SALAAD DARBI IYO CAQABADIHII UU KALA KULMAY DAGAALADII SOKEEYE EE SOOMAALIYA

  Рет қаралды 107,453

KNN

KNN

5 жыл бұрын

SALAAD DARBI IYO CAQABADIHII UU KALA KULMAY DAGAALADII SOKEEYE EE SOOMAALIYA,

Пікірлер: 175
@HassanMohammed-eb7dv
@HassanMohammed-eb7dv 5 жыл бұрын
masha Allah fanaankii.weynaa.allaa.weyne 1 ayaan ahay manta guul. like ta ha ila dhaafina inta samaha jecel
@sahraadan6762
@sahraadan6762 5 жыл бұрын
Eeshcalaa fanaan qaran Salaad Derbi waxkasta fanaan laguma sheego fanaaniin waa kuwii hore ee qaranka waxaan hada meelaha ka qayl qayliya qaarkood aragooda ayaan dhibsadaa adeer cimiriga iyo codkaba ilaahay hakuu barakeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️
@kulmiyehiilwalal3720
@kulmiyehiilwalal3720 5 жыл бұрын
Salaad darbi waa legend somaliyeed waraysi xiiso badan si qalbi furnaan ah ayuu waxa u dareemayo noofu waramay thanks salaaad.
@Taagsade123
@Taagsade123 5 жыл бұрын
Maasha Allaah, aad baan ugu farxay fannaankeygu inuu yimid magaaladiisii uu ku soo caan baxay. Sidoo kale isku degmo ayaan ku wada dhalanay. Reer xaradheere.
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
qabriga ilhay hawga jiseeyo kuwii anagoo yar yar oonan qabiil iyo balayo aqoonin xamar cida gugu dhagan xataa qabiilkooda aqoonin bay nagu bilabeen ilaa maantana cuqubadii hari ladahay mooryaaneey gurigaa ba maxa dad agoonoobay la dhacay 30 sano kunool wadan ay qariib kuyahiin waan uxiisnay dalkii ilhow soomali dhib yar magaysanee noonaxariiso amiin
@muniramohamed2468
@muniramohamed2468 5 жыл бұрын
SALAAD MAXAMED SHARDI NINKII WAREYSAN LAHAA QABRI BUU GALAY. AXMED XASSAN COWKE. KA WAREYSANAYAA WAA MALMALUUQ AR GEERI IMTIXAANSANAA NINAAN WAXBA AHAYN BAY BOOS SIISAA FANAANKA ANAGAA RAALI GALINAY.
@abdihassan4318
@abdihassan4318 5 жыл бұрын
Dumar baad thy adiga ka fadhiiso dunida rag ayaa wada hadlaya waxna qeyb sanaya
@husseinshishwaruntaahanaab6090
@husseinshishwaruntaahanaab6090 5 жыл бұрын
Salad darbi sacuudi Aya lagu xiray
@badkacaaqil7333
@badkacaaqil7333 5 жыл бұрын
saasan. qabaa
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
@@abdihassan4318 caqligaagu aad buu u yar yahay🤮🤮
@sunta1294
@sunta1294 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂ileen muuse biixi xamar ka cararey maskiin waa waxuu uxiro fananita xamar imaado isagaa uxiisey xamar cadeey i miss u walee aniga xitaa 21 sano maan arkin
@nimcoismacil5218
@nimcoismacil5218 4 жыл бұрын
Oo ayaa ku yidhi fanaaninta aya xamar joogy adeer waabari. Hargaisa ayuu ka hanaqaday
@kamalkani5258
@kamalkani5258 5 жыл бұрын
Masha Allah Allen haku dhawro mudane salaad maxamed shardi salaad darbi wlhi nin Nagi qaaliya alle Iyo cimri waasica alle hakusiiyo, anigu ceelbuur kudhashay heesta ceelbuur inaad faahfaahiso aad ujecelahay Iyo abwaanka sameeyay heesta inaad adigu kudaraty maahane, walalkey Marna alle haku dhawro somalinimaduna hawaarto
@dahirmatan530
@dahirmatan530 5 жыл бұрын
Waxaa sameeyay cali diiriye cigaal (caligaab)
@kamalkani5258
@kamalkani5258 5 жыл бұрын
Dahir Matan mahdsnid walaal, inbadan raadinayay abwaanka sameeyay.
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Ceel buur kuu yaaley ceetiisu heeeeeee waa meeley soomaali gidigeed ku faanto walal aniga kismaayo ayaan ku dhashey lkn ilahay ima dilo intaan ceel buur iyo magaaloyinka aan jeclahay oo dhan soo arkaayo insha'allah
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Reer mudug Xaradheere like iyo loveta igu Booba
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 5 жыл бұрын
Xaradheere ma Mudugba? Kala baro Mudug iyo Galgaduud.
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
@@mohamedsomali3783 Dhulkaygi Aan kudhashay Barasho igama Rabe Adigu Baro
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 5 жыл бұрын
@@mohamedsomali3783 Waa mudug waxaay ka mid tahay afarta degmo ee mudug 1 Galkacyo 2 Galdogob 3 Hobyo 4 Xarardheere
@abdiwahabali3150
@abdiwahabali3150 5 жыл бұрын
From xaradheere love
@halimaali308
@halimaali308 5 жыл бұрын
@@abdiwahabali3150 aniga xataa
@harunali3499
@harunali3499 5 жыл бұрын
👑💂👑💜 Maansha Alllaha ! EEBOOWO CIIMIR DHEERE IYO CAFIIMADDA SI AAMEEEN YAAA RABBULLCALAAMIIIN Aameeeen!👑💂💙❤✌
@mfaden5182
@mfaden5182 5 жыл бұрын
Allaha xafido Salad Darbi qofka sidan oo kale qiimo ku leh bulshada taariikhdana baal dahaba kaga jira lwaxaa ku fiican wariye rug cadaadi ah in uu waraysto. mahdsanid KNN TV
@hindihassan1094
@hindihassan1094 5 жыл бұрын
Waaaaw ina adeer way uqalantaa walashay qali allaha
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Salaad darbi waa fanaan aad qaali u ah aad baan u jeclahay cod macaan
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 5 жыл бұрын
Salaad darbi waa ninki maxmad suleyman tubec uu yidhi waa la ii eexday ee salad darbi aya iga codmacan caadi ma ahan ninkan xaga codka
@looyaan323
@looyaan323 11 ай бұрын
Adeerkey salaad maxamad shardi ❤allaha ku xafido 🤲
@omaralwan2735
@omaralwan2735 5 жыл бұрын
Waa fanaan qiimo badan weliba cod wanaagsan wa true legend Allaha Caafimaad iyo cimri siiyo
@somaliabba7820
@somaliabba7820 5 жыл бұрын
Aamiin wll mahdsanid
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 5 жыл бұрын
Weriyahan qiimaha leh hadduu fannaanka idiin soo fariisiyey oo idiin waraystay maxaad ka rabtaan. si fiican buuba u waraystaye. waa yaabe !!!
@abdiwahabali3150
@abdiwahabali3150 5 жыл бұрын
Masha allah hal yey soomaliyed salaad darbi alla ku sharfo
@nuurre1023
@nuurre1023 3 жыл бұрын
Salaad Derbi reer Mudug, reer Xarardheere ah.
@xabiibmohali7715
@xabiibmohali7715 5 жыл бұрын
Masha Allah legent salad darbi nin daacad ah
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 жыл бұрын
waa anaanka aan ugu Jeclahy Heesihiisa in kasta oo Xaqiiq iyo Dhab ka hadal u badan yihiin..
@xasanmaxamadsugunto1380
@xasanmaxamadsugunto1380 5 жыл бұрын
Masha allh dadwaa dadki hore
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
salaaad maxamed shardi salaad darbi we love you
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 5 жыл бұрын
Hoobal sare, Salaad Derbi, Gabayga Guuguule waxaa lahaa Abwaan Ismaaciil Mire, maa caleesh, halmaan hadal kuma jiro.
@anepsamantar2744
@anepsamantar2744 5 жыл бұрын
Cimri dher & Cafimad ILAAHAY haku siyo wuxu ka haray ragi qimaha laha on gadal lo arkin ,❤
@macalinjama3513
@macalinjama3513 5 жыл бұрын
waxaan jeclaan lahaa iin wariya uu iska amuso oo udayo ninka uu wareysana uu hadlo.
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 5 жыл бұрын
Dhibato xaga wariyayasha ah ba inahaysata hadan nahay somali
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Hassan Hassan WALAHI been Ma ahan bisinka aduunka kale ayaaba Mala yaabeey
@mukhtaaryare8748
@mukhtaaryare8748 5 жыл бұрын
Ha ku soo noqon xamar Yaa lagu qarxinin Salaad darbi fanaan sare farbult mn mareykan ha ka soo tagin caruurtaada korso Waa meel wanaagsan
@AHH25
@AHH25 5 жыл бұрын
Af wax cunay xishooo al fa aan salaad darbi walhi dowlad taageerto meesha joogto
@shuceybhassangurrey9147
@shuceybhassangurrey9147 5 жыл бұрын
Wariyahaan waxanka codsanayaa in uu san waraysan nin nuucan oo kale ah, Salaad darbi waa hobal aad u cod mcny, Bulshada Somaliyeedna aay aad u jceshahay, Wariyuhu wAx badan baaka qaldan xaqiiqatan war ninkaan xagee buu joogi jiray miyuusan aqookn qaabka loo waraysto nin rug cadaaya, Waxan kaa rabnay in aan ogaano kaliya Ruwayadihii uu ka qabqatay iyo abwanintii lahayd waxan kaloo u baahnayn heesaha salaad uu qaado ninka ugu badan ee erayada iska lahaa, tariikhdii faneed baan rabnay. Waaa maxay waxan sualaha uuu waydiinayo war iga teg aaqiro moog baa ninkaan helay wariye aan dunida waxba lakala docon baa helay, hanala raadsho wariye abdisalaan hareeri wariye dulyer, ninkaan heesahiisa badan tariikhdoooda baan aad u rabay
@safiyoahmed6534
@safiyoahmed6534 5 жыл бұрын
Shuceyb Hassan gurrey 😂😂😂😂
@MullaMadar
@MullaMadar 5 жыл бұрын
Shuceyb bro aad iyo aad wlh Nin wax badan og bad thy
@anasmohamud1645
@anasmohamud1645 5 жыл бұрын
My awoowe salaad maxamad shari darbi alle hanoo kaa deesto
@shuceybhassangurrey9147
@shuceybhassangurrey9147 5 жыл бұрын
Ciil badanaaa war nnkaan waraysiga qaaday xumaa war ninku xumaa, waaa maxay waraysi dad shacab ah iska soo galayaan waa maxay meesha uu fadhiyo salaad darbi war ninkaan guntaa maxuu ahaaa cakuye ciil badanaa
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 5 жыл бұрын
Meel liidata ayuu ku wareysanayaa fanaanka.
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Eeshcala dadka Somaliyed waxay ahayen dad isjecel Allawo noso celi wagaa oo kale
@mohammedjama3016
@mohammedjama3016 5 жыл бұрын
Aamiin ya rabbi
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Allahuma Amiin Allahuma Amiin Allahuma Amiin
@Mamursal5
@Mamursal5 5 жыл бұрын
War ninkan wariye kusheega ah ka qabta fanaanka!!!
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
Mohamed Mursal lol Miss Xaradheere warkaaga
@Mamursal5
@Mamursal5 5 жыл бұрын
@@abdirizaqshire2627 may wlhi
@safiyoahmed6534
@safiyoahmed6534 5 жыл бұрын
kkkk
@moha-sports1
@moha-sports1 5 жыл бұрын
Legend salad darbi 🙏
@maryanmohamed6311
@maryanmohamed6311 5 жыл бұрын
Amina xasan Janaral caydiid cadaabta jaxiimo hortiis gal ilaahay baan kuu baryee isagana ilaahoow u danbi dhaaf janadii fardawsana gee 1000 kunka aad cadaabta ka xoraysay ku dar naagta afka dheer ee caydiid oo mootan alle cadaabta uga baryaysa ayadu ha gasho cadaabta
@deeqdarajo8311
@deeqdarajo8311 5 жыл бұрын
Wareysigaan dulyar aya ugu wanagsanaa cunugaan yarkaa
@francoiskayad878
@francoiskayad878 5 жыл бұрын
Heesta Ceel Buur waxaa sameeyey Allaha u Naxariisto, Cali Diiriye "Cali Gaab".
@shuceybhassangurrey9147
@shuceybhassangurrey9147 5 жыл бұрын
Abwaan guure garbaan u dhiganayna hadanahey bulshada qurbaha ku maqan Qaaabka hobalkii waynaa loo waraystay aad baan oga xunahay, ninkaan wariyaha waxba kama rabno lakiinse abwaan guure Baan gartaas u dhiganayna
@safiyoahmed6534
@safiyoahmed6534 5 жыл бұрын
Shuceyb Hassan gurrey 😂😂😂😂
@abdikariinahmed729
@abdikariinahmed729 5 жыл бұрын
Aniga ilaa hadda waxaan Kala' garan la'ahay Meeshu ma maqsiinbaa mise kijo Anaa wax aragney yaaaab!!! Carruur mekrophone loo dhiibey iga dheh.
@ifk02
@ifk02 2 ай бұрын
Waa runtaa walal meesha iyo qaabkuba munaasab mahan
@GareenMedia
@GareenMedia 5 жыл бұрын
War Legen-ku ha sheekeeyee maxaad afka u qabanaysaa? Masha allah Darbi.
@ahmedyamec8643
@ahmedyamec8643 5 жыл бұрын
Weriyaha protocol maleh
@saidali9435
@saidali9435 5 жыл бұрын
salaad waa legend dhabtii
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 3 жыл бұрын
WARIYAHA WAXA KA QALDAN INUUSAN GARANEYN QOFKA UU WAREYSANAYO INUU YAHAY SALAD MAXAMAD SHARDI LEGEND WEYN HADALKA XITA KAMA SUGAYO
@omaralwan2735
@omaralwan2735 5 жыл бұрын
Geesi, salaad shard nooooloooow amiiiiiiiiiin
@iskaashiofficial5286
@iskaashiofficial5286 5 жыл бұрын
Omar Alwan
@cadarmaxamud222
@cadarmaxamud222 5 жыл бұрын
Ar kan wariye gani yaahuu waligiis wax ma wareysan fanaanka wadnuhuu joojiyay
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 жыл бұрын
Waa wareesi iyo jawaabo wanaagsan Thanks
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 5 жыл бұрын
Lk weriyuhu yididiilo muwadin maleh shekoyinka taariikhiga oo dhiiga dhaqajinaya marku bilaababa wuu kadhaxgalayaa
@dhuuboqurux639
@dhuuboqurux639 3 жыл бұрын
War waxan wariye maaha fananka sifcn maad uwareysatid laqwigiisa mxa kudaba dhigay
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 5 жыл бұрын
Fanan qaran noolow
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
Dadka wariyaha caynaya anigu kuma raacsani . Because qofka taariikhyo badan in laga reebo ayaa fiican heesaha iyo fanka saalad darbi dhawr wariye ayaa waydiiyay malagu soo cel celin
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Tareenin ayaa nafta iga qaaday waaba kii aad kudhiman lahayd ayaan is iri hhhhh salaad ganacsade askari heesaa barbariye muxuu wax soo maray
@iiddaroor9426
@iiddaroor9426 5 жыл бұрын
Heestii dadbaa sigtay oo kanabadgalay qisadeedii muxuu uwaydiin waayay jaahilkan wariyaha sheeganayaa
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
Heestii ceelbuur jeclahay Dhulka Hooyade❤❤❤❤❤
@QamanHasan
@QamanHasan 5 жыл бұрын
sed u aragta redio kulmiye wa xayisin
@amaadin12
@amaadin12 5 жыл бұрын
salad darbi nin culus, allaha ku daayo adeer
@faidam8022
@faidam8022 5 жыл бұрын
Amaadin12 amiin anigaba waa adeerkeey
@amaadin12
@amaadin12 5 жыл бұрын
Faida M man sha allah abaayo
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 5 жыл бұрын
Halyeey somaliyeed Fanan muwadinimo leh o dalkisa jecel
@cabulqaadirwaaruntaahakabi3422
@cabulqaadirwaaruntaahakabi3422 5 жыл бұрын
Waar ninyahow jiirteenaa isku taalee waan kaa naxeynaahe ka laabo fisqigaan hadiiba ilaahey nolol kugusoo gaarsiiyey nasiibaad leedahay ha beerdareyn nasiibaad leedahayey waa meeshaad ka towbad ka keeni lahayd
@aryanali6527
@aryanali6527 5 жыл бұрын
Legendary 👏🏼👏🏼
@mahadismaelhashi8851
@mahadismaelhashi8851 5 жыл бұрын
Qofka fananka waraysanaya ma raxwaynbaaa waraysi xumaaa uf
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 4 жыл бұрын
Salaad derbi muse biixi horta marka hore hargeysa madaxweyne uma aha. Kow xamarna muuse waxa ugu danbeysey 1982 adeer halka anku saxo
@omarnuh
@omarnuh 5 жыл бұрын
Yaasalaam: Legend Salad Mohamed Shardi. [Saad Derbi.] Xidig sanaayee. Heesahaa Salaad Derbi way tira badnaayen waxayna wada ahaayeen Super Songs. Heesihiisa ubadana waxa uu laqaaday saan filayo Waberi Legend Boqoradii Codka Sawtu Raxma. [Halima Khalif Omar Barre, Magool.] Aun.& Saynab Cige,*Qabrigii Jacaylka.* Habeenka uu katumaayo Salad Derbi [Hotel Alcuruba Night Club,Juba and Jungleska Aaboow aabe sida loosoo Shamuumaaye lee, Biistana waa Tira beelee.] Bileetigana,Ticketka Ruux Nasiib leh umbaa hela. Heesihiisa waxaan ugu jeclahay Heestan uu yiraa [waa Halis Jacayloo Anuu igu horeeyee, waa Hodiyo laayaan Dadku wada hodeeyoo kuu hooya iilkee. Inaan Hagar la'aan hoo kuu Iraahdiyoo inaan kula Hareer maro yaan kala Hubsanayaa,Dalmaroow, Dhigimaayo Tuutaha,Maanta geedka Caashaqa aan kagoostay laamee and so on, i would like to hear iyadoo Orginal ah.] oo ay Tumayaan Ex-Waberi.*Salaad Derbi *Heesihiisu maba kala dhacaan. We were Nation jira. Waberi Legends are unforgetable.waan Uxiisay National Teather, Fiyorihii.12:18pm.zondag.25november.2018.holland.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Ilaa ciribta hoosiyo tinta caaradeeda cad xun ku arki meyside waa curad ninkii dhalay mahad looga celiyo iyo beeni raad maleh labada waa ka horeeyeen kacaankii salaad waberi kahor ayuu heesi jirey
@bashirmoalimmohamud1138
@bashirmoalimmohamud1138 2 жыл бұрын
Waa bililiqayste boobkii hantida qaranka qaybtii ugu badnayd u qaatay khasatan mashruucii kaluumaysiga ee japan talaajadihiisii iyo baabuurtii talajajadaha u qaatay iyo mid khaas ah dad shacab ah laahaayeenba u qaatay
@alfaalfa3165
@alfaalfa3165 5 жыл бұрын
Durdur media kuwa jooga layabanaye kana kasiidaran oo xaara wariya majiro
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Iyo dhamaa heesihii ku jray qabrigii jacaylka ee singub sameeyey agtara uu ka ahaa isga iyo saynab cigge
@kingdahir8527
@kingdahir8527 5 жыл бұрын
War heedhe 😃😃 ceydiid maxaa ka qaldan wlh wariye ma tihid dheh uff 😞😞😞
@waakomedia9861
@waakomedia9861 5 жыл бұрын
Salad darbii legend of
@waakomedia9861
@waakomedia9861 5 жыл бұрын
Salad darbii legend
@dhuuxali9846
@dhuuxali9846 5 жыл бұрын
War kani wariye maahee microphone ka qaada please? Fan iyo Fanaanka waxuu ku macaanyahay qof aqoon u leh inuu wareysto si taariikh dhigaal leh looga reebo Dadka tiirarka dhaqanka ummadda awal u ah .
@bashiirmursalmohamuud4422
@bashiirmursalmohamuud4422 5 жыл бұрын
Meel ninwayn lagu waraysto maahan meshaan wariyane meshaan ma joogo
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Weriye ayaan layaabay hhhhh maba xishoonayo
@Wonderer224
@Wonderer224 5 жыл бұрын
Wadaad ku sheegyadu waxay la dagaalamaan hiddaha soomaalida. Halka ay carabtu fankooda qiimeeyaan wadaadada soomaalida waxaa lagu yiraahdaa hiddihiina iyo fankiina soo burburiya.
@Mohamed-Taagane
@Mohamed-Taagane 6 ай бұрын
Wariyahu inuu fanaanka meeshaan buuqa ku waraysto maahayn
@xidig25
@xidig25 5 жыл бұрын
Video ga Editing ku samee qeybaha uu fanaanka ku dhahayo jooji, tusaale ahaan marka ay dadka idiin imaanayaan idinkoo barnaamijka ku jira. Hadda ka dib marka aad videos soo galineysid bartaan KZbin ka wll waxaad sameysaa ka hor inta aadan soo galin video's ka daawo!!
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
Soomaalida wadaniyiinta ah ee midnimada jecel like ta igu muujiya
@bireeyegr643
@bireeyegr643 5 жыл бұрын
Odaygu miyuu bukaa cadkii baa ka tagay
@messilio8788
@messilio8788 5 жыл бұрын
Mohamed salaad shardi waa Fanaan qaran waa nin militari ah Waxaa ku duugan taatikh Lama ilaawan ah Waa mid aan ku faani karno alweys Waxaan aa ofa xumahay wareysiga Siduu u dhacay io cunugaaaan Mooska io caanaha ka dhargay Fanaanka Siduu u fadhiyo io Wariya siduu Isku habeeyay ciso ma jirto Ilaa Mugdigaan saan u dhaqmaayo fakin Istupid ah Wlhi ma dhameysan cz waa reer miyi Aan Dhaqan laheyn 😡
@hassancabqari9520
@hassancabqari9520 5 жыл бұрын
Senior interviewed by junior.
@abdulljama4591
@abdulljama4591 5 жыл бұрын
Waaaba neef wariyahan mxy tahau erayada uu sheegayo
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
waruntiis adeer runta usheeg soomali iibaankay beeleene ninkii yimadaba lama sugayo mucarad ninmo cay bay dabada ugalinayaan hobalada laga arkaa wax caqli leh soomalida
@HassanMohammed-eb7dv
@HassanMohammed-eb7dv 5 жыл бұрын
wariyahan qibrad maleh
@Mcabdi134
@Mcabdi134 5 жыл бұрын
wariyaha ma'uusan ixtiraamin fanaanka qaabka uma bogin xaqiiq qaabka uu u wareeystay
@ojama1328
@ojama1328 4 жыл бұрын
Fanaanka Muuse Biixi wuxuu ku qaldayaa qofkale.. Gabayga Guuguulena waa Ismaaciil Mire weeye ee maaha Cali Dhuux. Weriye aan wax saxayn waa sidee xaalku
@MohamedSalah-rk3sp
@MohamedSalah-rk3sp 5 жыл бұрын
Wariyuhu waa dibi caadi ah caku ilamahan weriye ku sheegaa
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
Mohamed Salah lol @ Dibi
@shamsamuxumad1729
@shamsamuxumad1729 5 жыл бұрын
Kkkkkķk wad iga solisay
@MohamedSalah-rk3sp
@MohamedSalah-rk3sp 5 жыл бұрын
@@abdirizaqshire2627 sxb wlhi ilmahan aad moodid in mas wada qaniinay waxaaba qalad aheeyd inuu wareeysto legend kaan ciilbuu igu dilay
@MohamedSalah-rk3sp
@MohamedSalah-rk3sp 5 жыл бұрын
@@shamsamuxumad1729 caruurtan waan nacay weriyaha sheegto
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
Mohamed Salah waan kugu raacsanahay
@sharmanfaysal9763
@sharmanfaysal9763 5 жыл бұрын
Mesha wariyo majogo qibrad maleh fanaanka tariikh kashekey ayaa dhahday isagoo wado ayaa ledahay milateriga markuu kashekeynayey xaga iyo fanka nakeen kullahaa
@roblemaer4834
@roblemaer4834 5 жыл бұрын
Su’aalo Shabaab u soo dhiibtay buu weydiinayay.
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 5 жыл бұрын
Mesha aan kaxanaaqay baa taasa Shekada militryga miyan kusocon wariyaha
@bashiirmursalmohamuud4422
@bashiirmursalmohamuud4422 4 жыл бұрын
Fanaanka madan sharfin meel buuqa waraysiga uga qaaday Midkale waraysiga raxadaa kaqaday meesha wacyi galin miyaa u tiri Fanaanka waxaa raaxada uga qaaday meshaaas soo dambi ma ahayn Adeer waraysi sidaa uqaaday waa hab aan wanaagsanayn sharaf badana kama muuqato marka waxaas oo kale lama soo fago ileen adiguba heeso un baad kawaraysanaysaa ee quraan uma marinaysid
@alruqyahmediatv2389
@alruqyahmediatv2389 5 жыл бұрын
Cilaajka Jinnka Sixirka Qolka Somalia AlRuqyah AlShariah Hadii aad rabtit alruqyah alshariah nala soo xariir 0031686450011 viper imo whaps tango snp nala sooxariir xarunta cilaajka jinka sixirka isha telefoonka leenka 003180396849 iyo skpye somalia.islamic wa shukran
@kulmiyek5163
@kulmiyek5163 5 жыл бұрын
Sixid gaabayga Guuguule Ismaail mire ba leh
@shuceybhassangurrey9147
@shuceybhassangurrey9147 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh habar gidir sheegan maahyo. Hhhhhhhh Fanaan kudayasho mudan nin shaqaysta aadbuu u wanaagsana kaligiis maaha Waxaa lamid ahaa maryan mursal ciise ayaduna way xamaalan jirtay, qofka bili adamka waxuu qiimo ku leyahay in uu xamaasho
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
inagu isma sheeg shewgno ee dadkaa nasheeg sheega sidaad hadda noo shegshegeyso ookle
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
Abgaal waa daran ilaa hadda waa iska cawaan
@xalanefarah3116
@xalanefarah3116 4 жыл бұрын
War waxaanu mahan weruye weriyaw xaalqaado qashin
@iiddaroor9426
@iiddaroor9426 5 жыл бұрын
Waar muuse bixi miyuu kuriyooday salaad derbi xilimuu arkay kkkkkkkkkkkk mise intisii yarayd ayuu kutuurtay ee uu derbi kulabaxay
@abdhiroabdulaahi4554
@abdhiroabdulaahi4554 5 жыл бұрын
Salad darbi sacdiyo siman fanankeey iha racda 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆
@abshirali313
@abshirali313 5 жыл бұрын
Xarardheere waa gobolka Mudug
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
Kan wariye ma aha war soomaalidu waayahaan were la aanbey u dhibantay
@mahirmohachenal9066
@mahirmohachenal9066 5 жыл бұрын
Waxaan wariya miyaa hada war dadkaan anshaxa wareeysiga hala baro duliga
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 5 жыл бұрын
Kan wariye miyaa
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 5 жыл бұрын
Waxaani wariye maha
@hoosweyneweyne3137
@hoosweyneweyne3137 5 жыл бұрын
idaacada kulmiye heerkeed uu ka turjimaa wariye BoocBoocwaxa kasiidaran inta hadalxumi idaacadan u dishay Guurewaa nin iska xanuunsan marne mooryaan ah
@ismailali677
@ismailali677 5 жыл бұрын
axsan fanan salad darbi
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Waxaa aad u jeclaa heestii dalmaroow waad dooqonowdee magool iyo salaad baa wada qaadi jiray iyo hibooy kaama hagar la aynee
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 5 жыл бұрын
Nacamle soomaali wey Kala tagtey ee riyada ka toos
@gamayare2767
@gamayare2767 5 жыл бұрын
Wadani_jecel_dalksa_iyo_dadkisa iga dheh
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 5 жыл бұрын
Wariye lugu qasaray
WARKA DUHUR EE KNN 22 7 2024
17:02
KNN
Рет қаралды 478
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Salaad darbi Iyo Safarkiisii Soomaaliya
10:10
Dalsoor
Рет қаралды 22 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 5aad
15:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 692 М.
Xasan Bariise - Waayihii Dalka iyo  wariyihii ugu weynaa Dalka
55:56
Barnaamijka Tacsida Marxuumad Saynab Xaaji Cali (#Baxsan)
25:28
WARKA SUBAX EE KNN 22 7 2024
16:58
KNN
Рет қаралды 3,1 М.
Salaad Maxamed Derbi Iyo Saado Cali Warsame 🔥Iyo Heesta "SIYAARO"
7:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 195 М.
BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGAANTA SALAAD DARBI 30 11 2018
48:00
Hamdi Jirow
Рет қаралды 14 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН