Xeeladaha bangiyada | siraha ay dadka ku dhacaan.

  Рет қаралды 31,317

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@MohamedHachi22
@MohamedHachi22 Жыл бұрын
legend aadan maanta wax bdn ii faa,iidaysay wlhi tnx wllka 🫱🏾‍🫲🏼
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always sahanka xogaah another's levels bank's isn't easy 💯💯⚽️👍👍❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Bangiyadu ribo caadiya ayay cunaan oo ay gurteen xaqiiq weeye zhp aadanow
@Maleekocabdiqaadir
@Maleekocabdiqaadir Жыл бұрын
Kuma khasaarin Sahanka Xogaha barnaamijyadiisa❤
@zalmanmohumed2837
@zalmanmohumed2837 Жыл бұрын
Mashallah horumar wacan bad kasamysay dhanka muqal samaynta 🎉. Runtii bangiyadu waa kuwa ugu badan ee sababa dhibaatooyinka dhaqaale sida sixirbararaka.
@AhmedAcademy24
@AhmedAcademy24 Жыл бұрын
Ku saliya rasuulka scw scw❤
@digaaleyare6327
@digaaleyare6327 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@BusaadClaahi
@BusaadClaahi Жыл бұрын
WLL marka aad timaado dalka waxaan jeclahay in aan Kula kulmo magacaygu waa suhayb Axmed
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Bank-ga sirtiisu waa ii dhiibo lacagta aan ku shaqaysto faa'iidadana qaatee!
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@ahmedyaasiin5881
@ahmedyaasiin5881 Жыл бұрын
Wllo marka laga reebo banka Telesom ee Dalka Jamhuuriyada somaliland
@CaliCabdifitax
@CaliCabdifitax Жыл бұрын
​@ahmedyaasiin5881 hhhh allow alle oo bank somaliland isagu waa daacad lacagta ay mushaaraadka iyo danahaood gaarka ah ku bixiyaan xafey ka keenaan ooh sorry wan ilaaaway bank somaliland waan ilaawee beero lacaga ah baa u baxaan srry😂😂😂😂
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله 😢 حقيقة خطيرة يا آدم 😨
@SayidOmar-d1u
@SayidOmar-d1u Жыл бұрын
I was understand for this proj
@ElonMusk-nc2pz
@ElonMusk-nc2pz 4 ай бұрын
Sxb wax badan aan ogeen ayaad ii faideesay wllhi. Ee mahadsanid wll 🙏. Mowduucyadan cml inoo so badi oo Waxtarka leh❤
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 Жыл бұрын
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@Miroraad
@Miroraad Жыл бұрын
Mashallah walaal waxaad i fahansiisay mowdhuc aan Helaytoole aan ku muranay aniga iyo Asxaabtayda
@farahbare5610
@farahbare5610 Жыл бұрын
Mahadsanid zhp Aaden
@MaxamedAbdisalan-q2h
@MaxamedAbdisalan-q2h Жыл бұрын
Mash Allah
@MukhtarMahmed-uc3jg
@MukhtarMahmed-uc3jg Жыл бұрын
Mashalaah. Alaw nodhawar aqooyahan keena Adan amiin ❤️❤️
@maxamadali9017
@maxamadali9017 Жыл бұрын
Video dhaqaalaha ah aad bey icajabiyeen😅
@ZhaficiJamac-ih3fx
@ZhaficiJamac-ih3fx Жыл бұрын
Aadan khadar Cali wllky waxan ogaaday mnta wax BadaN oo aan Ka war hayn uinay jiraan
@zakiabdirizakali5319
@zakiabdirizakali5319 Жыл бұрын
Hab kalena way u isticmaalan . In ay suuqyada electronics ka ah galiyaan isku sarifka lacagaha caalmka ee electrictyga ah
@mohamedadam1276
@mohamedadam1276 Жыл бұрын
Iyo stocks
@mahdimaandow505
@mahdimaandow505 Жыл бұрын
The legend Aadan khadar Ali❤
@ikhlaascabdicalicabdi8366
@ikhlaascabdicalicabdi8366 Жыл бұрын
Bal barnaamih noo ga soo same sida dahab aad uga dhigan kartid adoo mahadsan
@yayayacin
@yayayacin Жыл бұрын
Waa cajiib
@SayidOmar-d1u
@SayidOmar-d1u Жыл бұрын
But how to protect, when I become minestry of economicy
@SaidOmar-s4r
@SaidOmar-s4r Жыл бұрын
Masuul codkan kareeb video ga dhegaha anagaa iska lehe
@cabdishakuurilyas4192
@cabdishakuurilyas4192 Жыл бұрын
Dadka noocaagoo kale allaha noo badiyo
@iamabdikani1
@iamabdikani1 Жыл бұрын
Xaqiiiq jirta 💯
@zakariyeabdinurelmi3778
@zakariyeabdinurelmi3778 Жыл бұрын
@sahanka xogaha plz vidoegan codka ka hooseeya ka dhaaf, waxaa laguma dhageysan karo.
@mahamednuurali9619
@mahamednuurali9619 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@Islamic100.
@Islamic100. Жыл бұрын
My legend aadan sahan keep going libaax
@SayidOmar-d1u
@SayidOmar-d1u Жыл бұрын
Iam first person watch this video
@abdirisaaqismacil8329
@abdirisaaqismacil8329 Жыл бұрын
Aadan waxanshanqadhaya kadaa
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Deenta Deenta Deenta War Hooy Deenta Ka Fogaada inay naf kuu gayso maahanee Hadii qof ku waydiisatana sii haduu awoodi waayana ka cafi sadaqo ayay kuu tahay Hooska ama hadh maalin uu jirin Midka Alle mooye Si laguugu hadheeyo ama u heshid Hoos.
@bashircodes
@bashircodes Жыл бұрын
Sound effect gan xooga dhib ayuu ila muuqda dhagaysiga xogta
@awaalemohamed
@awaalemohamed Жыл бұрын
Annaga production mooqaaladiisisi😅
@thamir4918
@thamir4918 Жыл бұрын
muuqaal saas cml moosoodhige oo ciwaankaan looga hadlaayo sanadkee wye.
@umalkhair4609
@umalkhair4609 Жыл бұрын
suaashaa aan rabo inaan kuwaydiiyaa markaa ma ka ficanty inaan dahab galiyo lacagtyda?
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Жыл бұрын
Sheekadaan bangiyada waaba ka helay waa tuugo xirfadle yaal ah oo xeerar iyo sharciyo sameysastay dadkuna ka dhaadhiciyay inay ku qancaan in la dhaco
@Enjoy.copyclub
@Enjoy.copyclub Жыл бұрын
Wall. Side logu badasha dahb no faudee
@jamalcabdi2356
@jamalcabdi2356 Жыл бұрын
Wll adanow musiga yar ee fiiqda kadaa waxa uu dhibayaa dadka earphoneska aan ku dhageysanayn
@Fandhaal1
@Fandhaal1 Жыл бұрын
Ustaad hadii Halmar qof walba lacagtiisa qaato maxaa ku dhacaya Bankgiyada?
@gouvernement45
@gouvernement45 Жыл бұрын
Waaberi media ayaad ka heli kartaa jawabtada oo fahfahsaan waa muqal dhamaystiran
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel Жыл бұрын
Bankrupt
@maxamedburhan4338
@maxamedburhan4338 Жыл бұрын
Far this far like information s
@sahan233
@sahan233 Жыл бұрын
Siro badan baa hayaajehr bangi ma dhiga karaa
@SaddaamCawil-kf8jk
@SaddaamCawil-kf8jk Жыл бұрын
Side ugu dhiganysaa dahabk to Dollar
@ayaanmahamed1198
@ayaanmahamed1198 Жыл бұрын
Thanks
@KalinlehKalinleh-gg2yc
@KalinlehKalinleh-gg2yc Жыл бұрын
Adan sahanka Qofka haya numberkisa please ila so wadag
@taxanemediapro7380
@taxanemediapro7380 Жыл бұрын
Gmailkiisa kala xidhiidh
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Жыл бұрын
Hana dhacaano waa ku qasbanahay ileen meel kale oo an wax dhigano ma jirtee
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
oo nio waxaasoo dad ah hadii lacagtoodii qofkale la aamihayey yaa siinaya iyaga lacagtoodii hada bank waxa lagu leeyahay 19 kun iyo 300 boqol faa iidana 800 dollar baay haysataa
@khalidhamudofficial1005
@khalidhamudofficial1005 Жыл бұрын
Immika waxa iitaal in ka badan 15kun oo dollar😂 in kabadan 3sano immisay ka sameeyeen maxkamada ayaan tagayaa berri
@Raaginho
@Raaginho Жыл бұрын
😂😂😂 aadan vedio giisa u daar😂😭
@POPMAMI-fh3zn
@POPMAMI-fh3zn Жыл бұрын
It's true 👍😔😪😌😕
@americanhayir
@americanhayir Жыл бұрын
Banks are scam😂😢😢😢😢😢😢
@artee5198
@artee5198 Жыл бұрын
Gold, silver and bitcoin is not save either
@eng.yasiinyuusuf1610
@eng.yasiinyuusuf1610 Жыл бұрын
Suuqa forex siduu u shaqeeyo War bixin ka soo diyaari ustaad
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Жыл бұрын
Musikada nagadhaaf walaal
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Nidaamakan dhaqaalaha ee galbeesku a gabigiisuba waa tuugo
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
lacagta dulsaarku wey jirtaa lacag aan jirin ma jirto. electronic money kastaa waxay salka kuhaysaa lacag waraaq jirta. waraaquhuna waxay salka kuhayaan adeega suuqa yaal
@AwedJR
@AwedJR Жыл бұрын
Hadii u bangigu lacag dul sar ah sameynin, xagee mushaharaadka shaqalaha iyo masarifta bankiga laga keenaya?
@Shaydanwase
@Shaydanwase Жыл бұрын
ISLAMIC banks iyo dhamaan bangiyada an ribada ama dul saarka sameynin, waxay lacag ka sameeyan wax iibinta tusale ahan; Gawaadhi an dalka oolin bay dibada kaso iibsanayaan kadib qiimahi ay kuso iibsadeen qiimo ka qaalisan ayay kusii iibinayan. Sida tukaamada iyo bakhaarada
@CaliCabdifitax
@CaliCabdifitax Жыл бұрын
​@@Shaydanwaseok aanba ku ogolaado taasi maba qaataan ribo gawaadhida ay soo iibinayan lacagaha lagu soo iibinayo xagee laga keenayaa sow maaha taney shacabku dhigteen iney ku shaqeeystaan iyagoon macmiilka aysan usheegin kadibna lacagtii dadka lacago faaida ah ka sameeya taasi miyaanay qiyaano ahayn mise ribada unbaad utaqaan xaaraan
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
bangiyada islamki saa uma shaqeeyo
@maxamedamiin8475
@maxamedamiin8475 Жыл бұрын
Mahad sanid walalkey
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 Жыл бұрын
Haddaba su'aashu waxay tahay sidee looga baaqsan karaa tuugganimadan?
@Shaydanwase
@Shaydanwase Жыл бұрын
Islamic bank in La sameeyo
@xikamhikam-um8rz
@xikamhikam-um8rz Жыл бұрын
✋️
@saleebaanahmed3795
@saleebaanahmed3795 Жыл бұрын
Markaa dadkan bank yada lacagta dhiganaya waxay noqdeen, maliibaanihii lagu liìbaanay
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 Жыл бұрын
Imika dollorkii ayaa hoos u dhacaaya dadkiina waxy lacagtoodii kala baxayaan bangiga
@mohamedtarged
@mohamedtarged Жыл бұрын
Ribada ayaa qallad ah
@mohamedmouse3227
@mohamedmouse3227 Жыл бұрын
😮bro xafadahaga wa aqana se wa kuso booqan kari la'ay😂 guulyso bro
@abnsml9289
@abnsml9289 Жыл бұрын
😳🧐
@anasirrrr
@anasirrrr Жыл бұрын
QAABKI HORE EE AAD USAMEYN JIRTAY MUUQAALADA AYAA DHAANTAY SIDAN 😬
@AbdiqaniCade-lk7ci
@AbdiqaniCade-lk7ci Жыл бұрын
Asc❤❤❤22:51❤❤❤❤
@kingpower6909
@kingpower6909 Жыл бұрын
Ok
@mohamedhabane7870
@mohamedhabane7870 Жыл бұрын
Kuwa islaamiga ah yagana wax nooga soo diyaari bal ribada la xeeladaystay.
@hassan-adam2895
@hassan-adam2895 Жыл бұрын
AdiGa Qudhaada WaY Kuu TaaL Markaa Maxaa LaYsu WaLaYaa
@870mx
@870mx Жыл бұрын
Aadan maad ilawday bangiyada islaamka siday ushaqeeyaan barnaamijkii aad noo balan qaaday Suaalkalena waan qabaa aadan dalalka keydsada dahabka maxaa faaido ugu jira dhaqaale ahaan
@suhaybaadam7759
@suhaybaadam7759 Жыл бұрын
waa su aal fican wll
@maxamedburhan4338
@maxamedburhan4338 Жыл бұрын
Sxb waxan maqadanayna waa been rad iyo Sal lahyn
@maxamedburhan4338
@maxamedburhan4338 Жыл бұрын
Warring 🎴🎴🎴🔇📣📣📣
@abwaanjookar
@abwaanjookar Жыл бұрын
Wa sx
@SharmarkeIsmail-ro7qf
@SharmarkeIsmail-ro7qf Жыл бұрын
Wll bankiyada somalia ka jira ee lacgta intay dadka amaahiyan rasheen beena u dira hadhowna lacag dul saarsada saw ribo mhan
@anasirrrr
@anasirrrr Жыл бұрын
Si kaldan ayaad u isticmaashay sound effectska
@nmcflims7421
@nmcflims7421 Жыл бұрын
Kkkk markaasey culimadu ku odhaneyaan waa xaaran forex xaaranta iyo xaalasha adaa ka dhigi kara forex lkn banks ka somaliya wadaado ayaa iskaleh oo share ku leh waxa jecelyihiin iney maamulaan dhaqaqalaha wadanka si iyaga mooye cid kale ayna uga faaidin mida kale bank ga dhexe waa nidaam sameeyeye maanta bankiga mareykanku wuxuu awooda lacagtiisa inuu ku soo daayo wadankiisa hadan dib u uruuriyo xitaa nidamka poon ka ee la iibsaneyo faaido ayey ka sameeyaan lkn sheekadan waxay shabahdaa shirkad la dhaho mmf oo loo heysto lacag been ah iney meesha ku qori jirtey ayna dhaheen liquidity provider iyadoo edeymo kale oo fara badan loo heysto adi sharci ayaa ku qabaneya ani ima qabaneyo weeye aduunku😂
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Mahad sanid
@amiinkhaliif9362
@amiinkhaliif9362 Жыл бұрын
Banks ka somalidu mubaraxo wax layidha ayay isticmalan e kawaran Aadanow
@zackhajji0000
@zackhajji0000 Жыл бұрын
DHIBAATADA AY REER GALBEEDKU WAXA UU KU DHIBAATEYAAN DAYNTA AY BIXINAYAAN BANK #IMF IYO #WORLDBNK
@AbdiqaniCade-lk7ci
@AbdiqaniCade-lk7ci Жыл бұрын
❤❤😂❤❤❤
@AbdiqaniCade-lk7ci
@AbdiqaniCade-lk7ci Жыл бұрын
❤❤❤❤❤😂❤❤❤
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@natureworld2301
@natureworld2301 Жыл бұрын
Lkn tani inaga nama khuseyso, inagu islaam ban nahay waxan isticmalnaa Islamic banking markaa taas bay ahyd inad so gudbiso mhadsanid sikastaba!
@Shaydanwase
@Shaydanwase Жыл бұрын
War way jiraan wll, bankiyo fara badan oo inay “islamic bank” yihiin sheganaya ayaa sidan sameya oo lacagtada lacag kale ka sameya
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan Жыл бұрын
Islamic bank wqx la dhaho aduunka kama jiran sxb ee wa afka baarkis marka qaabka bankiyada u shaqeyan dhex gasho ayad fahmi donta
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas Жыл бұрын
Gudoomiye sawdiga bangiyadii kasoo wada qaaday inay ribo ku shaqeeyaan miyaanay jirin bangiyo islamic ah oo ka duwan sida ay u shaqeeyaan bangida ribawiga ahi?! Haa dabcan wey jiraan laakiin hada waxa meesha aad kusoo qaadatay oo kaliya kuwii ribawiga ahaa oo qudha sidii inaanay islaamku bagiyo nidaamkooda Islamiga ah ku shaqeeya aanay jirin
@ZhaficiJamac-ih3fx
@ZhaficiJamac-ih3fx Жыл бұрын
Aadan khadar Cali wllky waxan ogaaday mnta wax BadaN oo aan Ka war hayn uinay jiraan
@suldaanhassan7531
@suldaanhassan7531 Жыл бұрын
Thanks
FARANSIIS | siduu Afrika u galay?! 🤔
9:51
Sahanka
Рет қаралды 35 М.
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,1 МЛН
Farsamada Dagaalka | The Art Of War | Sun Tzu Buug Muhiim u ah Noloshaada
8:57
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 44 М.
التركيز المسروق
19:07
M2M
Рет қаралды 479 М.
Heerkaas Maxay Ku Gaadheen?! Dhabbaha Horumarka.
10:42
Sahanka
Рет қаралды 33 М.
Xeerarka Waxqabadka & Waxsoosaarka Qofka || 6da oogu Muhiimsan!
12:47
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 31 М.
Al Imaam Ashaafici | دع الأيام تفعل ما تشاء |
14:09
WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON
20:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 138 М.
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН