No video

Xasan Sheekh Oo Ay Ka Fekatay Caddeynta Madax-bannaanida Somaliland

  Рет қаралды 31,750

Hargeysa Today

Hargeysa Today

Күн бұрын

Xasan Sheekh Oo Ay Ka Fekatay Caddeynta Madax-bannaanida Somaliland
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithKZbin

Пікірлер: 36
@kastankastan2983
@kastankastan2983 5 ай бұрын
Fadlan Hargeysa Tudey Iga Gaarsiiya Gar Yaqaan C/bdiqani Ilaahey Haku Xafido❤❤❤❤❤❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 5 ай бұрын
Mansha allah
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 5 ай бұрын
When life gives you an enemy like Somalia 🇸🇴. Fight like Somaliland
@faisaabdicosmaan2680
@faisaabdicosmaan2680 5 ай бұрын
Maansha allaah garyaqaan thanks
@user-rn3zk7tb1t
@user-rn3zk7tb1t 5 ай бұрын
Shaqo wacan garyaqaan ,keep up the strategic loopholes and political research. Bravo
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 5 ай бұрын
Maashallah gees
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 5 ай бұрын
Gary ayan waxad si fican noogu cadaysay xaquqda iyo sharciyada xaduudaha.guulayso
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
MADAXDA SOMALIAND DAACAD KAMAHA IN AY QARANKAN U RAADIYAAN ICTIRAAF
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 5 ай бұрын
ofcourse haday si cad wax uraadiyaan wllhi wayhelayaan oo way cadahay lkn wadaa arka
@maxaadan9345
@maxaadan9345 5 ай бұрын
Garyaqaan C Qani Xasan Axmed aad baan u salaamayaa Researcher with facts
@guledjirde2818
@guledjirde2818 5 ай бұрын
Aslaamucaleykum maansha Allah maansha Allah maansha Allah alxamdu lilaah guuleysta umada Reer soomaaliland ilaahow cadawga umada Reer soomaaliland jebi aamin aamin aamin yaarabi guuleysta ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland aamin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wx8xy5if9q
@user-wx8xy5if9q 5 ай бұрын
Guul Somaliland insha allaah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@hiddowacan811
@hiddowacan811 5 ай бұрын
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤
@user-to9eu3ke3h
@user-to9eu3ke3h 5 ай бұрын
Garyaqaan guulayso geesi soamaliland
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 5 ай бұрын
Somaliland warkeedu waxa uu kacadyahay cadceeda o oqoonsigeenu waanu heli karaynaa haday shacabka somaliland is maqlaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
MAALMiHII DAGAALKA SOOL BILAABMAY AYAAN XASAN SHEEKH QORAAL KU SH33GAY IN UU KHATAR YAHAY MUNAAFAQ YAHAY WAAYO WAXAAN ARKAY IN UU GACANTA KULA JIRO DAGAALKII SOOL
@maxaadan9345
@maxaadan9345 5 ай бұрын
Wuu heli doonaa abaalkiisa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
@@maxaadan9345 HAAYE INAGU AYNU WAX FAHANO DEGDEGANA ISKA DEYNO MADAXDEENU WAA IN AY FAHMAAN CAYAARAHA LA CAYAARAYO
@maxaadan9345
@maxaadan9345 5 ай бұрын
@@jamalskp7280 Waa ballan illahay u sii ballan qaaday,,,shirqoolku kii dhigay ayuun buu halaagaa,,,madax fiican aynu Allah ka barino,,, talo saarano, dhag bay noqonayaan wax badani
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul jamhuriada somaliland
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤guul jamhuriada somaliland
@roodanuur461
@roodanuur461 5 ай бұрын
Somaliland iyadaba sii qaaladan u raadiisey so laabadkeda maar kii hooreba waaxan inbuulshaada looso baadhiigo 1991 kaadib naa laagu saaleyo kaala nooqosho citiirafa baa inay raadiiso maahin waayo somaliya maava xiirobin meel waalba waaxay kuu taagatay maagaci Somaliland o ku faadhiida Somaliland qaaba saada qaareenada ugu waawin duuniida koo dooda somliya nooga kiiciya kuurastayada caalamaka haal daawlada o afaka maaba aqoonsan somaliya iinaagaba iciitirafanay somaliya kaala nooqo daa iciitiirafaka
@januarySl2024
@januarySl2024 5 ай бұрын
Ha sakhraansanaado ama ha laaluushsanaado saxeexo waa saxeexiisii. Waxanay u ekaayeen laba dawladood oo heshiis kala saxeeexanaya .
@bakalyassin8905
@bakalyassin8905 5 ай бұрын
Il un droit international. La communauté internationale a dit a plusieurs reprises que l'intégrité territoriale de la république fédéral de la Somalie 🇸🇴 doit être protégé par ce droit internationale .
@cirka4497
@cirka4497 Ай бұрын
@@bakalyassin8905 . Bacaac jubouti.
@mohamadkaariye7437
@mohamadkaariye7437 5 ай бұрын
Ha u sheeting yaanay ka noqinine
@mohamedsalah771
@mohamedsalah771 5 ай бұрын
Wax cadeyn ah keen sawir hana tusin
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 5 ай бұрын
waxaad moodaa inaad dugsi hoose wax u dhigaysaa intee u taqaan so/land taqaan ma beesha isaaq iyo samaroon ilaa harti inaga tegyaye
@XasanAxmed-z1s
@XasanAxmed-z1s Күн бұрын
Maahawaxjira😂
@mohamedsalah771
@mohamedsalah771 5 ай бұрын
War dadkan beenta xalaal mey utahey Mise museylama alkadaab ayaa wax barey
@farduus_
@farduus_ 5 ай бұрын
Orodo is caate wadiga isku shiire cayilka darti
@ins4n1
@ins4n1 5 ай бұрын
😂😂😂 cunug laprogramiyey ina thay wa kamuqata kalay isaq wadan kadhig Maxa isku daline Somaliland waxladhaho somalia 🇸🇴 kama jirtee yusan Waqtigu ka dhaman 😢 doqonow Dhulka Xuduudaha ad ka hadleysid ma adiga Usameenayo Somalia wa mid Kalayoo Qaata bal dhulkena xishodka idinkagadaray Wasaqyahey ureysa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 5 ай бұрын
Adigu maxad iskaga luminaysa wakhtiga ood uu dhagaysatay 😂😂😂 runta haka xuman Somaliland wa wadan did amba don
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 5 ай бұрын
Maxaad soo doonteen reer niicleyaal Somalia waa dalkayaga fashilmay ka carar Somalilanderka wararkiisa in aad na barato xataa ma rabno maxaaaa la dhahaaa kulahaa gudhuu fooqal gudhuu
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 16 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
SOMALIYA OO AQOONSIGA SOMALILAND LAGAGA DHAWAAQAY
4:31
Arabsiyo News
Рет қаралды 171 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН