@@faarush8 siyasadu wax xun maha hadi xaga wanagsan logu dhaqmo oo sidan somalida la iskugu diray ahyn sida adunku u isticamlo tahay
@c.raxmaanmaxamed42802 жыл бұрын
Ha ka helin dee maxad uga heli ma hoyadaabaa loo qaaday heeskani waxay khaas u tahay ree soomaaliland oo kaliya ayaa ku raaxaysanaya markaa adigu soomaaliyadaa aad sheegayso nagala fogow ader hadad ilahaga ka baqayso shacabku way qadiyadaysanyine yaan lagu jiidhin waxan meesha ka delet kan lee mohoo wa ku siin waxaa dhagaysoo meeshan soomaaliland iyo waqal iyo xidigaha geeskaa la yidhaahdaaye caac loogama baahnee xaarka la dhaaf meesha
@SAALAXANAAG2 жыл бұрын
Xidigaha Geeska They are com back Somaliland Dhiiga Idhaqaaqa Mrkaan Arko Idinkoo Isku Tiirsanoo Qaranka Uheesaya 😨💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 ifkana Guul Aakhirana Jano incha allh
@ifrahapdillahiciise85502 жыл бұрын
INTUU TACABKIISA MAALAY TAMARTIISA MUUJAY TAARIIKHDISANA CADEYSTEY💚💭❤ SomalilanD DHAQAAQDEY WALHI ANIGABA DHIIQA 100KA I TAGGA MASHAM ALLH XIDIGIHII OO INOO SOO NOQDEY SI WADA JIRA ILHY CALANKENA HA INOO DHAWRO
@ifrahapdillahiciise85502 жыл бұрын
Nabbada waa lagu tanaadey taniyo✊Garashaa la Maaley Dunidu way wada tixgelisoo Aqoonsigii wa la taabtey👊 INTUU TACABKIISA MAALAY TAMARTIISA MUUJAY TAARIIKHDISANA CADEYSTEY 💚💭❤ SomalilanD Guuuuuul My Home LanD💚💭❤
Allah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@rahma-ms6vn2 жыл бұрын
Haaa wlhi waliba markay timaad uun bay faxaan xidiguhu
@shadiaquen20082 жыл бұрын
Mxa leh bahashan ad moodo markay heesayso inay oyayso
@aroorseedstudio_2 жыл бұрын
@@shadiaquen2008 😂 naa af chinis baad dhagaystaa
@mohamedgacal46832 жыл бұрын
@@shadiaquen2008 inaad ka maseyrtay waa macquul 😂😂😂
@abdiomer16602 жыл бұрын
Masha allah xidigaha geeska eesh calaa hees waxa ka sii daran oo deeqay abwaanka midhaha leh gurey dool waxan se la dhacay fanaanada wayn ee fanku dhalay laxanka macaan ee ay ku dheehday heesta oo aanad ka xiiso gooynayn Heestuna waa laxanka iyo bes way na deeqday ictiraafkii waa la yaabtay.....
@XamdaXasan-w8p7 ай бұрын
😊😊😊😊😊
@cabdifitaaxmacalinwacdi32792 жыл бұрын
Am not from Somaliland lkn xaqiraad iyo xaqdaro Hadan iskadhowro dadka Somaliland dantooda iyo toodah kafikiray horumar iyo nabadgalyo kunool ilah haidin barakeeyo walalayaal💕
@karimhasan89672 жыл бұрын
Amin wll somali wa dad walalo ah inta xun illahy haka qabto ee noloshoda ogolayn
@@daacadyare7817 HHHHHHH KA BAX MEESHA BAQAL AA BUQ KA SIISE
@aimarolol68122 жыл бұрын
"Qaranka Ma Tabcayn Kartide Haw Dhiman Uurkutaaladiisa" Waan idinka Hayaa Xidigihii Geeskoow 💚🤍❤️ Allow Dhawr Somaliland Happy 18 May My Nation 💔
@Mohamet-Opderahman2 жыл бұрын
I wish all Somalilanders success and may God keep us safe
@hafsamohamed25682 жыл бұрын
Thankz❤🤍💚
@abdilahimoustapha64542 жыл бұрын
@@hafsamohamed2568 c
@oraahsamelyrics93572 жыл бұрын
Horumar wacan Baan Urajeynayaa Durriyadda Iyo Guulo Fara Badan From Galmudug
@iidhassannuur2 жыл бұрын
Waxad ka sheekenayso lama fahmin somaliland ma aha isaaq oo kliya ee wakuwa samaroon kala wada hawsha ee jamuriyada uun dheh kada duriyad io waxas neo😍✌
@josh44242 жыл бұрын
@@iidhassannuur ha wareerin saxib somalilaan inuu isaaq leeyahay soomaali oo dhan baa og viva duriyada
@iidhassannuur2 жыл бұрын
@@josh4424 far is gali 🖕muqdisho wxa leh iyo galmudug darood😆😄🤣 wx fahan
@buufiyahaweyn74302 жыл бұрын
ADNA SIDOO KALE
@abdiganiidris8602 жыл бұрын
@@josh4424 somaliland isaaq ma leh e somaliland shacabkeedo dhanba leh
@nimcocismaan99192 жыл бұрын
aqoonsigii waa la taabtay coming soon 18may 💚🤍♥️🤍💚🤍♥️🤍💚🤍♥️🤍💚🤍
@profootballhighlightshd83432 жыл бұрын
Allah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@apdrzqristo31102 жыл бұрын
SOMALILAND, Happy may 18 💚🤍❤ TEAM WAQAL. XIDIGAHA GEESKA!! SPICIALLY ( SAWTU RAXMA ) YURUB
@profootballhighlightshd83432 жыл бұрын
Allah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey..
@Giftgiver5112 жыл бұрын
Hodan abdiraxmaan waxay Noqoty Soo nooLaybta Xidiga geeska
@CabdirisaaqBaashe2 жыл бұрын
Hanbalyo Shacabka SOMALILAND ❤️ Xidagiha Geeska ayay nu Dheer somalida kale
@gulleidalteso26632 жыл бұрын
Xidigaha dunida dheernahye we love xidigah geeska😍😍
@samataramoud562 жыл бұрын
Woow fananita xidagaha gees SOMALILAND Rabi sharaf Korkiina Ha ahaato . Keep going WAQAL STUDIO Happy 18may day
@marwaqalanjo49022 жыл бұрын
Mashalllah somaliland wi tisa qadi tagero Allah kugadi vivia somaliland cooming soon happy 18may somaliland fanaaninta qaranka Allah xiftiyo 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪
@profootballhighlightshd83432 жыл бұрын
Allah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
Somaliland xidigaHa geeska MaHe Wa Garan Jira Paapa
@suatomar84342 жыл бұрын
Wow laxanka hodan yaa salaam💚🤍♥️
@profootballhighlightshd83432 жыл бұрын
Allah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@anissahassan99322 жыл бұрын
Woow the xidigaga guest coming back mashallah my peoples somalilands god willing no one forgot what happened in 1988💚❤️🤍💚❤️🤍🏴🏴🏴🏴
@hamdimukhtaar80852 жыл бұрын
Happy 18 may somaliland nabad iyo hormar baan kugu duceeyana from muqdisho
@hiboabdirahman85352 жыл бұрын
Thanks hno mcn 🙏
@aslinasir57942 жыл бұрын
Happy 18may 🥳💯 malinteeni 💯💕somaliland way tisqadey ❤️🔥💯
@faraxaxmed93302 жыл бұрын
Somalilandnimo alloow noxafid dhulkayaga iyo dadkayga hodan abdirahman the one and only