SIDA FARAS XULAALOO ABDI DAJIYE XASUUSTII ABDI TAHLIIL® Dalbil Studio

  Рет қаралды 261,773

Dalbil Studio

Dalbil Studio

Күн бұрын

Pls ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
WAXAA XUSID MUDAN FANAANKII HORAY U QAADAY EE CABDI TAHLIIL WARSAME ALLE HA CAAFIYE
MUSIC BY ABDI RAHMAN GALEYR
DABIL STUDIO
#AbdiDajiye #DalbilStudio

Пікірлер: 244
@osmanhubay6329
@osmanhubay6329 2 жыл бұрын
Sida faras bulaalo aan xaaluf aragoo nugaal xeys ka daaqoo baruur dhabarku xoodmoo ama xalin fadhiyayoo la xanaanin jirayoo xuduntiyo feedhaha farawguu xardhoo oo xuub dhacsadayoo seyntu dhulka xaabtoo oo aan xajiiniyo wali mudan xatiiqo oo xariir ku taalkiyo xaglihii la surayoo hore loo xambaaroo xogogaale fuuloo oo xuufta boodada xawaaraha la yaaboo oon orodka xiiqeyn qaar baa xaraamee marka aan xagaagiyo xubnahaaga eegeba xiisoodayee xadentoodayee xoodaamayee Sida xiito geeloo xiligii gugii iyo inta ay xergeeyeen xodayo ay ka foofeen ama wiilal xooglihii inta ay xambaareen xidhadhkii hagoogane xeryo uga oodeen ama ay xayaabliyo banaanada xal-xaliseed keyn marnaba xaadheyn nirguhu ugu xidhan yihiin oo xamasku dooguna xagashaada gaadhoo roobna uu xuluushoy wadhantahay xareedii oo ay xagtiisiiyo xigtiisiiba taalo oo ay weelka xoorkiyo caanuhu xarfanayaan marka aan xagaagiyo xubnahaaga eegeba xisoodayee xadentoodayee xoodaamayee Sida geesi xididkiyo xigtadiisu jeceshahay oo xubinta hadalkiyo xaajada yaqaanoo oo xumaan sokeeyiyo lagu xaman bakheylnimo oo xoola bixintiyo deeqsinima ku xeeldheer oo loo xubeeroo sida xuladka nooloo xaashaan la dhaafeyn halka uu xariiqo amase xadiidkiyo xaqa diinta sheegoo xag Illaahay mooyee tii kaleba xooroo oo ay xertiisiyo dadkoo idil ku xoomaan oo ay xuural-ceyntiyo jannadii xusuusteen marka aan xagaagiyo xubnahaaga eegeba xiisoodayee xadentoodayee xoodaamayee
@ji8698
@ji8698 Жыл бұрын
Walal aqrinti anba ku xiqe khayr allah ku siiye wax fiican ku baro fahmadaas
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Sida faras xulaalo ayaa sax ah fardo ninkii asal reer nugaal ah ayaa yaqaan ereyada loo adeegsado
@daruusmedia9655
@daruusmedia9655 3 ай бұрын
Sida faras xulaaloo waye ma ahan bulaalo because hestu waxay ku socota xarafka X
@jamalsalah3800
@jamalsalah3800 29 күн бұрын
😂😂😂​@@ji8698
@Dalbilstudio
@Dalbilstudio 6 жыл бұрын
aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin all Fadlan ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
@abudoissack7938
@abudoissack7938 2 жыл бұрын
Ilaaaahow adigaaa somali iga dhaliyay ax marka luqadada lagu hesayo waa another level
@amiraqurux2872
@amiraqurux2872 4 жыл бұрын
heestan aabahay baa sameyey ereya hooyaday ayaana loo sameyey halkeeda dhigtey abdi yare
@fosiyocadeyxuseen1991
@fosiyocadeyxuseen1991 3 жыл бұрын
Beelo waye
@reermiyi1fi
@reermiyi1fi 7 жыл бұрын
sida faras bulaale. ilaahay caafimaad sareecan ah ha siiyo abdi tahliil Ameen.
@makaisse5393
@makaisse5393 7 жыл бұрын
ilaahay ha caafiyo abdi tahliil ayaa lagu xusuuta heestan_ alfanaan abdi dajiye codkaga isha calaa
@Ahmed-yr8jv
@Ahmed-yr8jv 7 жыл бұрын
ax hees qatar iga dheh,,,,... wa mirihii abwaanka wayn ee maki xaaji banadir alle haku xafido abwaane
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 5 жыл бұрын
Abwaankale waaye
@ahmedidaawaqaca266
@ahmedidaawaqaca266 8 жыл бұрын
waaw Nice song libaax merci beaucoup mon frere Abdi dajiye waxan soo xasuustay allaha cafiyo Abdi tahliil Amen y rap
@barkhadyusuf7099
@barkhadyusuf7099 7 жыл бұрын
waaaaaaaw runtiii waaa xasuuustii Cl tahaliiil alle ayaan ugabaryayaaaa cafimaaad heestan erayo waxa kujira miisaan leh una bahan Afmaal
@khalidgerrard8879
@khalidgerrard8879 5 жыл бұрын
Heestan wlhi marwalba inaan ku marqaamo aan jeclahay 😍
@abdirizaksalat9156
@abdirizaksalat9156 4 жыл бұрын
Marqaanka iskadhaaf faido malahan
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 4 жыл бұрын
Raggediii tahay nio kabahaan ka washaa mrkaan heestan ku mirqaamo
@makaisse5393
@makaisse5393 7 жыл бұрын
heestan waxa igu xasuusta abdi tahliil ilaahow caafi abdi dajiye codkaga isha calaa
@xareedaxmed7808
@xareedaxmed7808 4 жыл бұрын
Walaalayaal fanaanku wuu sax sanyahay waayo heestu maaha faras bulaale ee qaafiyada ayaaba lumilahay waayo ereyadu waxay ku qotomaan qaafiyada x Sidaas daraadeed waa sida faras xulaaloo markaa deelqaafka halag daayo
@iqra_billanahmed7717
@iqra_billanahmed7717 8 жыл бұрын
xiisoodayeey xanxatooday well done my big fanan
@abdifatahahmed7431
@abdifatahahmed7431 7 жыл бұрын
Thanks cujeeri best music lkin kan yar heestii cabdi tahliil kubsaday faras xulaalay maxaaa layidhaa heesta marka hore sooo cafid yaroooobe
@shukrishukulatiina4865
@shukrishukulatiina4865 7 жыл бұрын
wwwww caadi mahan abdi dajiye 😍
@fatushlucky5157
@fatushlucky5157 8 жыл бұрын
ilove you abowe dajiye
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 6 жыл бұрын
Yarkaan waa cotmacaanyahay mashaaallaah sxb hori usoco dadbadan oo caan ah ayaa kafiicantahay
@baasheali8419
@baasheali8419 6 жыл бұрын
sool lacaanood 💕💕💕💕
@booshofficial215
@booshofficial215 5 жыл бұрын
Waa erayadii Ismaaciil Sheekh Axmed Cagaf, fanaanku erayada wuu khalday mar dambe ayaan rejaynayaa in uu saxo
@ayanmukhtar4826
@ayanmukhtar4826 8 жыл бұрын
my walalkey igu qali ah abdi dajiye garishiyo gobanima fananiinta dhertahay
@fadumamohamed8536
@fadumamohamed8536 7 жыл бұрын
waaaw Abdi dajiye axsan hees walaal
@Scarface744
@Scarface744 2 жыл бұрын
Xiisoodayeey
@bukhariahmed723
@bukhariahmed723 7 жыл бұрын
Waa sax waa Faras Xulaaloo Not bulaaloo listen abdi tahliil original
@MohamedAliGaashaan
@MohamedAliGaashaan 5 жыл бұрын
haa waa sidaa, xarafka X kusocota heesta
@Luulibra323
@Luulibra323 8 жыл бұрын
wwwwwww cadi mahan dajiye nolow brother 😘😘😘
@abudoissack7938
@abudoissack7938 6 жыл бұрын
Lkn hestaaan waxan kusoo xusuustaaa ruuux uu clfka ina kla geyay si walbaba waa xusuuus igu qali
@yassingalow7211
@yassingalow7211 5 жыл бұрын
Marka nin weyn o fanaana heetiisa qaadeyso kahor,intaadan isku deyin.fadlan afsoomaaliga baro
@uzairuzair7020
@uzairuzair7020 5 жыл бұрын
Sxp waad isku dayday mansha allah szp cod baad haysah horey u soco sxp
@ahmedjemale3370
@ahmedjemale3370 7 жыл бұрын
ama wiilal xoog lihi inta eey xambaareen☝🌟
@mohamedabdirahman5556
@mohamedabdirahman5556 7 жыл бұрын
Xusuus sii dhimanaysay ayuu soo nooleeyey walee abdi dajiye libaax aad baan kuu salaamay abti
@mohamedabdirahman5556
@mohamedabdirahman5556 7 жыл бұрын
Heesaha aan salguurka lahayn waa in la soo nooleeyaa intay inaga dhimanin
@akozil7074
@akozil7074 8 жыл бұрын
Cod cuud ah❤️
@leilabelel2726
@leilabelel2726 7 жыл бұрын
Nice hees inolow
@aamirabdi4522
@aamirabdi4522 8 жыл бұрын
big fanaan nolow bro
@ibrahimshiikh3826
@ibrahimshiikh3826 2 жыл бұрын
Sida faras bulaaloo waaye ma aha sida fazas xulaaloo hilmaam hadal Kuma jiree maasha allah heestu
@abshirabdi6136
@abshirabdi6136 7 жыл бұрын
hakuciyaarin heesta sida faras bulaalo bulaale
@ahmedjemale3370
@ahmedjemale3370 7 жыл бұрын
ناس سوغ nice song
@mahdiubaxside7340
@mahdiubaxside7340 7 жыл бұрын
cabdi tahliil inaad heestiisa ku cayaaarto wlhi aniga ayeee nasiib xuma ii tahay sapap too ah cabdi tahliiil ooo kale 300 sano soo socota lama heli karo asoo kale wlhi
@mohamadabdie1694
@mohamadabdie1694 8 жыл бұрын
waaa jirtaaaaaaaaa majirtoooooo asxbeey
@mohamediklasiinaabdiaziz4075
@mohamediklasiinaabdiaziz4075 8 жыл бұрын
waaw waad kabax satay sxb dajiye
@nafisodaahir405
@nafisodaahir405 7 жыл бұрын
waaaaaaaw
@brokemillionaire1500
@brokemillionaire1500 7 жыл бұрын
Caadi maha wlh Dajiye libaaax
@cabdallaboss6332
@cabdallaboss6332 5 жыл бұрын
iidle 2 ayaa soo baxay sxb bartedii ayaad dhigtay fadhiya xun ha u joojin ha is ka hadlaane
@sadiahussen362
@sadiahussen362 7 жыл бұрын
Mash allah hees. iga dheh
@yaasiincabdi7512
@yaasiincabdi7512 4 жыл бұрын
Masha alaha od mcan ayaa ledaxay bro keeb going bro
@diriyewarsame2205
@diriyewarsame2205 7 жыл бұрын
I LOVE YOUR FANANKEYDAA AN
@eidaanyare4987
@eidaanyare4987 4 жыл бұрын
Wlhi caadi maaha way iga gadantahay wllky horu soco cod aan cadi ahayn waad la haysaataa aadbaan kugu hambalyaynaya wllky 🙏🙏🙏🙏
@monayusuf5394
@monayusuf5394 8 жыл бұрын
wwwww inaba caadi ma ahan hees iyo badh
@mohamedzanches5740
@mohamedzanches5740 8 жыл бұрын
weldone waa keentay abwaankii sameyey hestan waa abwaan reer taleexa sool hestuna waxay ka hadlaysaa fardaha ku nool magalo taleex ka tirsan iyo fardaheeda iyo degamadeda waan wada garan waxay ka hadlayso hestan
@dayuurxirsi3519
@dayuurxirsi3519 7 жыл бұрын
Mohamed Zanches ugaas heestu way kaa khaldantay heesta waxa hore ugu luuuqeeyay fanaankii waynaa ee CABDI tahliil warsame waxaanu ku dhashay gobolka sanaag waxaanu kasoo jeedaa Beesha gabooye ama madhibaan kolba kaad u taqaaanid Abwaanka hees sameeyay AUH wuxuu ahaa Abwaan ISMAACIIL SHEEKH AXMED ooo ku magac dheeraa ISMAACIIL CAGAF waaxnu u dhashay beesha isaaq/garxajis/habaryoonis/cabdale ismaaciil/ aadan cumar/cismaan xildiid/xirsi cismaan/reer caynaashe/reer sugule/ gaar ahaan baho diiiriye xiisabta yaan la isku qaldin ugaas heesta midheheeda waxa kamida oo ay xayaabliyo banaanadii xalxaliseed kayn laba nin xaadheen xidhadhkii hagoogagane....... waaa deegaan hyoonis kilalka shanaad
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Dayuur Xirsi sanaag wll kumuu dhalan iska hubso
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 7 жыл бұрын
Dayuur Xirsi qabiilka aad soo saftay waxba nagama galine heesta midhaheeda hakufsanin kayn laba nin xaadheen kulahaa kkkkkkkk kayn labo naq xaadheen nirguhu ooguxidhinyiin oo xamashka dooguna xagashaada gaadhoo roobna uu xuluusho.
@mokanijm6131
@mokanijm6131 7 жыл бұрын
Dayuur Xirsi heesta sida ninkaas shegay waxa sameeyay abwaan cabdilaahi nuur mr jacbur oo reer sool ah ahaana wade ama dareewalkii fanaaniintii waabari waan nin dhulbahante ah maxamuud garaad ugaadhyahan siyaad kasii ah nuur ahmed kasii ah xagaad taariikh yar raqiisa ula sii fadhiisatay camoo🤗
@mokanijm6131
@mokanijm6131 7 жыл бұрын
heesta midhaheeda iyo degaanka lagu soo qaaaday ma ciidagalaa wax kayaqaan camoo jacaylka ga baad hadashy
@nazircade7704
@nazircade7704 3 жыл бұрын
Adda hagee kadhacay wiilkan cod buu lahaaye
@baarwiil3789
@baarwiil3789 8 жыл бұрын
nin sakaraada Oo Aan meel lagu ogeyn inseesihiisa lasoo qaado very xaaraam and sad😞😞😞😞😞😞😞
@cadefaarah7831
@cadefaarah7831 7 жыл бұрын
fartuun bilan kkkkkkkk hees awal miyay xalal eheed secml adiga
@sports4k364
@sports4k364 6 жыл бұрын
fartuun bilan awal miyey hees xalal eheed
@YA-lv2xg
@YA-lv2xg 3 жыл бұрын
Fanan 👏🇸🇴💙
@CanboCameey
@CanboCameey Ай бұрын
Heestii abdi tahliil wuxuu ahaa boqorka codka soomaliyedii qumanayd waa laga eexdey Yarkaan hada qaaday laftiisu wuu saaray
@nafisofiska6174
@nafisofiska6174 7 жыл бұрын
Wwwwwwwwww wwwwwwwmasha alllh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@caliciise1776
@caliciise1776 6 жыл бұрын
heestii cabdi tahliil oo lagu ciyaarey
@omarnoor6237
@omarnoor6237 4 жыл бұрын
GREAT!!
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 4 жыл бұрын
New kaskey kaskey ereyada wuu qaldi jire lkn laxanka iyo codkiisa iyo muusiga ayuu kusaqraaminjire dadka. Hadda wiilkaan waa tabtii forza sxb
@kulmi1
@kulmi1 5 жыл бұрын
Yaa salaam
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 6 жыл бұрын
ilaahay Amarkiis Badanaa Heeso Aaan La Qaadi Karin Baa meel Laysla soo Taagayaa Eraygii Koobaad Buu ka Qalday Durba xulaaloo kulahaa Bulaaloo waaye Heestu
@Dalbilstudio
@Dalbilstudio 6 жыл бұрын
ibrahim Haji adi iska soo hubi walaalo, bulaalo hadii la dhahaba heesta dhan ayaa deelqaaf noqoneyso marka ha fududaan.
@nistahamuhamud5462
@nistahamuhamud5462 8 жыл бұрын
nice 1 my abowe inolow yaqey
@ayaanleabdirizack429
@ayaanleabdirizack429 7 жыл бұрын
abdi dajiya codkaaga ma xuma lakin erayada wax haka badalin reer nugaaled yaaysan xanaaqinine heesta inta ugu horeeso sida faras bulaalo aan xaaluf aragoo nugaal xeeys ka daaqoo baruur dhabarku xoodmo marka dhawaqa hore aya qaladay waxa weeye sida faras bulaalo adna waxa oranesa sida faras xulaalo marka iga sax intaas
@Sigma-143
@Sigma-143 7 жыл бұрын
ayaanle abdirizack sxb xulaaloo weeeyo xulaalo waxaa laga waxaa faras xul ah
@ayaanleabdirizack429
@ayaanleabdirizack429 7 жыл бұрын
#faraxdeq xul weeye waxaas erayadan wa erayo danbe mana ahan afsomali tixraacleh oo dadki hore aay isticmaali jiren heestana hees hore weeye oo waxa laha legend abdi tahlil marka xul ma ahane fanaanka waa uun aay lanoqotay marka wax in laga badalo heesaha wa qalad fananka wuu cod macanyahay lakin fanka anshaxisa hala ilaaliyo uun
@bintunaada365
@bintunaada365 5 жыл бұрын
Ani xita faras bulalo in ay aheyd ayan modayay
@aliismail8049
@aliismail8049 5 жыл бұрын
Waa sida farssi xululaaloo Micnaa waa la Soo xulay weeye Maaha bulaaloo
@hakimaaddan2437
@hakimaaddan2437 7 жыл бұрын
xasuus wlhi Esha calaa
@carwolyrics2154
@carwolyrics2154 3 жыл бұрын
Yaa wadduud, Waxan uu cujeeri tumayo magac waan u waayay wllhy.
@Dalbilstudio
@Dalbilstudio 2 жыл бұрын
Cujeeri ma timin ugaaas
@kawiso
@kawiso 7 жыл бұрын
Ppl it doesn't matter if he he wrong the wordsJust admit hes got niceHuno you get nice voice
@adansead9724
@adansead9724 4 жыл бұрын
Ashcalaa 🤚🏻✅
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 7 жыл бұрын
fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq.....xusuus ...waayo.. waayo.........thks. bro
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 жыл бұрын
hayaaay miyeysan heestu sidan ahayn maxay xulaalo ...sida faras bulaaalo ma ahaynooo
@Ahmedvidic
@Ahmedvidic 7 жыл бұрын
weey ka noqotay ka qaleey kkkk
@ifraxifrax9226
@ifraxifrax9226 4 жыл бұрын
Asxabey heeskan ayado nuur eebo qadayo mel igu shega hadad igu dhantaan
@moubrekyare1829
@moubrekyare1829 6 жыл бұрын
ma xumo in heesihii hore la soo cusbooneysiiyo balse waa in fanaantii la weydiiyaa
@Abdisatar
@Abdisatar 8 жыл бұрын
Sida faras bulaaloo miyaa mise sida faras xulaaloo qoraalka iska saxa teeda kale ninka heesta iskaleh Cafimadkisa isku daya inaad waxka ogaataan
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 4 жыл бұрын
Xaqiq ayaa kahadashay
@princessamiisha4391
@princessamiisha4391 7 жыл бұрын
music ga heestu hees kale oo ayuu isoo xasuusiyay madaxaygay ku wareegaysaa lkn waan soo saari la'ahay fadlan haddii aad garanayso ii sheeg
@Sigma-143
@Sigma-143 7 жыл бұрын
Princess Amiisha aniga ma kuu sheegeee
@ashakurjama957
@ashakurjama957 6 жыл бұрын
😀😀😀😀waxa werye aboowe iyo abaayo
@godmorgon5536
@godmorgon5536 8 жыл бұрын
waa keentay sxb heestan lkn waxwalbo original ku fiicanyihin
@zalmaan8406
@zalmaan8406 3 жыл бұрын
Sidii faras xulaalo kulahaa maaha×++ bulaale dheh Xaqalihii la suray kulahaa maahaa×× xakamahii dheh wll
@MohamedAbdi-wj1wd
@MohamedAbdi-wj1wd 5 жыл бұрын
I see on the comment section alot of people actually think its faras bulaalo but its not..the original lyrics are sida faras xulaaloo.so dadka wiilka caaynaya the joke is on you
@goobweynmedia4933
@goobweynmedia4933 4 жыл бұрын
Definitely the joke is on them.
@abdiganiyusuf6533
@abdiganiyusuf6533 3 жыл бұрын
Sida faras bulaale weeye afsomaligii baa idinka lumay bulaale waa midab ka mida kuwa fardaha
@siyadali5824
@siyadali5824 5 жыл бұрын
Xulalo kulaha bulalo waye erayga
@abdihakahmedabdullahi5092
@abdihakahmedabdullahi5092 7 жыл бұрын
sida furas bulaaloo waaye waa maxay xulaalaoo khalad
@fatimalifestyle8671
@fatimalifestyle8671 6 жыл бұрын
dajiye wlle fanaan cod leh wad thy. nasab kaamila
@user-uh6tn2uk1u
@user-uh6tn2uk1u 6 ай бұрын
❤❤
@fahadmohamed1040
@fahadmohamed1040 7 жыл бұрын
heesta ereyga kaa Sara wa sida faras xulaano
@ahmedjemale3370
@ahmedjemale3370 7 жыл бұрын
Hees macaan ☝️🖕🏿ياسلام
@brokemillionaire1500
@brokemillionaire1500 7 жыл бұрын
Some people be like wuuku ciyaray heesta qura.an miya wala sidii la raba loo qada mxa la iska qada 😂😂
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
dhalinyarada yar yari waa dadaaleen
@rashkadiini1665
@rashkadiini1665 7 жыл бұрын
My Ex classmate horay usoco blud wan ku aminsanhy blh👊
@mariamhossny9131
@mariamhossny9131 6 жыл бұрын
amay wiilal xoogli inta ay xambaareen xidhadhkii hagoogane xeryo uga oo deen ama ay xayaabliyo bananada xalxaliseed kayn laba naq xaadhen weeye sxp iska sax erayada by sadam.sky
@MoShaafici
@MoShaafici 4 жыл бұрын
👍
@BaashiriElmoryaan
@BaashiriElmoryaan 8 жыл бұрын
Faras Bulaalo bay aheyd heestii Cabdi Tahlil ayaan filayaa... lkn si fiican ayaad u qaaday marki labo erey oo dhawaqo kaa qaldamay laga reebo. Salaan sare Cabdi
@abdullahidhis3556
@abdullahidhis3556 6 жыл бұрын
Inaba caadi maaha
@saabirarts6462
@saabirarts6462 5 жыл бұрын
Xulaaaloo kulahaa War nio naga xishoo reer xamar heesta waad ku naxsantahaye 😂😂😂😂😂🙂🙂🙂🙂🙂
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 4 жыл бұрын
Kkkk wlhi reer xamarku afsoomaligaba Inaysan aqooon😂😂😂
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 жыл бұрын
Waa xulaalo adaan wxba afsoomaliga ka aqoon hadaa bulaalo ladhaho maasadu waa jabeysaa oo x bey ku socoto
@Wadani1988
@Wadani1988 8 жыл бұрын
Waalee wuuu duldhigaay
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 7 жыл бұрын
qoraalkeda igu caawiya hestan 👀
@thanksali8982
@thanksali8982 8 жыл бұрын
wwwwww
@buzeelbalayax1639
@buzeelbalayax1639 6 жыл бұрын
weeey sxb wad cod fcnthy adbaan kugu hanbalyeenaya abditahliil wax soo celiya heesihiisa oo musicgan danbe lagu tumo intaa in kasii danbe Ayaan ka sii rijeenaya
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 7 жыл бұрын
Boqorada mareexaan iyo Aisha iyo father of the love (shame on you) naftina ixtiraama oo heesta sida at tahay waa Sudan inankan codka macaan u qadayo alla muxu halkeeda dhigay wow very nice
@Dr.Zeello
@Dr.Zeello 3 жыл бұрын
heesta sida aad uqaadaysaan maha
@straveller1122
@straveller1122 7 жыл бұрын
heesti bey ku ciyaren
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 8 жыл бұрын
inta xoolo ladhaqdo fasar ayaa igu fcn heesta waxey ku saabsanthy faras iyo gabar amaantooda waa jaceyl hadal kuusan kudilin nimco
@ashakurjama957
@ashakurjama957 6 жыл бұрын
Eshcalaa voice
@sadiahussen362
@sadiahussen362 7 жыл бұрын
wwwwwwwwwww. inoolaaw
@mahdiubaxside7340
@mahdiubaxside7340 7 жыл бұрын
sida faras bulaalo aan xaaluf aragoo nugaal xayiiis daaqoo sxpw wn ku baryaa cududaaaaar ka bixi
@seass9032
@seass9032 7 жыл бұрын
Mahdi Ubax side bro heesa somaligu hal xaraf ayeey ku socdaan hestani xarafka "X" ayeey ku socotaa ilaa dhamadkeda marka kalmada "bullaalo" waa qalad
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 Жыл бұрын
6 kohoor😂🎉😢😮😅❤
@ahmedbaabaco8241
@ahmedbaabaco8241 7 жыл бұрын
caadi maha
@samrahareed3660
@samrahareed3660 7 жыл бұрын
heestan jaceyalkeyga aan ku so xasusta o markasto i qaado yaaa salama lkin jcylkyg aa ka cod mc 😗😗😗😘😍😍😘👍
@ahmedozil1847
@ahmedozil1847 5 жыл бұрын
Lkb hees jacayl maaah huun kkkkkk
@MoShaafici
@MoShaafici 4 жыл бұрын
Markaa maxaa xagan ka qabanaysa, adaaba haysata qof cod macaan oo markasta ku heesayo, anaago kale MA tihid oo single, and alone aah oo stres isku dhafinaayo😞😕
@styleshmanshowkingoflove6841
@styleshmanshowkingoflove6841 8 жыл бұрын
Mesheda digtay bro mine
@aamirabdi4522
@aamirabdi4522 8 жыл бұрын
abyan maxaad aragtay qali
@ibraahimcumar1582
@ibraahimcumar1582 Жыл бұрын
sida faras xoolaloo
@cmkhaliif3923
@cmkhaliif3923 8 жыл бұрын
waad keentay alfanaan dajiye
Abdi Dajiye Calaf Official Video 2017 ® Dalbil Studio
6:18
Dalbil Studio
Рет қаралды 92 М.
Faras bulaalo
7:50
Release - Topic
Рет қаралды 2,8 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 6 МЛН
Abdi Dajiye Badanaa Ayaamuhu Official Song 2017 ® Dalbil Studio
5:41
Sida Faras Bullaalo
7:27
DurBaan - Topic
Рет қаралды 9 М.
Abdi Tahliil-Sida Faras Bulaalo lyrics
8:18
xulka heesaha
Рет қаралды 2,4 М.
ABDI DAJIYE HEESTII XUSUUS OFFICIAL VIDEO ® DALBIL STUDIO 2017
4:31
Dalbil Studio
Рет қаралды 267 М.
Sida Faras Bullaaloo
10:55
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 46 М.
ABDI DAJIYE TABASHO HD 2016
4:51
Filmsheeg
Рет қаралды 139 М.
Sida Faras Bulaalo
8:13
ZAKi VLOGS
Рет қаралды 568 М.
Heesta Marqaati | Abdi Dajiye | 2016 | Radio VOS by Abdiweli Garyare
4:37
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН