Yaa salaam. Faadumo Qaasin Hilowle iyo Axmed Naaji Sacad. Faadumo aabeheed wuxuu ahaa Abwaan iyo Fanaan Qaasin Hilowle. Axmed Naaji waa Ninkii Soo Xuli Jiray fanaaniinta Soomaaliyeed oo dhan. Ereyadii Abwaan Aweys Geeddoow. Allow u wada naxariirso. Axmed Naaji waa nool yahay 2024. Naxariista Alle lagama maarmo ee Alloow inoo wada naxariiso.
@axmed_deeq4 жыл бұрын
Waaw waa mid kamida heesihii hore ee Banaadiriga ee dadku aadka u wada jecel yihiin, aad baana ugu heystaa. Waxaa miraha lahaa baan u maleynayaa Aun Awees Geedoow. Mahadsanid SM&C
@Abdimajid Ali waa ay u dhoow dahay Sxb anba waan dareemay, Halka uu leeyahay Maan-daranaa Maana Aabbahaa, Guur Xalaala Nin kuu raba o kuula maaganeeyn xumaan, waxaa laga yaaba inuu ka wado Aabahaa miyuu kula fahmo waxa aad dooneeysid ee kuu dantaa, hadal waa marki nina si u yidhi nina si qaadey waa sidaan u fahmeh koleey anigu waana la kala dhaqan duwanaan karaa
@MIRALUUL9794 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE haaa waad ila fahantey sxb meesha aan kawado markuu sidaa yiri iyadana waxay tiri Anna makaankiisa udhaafee Meel iiga macaan aan heley oo miirkeyga uroon Waxaa dhicikarta kala dhaqan duwanaashaha
@axmed_deeq4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Iyo Abdimajid Ali. Waan idin salaamay. Kalmadan ah Maandaranaa Abbahaa waxay la micno tahay Gurracanaa Aabbahaa ama sida meelo badan laga isticmaalo exactly waa Maxaa qaaday odeyga, odeygiina la hadli maayee gabadhey is jeclaayeen buu la hadlayaa. Mida kale miyiga Soomaalidaba Gabdhaha waa lala bixi jirayoo reerkoodi oo dhan waxay ka doorbidi jirtay ninka ay jeclaatay nolosha inay la qaybsato. markaa waa iska sidii uun meel gurigoodii ay isleedahay way kuu dhaantaa uun bay u socotaa, saa aawaded aniga wax ay igula khaldan tahay iima muuqato, waa fikirkeyga gaaban. Waase wax lagu kala duwanaan karo. Mahadsanidiin
@SOMALIMUSICCULTURE4 жыл бұрын
@Abdimajid Ali si Fiican walaal waan dareemay, halka kaliya ee laaxin gali karo waa halkaa Afsoomaaliga waa iska mergi waa sidaa, anba waan waan kula arkey
@SOMALIMUSICCULTURE4 жыл бұрын
@Cawale Geedi waa Sidaa aad u dhigtey waxyaabaha fariin gudbinta ama wax farida suugaanta marka lagu sheegaayo abwaanada qaar weey dhibtaa meel gaaban oon macne badanb sameeyneeyn ayuu iskaga buuxiyii meeshii ama eraygii, hadhoow ayeey si kale ula muuqaataa, Suugaantuna ma qabyo beesho waligeed.Si aad hadlka u dhigtey waa sidii saxda aheeyd ee dhaqanka wiilka iyo gabadha is doonayaa sameeyn jireen, MAhadsanid Ugaas
@caddowmaxamedamiin37564 жыл бұрын
Erayadii awees geedow riwaayadii talo xuke tol ma badsho 1968 waxay ka mid tahay heesaha banaadiriga kuwa loogu jecelyahay