Xasan shekh oo belaha Dir & Raxanweyn isku diray & Xamze oo Yaaban

  Рет қаралды 19,568

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 33
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Share share please everyone
@AbdirazakOslo
@AbdirazakOslo 2 ай бұрын
Hassanow sxp masiibo qaran weeyi
@abusultan011
@abusultan011 2 ай бұрын
Sawirka Xasan waa funny 😂😂😂
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Share share please everyone’s
@axmeddaauud4846
@axmeddaauud4846 2 ай бұрын
odaygii xasan sheekh wuu waashay muxuu beelaha isugu dirayaa
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Welkom 🤗 Jaamac Galada wallo
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
digir iyo mirifle ayaa xaq uleh maxaa yeelay waxay bixiyaan cashuurta ugubadan muqdisho snm maxay hayaan haadadhugle beena
@AbdixakinMohamoud
@AbdixakinMohamoud 2 ай бұрын
Sax sax sax
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Maaya
@alielml8735
@alielml8735 2 ай бұрын
Digil iyo mirifle ma waxay. Islo helayaan inay. Wada qataan Hoggaanka. Baarlamaanka oo Keligood. U. Gacangalo
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
kkkkkkkk yadifaacaya daaroodna difaaci maayee adeer
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
MASIIR UMADDEED INAY KURSI AMA XIL DHAAFSADAAN XILDHIBAANADA KOONFUR-GALBEED OO DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHEYN EE NIN WATO AY KU BEDASHAAN WAA QIYAANO EE BEESHA DIR LOOGU YEEDHO WAA LAGU GEFAY.
@runloow2202
@runloow2202 2 ай бұрын
Ceeb, hadalkaagu waa iidhaaf Xamze oo rid Hassan?!!
@mohamedali-rz5oi
@mohamedali-rz5oi 2 ай бұрын
Waa sidii uu rabay Hassan sheekh oo waxaa uu rabaa in uu cayriyo xamza si uu u keensado QABIILOOYINKA YAR EE DAAROOD SIDA KASKII QABE, OWRTABLE IYO WAXII LAMID AH. SI UU GACMOHOODA WAX UGU CUNO HALKA SANO EE U DANBAYSA, QAYAANADA HASSAN SHEEKH HA LA ISKA ILAALIYO WAA IGA TALO
@Maqal-Tv
@Maqal-Tv 2 ай бұрын
Jaamac, Hassan Sheikh wuxuu walaaqanayo kuwa isku haysta meeshaan waxba mayaalaan dowladnimana mashaqaynayso.
@hibaali4311
@hibaali4311 2 ай бұрын
Ogaadan Xamsa lee difaacada mushinka Xamsa laka keenaya lee Waxba Madaxweyn Xasan sheekh maran madhacayo kursi in adeer difaaca
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 2 ай бұрын
SAC ADIGA QASKA DALKA MAXAAD KA FAAIIDI MD XASAN P.M. XAMSE TIGIDOODA MAXAAD KAFAAIIDI SHARUURKII DENI UU KUSIINAYEY MAAKAA DHAMAADEY
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
XSM DAWLADNIMADII AYUU SHARAFTA KA QAADAY EE KURSIGA KELIYA KAMA QAADIN SHARAFTA
@mahdiaadan
@mahdiaadan 2 ай бұрын
Inkaartii.umada.reerwaqooyi.ayaa.meesha.kuqatqarxaysa.weligeedna..been.iyo.xasadkadhamaanayo.ilaa.ay.umada.reerwaqooyi.cafis.iyo..saamax.weydiistaan.oo.ayiskasiidaayaan
@sidowadem2233
@sidowadem2233 2 ай бұрын
kalafadhi maaha ee waa kalfadhi
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 2 ай бұрын
Been badanaa jaamac duufle xildhibanzda direed 79 digil iyo mirifle 61😅
@badrisheikh
@badrisheikh 2 ай бұрын
War naga aamus ninkaad shalay amaaneysey maantana wax ka sheegeysaa grand alku-liste waaxid duf ku bax
@mukhtarabdishun4005
@mukhtarabdishun4005 2 ай бұрын
Sxb
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي 2 ай бұрын
Xamse mawaxbuu diidaa taasi waa jeebkaaga
@nurhirsi4912
@nurhirsi4912 2 ай бұрын
NACAS .. CUDUR MAJEERGTEEN WAA IN LAGAA GUBAA..
@GC21701
@GC21701 2 ай бұрын
Why Abdi xukun badal oo ahaa ninka kaliya ee beesha kuumade xilkahayay wasaarada gaadhaandhiga uu wasiirkan gashhan dhiga ee raxwayn uga qaaday saadkii una eryan xamse maydna uga hadli layahay
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 ай бұрын
Waxa la isku haysto islamarkaana Xasan Sheikh u yahay Aabbe Iyo Hooyo > >>> Musuqmaasuq, Eex ,Qaraabo kiil, Qabyaalad Qaawan . Waana dhaqan aan shaqo ku laheyn Nadaam Dowladnimo.
@qasimsharif24
@qasimsharif24 2 ай бұрын
abtiyaal mahadaa yaabteen imisaan idiinka digaynay oo aad lahaydeen kursiga xamsaa loo socdaa abtiyaal dhashaaday sugta xaajadaa dhawrsataa abide nin dharbaaxo quure dugsaday dhaqayadeed maal shaqo aydaan garanayn baad ku hafateen dhaantadiinii isaga noqda mafahmi kartaan cayaaraha mooriyaanta
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
oo waagij dhawaayd muu mursal noqdo soowtii rooble siiwaday haawsha waa been taasi jaamacoow ee xamsaa jilicsan oo maayd ah
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 2 ай бұрын
Jaamacow warkan sadex malun kahor ayay warbaahintu fafinaysay Adna maanta ayaad wadaa sxb inta Ethiopia caalamka kadanbayso ataad warbahinta kadan baysà
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 2 ай бұрын
Jaamac duufle nin qabiil weeye oo lahaysto😅
@حليمهسعديهمحمد
@حليمهسعديهمحمد 2 ай бұрын
😝👎🕷
AMHARA | Can Ethiopia Survive?
13:56
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 222 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 50 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 139 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН