Xasan Sheekh oo xeeladeystay iyo xujo labaad.

  Рет қаралды 14,341

Abdullahi Osman Farah

Abdullahi Osman Farah

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 22 күн бұрын
Waxaan maqli jiray sagaaro sow ima barato rer xamar xasan mabartaan miyaa😂😂😂
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 22 күн бұрын
Xasan kaligii maahe xata siyaasiyiinta ma barta dadkan siyaasi dandiisa ayuu wax kaste ka hormariyaw😢
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 22 күн бұрын
maa​@@amincaraalechannelmaaha siyaasiga ee shacabka ayaa aan fahansaneen dawladnimada khaasatan dadkcaasimada aad buu ficilkoodu uyaryahay waayo makudadan maamuladakale siday ujecelyihiin madaxdooda waar isfiiri rer mudishow
@fiidowmrk
@fiidowmrk 22 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 19 күн бұрын
Habaarqabe xasan aboor ilaaheey hana dhaafiyo
@MohamedEk-se8oy
@MohamedEk-se8oy 22 күн бұрын
Hassan sheikh waa siyaasi qaran
@taaganecade1569
@taaganecade1569 22 күн бұрын
Aad iyo aad ❤
@User7654suy
@User7654suy 22 күн бұрын
Nin daad qaaday xumbo cuskay😂
@N.A.M1234
@N.A.M1234 22 күн бұрын
Mamulka ummaded wa wax la barto. qof cunfi iyo xumaan qalbiga ka buxdo wax mamamuli karo
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 22 күн бұрын
Xasan shuukh ha dhaco kulahaa😂
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 22 күн бұрын
Wa.qalad inad ugu yerto MD wa hogamiye jufadisa beenlowga tuuga ah kiliye taliye ayu jeclan laha lakin wa dameer doqon bahan
@kunkun822
@kunkun822 21 күн бұрын
Beeshaadu maxay ku darsatay somali horta? Mise ogtahay cabshuurtaan in xamar kaliua laga qaado
@IsaaqAlimahamedNuur4422
@IsaaqAlimahamedNuur4422 22 күн бұрын
Asc
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 22 күн бұрын
2Sano iyo Dhowr bilood Hadii Ganacsatada iyo Bajaajleyda lacagahaas laga Boobayey Oo Hada Lagu Qabtay Umaleen Maayo Iney Soocelinaayan Hadii ay Sooceliyan MD Hassan Sheikh yaa Ku baxaayo Waana la iska Celinaa Ayaxa Baahan
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan 22 күн бұрын
Madaxweyna wadan kisa u naxaya iga dhe shaydanka😂
@jdjjjfjd542
@jdjjjfjd542 22 күн бұрын
asc
@bashaqlehirshabelle2086
@bashaqlehirshabelle2086 22 күн бұрын
malaga yaabo in ow ka labto xasan sheekh co.aan ow gaaray
@libanomar9769
@libanomar9769 22 күн бұрын
Dalhureya iyo dowladisa jiiro jooga
@ismailabdiali50
@ismailabdiali50 22 күн бұрын
Ok
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 22 күн бұрын
Waxeey ilatahaye Dooladu inaye Shaqa Abuur Sameeso Warshadada iyo Beerah ah Somalia waa Muhiim Miye Sa Aheen?
@MR_issack
@MR_issack 22 күн бұрын
@MegagCise
@MegagCise 22 күн бұрын
aadigu seykulatahay waa sheegtay ee kabax
@gaphaydejr4984
@gaphaydejr4984 22 күн бұрын
🎉
@abdirahimhussein962
@abdirahimhussein962 22 күн бұрын
Hhhhh
@KaligiisDuul
@KaligiisDuul 20 күн бұрын
mudane madaxweyne macaa mushaarkii ayaa alxan noqday maxay tahay
@mohamed-lk3ot
@mohamed-lk3ot 22 күн бұрын
1
@AbdishakurAhmedFarah
@AbdishakurAhmedFarah 22 күн бұрын
Xasan balan ma oofiyo taas ogow
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 22 күн бұрын
Xassan Dal xoreeye. Dadka diidan dilkii shsbasbks ee xiligii dowladii farmajo. Miyay uxiisern.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 22 күн бұрын
Tan baaba kabadan Dilka Shabaab
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
OGAANSHO
Рет қаралды 125 М.
DHACDO FILAN WAA AH OO KALA 'QAYBISAY  ISRA DIBAD & GUDO'
16:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 23 МЛН
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 149 М.
"Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo" Maxamed BK.
22:34
AMB AXMED CIISE | SIDAY SOMALIA, ITOOBIYA OGA GUULAYDAN KARTO?
22:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
ARRINKA BAYDHABO WUU ADQGYAHAY AMAR ALLE LAAKIIN 12 September 2024
30:10