XIDIGAHA GEESKA DAD GOBI KUMA KALA DHIINTAAN OFFICIAL 26 JUNE 2024

  Рет қаралды 172,775

Waqal Music Production

Waqal Music Production

Күн бұрын

Ereyadii Sidiiq Burmad
Laxankii Beele
Music Ayuub Haruun

Пікірлер: 143
@dekakoke608
@dekakoke608 3 ай бұрын
😂😂😂 somali may dhihin dadkan ee dadkooday lahadlayaan reer laascaano baa lala hadlayaa ee is dajiya dadkeygow Somalia cidna uma baahna
@khaalidwali9856
@khaalidwali9856 3 ай бұрын
Xidigaha geeska ❤ Wll Like Ha Ila Dhaafin Commentigii Ugu Horeeyay🤫💯
@fadxiyacabdicindi
@fadxiyacabdicindi 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhassan9011
@mohamedhassan9011 Ай бұрын
Mashalah Mashalah from kenya wajir one love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@theappaz
@theappaz 3 ай бұрын
Abwaanada kala qiimo badan oo kala xalaal ah Sadiq burmad runtii waa abwan garasho leh oo si nadif u gar naqsanayo cajaiib lakala hodan sana
@Guuleedagaabeeye
@Guuleedagaabeeye 3 ай бұрын
Alleylahe Sadiiq Burmad cimaamaddii buu noo celiyay. Cuqdadu waa sun aad cabaso adoo moodaya inay dilaso cadawgaaga.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Cuqdad io ciilba faqsh waan uqabnaa Alle madhi
@UsmaanNaasir-ye1nq
@UsmaanNaasir-ye1nq 3 ай бұрын
Somali nimoo
@hidaayomuxudiin1864
@hidaayomuxudiin1864 2 ай бұрын
@@UsmaanNaasir-ye1nq🇸🇴❤️
@ameeraMuhammad-he4iw
@ameeraMuhammad-he4iw 2 ай бұрын
قال الله عز وجل : ۞ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَىٰ أَوْلِيَاءَ ۘ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ Your adoption of Ethiopia as a friend, friend, and relative, separate from your brothers in blood, religion, and land. You will see its results in this world, so do not rush. As for the afterlife, read the Qur’an in your book and you will know🤔🤷🏻‍♀️
@CabdifataaxMahaled
@CabdifataaxMahaled 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ mashaallah Soomaalid
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 ай бұрын
Xalku Xamar ayuu yaal Ictiraaf xamar buu idinka jiraa Caawa waa 27.6.2024 33 sano kadib.. Hada ayaa leys baranayaa Itobiya .Luuqad. lagula hadlo Ilaah baa Ina baray Guuleysta dadka Soomaaliyeed
@hanadproduction7107
@hanadproduction7107 3 ай бұрын
Waa kuwan dadkii xalaasha ahaa Xidigaha ❤❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
xabar Amxaarkaa iga dhaw
@Hodandhoobale
@Hodandhoobale 2 ай бұрын
Nooca bilaa dhiiga dhag uma dhigno😏​@@TogdheerBurco-x3p
@maxamudelabehufane
@maxamudelabehufane 3 ай бұрын
Somaliland ❤❤❤❤❤guuul
@MubarakIsmaiLSD
@MubarakIsmaiLSD 3 ай бұрын
Dalkayga Somaliland Guul 💪💪💪
@King_Ordaye
@King_Ordaye 3 ай бұрын
Xidigaha geeska Ayaga matala somaliland❤️🤍💚
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Sida umetelan wadanku madax wanu leeahae
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Somaliland 💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@NadiraAbdimohamed
@NadiraAbdimohamed 3 ай бұрын
❤️🤍💚💪💪💪💪❤❤❤
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 3 ай бұрын
Dadow waa khalad fahanteen,Heeskani kama hadlayso tabashada qabaailka isaaq ee jamhuuriyaddii somaliya. Nimankani waxay somaliland uyaqaanniin bay uheesayaan,cidda ay leeyihiin way nala dhasheenna waa hooyooyinkii iyo caruurtii ay shalay madfaca la dhacayeen,waase hadal wadkii galay.kkkkkk
@mohamedamiin8661
@mohamedamiin8661 3 ай бұрын
Hadii shalay laysku dhacay dad gobi kuma kala dhintaan dhibaato kol soo martee Waxaa dhalashaa ka wayn❤ Waa hees cajiiba runtii , abwaan sidiiq burmad halkeeda ayaad dhigtay abwaan, Waad gobanimo heestay
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 3 ай бұрын
Taas lafteedaa lagu dabikhi karaa somaliya iyo somaliland
@shamisali4599
@shamisali4599 3 ай бұрын
Xidigah ka fiican dad aqlaaqleh oo dadka kale ku xadgudbin fananin jira jihiin wan idin wadana hada nahay rer muqdisho qadiyadina xura utihiin ❤
@Hodandhoobale
@Hodandhoobale 2 ай бұрын
Heesta sidiisa burmad baa leh wllo OO waakii soo dhiibey iyaga
@JamesSeifert-q1j
@JamesSeifert-q1j 23 күн бұрын
Jackson Elizabeth Rodriguez Jennifer Clark Robert
@FaanoMaxamed-l5q
@FaanoMaxamed-l5q 2 ай бұрын
Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇩🇯🇩🇯🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🥰🥰🥰🥰🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@UPDY_NAZIROWW
@UPDY_NAZIROWW 3 ай бұрын
Ani awalba xidigaha geeska lee fanaaniin u aqaanay. Gobtu isma qariso.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Wuxuba Waa Somaliland Amxaarkaa xamar iga dhaw
@Islanimo
@Islanimo 3 ай бұрын
Hees dhulbahante loo qaade maaha somalia
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
@@Islanimo Dhulba hante iyo Soomali waa isku mid nama kala xigaan amxaar kaan kaa jeclaha kkkkkkkkkkkkkkk
@UPDY_NAZIROWW
@UPDY_NAZIROWW 3 ай бұрын
@@Islanimo Muqdisho qaladkii hore wan kasoo labanay markii dhahayso way diidan yahiin ayigana laas caano ayay ku leehiin inay ka yeelaan may sugayaan marke.!
@平贺真子-k9v
@平贺真子-k9v 19 күн бұрын
Jackson Melissa Thomas Sandra Taylor Elizabeth
@Farahahmed-hc6rx
@Farahahmed-hc6rx 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mnsh allah somaaliland guul iyo gubanimo 💚 🤍 ❤️ 🙏
@mubaarikabdiwahab
@mubaarikabdiwahab 9 күн бұрын
Midhihii c/raxmaan maxamed c/laahi (ciro) Laxankii xirsi cali x.xasan Iyo codkii xidigaha geeska
@MaxameddubeCarab
@MaxameddubeCarab 9 күн бұрын
Somaliland ciil hamud anaga kuu dhalanee anaga ayaad dhexel noo thy anaga ayaad dhuuni noo thy
@samoc5405
@samoc5405 5 күн бұрын
😂😂😂 aar kuwanaa xidigaha waa tii anoo hargeysa holiday jooga soo arkey. Waar waa wada jajaban nolosha kadhacey😊😅
@amineroyal7118
@amineroyal7118 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 waa 1 ,dhiibaato dhacday 1988 somali kuma kala go'ayso ee wixii dhacayba dhalashaa ka wayn. Eesh cala abwaan. ❤
@MoniRina
@MoniRina 29 күн бұрын
Martin Angela Garcia William Jones Timothy
@ExcitedComputerChip-ws6zz
@ExcitedComputerChip-ws6zz 3 ай бұрын
Somalidii asalja ahayd waa kuwaan dayax band Waa oromo kuwaasi
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 2 ай бұрын
😂😂😂
@Yacquubyare-yo3xe
@Yacquubyare-yo3xe 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💯💯💯🎉
@xalimoxasan8160
@xalimoxasan8160 Ай бұрын
Waxaa dhalashaa ka weyn✊
@hibonourahibo1668
@hibonourahibo1668 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@nimcofaarah5561
@nimcofaarah5561 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saraeseaustin5944
@saraeseaustin5944 14 күн бұрын
Anderson Karen Jones Maria Anderson Sarah
@Deeqadaahir12
@Deeqadaahir12 3 ай бұрын
Xidiga geeska guulesta🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
Faqaasha. Somalia 🦓🦓😩😩 faqaasha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🏃🏃🏽🏃🏽🏃🏃🏽🏃🏃🏃🏃🏃🏽🏃🏽
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland 💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 3 ай бұрын
Sidan baa la rabayde amxaaro maxaa inaga galay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Amxaarbaa xamar iga dhaw uff uff uff faqsh
@anab9951
@anab9951 3 ай бұрын
War Laascaanood iyo soomaaliland dagaalkii dhexmarey bay ka waramayaa ee tii Soomaalia ma sheegayaan sidaas ula socda. Dadka leh waa gobow maydaan fahmin meesha loola jeedi ee waa Laascaanooday madaafiiqda ku garaacayeen
@TheresaPeter-v3z
@TheresaPeter-v3z 29 күн бұрын
868 Grayce Springs
@HugginsCamille
@HugginsCamille Ай бұрын
1290 Christine Ferry
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 ай бұрын
Wax badan dhaadnee ka eega somalaay Somaliland talaabo intii ka dheer hayaanku dhabuu hayaa shacbigu wuu dhaarsan yahay walee waxay ka dhabaynayaan wixii dhexda loo xidhoo DALKANI ISMA DHIBI KARO 👍🏾
@DeeqaQeerow
@DeeqaQeerow 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@kaylabrooks4252
@kaylabrooks4252 11 күн бұрын
Lee Deborah Rodriguez Robert Walker Scott
@BellamyMacadam
@BellamyMacadam Ай бұрын
386 Fermin Valley
@MukhtaarCumar-wr2fh
@MukhtaarCumar-wr2fh 3 ай бұрын
dhulnahantoow marsoonoqo waxii dhalashaa kawayne
@Hada23234
@Hada23234 3 ай бұрын
Manshll guul somalilnad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcofaarah5561
@nimcofaarah5561 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@shukriali9113
@shukriali9113 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Ishee Calaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤Från Muqadishu❤❤❤❤ Horye uu Socoo❤❤❤❤Somalilander❤❤❤
@OzanAli-k4i
@OzanAli-k4i 3 ай бұрын
Gob hda aha laheden 37 cuqdad niguma raagen 😂 mida kle heesta so qaden adinko k firsan ba qaden tanna hada wxa idinku kaliftay goan ka k so baxay Ethiopia o ah in aysan ictiraf idin sii krin marka reer hargesa dad walal benu nahay e cuqdada daaaya
@ahmedadem9102
@ahmedadem9102 3 ай бұрын
Waxaad sheegayso kamaba hadlayso, gudaha siiba Laascaanood ayay ku socotaa ku darsoo isku habeen ayay ahaayeen labada heesoodba.Deg deguna waa camal shaydaan 😂tani tagtayee😂😂
@AhmedMohamud-uu3xn
@AhmedMohamud-uu3xn 3 ай бұрын
@@ahmedadem9102 Lascanood calan land oo danbe waa kaxaraan 🇸🇴 olny this???
@AmranabdiAhmed-bf2zh
@AmranabdiAhmed-bf2zh 2 ай бұрын
❤️🤍💚🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🥰🥰🥰🥰
@KhadarCali-o8n
@KhadarCali-o8n 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤🎉
@HajiraDarne
@HajiraDarne 3 ай бұрын
Waxa dhalashaa ka ween somaliyey
@Hibaaq-p16m
@Hibaaq-p16m 3 ай бұрын
Wan ku farxay ereyda an maqlay walhi 🇸🇴❤🤍💚
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
l am Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 3 ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo 👏🏿👏🏿🎉👏🏿💚🤍❤️💪🏿💪🏿💪🏿✌🏿✌🏿
@SAbdi-mq1dv
@SAbdi-mq1dv 3 ай бұрын
Lol Dadka ee wada dhasheyn ee kala dhimaneyn waa ayo? 😂 War reerki way waasheyn. Harti aye wada dhasheyn miye so wadaan? Oo xagee iska so galaan?
@Umalkhyr-dn2gq
@Umalkhyr-dn2gq 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@ahmedmohamedmegaguemiad8643
@ahmedmohamedmegaguemiad8643 3 ай бұрын
❤👍
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
MA GARXEJISBAA🎊❣️💞💞✨ABWAANKU?? YOLOW❣️💓💞💞💞GOBANIMADA💗🌹❣️🌹waa LOO DHASHAA💕🌹🎊✨💓🙏💖💞ORIMKII DAAHA😂GAAS😂CUQDAD😂CALOOL XANUUN😂IYO XIQDI AYAA UURKA DHAAMISEY😂!! HABAARJECLO SHURUUDIHII IIDOOR MEY BUUXIN😂HAHHHHHHHA!! BOOOM😂
@wardaahmed5484
@wardaahmed5484 2 ай бұрын
Wa habar awal sacad muse
@BambiGrzegorek-b3z
@BambiGrzegorek-b3z 11 күн бұрын
Rodriguez Mark Brown William Garcia Nancy
@KhadarCali-o8n
@KhadarCali-o8n 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@fadimohashi771
@fadimohashi771 3 ай бұрын
Somaalida meel walbay joogta waa walaalo ❤
@azmarcaamir4353
@azmarcaamir4353 3 ай бұрын
Walee hees igakiin celin mayso 😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Amxaarkaa xamar iga dhaw
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 ай бұрын
Cuqdad laan gobanimo ka fog tariq ba qorantay amxar gaala baan xamar ka jecelahay buga gashay
@Hodandhoobale
@Hodandhoobale 2 ай бұрын
Nacas baad thee wax isku fal
@nimcofaarah5561
@nimcofaarah5561 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GuilethOpdirahman
@GuilethOpdirahman 3 ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo
@MukhtaarCumar-wr2fh
@MukhtaarCumar-wr2fh 3 ай бұрын
❤❤❤ 4:10
@SaadmahamedSaadmahmamed
@SaadmahamedSaadmahmamed 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉
@AyanIgal-h3f
@AyanIgal-h3f 3 ай бұрын
waa fanaanii dhiban war soobaxa xamar imaada
@Boqoldhaan
@Boqoldhaan 3 ай бұрын
Xamar kuwii idiinku yimi sawdinkii qashay ma wadankooda meel uga fiican baa jirta
@AliYusuf-bc1kd
@AliYusuf-bc1kd 3 ай бұрын
Kuwaas na matala anaga ee nama matalan ❤❤
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 3 ай бұрын
Heesta Waxa Soo Dhiibey Shaqaalaha BBC-Da
@Hodandhoobale
@Hodandhoobale 2 ай бұрын
Waliba sidiiq burmad
@GuuleedYare-e8m
@GuuleedYare-e8m Ай бұрын
❤qadadweyn wax fahmo suugaanta khayr iyo sharba ku sheegnaa ila talyaani
@XamdaCabdi-qv7mg
@XamdaCabdi-qv7mg 3 ай бұрын
❤❤❤quuul
@CabdifataaxMahaled
@CabdifataaxMahaled 3 ай бұрын
Guul guuul🎉🎉🎉🎉
@Clare-n8y
@Clare-n8y 11 күн бұрын
Young Matthew Miller Angela Young Sarah
@yaasirmuuse7908
@yaasirmuuse7908 3 ай бұрын
labada abwaan ayaa kala duwan abwaan sadiiq waa nin aqonyahan ah wariye ah bulsho ladhaqan ah caqli leh lknse ninkaan daaha gaas waa cunsuri aan aqoon iyo caqli midna lahayn muuse biixi ayuuna iska dhisayaa ee qadiyad xataa kama ahan
@AhmedMohamud-uu3xn
@AhmedMohamud-uu3xn 3 ай бұрын
Calan land oo danban waa kaxaaran carada 🇸🇴😂😂
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Waa kooxdi keliya ee lawada gesanjiray waa dadka fanka logu talagalay xidigaha gesska keep going ❤ suuganti hooyga fanka ayad haysan
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 3 ай бұрын
Cadaw konfur kaweyni majiro waxba maslixin
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 2 ай бұрын
Xidigaha Oo Kale waaa dad si caadi ah U Hadlaya?
@mustafeasad8546
@mustafeasad8546 3 ай бұрын
Xidigaha geeska io abwaan burmad wa dad dhiigle oo wllnimada yaqaan
@gaacmodheeree5832
@gaacmodheeree5832 3 ай бұрын
Abwaan halkaa kaga hay ruuntii barteedaad dhigtay
@KhadarCali-o8n
@KhadarCali-o8n 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤🎉
@JamalApdy-b4s
@JamalApdy-b4s 2 ай бұрын
Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@KellyFrans-j8l
@KellyFrans-j8l 17 күн бұрын
Rolfson Square
@GaaraBidhaan-b1y
@GaaraBidhaan-b1y 3 ай бұрын
Sidaasaaoo maansoodaa Burmadka
@halimomahamed2342
@halimomahamed2342 3 ай бұрын
Isagland u hesa Somali diid
@awiladen7814
@awiladen7814 3 ай бұрын
Hhhhh gun ciilan weeye ku wani hhhh minorty🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mukhtarxiis6131
@mukhtarxiis6131 3 ай бұрын
Haddi cidi gobanimo heestay waa ku wan xidigaha geeska ❤
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 3 ай бұрын
Ilma axmaar
@HindaMed-w2k
@HindaMed-w2k 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@CaashaSaleban-fu2vz
@CaashaSaleban-fu2vz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Najaxaxmed-l3o
@Najaxaxmed-l3o 2 ай бұрын
❤❤❤❤ 1:03
@MuhimMuse
@MuhimMuse 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdulsalamelmisanei7490
@abdulsalamelmisanei7490 3 ай бұрын
Fanaaniin xalaal ah waa kuwaan
@amranapdilaahi4228
@amranapdilaahi4228 3 ай бұрын
Aaamin aamiin
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 ай бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤gulesta dadka yagow nbd❤❤❤
@carafaatmaxamed4099
@carafaatmaxamed4099 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ugaas carafaad maxamed ciise
@Islanimo
@Islanimo 3 ай бұрын
Hees dhulbahante loo qaaday
@arafatyassin3019
@arafatyassin3019 3 ай бұрын
Somali dhanbaaa is leesay. Maaa heesta na daweeso ❤️
@AxmadAli-cw1cx
@AxmadAli-cw1cx 3 ай бұрын
Axmed cisman
@sakinahss3237
@sakinahss3237 3 ай бұрын
Somali wa walaalo melkaste joog ❤❤❤
@maryanyusuf7653
@maryanyusuf7653 3 ай бұрын
Gul gul kasonoda amxaarka bejadisa
@fadumogaydh433
@fadumogaydh433 2 ай бұрын
@AyanIgal-h3f
@AyanIgal-h3f 3 ай бұрын
kkkkkkkkkkkk
@abdimalikahmed8458
@abdimalikahmed8458 3 ай бұрын
Waa runtaa hadala xaqiiqa
DAYAX BAND HEESTII SOMALI OO DHAN HURDO LA,AANTA KU RIDAY KANA CADHAYSIISAY
6:25
Awdal Media Production
Рет қаралды 211 М.
XIDIGAHA GEESKA HA U NOQON CODBAAHIYE 26 JUNE MADAXTOOYADA 2020
6:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 563 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,9 МЛН
XIDIGAHA GEESKA AQOONSIGII WAA LATAABTAY OFFICIAL VIDEO 2022
4:01
Waqal WStudío
Рет қаралды 373 М.
Xiddigaha geeska | Lagu Barayee Naga Baydh | Hees cusub 2024
3:42
Dab-jacayl Official
Рет қаралды 24 М.
UGBAAD ARAGSAN - FARXADA YAAN LEYSKA JIIDHIN - OFFICIAL VIDEO 2024
3:35
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 1,2 МЛН
XIDIGAHA GEESKA AFKAYGOOW QOLO MA TIHID OFFICIAL VIDEO 2017 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 224 М.
Xidigaha Geeska | Hankii Qaranka Rumoobay (Shaqo Qaran)
7:34
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН