XASAN SHEEKH WAA WAREERAY, FADEEXADII HUBKA CABUDWAAQ, WAJI KALE YEESHAY

  Рет қаралды 18,667

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
daarood waa hubaaysan yahay maansha allaah
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Balwaan waxaan kaa soo salaamayaa borama
@QuuleQardhab
@QuuleQardhab 2 ай бұрын
Xasan shikh is casil dheh o xil ka ad hayiso umada somaliyeed udhig o ha la i cafiyo ddheh
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 ай бұрын
Maansha allaah guul iyo gobanimo ❤❤❤
@MohamedOmar-y3v
@MohamedOmar-y3v 2 ай бұрын
Xasan djiiqo ceebta ma yaqaan ee was caadadiisa,waana LA ogyahay inuu munaafaq mujrim yahay
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 2 ай бұрын
waxani dawladnimo maahee, sowtii igu lahaa , ganacsto ayaa soo gelisey. waa waali cas.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 ай бұрын
Suldan C/llahi Balwaan Hawiye waxay ku heshiyen inay is cunaan. Alow yaa darood ka dhiga made wadnah reerahas bar kicinaaya
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 2 ай бұрын
Xasan Shiikh rabbi ha soo hadeeyo xaqana qalbigiisa haku dhibciyo. Haddii xanuunsan yahayna Eebbe ha caafiyo. Haduu ula kac u samaynayo falalka xun ee lagu eedaynayo Alla ummada Soomaliyeed ha dhaafiyo oo muddo xileedkiisa ha soo gaabiyo.
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 ай бұрын
Xasan Sheikh wuxuu Yiri Hubka Sharci darrada ah waxaa soo geliyey Ganacsato! Maantayna waxaay leedahay Ethiopia ayaa soo gelisey Hubka Sharci darrada in Soomaaliya. Xasan Sheikh>>>> hadda waxa uu sheego ,Berrina Isla Arrintii wuxuu Ku sheegin wax kale . Xasan Sheikh wuxuu la mid yahay* Round about without exit* Haddii si kale loo yiraahdo waa Awrkii indhaha laga xirayo Saliidda shiidayey*
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 2 ай бұрын
ALLAH SUBXAANUHU WA TACAALA IN DALKA & UMADA KA BADBAADIYO QOWLEYSATADA DAMULXARAAMI
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Xasan Sheikh waa wareeray runtii hubkii ciidamada dawladdu gelbinayeen ayuu yiri Ethiopia ayaa Soo Gelisey Soomaaliya
@nuuraabdi8090
@nuuraabdi8090 2 ай бұрын
Hassan dhiiqo adey kugu soo noqon inshaa Allaha
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 ай бұрын
INUUW WAASHUUW AAHEED ILEEN WAA NIN FAAGTAY QABUURIHII
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dowladi bahalodey fashil tay waxey so galisay hub sharci daraha waxa iskalah xasan gorgurde familykisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe argixisada damajid wlkn abdulahi balwan dowladi bahalodey fashil tay oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe argixisada damajid waraq ruwayad so soconi ba besha calamika qarimadabe lo diray waxa la yiri hubki shacabka cabudwaqa boobdey waxa iskalah Ethiopia dowlada somaliya shaqo guma laha wlkn abdulahi balwan dowladi bahalodey fashil tay wey isku yacday oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe argixisada damajid
@siatbulle5893
@siatbulle5893 2 ай бұрын
Banaanbax bad sheegi ee Cawa Gabadhas Cawa waladilaa
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Aac markii hore yuu biliqo ahaa hubku 🫵balse reer caabudwaaq yaa xafidey runtu saas weeye ✅✅✅
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Kkkkkmwaa ku salaamay balwaan guuleyso qaxkha ku taagnaaw qabiil waxba kuutarimaayo aaqiro iyo aduuba somalidoo dhan waa ku raacsanyihiin
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 2 ай бұрын
asc, maxay mudaharan waxaa lagu Marsadey kaarka qabyaladda, dhul dowlo haddi laga sarayo, in la geeyo meel kale ama la siiyo caawin ayey aheyd.wbt
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Waa waali kale dalka ma itopiya ka talisa markasato oo uu yimado vilada😉
@AbdrhmanMomo
@AbdrhmanMomo 2 ай бұрын
Lack kale but Rabat oo uu hubkusoo gato
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 2 ай бұрын
إن لم تستحيي فإصنع ما شئت كما تدين تدان . Bay joogtaa arrintu .
@tothemoodcrypto6782
@tothemoodcrypto6782 2 ай бұрын
Kan ma nasto miyaa
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
runtu waa xanuun mooryaanta waay dhibaaysaa
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 2 ай бұрын
Wcs
@Ego-Kills
@Ego-Kills 2 ай бұрын
Oday weeyn(70 years) oo Hawiyo ah ayaa igu yiri sida tan "anaga hadaan Hawiyo nahay in Daarood na xukumo dowlad la'aan ayaan ka xignaa" markaas baan ku iri ka waran Digil/Mirifle, Dir iyo 0.5 kale. Kuye "Kuwaas tirada nooguma jiraan oo Somalia waxbo kama ahan'" Cajiib
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 ай бұрын
Safeya moryantas foshoxun waa cawantas nacaladas dilla kujihada moryantas
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 ай бұрын
Moryantas foshoxun waa cawantas nacaladas foshoxun waa nacaladas foshoxun
@khadijaadenabdi2462
@khadijaadenabdi2462 2 ай бұрын
CABDULAHI REER MOQDISHO QABIILKA HERYADISA HA ISKA TURAAN OOXASAN SHEEKH HILFAHA HA U QADAN ILEEN WAX UU KA NAXAYO MA JIRTO, HADUU FARMAJO BOSKAN JOGI LAHAA MELAHEY ORDI LAHAYEEN VILADA KA SOO BAX,DERBIGAAN UGU DADANEYNAA,FARMAJO WAA MAREXAAN. EE TUGAAN HA ISKA QABTAAN.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Shacabka muqudisho waya iska celin karaan kooxodan ganaca satada ah ee ha iska celiyan hadiikale waa lagu koro socon 😮
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 ай бұрын
Xasan ma wareerin xaarantii ayaa ka badatey oo ku riday cudurka ilowshaha la dhaho oo da diida uu joogo ee wadanka ka qabta dadkiisi aawey
@mohamudshukri565
@mohamudshukri565 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 2 ай бұрын
War yaa islaam ah Odagan wax dhaqtar geeya ma la waayey waayo uma eka qof maskaxdiisu fiyowdahay
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Beesha caalamka ma shicibkii xamar buu moodayaa, aqoontii lagu sheegayay ma wax aan jirin baa
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 2 ай бұрын
Xasan sheekh waa uu wareeray doc uu u ciirsado ayuu la yahay.. Xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Ma weerarsano waxaa uu qabaa cudurada madaxa mana lugu aamini karo mas,uuliyada dalka.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Hogaamiyaha banadir xasan munafaq😂
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 ай бұрын
Xayawankas xasen safey moryantas foshoxun xaq cawantas nacaladas foshoxun
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 ай бұрын
Balwaan,waxa ka Maqan Dadka 91dii Kasoo Duday Konfurta iyo Bartamaha Somaliya waxay Degen yihiin Dhul Dowladed iyo Shacabki Ka qaxay 91dii Guryahodi,waxay ku Degen yihiin Xoog iyo Xeel, Adi ma u Xalaaleynayo Dhulka Hantida guud Ee Dowlada iyo Guryaha Shacsbka,Dadka Soo qaxay Ee Caasimada kusoo Duday,hadaanay Dhul Ama Guryo ku la'hayn yey isku Haleynayen???? 35 sano Dowlad la'aantu Waa Xaq Dowladed iyo guryo Shacab oo lagu haysto Dhiga kudadana iyo wiilal badana ku dhimanayo, Meydke u Danbeyey kaa la'sii Sido, waa Arkeyney Dhamanten Rag iyo Naago ku Dagalamayo Dhul Aanay la'hayn, Waliba Odayasgoda Caanka ah Ee Uu Xaaf ka mid yahay, Xaqii Feeraha laga daboolo Kalyahu kaso baxa, qof walba haku naqdo Gurigiisa hadanu naqan karina guri haka Kiraysto Magalada.
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 2 ай бұрын
Wall dhulkii hadii bulshada loogu adeegayo waa lama huraan in lagu taageero dawlada. Maxaadse ka leedahay haddii Ganacsato iyo dad gaara laga iibinayo?
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 ай бұрын
@@MohamudMuse-x4k waa Sax hadi Shacabka lagu shaqeynayo lakiin hadi Dad gaar ah lagu naas nujina ka Xun, wax la'qadan karo ma'aha wana wax Dagalka keen.
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 2 ай бұрын
@@ciiseileeye4989 Wall hadaad muqdisho joogtid waxaan kuu sheegayaa goobo badan oo dhul dawladeed ahaa oo dad shacaba laga kiciyey loona gacan geliyey dad ganacsato ah ama shakhsiyaad gaara si aad indhahaaga ugu soo aragtid markaas ayaad xaqiiqda ogaaneysaa. Tusaale. 1. Halka loogu yeero beerta Nabada waxay ahay goob dan guud oo ah barxad gaadiidka degmooyinka muqdisho u kala goosha laga raaco. 2. Suuqii Bacaad laha ee Dawlada Hoose lahaan jidhey waxaa la siiyey ganacsato. 3. Xarunti wakaalada filimida waxaa la siiyey ganacsato oo Muqdisho Mall ka dhistay 4. Matxafki qaranka waxaa la siiyey ganacsato oo hotel ka dhistay. Intaasi waa tusaale balse waxaan kula wadaagi karaa goobo kale oo danta guud ahaa oo dad gaara la siiyey xitaa haddii ay dawladu ka maarantay looma marin sharcigi iibinta dhulka danta guud dhaqaalihii ka soo xeroodayna bulshada looma sheegin wixii loogu qabtay. Waxa isku dhexyaaca iyo kala shakiga keenayaa waa dhacdooyinkaas foosha xun ee ma aha in la diidayo haday dawladu shacabka iyo dalka wax u qabaneyso.
@israwadani9113
@israwadani9113 2 ай бұрын
Kkkkk lalaylehe damujadiid waa kansal siyaasadeed hadana xasan dhiiqo wuu asaasaqay wixiisu waalni maaha waxa dalka halaga qabto maxaa loogu eeganayaa
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 2 ай бұрын
Salam mujahid abdillahi balwan waxad ilowday inu madahwene ya ah hawiye milintu yiimado madahwene darode ah bay kacdonku xalalya ah hassan dhiqo aaba qaburaha hawiye aka saaro aaba habarakiyo dasturka hawiye xamar galo ayaa ogool ina lagumudaharadin gof kasojeda moryaneta waa anukale xamar waxa odhaan ee dhacaya somaliwen firsanayan iin mesha casimed somalie wadaledahay ladhoho waceeb iyo hanjaab somalie kaqicidoniin
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Xasan sh waa mental uu waalan yahay
@SuperNasiim
@SuperNasiim 2 ай бұрын
U mistakes Kenya they have really government the president hear he’s nation brother
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 ай бұрын
Hubkan alsha baab ayaa loo wadey
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
tuugo waa beentood iyagaa kadanbeeya mooryaantu waa cadahay warkaasi
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН