XIDIGTA KISMAYO - FATXI NUURA | JAWAAB IYO HUB CULUS | GOORMUU WAX TARI JIRAY | 2018 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 739,861

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

6 жыл бұрын

YARTA UGU SHIDAN SILSILADA
IYO WACDARO IYO WEERAR CUSUB ..
official music video 2018
....................................................
GEDGADDOONKA HADALKA AH
YARKA SOO GUDBINAYOOW
RAGGA GABAGABEEYEE
GUBA AY U XIDHANTAHAY
GARASHADA KA BAADH BAADH
GOORMUU WAX TARI JIRAY ..
SILSILADDA TAARIIKHDA GASHAY
QAYBTA 16 - XIDDIGTA
KISMAAYO FATXI NUURA
OO ADEEGSATAY HUB CASRI AH..
SILSILADDA - WAXAAN GUULLE
KUU QORIN OROD LAGUMA GAADHO..
……………………………..
JAWAABTA - HEESTA 15
EE GODOBTA ADIGAA GALAY
AADAN GALAYD ..
KISMAYO VS LAASCAANOOD
KISMAAYO / JIGJIGA VS HARGEYSA
.................................
 EREYADA: ABWAAN: CABDULLAAHI XAWAYAAN
 LAXANKA: USTAAD JINNI I SHUMI
 MUSIC: HENOK ATLABACHEW
 CODKA: XIDDIGTA KISMAAYO: FATXI NUURA
 EDITED AND PRODUCED BY ABD ASKARI
 ©ABDIASKARITUBE 2018
...............................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 000
@somalichannal3967
@somalichannal3967 6 жыл бұрын
Nabigena kusaliya scw
@bulshaawistudio4647
@bulshaawistudio4647 6 жыл бұрын
Xamari Abdi scw scw scw scw scw scw scw
@nashaadmohamed1076
@nashaadmohamed1076 6 жыл бұрын
Xamari Abdi Scw
@zakiyahlifesteyllifestyle3091
@zakiyahlifesteyllifestyle3091 6 жыл бұрын
Scw
@halimamashur3013
@halimamashur3013 6 жыл бұрын
Xamari Abdi scw scw scw
@hooyomaryaangabadheda1659
@hooyomaryaangabadheda1659 6 жыл бұрын
Xamari Abdi scw scw plz huuno subanahena meshan haku xusina
@hidaayaahmed1178
@hidaayaahmed1178 6 жыл бұрын
Silsiladii ahaa ar wllaheyga sidaan baa ula socotaane adinkoo mhdsan igu saliya xabiiibkena Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@fartahajji3192
@fartahajji3192 6 жыл бұрын
scw scw wllo ilaahey ka baq meel music lagu haayo xabiibkeena kadaaa itaqulaah
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 6 жыл бұрын
hidaaya Ahmed scw scw
@hidaayaahmed1178
@hidaayaahmed1178 6 жыл бұрын
Farta hajji wllo wxii dambi ah Allah nga caafiyoh lkn in saliga nbiga la badiyo fcnthy
@ifkas3080
@ifkas3080 5 жыл бұрын
hidaaya Ahmed scw scw scw
@nagiboy3208
@nagiboy3208 5 жыл бұрын
Hidaaya ahmed Wll mcn Qoraalka iska sax Igu Saliya mise igula Saliya NM Any way SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💓💓💓💓
@saalimnaaji1273
@saalimnaaji1273 5 жыл бұрын
Ragii gabagabeeyee guba ay uxidhantahay garashada kabaadhbaadh ka horleeerxo adeer waad garan rageese ❤❤❤❤
@nasradahir4354
@nasradahir4354 6 жыл бұрын
Qofki 18 ayan ahay tolkeygow liketa
@mahdimuhudin4742
@mahdimuhudin4742 5 жыл бұрын
Welcome sil salad kale
@AyanahmedQueen
@AyanahmedQueen 6 жыл бұрын
War love isara walashiin cunee qofkii 45 baan ahee😡😡😡 from kismaayo al dirgax baan ka socdaa loveka wan is taahilaa love mesha rabtan ka keena😂😂
@ahmedgaraad6657
@ahmedgaraad6657 6 жыл бұрын
Ayan ahmed Queen1213 ❤💘💔💖
@abdirahmanducesane2377
@abdirahmanducesane2377 6 жыл бұрын
Ayan ahmed Queen1213 ❤❤❤ waakaasaaye qado😂
@taliyelibaaxdhansade6238
@taliyelibaaxdhansade6238 6 жыл бұрын
Ayan ahmed Queen1213 kismaayo reer dirgax maleh ee waa magaalo MJ see weeye lkin love wad igu leedhy.
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 6 жыл бұрын
Love anaapa kgu aH 😍😍😂😃
@dun-soomaalidun-soomaali4280
@dun-soomaalidun-soomaali4280 6 жыл бұрын
Dirgax gabadh halayga siiyo waa durriyaddii reer sh. Isxaaqee
@mohamedabdi9557
@mohamedabdi9557 6 жыл бұрын
Fatxi nuura iyo my city kismayo iyo kistaaada adeeer reer kista oo dhan baa kuu sacaba tumayaaaan horey usoco
@edebsanofficiall446
@edebsanofficiall446 6 жыл бұрын
Waba layga so horeeyey Wow fadxa nuura fanand qaaliya silsilada xiiso leh mhdsanid Abdiaskari rer hargeisa hadad tahy liketa ha ila dhaafin 😍😍😍😍😘
@ismakadie7155
@ismakadie7155 6 жыл бұрын
manta qofka lbaad ayaa noqdey aniga waxaan ku hystaa abdi askri tupe xayeysikisa dadka igula hysto likta igu qapta
@fardowsamohamed6824
@fardowsamohamed6824 6 жыл бұрын
isma Kadie waan ku wada heesanaa
@ismakadie7155
@ismakadie7155 6 жыл бұрын
Fardoswsa Geldoon indhaceeel aniga ninkaan waxnba amensnhy hestaba inuu askba kala wado hduu jrin mba scon lhyn waa funy cabdi askri
@salmaabdi3510
@salmaabdi3510 6 жыл бұрын
Isbuucan Anaga Goobtaan Heesano Halla Reer Kismaaayo😍❤️💪
@abdullahijama9213
@abdullahijama9213 6 жыл бұрын
salma abdi yaa ka hadlikara taas
@salmaabdi3510
@salmaabdi3510 6 жыл бұрын
ABdullahi JAma cidna
@nasrocabdulahi1763
@nasrocabdulahi1763 5 жыл бұрын
Waaaasidaa salma ❤❤❤❤💓💓👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👊💪💪💪
@alialagily2281
@alialagily2281 5 жыл бұрын
Ilahay. Ka. Baqa. Oo. Iska. daya. Hesaha. Iyo. Saliva. Nabiga. Aad. ISku. dhaxwadan
@wadanihuubaysan1142
@wadanihuubaysan1142 6 жыл бұрын
Kismayo my home jawbti may celiyen inta kismyo ila jogta lik igu qabta
@farhaankaka2004
@farhaankaka2004 6 жыл бұрын
Qoftaan. Wey sidan taheeeee Wlcm to fanka asxbta inta ila aragtayin eeey shidan tahay liker waa dhankina
@legend-nc3wu
@legend-nc3wu 6 жыл бұрын
Reer kismaayo iyo reer Afmadow aadbaan u jaclahay waa dad gob ah
@hassanjuba9624
@hassanjuba9624 6 жыл бұрын
Abdullahi Hawayan yaa igu raacsan inuu yahay hogaamiya silsilada 👌👌👌👌
@amiishaluula1110
@amiishaluula1110 6 жыл бұрын
Aniga kugu raacsan
@mrshandaqiiqo2320
@mrshandaqiiqo2320 6 жыл бұрын
Hassaan Abiib hadilley maad ogaatey baacow
@kawsarmohmed3241
@kawsarmohmed3241 5 жыл бұрын
benale
@bederjama2061
@bederjama2061 4 жыл бұрын
Aniga kugu raacsan koojka meesha 🤣🤣👌
@axmednaasir5637
@axmednaasir5637 4 жыл бұрын
Anigaa kugu racsan
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 6 жыл бұрын
From jubaland kismayo gantaalo wax tar leh iyo codmacaan jubbaland udaa viva dirgax
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 6 жыл бұрын
op boqordeyda jubalnd anika grbkey tahy madamn ahy rer butlnd ina dertey qliya hore usoco xbbti love u fatxa nura waw
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 жыл бұрын
Abdi Askari tube aad baan kuu taageeraa silsilada adaa noo macaneyey ❤❤❤❤❤
@vibesfc77
@vibesfc77 6 жыл бұрын
Ereyada 💯 Laxanka💯 Codka💯 Musica💯 Inaba caadi maaha ❤
@MohamedAhmed-vc1tx
@MohamedAhmed-vc1tx 4 жыл бұрын
Ciise Nasiib 😂😂
@daahirfarhan7662
@daahirfarhan7662 6 жыл бұрын
axsan cod fananadan waan ku hiistaa asxabta yaa igu racsan lik
@ramlanuur9372
@ramlanuur9372 6 жыл бұрын
Kismayo waa gobolka ugu jeclahay gobolada somalida
@khadijaxassan1227
@khadijaxassan1227 6 жыл бұрын
Ramla nuur kula mid ban ahy ana
@nagiboy3208
@nagiboy3208 5 жыл бұрын
Ramla E khadija welcome to kismaayo caday
@fatushahmed162
@fatushahmed162 5 жыл бұрын
@ciiseururshe5968
@ciiseururshe5968 5 жыл бұрын
Ramla nuur kismayo calanley ayan ugu jeclaahay
@sofiaahmed2862
@sofiaahmed2862 5 жыл бұрын
kismayo waa gobolka ugu jeclahay gobolada somailda
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Alla waan garanayaa my queen fatxi nuura ♥️👑😘 Viva abwaanintayada
@KaderHussein
@KaderHussein 6 жыл бұрын
Nasra Luzza Hhh daris miyaad ahaan jirten talow nasraay
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
moha dhal ogaaden 😂 😂 😂 may aabo reer Kismaayo iyo reer muqdisho ayenu kala nahay balse si kale Baan u garanayaa 😂😂😂
@ahmeddayaxdx9637
@ahmeddayaxdx9637 5 жыл бұрын
Nasra Luzza anga garanayo qoftan oo daris aheyn
@nafisanaftaa2963
@nafisanaftaa2963 6 жыл бұрын
1Fatxi😱 2 Suldaan Seraar👌🏽 3 shaadiya Sharaf👌 3Nadiira Nayruus😊
@mohamedabdiofficial3327
@mohamedabdiofficial3327 4 жыл бұрын
Nafisa runtaan kuugu jeclaade lkn fatxi suldaan kahormari
@khadarmaxamud397
@khadarmaxamud397 6 жыл бұрын
Inta abwaan sujuu taageerta liketa isku muuji 👍👍
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 жыл бұрын
Heestani runtii wan kahelaay 5 saano kadib dib oo dhageesa 2023 wa fursad ween oo Alla siiyo Atoomihisa
@shakrahagie8500
@shakrahagie8500 6 жыл бұрын
Nice Cod mnsha,allh wad shidanthy horay usii soco 👉👉👉
@khadramataan2653
@khadramataan2653 6 жыл бұрын
Kismaayo kujecliyaa
@qaalimaxamedjaamac7835
@qaalimaxamedjaamac7835 6 жыл бұрын
Khadra Mataan
@blackqueen204
@blackqueen204 6 жыл бұрын
First ❤️❤️❤️ Happy Saturday morning
@mustafmustty3035
@mustafmustty3035 6 жыл бұрын
waan sugayeey in magaaladii ann ugu jeclaa dalka gawar khatar ah ay ka soo booddo. guuleyso ruuna cadeey lots of love for you from Canada asalka reer jubbada hoose
@dekaqueen20abdi91
@dekaqueen20abdi91 6 жыл бұрын
Wa xidigdi Kismaayo wooow Fatxi Nuura Iyo Kismaayo oo wacdara culus kadhigay SILSILAADDA ABDI ASKARI TUBE WA GARSORAHA SILSILAADDA
@dekoosman22
@dekoosman22 6 жыл бұрын
Silsilada guusha ine hablaha kuso biya shuban doonta yee shaki uga jirta Viva gabdhaheena 👌👍👌👍👌👌
@AbdiweliHassan7
@AbdiweliHassan7 6 жыл бұрын
Codka silsilada 1.. suldan 2. Nadiira neyruus 3. Fatxi Nuura Inta igu racsan like👍👍👍
@MohamedAhmed-vc1tx
@MohamedAhmed-vc1tx 6 жыл бұрын
HANAD Hasan nadiiro niikiso Waa number 3
@AbdiweliHassan7
@AbdiweliHassan7 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Nio aniga 2 ba siyay hh
@MohamedAhmed-vc1tx
@MohamedAhmed-vc1tx 6 жыл бұрын
HANAD Hasan fikirkaagu Waa midnkhaldab baan ku leeyahay Kk 😂
@AbdiweliHassan7
@AbdiweliHassan7 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Nio naagtaas niikada ku siyay Kalay adi ree kisamayo miya tahay kkkkk
@qm808
@qm808 6 жыл бұрын
HANAD Hasan sax
@qadafinuur
@qadafinuur 6 жыл бұрын
gad gadoon ka hadalka yarka soo gudbinayoo raga gaba gabeeye guba ay uxidhan tahay garashada ka badh baadh walahi way faantay ogadeen asala iga dhe
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
Abwan Abdilaahi xawayaan runtii Erayadiisaa Asal ah 5somalia hori ugu fanay hadana hablaha ayuu toos u difaacay Abwanku waa dhashii sayid Mohammed cabdule xasan 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 Abwaan Abdilaahi igeeya 😍
@HAMZAABDIWAHABIBRAHIM
@HAMZAABDIWAHABIBRAHIM 3 ай бұрын
Ninkani waa Rer Isaaq
@HAMZAABDIWAHABIBRAHIM
@HAMZAABDIWAHABIBRAHIM 3 ай бұрын
Waa rer isaaq
@shammussa3141
@shammussa3141 6 жыл бұрын
Kismayo thats my home place 😍😍😍😍😍😍😍
@libangarbshey9482
@libangarbshey9482 6 жыл бұрын
sham mussa sham tii aan aqanay miyaa qoftan....
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Mashallah she has an amazing voice ♥️♥️♥️♥️♥️💐💐💐💐💐💐 Jigjiga♥️♥️♥️💯💯💯 Muqdisho♥️♥️♥️♥️💯💯💯 Kismayo♥️♥️♥️♥️♥️☝️☝️☝️💯💯💯💯🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴
@fadumoabdiqani4297
@fadumoabdiqani4297 Жыл бұрын
alla hees iga dheh
@abdulazizabdulkadir7747
@abdulazizabdulkadir7747 6 жыл бұрын
Asturnaanta gabadha waa maasha Allah. Silsiladdu waxay ku wacan tahay inaan loo leexin silsiladihii hore ee guba iyo hayb gaar ah ee ay ku ekaato labada saf oo qaarna wiilka silsiladda bilaabay la safan yihiin qaarna kagasoo horjeedaan. One love all Somali.
@mhasanadan2395
@mhasanadan2395 6 жыл бұрын
Mansha allah wey xijaban tahay inanata inatasa i qancisay huno hore o soco
@abdinurahmed6182
@abdinurahmed6182 6 жыл бұрын
Waad mahadsantahay hadaad sawiradii xuma ee naagaha ajaaniibta ah aad ka daysay muqaalada, xaqiiqatan aad ayaan udhibsan jiray anigu horta dadka kalena ineey dhibsanjireenaan umalynaa. Mahadsanid bro Askari
@taloreally873
@taloreally873 6 жыл бұрын
Fatxi quruxey horay usoco Hees shidan muqaal shidan Well done abdi askari tube
@xidigaqarniga9284
@xidigaqarniga9284 6 жыл бұрын
Gadgadonka hadalka yarka soo gubinayaw raga gabagayee guba uxidhantahay garashada kabaadh baadh ax yaa hees lkn guba ninka ooda kaqaadayaa waa ani soomalaay😍😍😍
@drdhobo1334
@drdhobo1334 6 жыл бұрын
woooowwlhi fadxi halkeeda ayay dhigtay laxankii heestu asal ahaan lahayd way dambaysaa dheeli'''''''' waaa inoo iyo jawaabta xidigaha geeska
@ayaaanali8649
@ayaaanali8649 6 жыл бұрын
Viva kismayo
@jallam
@jallam 6 жыл бұрын
waaaw yartani heesta iyo laxanka halkeedi bay dhigtay codna waa leedahay Xidigaha geeska ban sugnaa
@ibtisaamcadeey6399
@ibtisaamcadeey6399 6 жыл бұрын
Gabar oo ninkale qabo ino cashaaq kugalo gar miyat uledahay wa sual da weeyn hubka silsilada fatxi nura iyo Nadira neeyrus 👌👌👌👌✌✌💞💞💖
@gaazyare3278
@gaazyare3278 6 жыл бұрын
Awowgiin lagubyee love saara waa indertey gabdhuye kkk 👏👏👏👏
@dahabjecely9966
@dahabjecely9966 6 жыл бұрын
Ma sh aalh waalshy qaali fataxi nuura Ilaahay haku xaafiido insh aalh
@dekaqueen20abdi91
@dekaqueen20abdi91 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh runti wax baa kadhacay wagarey Wa LA yaab LA fanaan. Fatxi Nuura kawa Riga
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw fanaan reer kismaayo caaaawa igu horeeeeso walhi sooodhawoow my queen jecliya dhulkeeeygi kismaaayo Waan uxiiiise walhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏
@inamoh3343
@inamoh3343 6 жыл бұрын
Gaari uu ninkale qabo inu cashaq kuu galo gar miyad uledahy?.....wow suaashii ugu mudnyd intii silsiladni ay socty😍 iyo fanand shidan horu mar wacan hppti😍👍👊kismayo
@KaderHussein
@KaderHussein 6 жыл бұрын
Aad bn ooga sodaahay Wn sugaayay heestn Hes kalakacsn Gabar dagan oo cod mcn
@mrgaxwo373
@mrgaxwo373 6 жыл бұрын
Nadiira neeyruus ila hada lama hayaa wax ku cod ah xitaa soo dhaweeyaa 🤗
@salmanuk1218
@salmanuk1218 6 жыл бұрын
saxiibka bulshada somaaliyed CABDI ASKARI aad iyo aad ayaan kugu mahad celinayaa codsiga aad iifulisay sxb aan ku faano ayaad ii tahay somali oo idil eey ku faanto mahadsanid walaalkeey Qadarinta aaf isiisay
@user-of3vw1ru4m
@user-of3vw1ru4m 6 жыл бұрын
Mnsha allh gabadhu cod macnaa😍😍
@zahraabdullahiali3414
@zahraabdullahiali3414 6 жыл бұрын
gadgadoonka hadalka yarka soo gudbinayoow ragga heeee😍😍😍
@somalimodelstyles2407
@somalimodelstyles2407 6 жыл бұрын
Kizmanyo wle waxkle waye😂 group isman madow dad haya wale 😂💯❤
@queenofsomaliland1872
@queenofsomaliland1872 6 жыл бұрын
Jwb iyo badh lkn codka gabdhan ayaan ku haystaaba alle haw barakeeyo maasha allaah nice voice queen
@abdulghanimohamed7669
@abdulghanimohamed7669 3 жыл бұрын
Cabdi askar waa ka xarakadiyaa wariye caadi ma ahan commercial si fcn buu u samayn yaqaan , xidigta kismaayo my favorite cod iyo muuqaal ala yaa cizak noolow fatxa nuura .
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 6 жыл бұрын
wale silsilad tariikhda gashay noqotay axsan murti
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Waaa qoftiii ugu cod mcnayd dadkii soo jawaabey sax
@wadanihuubaysan1142
@wadanihuubaysan1142 6 жыл бұрын
Fatax nura cood uu kugu dhamday xaqiiqdi Xabiibti qali
@kamilali9178
@kamilali9178 6 жыл бұрын
waxay ila tahay inay heestaan fatxi ku xirmi doonto silsilada iyo abwaan xayawaan👏👏👏👏👏
@sacdiyodhaladogaden4962
@sacdiyodhaladogaden4962 6 жыл бұрын
Silsiladaan ogaden baa soo afjari doonn 🤣😍✋
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Hhhh mar hadey iyagu biLapen gar soorna ka yihiin waxan sugnaapa waa og🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ataashchannel71
@ataashchannel71 6 жыл бұрын
Viva darwiishka 😍😍😍😘
@princesshani4012
@princesshani4012 6 жыл бұрын
Waaw my city my mader land kismaayo cadeey kuuxiisay dhulkaan jeclaay ina abti horay usoco waankuusacaba tumaanee tageera buuxa my dhulkaa kubarbaaray
@nuuneyuusuf3280
@nuuneyuusuf3280 6 жыл бұрын
Wlhi waa gantaaladii ugu kululaa Silsiladan Cadi ma ahan Waa IGA gadantahay heestaan
@quensamra7989
@quensamra7989 6 жыл бұрын
wòow wali waxaa cad inaan fankii soomaliyeed meel fiican joogo abwaaniina aan haysano cabdiaskari mahadsanid saaxib waad noo macaanaysay silsilada
@jamaladem9945
@jamaladem9945 6 жыл бұрын
Cadi maha xayeysintaaba ideeqday waxan u malaynayey ninkii ogu danabeyay baa furfuray silsilda baan maqlay oo waxan is dhahayey hadii la furfuray silsildii shekadii inay dhamatay
@hubiahmedsheikh6591
@hubiahmedsheikh6591 5 жыл бұрын
codkaa100 stykaa 50 labiskaa 50 fathiyey hore usocoo
@cabdixamiidmaxamuud9442
@cabdixamiidmaxamuud9442 6 жыл бұрын
yartan reer kismaayo way shidantahy axyaa wllhi barteedii ayay dhigtay Soo dhawaada reer kismaayo wllahay aanu jecelnahy
@barotech4015
@barotech4015 6 жыл бұрын
Oo KismanYo Ma fanaanin by Leedahy Horay U Soco Wlllo 😁👏👏
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 6 жыл бұрын
Moha hukun 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hamdicadey3935
@hamdicadey3935 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh haaaaaa
@lacagjacel6527
@lacagjacel6527 6 жыл бұрын
Moha hukun hada iska arag
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 6 жыл бұрын
Moha hukun.. Sowtu raxma aan horey codkeeda mcn oo kale loo maqal baa kasoo baxdey😘
@saalimcumar1960
@saalimcumar1960 6 жыл бұрын
Moha hukun Maya lkn waa iska Heesnaa cml Allah maxa iska hadashe malaha kismayo tuula Umalesa hhhhhh kaaftan. Com Hada xanaqdof 😁😁😁😁😁😁
@hanad5354
@hanad5354 6 жыл бұрын
Ragi gabagabeeye. guba ay uxiranthy waa Ogadeen tana Ogadeen Ba so afjari
@limaamang4al94
@limaamang4al94 6 жыл бұрын
Cabdulaahi xayawaan abwaan caadiya maa han gacan ayaan u taagay
@habooncabdixakinxasan6848
@habooncabdixakinxasan6848 6 жыл бұрын
waw wan ku fana magaladayda kismayo fananad jirta fatxa
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 6 жыл бұрын
Gaari uu nin kale qabo inuu caashaq kuu galo gar miyaad uleedahay???!! Waa su'aal iswaydiin mudan ..Waa boqoradii Nayruus badashay xaga hogaanka silsilada.
@salmohooto2662
@salmohooto2662 6 жыл бұрын
War cadaadey cml
@taliyelibaaxdhansade6238
@taliyelibaaxdhansade6238 6 жыл бұрын
Haliish Kali hubka culus in saa layskugu rido raali maa katahay
@daadirdaacad4836
@daadirdaacad4836 6 жыл бұрын
Haliish Kali waa sidas
@KaderHussein
@KaderHussein 6 жыл бұрын
Mxaa kale gar wn uleehay Wn suga ilaa inta lagasoofurayo Hhh caashaq baa ciilay halayaabin
@MohamedAhmed-vc1tx
@MohamedAhmed-vc1tx 6 жыл бұрын
Nasiima niikiso tan aya igala Fiican
@abdisamaddheere9765
@abdisamaddheere9765 6 жыл бұрын
Kismayo meesha soo gashay Hayaaaay.. KISMAYO😍
@sabriinadiamond8089
@sabriinadiamond8089 6 жыл бұрын
rer kismaayo way ka baxsadeen jwbta gabdha mash allaaah alle cod waa siiyey😍😍😍
@hamdihassan8500
@hamdihassan8500 6 жыл бұрын
Gaari uu ninkala qabo inuu cashaq kugalo garmiyaa uledahay saxiiix fatiixa💋❤❤❤😍😍
@xurriyo16
@xurriyo16 6 жыл бұрын
Gabdhuhu waa wada Asal❤😍🤩😘 lknse Ragga waa eber laga reebo Suldaankan goomaha dhuuban le👌👍😌
@shukriahmed3255
@shukriahmed3255 6 жыл бұрын
Aniga wn ku haysata xamaasada heestan ❤️❤️❤️
@fatxieapdihakim4099
@fatxieapdihakim4099 6 жыл бұрын
Fanada cusub ee fatxi samidayda wanku salamayaa Nimankii melad naga sartayee Abdi askari tube Xayesiskaga wanka helaa Hore usoco bro Wanku tagersanahay
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaw Cadi mahaa kismanyo cadi mahaa jawaab culus Viva kismanyo 💘💘💘💘💘💘💘💘💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🖤🖤🖤🖤💯💯💯💯🌹🌹🌹💪💪💪👏👏👏👏👏👍💪💪💪💪🌹🌹🌹✊✊✊✊✊👍👍👍👍💯💯💯💪💪
@wertyertgf7546
@wertyertgf7546 6 жыл бұрын
Masha alh kisamayo wan kahelay walshey hosa usoco
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 6 жыл бұрын
silsilada ku heestaa blhi hadd ku heysato farta taag☝
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 6 жыл бұрын
Abdiqani sujuul nagasoo adkee ta soo socota oo hakululaato weerarna ha u badnaato iyo faan 😎😎 Meesha duriyada waa in laga yaabaa
@mohammedbaana5507
@mohammedbaana5507 5 жыл бұрын
sugan lagu garacoo loo diiday Gama oo fan laso gurxamayoo gormuu wax Tari Kara murti iga dheh fatxi I liked you
@geenyadadheer
@geenyadadheer 6 жыл бұрын
Abwaan xayawaan caadi maha wa abwankii erayada u dhibay Nadiira nayruus walhi gbrtan qof lamida maba aragba
@ahmedaidid1570
@ahmedaidid1570 6 жыл бұрын
Kawther Ahmed shaadiyana sharafna wuu u dhiibay
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 6 жыл бұрын
ogaaden viva😍💪❤❤❤❤❤ suldaan nd fatxi wooow waan idin wataaa😍😍😍😍😍
@abdullahiarfa9043
@abdullahiarfa9043 6 жыл бұрын
mucaad dhaashane Sxb Fatxi Iyo Suldanka Reerahoda Soo ogow Qabiil baad kuwalateene😂
@hooyomaryaangabadheda1659
@hooyomaryaangabadheda1659 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk cabdi askari wlhy darta ayan udawada silsiladan 😍😘 axla xayeysis
@ridwaanaskar8265
@ridwaanaskar8265 5 жыл бұрын
naagtan musaqabal insha alha inaan waso ayaan rajanayaa igu duceeya pls ita iga dabaysa
@rayankunkaroon4209
@rayankunkaroon4209 6 жыл бұрын
Woow fatxi nuura kuso dhawoow fanka huuno👐👐👌👌❤
@MaganVideoProduction
@MaganVideoProduction 6 жыл бұрын
Sil siladaan Waa Iga Gadantahay 👌
@lonegirl1550
@lonegirl1550 6 жыл бұрын
Inkastoo xaga codka khaakh ka tahay hadana nice song Waxaa sugaanabah waa jawabtii mid kamida xidigaha geeska somaliland💝☁💚
@kinggarwaal3182
@kinggarwaal3182 6 жыл бұрын
Wxn arki jirney film musalsal ah. Hadana heeso Musalsal . aadban ugu bogey. Masha Allah
@abdimajidabdullahi5878
@abdimajidabdullahi5878 6 жыл бұрын
Fananada kismaYo Fatxi ayaa koobka qaatay silsiladan , Erayada💯 Laxanka💯 Codka💯 Muuqalka 💯
@Barkhad-Films
@Barkhad-Films 2 жыл бұрын
Iyadu codka iyo muuqaalka uun leedahay, laxanka iyo erayada iyo music ga midna maleh
@anu_ali0138
@anu_ali0138 6 жыл бұрын
ABDIASKARI nice chaannnel hore usoco prother iam from BORME
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 6 жыл бұрын
Cabdulahi xayawan hub xulus bad soridey wow viva abwaninta Masha’Allah nolada inbadan & i do love silsiladan waxan guleku qoriin peace and love all of yous
@normaxamudmaxamed3001
@normaxamudmaxamed3001 6 жыл бұрын
Axsan hees lkn waxaa sugnabo waa xidigaha kale iyo sanadooda
@ahmedmguure
@ahmedmguure 6 жыл бұрын
Kismaayo boos wacan ayey ka gashay tartanka viva sislilada qarniga
@booqoradareerogadeniamaxam1206
@booqoradareerogadeniamaxam1206 6 жыл бұрын
Xayeysiskaa iyo commentiga Ayaan ku haystaa runtii mabaa dhagaystoo heestaa. Abdiaskarii nin nool runtii.. gabadhaa cadii maa ahan fananad buuxdo aya tahaay booqorada jubaland sidaas u Astuurnow quruxley❤❤
@hablahawalalkood8061
@hablahawalalkood8061 6 жыл бұрын
Booqorada REER Ogadenia ana adaan kugu haystaaba 😂😂 uuuma
@booqoradareerogadeniamaxam1206
@booqoradareerogadeniamaxam1206 6 жыл бұрын
Hablaha walalkood.. dee walalkana tahee maxaa igaa haysana?😂😂
@hablahawalalkood8061
@hablahawalalkood8061 6 жыл бұрын
Booqorada REER Ogadenia 😂😂dareen baan kuuqadab bal ka warran huno😂😂
@MohamedAhmed-vc1tx
@MohamedAhmed-vc1tx 6 жыл бұрын
😂❤️
@mohamedabdirahmaan4702
@mohamedabdirahmaan4702 6 жыл бұрын
Gabar Ogaden ah baan raadis ugu jiray lkn hadan adiga Ku helay.
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 6 жыл бұрын
Waa sidaa viva kismaayo
@maliboydrip744
@maliboydrip744 6 жыл бұрын
Fatxi shagax nuura Hor igusoco...Wankugu farxaaa. Silsilada dheeraaday adiga kuleh fatxi shagax Nuura iyo Nadiira. Codka manshaAllah
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 21 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
ARAGSAN HEES CUSUB JAWAABTII NADIIRA NAYRUUS LAGU KARBAASHAY 2018
6:54
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 141 М.
sirbahaa kahnaa lahlaa
0:31
Muhammad Tube
Рет қаралды 31 М.
Faadumo ibraahim oo Fashilisay Fanaaniin is Guhaanay
29:28
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 169 М.
Macalinkii Reer Hargeysa Ee Jeclaaday Macalimada Reer Boorama
26:23
Heesta Dalkeygow Kooxda Onkod Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
8:25
Gulled Marso
Рет қаралды 703 М.
Heeso ilaahay Aqbalay oo Horyaal Tv Soo Bandhigay
42:46
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 570 М.
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 13 МЛН
Waka waka 🤣 Which video is the best 1,2,3,4? 🤩
0:13
Adani Family
Рет қаралды 4,8 МЛН
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 2 МЛН