Mahamoud Hari no born in Dikhil , he born in Alisabeh but after a while his father went Dikhil and his become a part of members of Dikhil father
@AbdullahiHassen01235 ай бұрын
maxamuud xarbi faarax waa Halgama gessi ah oo kaso jeeday besha ciise waxuna ku dhashay Ali sabiix Dilkiisana ilaa hada wax sugan lama hayo lkn Francis ayaa ka dambeyay
@RiyadabdiKeysaleh5 ай бұрын
Allaha u naxaristo geesiga umada reer jabuti iyo umada somaliyed
@engineeraymankw99895 ай бұрын
Allah u naxariisto halyeey Maxamuud xarbi Geesi Ree Jabuuti iyo halyeey Soomaali oo dhan ah oo taariikh ahaan meeqaam sare ku astaysan weeyi.
Ilaahay ha unaxariisto maxamuud xarbi faarax waxa loogu magac daray dugsigii hoose. dhexe ee aan ka,qalin jabiyay 1980 ee magaalada muqdisho degmada wardhiiglay xaafada maxamud xarbi
@dahaboosman39055 ай бұрын
Jidka ka baxo Somali Theater Ila Villa Somalia waxaa la dhahaa Mohamud Xarbi.
@maryammb70645 ай бұрын
❤
@maryammb70645 ай бұрын
@@dahaboosman3905❤
@Yusufxasann5 ай бұрын
Reer djabouti fadlan taariikhdiina barta. Maxamud xarbi iyo dadka lamidka ah waa in taallo loo dhiso sida muqdisho. Muqdisho Taalooyin badan ayaa ku yaala oo lagu xasuusto taariikhda geesiyaasha
tusmeeye illaahayow nin taagdaran tiiro tufaaxaan tisaday halku tagay waad ogtee halyay xoriya maanta ay jabuuti ku nalo onayso keenaybu ahaa alle ha naxariisto
@wayraxali29445 ай бұрын
Allaha u naxaristo lkn ciisuhu ma hayaan tariikhdisa. Geesibu aha somali uso halgamey. Lkn reer jabouti waxay u hzystan inu jabouti keliya u halgamayey wa ls fransiiska bomb u saarey diyarafa 1960 gi.
@ilyasmoussa42225 ай бұрын
Wa halyey si fiican wanu hayna taarikhdiisa wll dugsi hoose ilaa jamacad tariikhdisa wa lagu barta
@aichadjama10974 ай бұрын
Cissuhu way hayan tarikhdissa lakin dee kuwa wadanka xukuma ee sogalaytiga ah ba babiyay
@mahamoudomarbogoreh5 ай бұрын
Allahu unaxaristo
@RoblehEgueh-u1w3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@proudcitizen48835 ай бұрын
Alle Hawnaxariisto Xarbi
@saditaqueenfouad24094 күн бұрын
Allaha ou naharisto
@AyaanJama-m4m5 ай бұрын
Iskoolka waan maqli jiray anoo soomali ya jooga
@IlyazAli-o3z5 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@Hakimmagid-k8p5 ай бұрын
Odaygu uu waynaday tarikhda sani uma hayo waka kuleh waxas ma garanayo iyo sas ba la shegayay bro lkn harbi wuxu ku dhashay gobalka ali sabih 1921kii ee dikhil kumu dhalan 1960kina hawada talyaniga aya lagu wayay diyaradi
@HashiMustafa5 ай бұрын
TAARIIKH KOLEY KUSOO DHAMAATAY 😂
@abdiMahdi-o7x13 күн бұрын
Mohamoud harbi Farah grand guerie de l'Afrique de l'es inchallah,Grand DIEU accueillera dans sont paradis inchallah Amin Amin amin
@midnimo.jaceyl236 күн бұрын
Arabta waa xayawaan
@SaacidYare-c9f5 ай бұрын
Iskuuul maxamuud xarbi magalada muqdisho waan soo dhigtay allaha unaxariisto halyeyga somaliyeed ayuu ahaaa ❤❤❤❤❤❤
@Jamac215 ай бұрын
Magaca djibouti hala badalo halagu badalo maxamuud xarbi
@MmiMmi-ih7hh5 ай бұрын
Kkkkk adunka dal magac shakhsi wata oo taagan mad aragty😂
@Jamac215 ай бұрын
@@MmiMmi-ih7hh Haa dalka america caasimadoda Washington baa la yirahda. Vietnam caasimadoda waxa magac u bixiyen halyeygoda. Wadamo badan baa magaca
@faizam5235 ай бұрын
@@Jamac21Magaalo iyo wadan wey kala duwan yihiin wadanka umado kala duwan baa ku nool laakiin magaalo waa meel aan wada matalin dadka oo dhan.
@Jamac215 ай бұрын
@@faizam523 Magaca djibouti waa in la badala waa magac gumeystihi faransis oo inuu keeney. Halagu badalo magac somali ah ama halyey maxamuud xarbi. Djibouti dal xor ah maahan inta magacas ay wadato.
Suaalo aan odaygu ogayn buu ku wareeriyay. Inaad research samayso taariikhda Maxamud Xarbi (AHN) intaadan waraysan odaygan.
@proudcitizen48835 ай бұрын
Jabuuti Alle Ayaajecel Saaba kumuudarin Xamar eh
@CabdicasiisAxmed-xt1mh5 күн бұрын
😊
@cadodoualeh91705 ай бұрын
Duuksig Mahamoud harbi farzh ee mgd farmajoo
@Zolaouais5 ай бұрын
🇩🇯❤️❤️
@comfortable9495 ай бұрын
Waxa sharaf wayn ii ah inan wax kusoo bartay iskool logu magac daray halyeygas Janadii ku waar
@shaakirmuse19 сағат бұрын
Oo BBC miyey shaqaysaa mise waxani waa bar qof caadi ah leeyahay?
@hassanali-zr8nd5 ай бұрын
Maxamuud xarbi ma tagin Massar markuu ka yimid shiinaha ee wuxuu tagay Talyasniga, Halkaa na wuxuu ka qaatay dayaarad baa layidhi. Dabadeed raqdiisii lama hélium . Arintaa waxaa ka dambeeyay faransiiska ,Ethiopia, talyaaniga
@ahmedyusuf61433 күн бұрын
HOyadaa somalia wastay maxamuud xarbi ma somalia u dhashay nacalaa somalia ku yaal qadaad weyntu meel walba somalia u yaqaaniin
Mahmoud Harbi Farah est né en 1921 non pas à Dikhil mais à Ali Sabieh. À revoir et rectifier son lieu de naissance.
@ahmedgoryahmedgory5 ай бұрын
what he is saying 88% naked lay information About the Hero of Djibouti freedom fighter Harbi Hero man somaliland origin
@Hakimmagid-k8p5 ай бұрын
Hhhh bro harbi il et en née à ali sabihi his is Djiboutins héro somaliland bro sorry somaliland était somalie u know homie
@abassabdillahi7265 ай бұрын
War nin reer Jabuuti ah 😂😂
@Hakimmagid-k8p5 ай бұрын
@@abassabdillahi726 haa uu sheg somaliland baa hor martay uun wax kasta way iska sheganayan maba xishonayo baa frère hhh
@umalkhymohamed74925 ай бұрын
Reer konfur miya maxamude harbi waax laga waydinaya hahaha😂😂😂😂😂😂😂😂
@aahmeegwlwh899812 күн бұрын
Kan waligiis wariye ma noqon bbcda waxaa shaqo laga siiyay dad aan aqoon saxaafadeed lahayn
@AliAbdourahman-p5g5 ай бұрын
Une enquête pour élucider la mort de feu Mahamoud Harbi. Il faudrait une autorisation française des archives du DGSE.
@hassanmohamoud-t7p5 ай бұрын
Waanu gareneyn sida barnaamijyada loo diyaariyo
@aboubakerhoche5 ай бұрын
🎉
@MukhtarIbrahim35 ай бұрын
Xamar waligeed qudhmuun bay ahayd 😢
@kamitatitudewaaq73355 ай бұрын
ARE U HABAR OROMO ?
@Siy0115 ай бұрын
@@kamitatitudewaaq7335yes definitely he is habar oromo 😂
@faizam5235 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂habar oromo, war reerka balaayadii umada soomaaliyeed ka dhex saartey mey dhigin qofkii aan iidoor ahayn ee wanaag laga sheegaba wey ka maseyrayaan.
Sawka Lacagta jabuuti ee 10.000fd ku sawiran Mahamoud Harbi odaygu miyuu iloobay anoo qurbo ku nool baa arkay lacagtaase
@Hakimmagid-k8p5 ай бұрын
@@warsamewaberi3792 may bro 5takun ee fran ayu ku sawiran yahay oo marka qof lasiyo shaxad aya orana maxamoud harbi buu isiyay hebal 10ka kuna hassan gouled abtodon madax waynihi hore aya ku sawiran bro
@sigad_j21115 ай бұрын
10kakun waxa ku sawiran Hassan Guleed ee Mxd Harbi wuxu ku sawiran 5takun
@mohamoudsharif5725 ай бұрын
Waxuu ku dhashay saylac ..
@JACFARJOKER125 ай бұрын
Maxmuud xarbi faarax waxuu ahaa halgamaa wayn waxuuna gudoomiye ka ahaa xisbigii syl ee gobonimo doonka dalalkii somaliyeed ee xaruntiisu ahyd qahira ee dalka egypt Ala ya raxma dilkiisana waxa ku lug lahaa france ka
@Abdi-c6k6n14 сағат бұрын
We iyo no ayaad. Kala garanweyday 1967 Ee sideed ku garan waxan asd sheegaysi
@cabdirahmanmoumin62345 ай бұрын
Ninkani wax badan kama oga jidkii dheraa ee xornimada jabuuti
@abdellahyacin56485 ай бұрын
Ninkane waah waresanaya qabyalaad buu kaa dheex badhaya odeygaa Koleybaa waa rer somalia oo qabyalaad kama maqnaa Ee rerr djibouti midnimo ine lagu habsamin
@Abdi-c6k6n14 сағат бұрын
Waxaad sheegaysa waa khalad
@AbdinurAbdiqadir12 күн бұрын
Maxmed harbe Somali jabuute aha iyo baters lamumba aha reer Kongo waxay ahayen laba wadani african u dhinten wadaninimo dalal africa labaduba lama hayo ila hada nolal iyo geeri inkasto baters lagu dhex weayey kogo dhexdeeda
@fartunmohamed80795 ай бұрын
LIKED
@fartunmohamed80795 ай бұрын
LIKEDS
@maxamedmaxamuud55635 ай бұрын
ALLAH How Naxriisto maxamuud Xarbi wuxu Ahaa Halgamaa soomaaliya oo Ah ISAAQ
@gashantv98075 ай бұрын
Waa ciise madoobe warya
@Hakimmagid-k8p5 ай бұрын
Hhhhhh issaq buu ahaa wa nocas oo midhan ku wa iyago jahil ah dadka isku diraya
@abdourahmanmahamoud14825 ай бұрын
Cela n' as pas d' importance Somalie c' est un Somalie
@abassabdillahi7265 ай бұрын
War qof walba sheego lkn kan ku lawada garanayo weeye nin ciise ah fuurlaba ah 😂
@Hakimmagid-k8p5 ай бұрын
@@abdourahmanmahamoud1482 exactement bro on est somaliens tt simplement mais celui qui est résiste tonpui pr lui alr one nation one religion mais le reste wa fucking
@Abz6514 күн бұрын
Qolamaa ayu aha???
@HamzaMahmod-vv4un4 күн бұрын
Ciise furlabe Ali kabira
@AhmedHassan-f9w2b5 ай бұрын
Way afduubeen,
@Xamse.nuux1245 ай бұрын
Odayga.warkiisa ciiilbaan.ka.qaaday
@MaxamedShareeco-h6rАй бұрын
Waar arintaa halkeega udaa arintaa faransiis ayaa ka danbeeyay
@fartunmohamed80795 ай бұрын
SHARE
@faisalmohamedabdulla36005 ай бұрын
Nin reer jabuti ah? Dirtu mar walva waa soomalidiid' muu yiraah waa nin soomali oo ka soo jeeda jabuti.
@djounedhoussein28425 ай бұрын
Warunti sida unbaan umaqley.
@allayaqaan91015 ай бұрын
Xarbigii guntadabay qumbulad haad u galiyeene. AHUN
@fartunmohamed80795 ай бұрын
LIVES
@fartunmohamed80795 ай бұрын
LIKES
@fartunmohamed80795 ай бұрын
LIKE
@XASAAASI5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@geri74905 ай бұрын
Xarbii munafbu ahaa Cafrtii arxiima wuu wadacunay
@MrWadhaf5 ай бұрын
Faransiiska dalka deggan way codaynayeen ciidan iyo raydba. Xarbi Barlamaanka Faransiiska xubin kama ahayn. Cukunka waxaa looga tuurey kolkii xubnihii xisbigiisu faransiis iibsadey Hal xubina mooyee.