XERO AGOON: Xarunta dhalinta kacaanka ee Lafoole. Shabeelaha Hoose, Soomaaliya.

  Рет қаралды 4,258

DAL IFIYE

DAL IFIYE

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 5 ай бұрын
Ilahoow anagoo heshiis ah oo nabad Ku nool dalkeyga😢
@Usaame999
@Usaame999 5 ай бұрын
Allow wadankayna nabad noogu dhig 🤲🏻
@geediali437
@geediali437 5 ай бұрын
Wàar imikuu xasan guurguurte iibindoonaa
@engrxiddig
@engrxiddig 5 ай бұрын
Waaku wareegi jiray wlhi xiligii qaxa😢😢😢
@arashidosmannoorteeri8930
@arashidosmannoorteeri8930 3 ай бұрын
QAYBTA WAXBARASHADA FARSAMADA WAXAA DHISAY JARMAKII BARI
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 5 ай бұрын
Dowladii hore ee kacaanka sifiican bey udhistay wadanka dowlad kadanbesay majirin
@ShabibSk-go7ks
@ShabibSk-go7ks 2 ай бұрын
Sorry.soomaaliya.insha allah.guuul
@husseinaliabdinasir1087
@husseinaliabdinasir1087 5 ай бұрын
Amiin
@qodaxdhuuni5332
@qodaxdhuuni5332 Ай бұрын
Waa la yaab in aan weli la boobin.
@AhmedHarag-j6z
@AhmedHarag-j6z 2 ай бұрын
Xarunta dhalinta kacaanka lafoole ayaa la yiraahdaa
@JooboowAbdiweli
@JooboowAbdiweli 2 ай бұрын
Dal ay diyaariyeen rag wadaniyiin ah ayaa bahaayo dabadhilif ah hilfaha uqaaday
@MohamedAbdullahiShire-w2z
@MohamedAbdullahiShire-w2z 5 ай бұрын
Nasiib uma yeelan inaan noolaado wagas Tas bedelkeeda waxan dhashay Iyadoo wadanka dagaalo ka holcayaan ilaa hadana Dagaalo ka socdaan🇸🇴😭
@arashidosmannoorteeri8930
@arashidosmannoorteeri8930 3 ай бұрын
ADEER MUUQAALKAA XERO AGOONKA KA MASAX DHALINT MEESHA WAX KU BARATAY INTOODA BADAN AABAYAASHOOD WAA NOOLAAYEEN OO WELIBA MADAX BAY AHAYEENE KU QOR XARUNTA DHALINT KACAANKA EE LAFOOLE EE KA TIRSAN SHABEELADA HOOSE DEGMADA AFGOOYE.
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 15 күн бұрын
Weli nooma dhalan dowlad dadkeeda iyo dalkeeda wax qababkiisa u soo jeeda . Abiye ayaa tusaale idiinku filan dalkiisa horay umar baaxadle ayaa ka socda . Dowladii somalia xamar ayeey ku soo aruurtay wax qabadkeedii wuxuu noqday dhulkii danta guud oo la xaraasho iyo waali doorasho qof iyo cod aan suurta gal ahayn.
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 5 ай бұрын
Dhulka sidii uqurubadanyahay eeg ooloogu ciyaray
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 5 ай бұрын
War heedhe kkkkk. Sawiradooda meesha ku jiray 5’ta god kkk Somalida tariikhdedu waxay been u tahay wa waxaan dhoorsaneen uu qofba wax issaga darsado eedo waalidka suaal waxii ka horeeyay intadan ka hadlin
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 5 ай бұрын
Hadana kuwa Waalidkood joogo ayaa waxay cumaan l'a.
@mahamudomar3225
@mahamudomar3225 5 ай бұрын
adeer 22km iyo duleedka muqdisho isma qabtaan. ee waxa sidey u yihiin u sheeg.xaruunta waxaa weligeed laga xukumi jiray degmada afgooye,ee gobolka sh/hoose wax xamar kaga xidhnaa mamaqlin. ee masaajidka cayaarta ka daa
@abdikasimdahir1883
@abdikasimdahir1883 5 ай бұрын
Ninyahow agoonta meesha ka tir ku ekow xarunta dhalinta kacaanka
MAGAALADA QAADKA  24 SAAC ⏰ LAGAMA SEEXDO ( The City of khat )
10:03
Shirkadda ugu weyn Biyaha ee Dawlad Deegaanka soomaalida ( DDS ) - Jigjiga
11:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 42 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
EMARAADKA FASHILAYAY CIRO BANAANKA KEENAY
12:11
waridaad TV
Рет қаралды 7 М.
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 180 М.
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
Ku dalxiis Jaziiradaha Madhawa iyo Juula.
8:10
DAL IFIYE
Рет қаралды 6 М.
Maxaadan ka Ogayn Maleeshiyada U Dagaalanto Khawaarijta
27:35
Somali National Television
Рет қаралды 390 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН