Way oo way Allow Soomaali badbaadi iyagaa isku foogane l. gees ilaa gees dil iyo is dhameyn bay ku jiraan, Allow Naka reeb oo Ummaddeyda kala badbaadi. Walaahi oohintii aan u ooyayey dhibaatadda dadkeygu isku hayaan baa ilmadii iga dhamaatay. Allow ducada Naga aqbaloo Soomaali kala badbaadi oo u gargaar oo nabad iyo barwaaqo sii. Aamiin yaa Alaah
@jammane38802 күн бұрын
Qabyaaladey aabbahaadwas bal miskiinkaas haddii la dililahaa Wuxuu dhimanlahaa isaga aana looga jawaabin dembiga uu galay
@SahroMahdi-j8u2 күн бұрын
Abgaalow. Ku. Dayda. Walalihina. Xawadle❤
@soyanhussein69062 күн бұрын
Walaal wax laisaga daydaa badane gunimo wallah yaan lagu dayanin Yaa Allah musiibo ayaa na heeysato somaliyoo idil
@Cabdiraxmanka2 күн бұрын
Xawaadle iyo àbgaal qof kii aan sida gudoomiye nuur dheere aan udhaqmin dhalyada iyo waxa leysku yahay ma qiimeyn mana iga war xawadle iyo àbgaal waa wiil iyo abtigiis. Aan anaga Ka roonano hadii abgaal SAAS udhaqmeen wiil soomaliyed ookale yuusan Naga dhiman
@MohamedAbdi-b9z2 күн бұрын
Soomaali sidaa ayaa u dambaysay
@axmadeyhilowle41862 күн бұрын
Samatalis Haweye Gub Gub Dhashay Sharaf Ayaad Leedahiin Allaha Edin Xafido Somaliya Allaha Nabadeeyo Bi Falli Allaah