c/qadar alaha u naxariisto..he was a real man who knew how to treat women.
@maxamuudabdi37336 жыл бұрын
megayaab1 jìjjioĺ
@MudugNet13 жыл бұрын
Riwaayadaan waxaa alifay , heeshaeedana Curiyay Abwaankii weynaa Yuusuf Aadan Allaale Allaha U naxariisto Laxanka iyo Miyuusigada waxaa si wada jir ah u seeyay AlMulaxan Lead Guitarist Maxamed Xuseen Faarax, Hanuuniye, Cabdullahi Cabdi Sabriye iyo Alfanaan Cabdi khadar Xasan Laare (Allaha U naxariistee), Lead guitar by Mohamed Husein Farah and the Band Leader as well.
@nabadraadshe16 жыл бұрын
Binti Cumar Gacal is natural actor. thanks xasanBurhaan for your never ending entertaiment
@aloow49882 жыл бұрын
Taladu Waa gudi ahaane Guntaa Reer laga dhisaaye Waxay gasho hooyadoodna Caruurtaa laga gartaaye
Hadii Reer gabagaboobo Gurboodkiisuna xumaado Waxaa gabay aabahoode Xil gudo Oo garasho yeelo
@osmanmohamed39144 жыл бұрын
Waagi hore ninka ruwaayada iyo heeso iswata soo alifay ayaa la odhan jiray Abwaan hebel ayaa iskusoo dubariday, Hadana hal hees oon micna ku fadhin ninka qoray ayaa lagu dhihi abwaan.
@babasuleiman9002 жыл бұрын
This was a UNICEF sponsored play.Cilmi iyo caado
@aloow49882 жыл бұрын
U godlo caqligiyo garaadka U guur cilmi Waxaad ka gaadho Intaad guntatoo dadaasho Aqoonta sadkaaga gooso Bal miarahaas eeg
@AL_shahada2 жыл бұрын
Maxay dhihi igunjeey gabar cad baa dhalayaa
@kaamilabdirahman2103 жыл бұрын
Midkamida riwaayadaha uugu xigmada badan waabari oo dhan ayaa ku dhan Waxaan filayaa riwaayada inuu Ali Alifay maxamed aadan dacar
@acmilan060515 жыл бұрын
Video-gan innaba caadi ma aha, micnaha waa heersare!!!
@ceeblamahamuud7086 жыл бұрын
Guur kaa nagulagalay ani maan garan
@edyedy3812 жыл бұрын
I guji aan dhale gabar cad lolol
@megayaab112 жыл бұрын
Hadduu reer gabagaboobo gurboodkiisuna xumaado waxaa gabay aabbahoodee xilgudo oo garasha yeelo. Xaqiiq waa sax. Binti fanaanad sharaf leh.. xamar ayay uga jajabantahay lugna weyka naafoowday dhaawac xabbad ka soo gaadhay awgeed. I hope the new government will help her.