Waa xeer fiican oo qabaa’ilada kale ee Soomaalidu inay qaataan loo baahan yahay. Sida Hereri sheegay madax-dhaqameedyadii soomaalida kale waxaa ku dhacay sicir-barar aad u weyn lixdankii sano ee u dammeeyey. Ciisuhu waxay hayaan dhaqankii hore er soomaalida.
@ilyasAli-yn9vh11 күн бұрын
Nimaan helnaa ma hambaynee Hambalyo my tolkay guulban ino rajaynaya marwalba xeerkenu haded wuxu dhaxal unoqday aduunka oo dhan
@DjamaMoussa-ne4xx7 ай бұрын
عبد السلام هريرر الصحفي متنقل في انحا العالم
@halimjiomohamed2678Сағат бұрын
ugaasyada ciise maa ha ciise waa sooraac sedex sooraac iyo ciise weeyaan
@Black-Stone015 ай бұрын
Intersting point "Ugaas Injirle" or "Fired Ugaas". lkn anigoo beshan ka so jeeda waxaan ku talinlahaa Roobka ilaahey iya keena ceshadana. Arimmaha caqiidad ha lgu daro 'Xeerka'.
@bodlealale7473 жыл бұрын
Respect !!!
@Eng_moy7 ай бұрын
Waa taariikh cajiib ah
@MahamoudfarahMahaoud9 күн бұрын
Waa sax somaalidu kama sojedaan carab
@RoblehEgueh-u1w2 күн бұрын
❤❤❤❤
@darubilaleducationcentre81796 жыл бұрын
great work prof.
@Adenchireh2 ай бұрын
Si je fais des etudes c est grace a lui
@MouktarHassanOsman8 күн бұрын
Abdisalan hereri yow waraysi qaldan balagu siyay wagan waba nin walal kan ku waramaya xata ciise maha laga yaba wa qotii ban is idhi kani
@Black-Stone015 ай бұрын
Xidiigaha??? 🤔🤔🤔 halkaa suaal ba ka qaba???
@Adenchireh2 ай бұрын
C est mon abti
@mousesadoj Жыл бұрын
Xasan gadiidshe
@24sportsgames Жыл бұрын
Xaata anoo ciisa ah waxan u arka hadalkiiisa Mel kaga dhac owowyaddii no dhigay xeerka marka uu leyahay xeerka ciisa sameeyay oo isku so ururshay dadyow ciise wa hal tafiir iyo hal abtirsin xeerkana iyaga dhigay laga so bilaabo qarnigii 11aad marki ugu danbeysay ee sitti la fadhistona waa 1690kii odayada ku jirayna ee marki ugu danbeye waxa u tirsana 5 ila 6 oday
@KassimPk-zt4fs6 күн бұрын
Bennta daa waraa farak
@24sportsgames Жыл бұрын
Bal odaygan weeyn cilajka wuxu ku hadlayo day xeerka ciisaha samayay wamaxay ciisaha isga aya xeerka samaysaty oo ah dad tafiir mida ah dadyow isku so ururay maha iyagana dhigtay
@hah70644 жыл бұрын
Professorku muxuu ku hadlayaa beesha Ciise Bin Ahmed iyo anagoo Isaaq Bin Ahmed waa walaalo. Muxuu u odhanayaa waa dad isu yimid oon wada dhalan oo xeer baa sameeyey. Waar waxaas caqli maaha naga tag.
@hah70644 жыл бұрын
@Yaasin Noor walaal waxaad u jeedaa(Dir) ayaan filayaa. Waxaad qortay Dhir... kkkkkk. Dhir waa geedaha.. Isaq maxaad ku cadaynaysaa in aanay Dir ahayn.
@hah70644 жыл бұрын
@Yaasin Noor Adiga ma aqoon baad u leedahay mise waad u malaynaysaa.?????
@hah70644 жыл бұрын
@Yaasin Noor haday sidaa tahay anaguna Carabtayadii baanu iska sii ahaan doonaaye bal Hawiye uun cidlo ha kaga tegin sxb.
@ahmedhani66702 жыл бұрын
Haa waa runta anaga ciise hadan nahaye wana og nahaye Taas wana tariiq jirto our history’ been been Kuma dhisan
@Certified-k4j2 жыл бұрын
Iaaq maxamed xiniftire mahe dir
@cabdalleismacil76442 жыл бұрын
Waxad ka dremaysa inay isku bah yihiin qaabka hadalka wa isku mid
@mahmoudmoussa3832 Жыл бұрын
War ninkani horta ciise mayahy af somaligi xagu kamaray ma qotiba miso wa nin latagy
@luizmartel70045 ай бұрын
franciska ayu ku koray, waa ciise
@jiidhe19709 күн бұрын
Qoti maaha qoti waa beera qodato ninkan waa macalin jamacadeed. Adigu ma Oromaad ka wadaa Qoti? Maanta Somaaliduba w Qodato.