland huubadii dadkaayaa dusha soo martaye inaga qabta. Oo weliba qabyaalad bay ku soo dhuumanayaane dadka hogaamiya oo hor kaca oo runta u sheega oo guubaabiya. Wa bilaahi tawfiiq.
@RammadTV
@RammadTV 7 ай бұрын
MUJAAHID QARAN
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 7 ай бұрын
MUJAHID AXMED IYO MUJAHID CABDISALAM WAA LABA NIN OO DALKA LEXEJECLO KA QABA
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 7 ай бұрын
Waar odayaashan asaasaqa ah waar qof ataaga iska daaya
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 ай бұрын
Qofka xun waa la ataaga yaa
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Faqash faqash faqash faqash faqash faqash fadhatadii waa laga dabo tagayaa
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 2 ай бұрын
BEEN BADANA
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
DHULBAHANTE IYO HABAR JECLO HESHIIS DAAWO
9:43
waridaad TV
Рет қаралды 55 М.
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН