Рет қаралды 2,210
#daraasaad
#Xeerarka Dabeecadaha Aadanaha: khulaasada buugga (Sir baro!)
videogaan oo aan xeerarka dabeecadaha aadanaha(the laws of human nature) uga hadlayno ayaa ah midaan idin soo koobnay. Aqoonta xeerarka iyo dabeecadaha aadanuhu waa qodob muhiim ah. Buugaan oo uu qoray Robbert Greene ayaad isagu si xeel dheer uga hadla xeerarka dabeecadaha aadanaha.
xeerka kowaad ayaan soo qaadan doonaa oo ah (the law of irrationality). isaga ayaan si qoto dheer u dhex galaynaa.
buuggu marka waa buug wayn waxaan dib uga hadli doonaa inta ka hartay xeerarka, in sha allah. qofkii barta dabeecadaha dadka ay leeyihiin ama sida dadku u dhaqmo marxaladaha kala duwan ee nolosha ama markii ay uu dareemayo ama la kulmo shucuur daran waxaa laga yabaa inuu is badal ku yimaado habdhaqanka qofka. hadaad barato dabeecadaha dadka waxaad awoodi kartaa inaad dad ka si wanaagsan ula dhaqanto isla markaan aad iska ilaaliso dad badan oo aan noloshada u fiicnayn ama laga yaabo inay ku dhibaateeyaan.
fadlan channelka inoo sharee gareeya ugu yaraan hal qof la wadaaga.
/ @daraasaad1
4 dabeecadood oo ay leeyihiin dadka guulaysta= • 4 Dabeecadood oo ay le...
badal durahaaga adigoo badalaya aragtidaada= • badal duruufahaaga adi...
#Xeerarka dabeecadaha aadanaha |the laws of human nature|.
#daraasaad