Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture

  Рет қаралды 42,404

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Please Visit Camel Culture website camelculture.o...

Пікірлер: 53
@camirkey
@camirkey 10 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤(ﷺ)❤❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 10 ай бұрын
Caanaha xalaalka yaal waaba caano run ah thanks harari inaad runtii caanaha meeshay ka yimaadeen noosheegtay.
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 10 ай бұрын
Xerada xigta oo 500 ah anaa sameyn doona insha Allah
@hadiyoshakai9317
@hadiyoshakai9317 10 ай бұрын
Mashallah Tabarakalaah allaha kuxafido Abdisalaan hareeriy
@Omar_Dayib_Ugas
@Omar_Dayib_Ugas 10 ай бұрын
Waaba Nimca Alle Hader Hada Tago America Soo Caanogeel Ma Dhamaayo Alxamdulillaah
@hornofafricaninstituteofhe2710
@hornofafricaninstituteofhe2710 10 ай бұрын
asc wllkay Abdisalam.. salaan kadib , fadlan ka soo qaybgal furitanka warshada caanaha ee ugu wayn kililka somalida iyo dhamaan wadanka ethiopia oo laga furayo dhawaan 15.11.2023 magalada jijiga ..faraxada ha ka maqnaan. asc
@bashiirmyqtaar1991
@bashiirmyqtaar1991 10 ай бұрын
1M coming soon 😊
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 10 ай бұрын
Cajiib maaashaaallaaaah
@Hooyo259
@Hooyo259 10 ай бұрын
Dadka iska leh qaab baan ka aqaan xaruunta sales ka yousuf iyo xaaskiis Kansas City Missouri sticker kooda gaariga iigu dhagan long time mashallah ❤
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 10 ай бұрын
Mash Allah waan cabey cano geel Halaalka baan ka ibsadey thanks hareeri
@Almishassanyonis
@Almishassanyonis 10 ай бұрын
halkee ka heli karaa walal ayan
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 10 ай бұрын
@@Almishassanyonis walal hadii aad joogto Minnesota waxad ka heli karta halalada soomalida
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 10 ай бұрын
Alaylehe geelan gaajo way isdaayeen soomaali gaajo baga ayaa laga soo kaxeeyay
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 10 ай бұрын
fantastic 😅
@aadammax9534
@aadammax9534 10 ай бұрын
Cajiib
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 10 ай бұрын
Saakay 8.00am aya shaah kucadeystay Ohio Columbus Lol
@naimam.m6307
@naimam.m6307 10 ай бұрын
It's beautiful 😊
@ZainabWarsame-v9d
@ZainabWarsame-v9d 10 ай бұрын
Waaaw know iam in Kenya if I want to move there is a possibility but no masjid
@mustafibrahim4034
@mustafibrahim4034 10 ай бұрын
Somaliayey indhaha kala fura ilahey hanoo gargaro mad warshado furtan oo xoolahina dhaqatan hanbalyo ayan leyahay ninka warshada geela sameystay👌
@Shakta69
@Shakta69 10 ай бұрын
Adi somali ma tihid Miya nh😅
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 10 ай бұрын
Wow, beautiful life
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 10 ай бұрын
Alle yaa Norwey nugu keena 😢😢😢😢😢
@onkodstudio2869
@onkodstudio2869 10 ай бұрын
Ana keenaya😂
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 10 ай бұрын
@@onkodstudio2869wlhii dheh 😢
@FeysalBakeri
@FeysalBakeri 10 ай бұрын
Welcome
@dekalooveey1371
@dekalooveey1371 10 ай бұрын
Ana u horeyo manta
@PATIENT_KING
@PATIENT_KING 10 ай бұрын
@Supr93
@Supr93 10 ай бұрын
I’m the i only 😢😮it hurt 😅😂 I’m the i so going glad 😀 happy to be of sway for on 👋 this hashtag oops 😬 I’m so sorry 😢 sorry Ohio is not close enough to me capable parents to help with whence racism was issue in keeping my boys from in rural America and but being stuck at home for two decades now is i the worst of guys ever hurt by this hate against community in ours in families especially in rural off eastern part region due to lack this poor far from decent education is not zero tolerance of racism this country has problems with and is it’s own 😢😅😂
@BileAdan-p9y
@BileAdan-p9y 10 ай бұрын
Asc wll Staal no weydidi geela xagee idinka yimid ku dheh
@josephwilliams16
@josephwilliams16 10 ай бұрын
Very nice! 🎉🎉🎉 camel milk in the USA!
@Abdulkga
@Abdulkga 10 ай бұрын
Dokorta badan waxa keenaaya cimilada qaboow si uu geelu ugu adkaysto, waa difaac rabaani. Hadii geelan Afrika la geeyo, dhogortu way ka daadanaysa mudo yar gudahood, waayo uma baahna oo cimiladu waa kulayl.
@abdulahiburhan1626
@abdulahiburhan1626 10 ай бұрын
Adreskiisa aoodir abdiaalonoq
@AboubakerMouse
@AboubakerMouse 10 ай бұрын
Gelu wa Shaya qaliya ninki garan ayay garan ee
@batulasmail8261
@batulasmail8261 10 ай бұрын
Xaqa Allaha Ku hadeeyo ninkaan
@Aishahassanmuse
@Aishahassanmuse 10 ай бұрын
Wlhi yab waye
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 10 ай бұрын
xariif waaye malkiihlaha wixi cusub caalamkaa jecel amerikaanka hadee bartaan wee jaclaanayaan waayo geel canihiisa waa daabo
@ibtijah2747
@ibtijah2747 10 ай бұрын
Maashaa Allah camel milk is the best please come somalia you and your family to see how somali camel milk test
@AKTVSHORTVIDEOS
@AKTVSHORTVIDEOS 10 ай бұрын
Hhhhhh wllhi maba islahayn xero geel aya mareykan kutaal
@akm4505
@akm4505 10 ай бұрын
25 $ a bottle Waay lacagaysteen
@liina3528
@liina3528 10 ай бұрын
Geela maraykan jooga way nasiib badanyihiin 😂😂😂
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 10 ай бұрын
Sababne?
@mohamudmohamed502
@mohamudmohamed502 10 ай бұрын
Xagee kadalbanaa
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 10 ай бұрын
Bisin kiibaad ilawdaw c,|salaannaw
@heeso586
@heeso586 10 ай бұрын
Runtii Muuqaalkan waan dhamaystay dawashadiisa maalin dhawayd bay igu soo dhacday fikrad noocan ah inaan wadanka ka hir galiyo sbbtuna wax kale maahan familykayaga waxay lee yihiin geel 300 kor u dhaafaya kaliyana waa la raaca oo qorshe lagama lahan sidaso tahay dhaqaaley u baahan tahay
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 10 ай бұрын
OMG Haraari🤣🤣🤣 Dan is waiting your reaction and you keep drinking without reaction 🤦‍♀️
@CryMeARiver13
@CryMeARiver13 10 ай бұрын
Dan is still waiting 😂😂😂😂
@sucaadsalam
@sucaadsalam 10 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣but no one do reaction while drinking or eating 😂😂🫣probably he’s waiting wow the milk 🥛 it’s super test 😂😂
@caamirmaxamuud4634
@caamirmaxamuud4634 10 ай бұрын
Adeer caano geel waligiis bu cabi jiray mxu reaction uga bixinaya 😂
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 10 ай бұрын
Why are these camels so thin? Poor camels are starving to death😭
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 10 ай бұрын
These camels are not starving they are beautiful and they look health camels Masha Allah
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 10 ай бұрын
Bal ya kuweydiyay isqor qor pila liiz
@ayaancagafeey
@ayaancagafeey 10 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/ZmLag4Wgfalop9Usi=CJ6duolBvsleAMa5 SILAC SODOH😭😭😭😭
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Hereri Media
Рет қаралды 271 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 96 МЛН
War Culus: DNA-da Soomaalida maka duwan tahay tan dadka kale?.
24:02
Episode 34: The Visionary Journey of Issaaq Hussein Cawaale (Recorded in Somali)
26:26
Geel Mataano dhalay weli miyad aragtay
53:36
LAAC TV
Рет қаралды 198 М.
Qisada gabadha sababta u noqotay in uu ninkeedu joojiyo daroogada
5:08
Yurub Geenyo iyo Khadra Silimo "Heestii Walaaltinimo"
6:51
Xogmaal Media
Рет қаралды 23 М.
World's Poorest Country 'Burundi' (I can’t forget the things I saw)
33:53
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30