XIDIGTA XAMAR NADIIRA NAYRUUS OO TUUTA U XIDHATAY HARGEYSA |JAWAABTA CABDI YARE |2018 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 3,972,381

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

6 жыл бұрын

Part 6 - qaybtii 6aad
silsiladda waxaan guulle
Kuu qorin orod laguma gaadho..
XiddIgta xamar - boqoradda masraxa
Nadiira nayruus oo xiddigga cabdi yare
Dhulka ku jiiday - gabbaldaye
Maxaa ku daba dhigay gabadh la guursaday..
……………………….
Boorame Garoowiyo
Gaaris Iyo Jabuutiyo
Guryo Samo Jigjiga Iyo
Sool Goonyaheediyo
Giddi Xamar Anaa Daga
........................................
Xamar vs hargeysa
Jawaabta muqdisho
................................
Xidigta Xamar Nadiira Nayruus
Oo Tuuta U Xidhatay Xidiga Hargeysa Cabdi Yare
Jawaab 2018 Official Video 4k
Shanta Soomaaliyeed..
Garissa Djibouti
………………………….
 HEESTA: GABBALDAYE 2018 OFFICAL VDIEO 4K
 CODKA: NADIIRA NAYRUUS
 EREYADA: ABWAAN: CABDULLAAHI XAWAYAAN
 LAXANKA: JINI I HSUMI
 MUSIC HENOK ATLABACHEW •
 EDITED AND PRODUCED BY:
 ABDIASKARITUBE
........................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 3 000
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 6 жыл бұрын
SILSILADDA WAXAAN GUULLE KUU QORIN OROD LAGUMA GAADHO HALKAN KA DAAWO - FULL PLAYLIST - QAYBIHII HORE OO DHAN .. kzbin.info/aero/PLV_Ih5szVsBs0UPYHwep2A-GhFQd89bib
@nimcojamac4687
@nimcojamac4687 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE phh 1
@manuushajeylaani2003
@manuushajeylaani2003 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE ASC wll Cabdi askari wan Ku salamay waxan ahay gabar Somali ah waxa aan Ku noolahay sacuudi carabi waxana sameyyaa Ereyo wll waxaan donayaa in aad Ila soo xariirto adigoo raali ah
@manuushajeylaani2003
@manuushajeylaani2003 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE Wll Caisha Cabdulah ayaa igu qoray Facebook
@sahruujamuhamed8603
@sahruujamuhamed8603 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE asc abdi askari hambalyo nadiiro meeshee joogto wan hubaa ineey guul keeneyso
@ayuubaarkaofficial7943
@ayuubaarkaofficial7943 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE
@maslahnor4364
@maslahnor4364 6 жыл бұрын
shantaba anaa dagoo kufaana aabahay xamar ayuu kasojeda hoyadeyna hargisa ayeeyadey aabe waa reer gsrissa ayeeyadey hooyona waa reer jabiiti csruurtedana waa reer jigjiga viva 5ba anaa daga alxmllh
@hafsamudan4807
@hafsamudan4807 6 жыл бұрын
Maslah Nor msha alh baraklah abyo somali way isdhashy wlhi
@ayaanrooble8215
@ayaanrooble8215 6 жыл бұрын
Maslah Nor Somali dhalad mansha Allah
@hayaanyare9705
@hayaanyare9705 6 жыл бұрын
Maslah Nor sanaag eedadaa baa dagta taa bosasona awoowahaa intasaa kaa dhiman
@bm7342
@bm7342 6 жыл бұрын
abdifatah yare dad badan oo kale duwan ba degan. mise unuka leh camalba wda
@bm7342
@bm7342 6 жыл бұрын
abdifatah yare hahaha ... heesta murqanka hanaga xumeen iyo commentiga gabadhu waa asal dhalad somaliyed sidii Somalidii hore ahan jirtay ... unuka leh ma wadena lool. wxayga mya wxayna haa bahasha qurxi anu wada xasusane waywayo.
@lilbobgangshit8366
@lilbobgangshit8366 6 жыл бұрын
Hub culculs ba la iso adegsanyaa wlhy inta hestan ka heshy liketa ma dhibaaa
@sahruujamuhamed8603
@sahruujamuhamed8603 6 жыл бұрын
nadiiro ineey boqorada codka tahay cidii igu raacsan liketa ama commentiga guys
@user-gc7qm3cr4r
@user-gc7qm3cr4r 4 ай бұрын
Been mhn
@shamsoelmiofficial512
@shamsoelmiofficial512 5 жыл бұрын
Nadiira xidigta 5ta somali inad tahay ayan marqaati ka ahy reer xamar waa dad jecel somalinimada hadad caydo xitaa kuu qoslaaya ilbax ah inta kaxun reer xamar alaha caafiyo💋💋💋
@user-dp2rw1tq2s
@user-dp2rw1tq2s 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍
@ladanloveladanlove3167
@ladanloveladanlove3167 4 жыл бұрын
Kugu racsanhy qali dumar mida ugu qimo bdn ❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴👌
@omarteachoofficial8346
@omarteachoofficial8346 4 жыл бұрын
Shamso elmi official ❤
@samsamcabdirshid3674
@samsamcabdirshid3674 4 жыл бұрын
💋💋💋💋💋💋💋
@samiracumar4403
@samiracumar4403 3 жыл бұрын
Gabadhani waa gabadh dhalasho ahan ka so heeda somaliland lkn ku barbaartay xamar🤣
@queenikky1436
@queenikky1436 6 жыл бұрын
Waaaaa naag nool sool garoowe jigjiga xamar hada kufaantay bes lagama gadaal hadlikaro 😍😍
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Queen Ikraan intaasoo qudha kumey faanin dhul ka badan bey ku faantey nayruus shantii Soomaaliyeed meelba mey dhaafin waana goolka ay ku badisey. Boorama, garoowe, gaarisa, jabouti, guryosamo jigjiga, sool gooyaheediyo guud ahaan xamar gedi anigaa dega. Arinku waa jiq gobanimo fog bey sheegatey nayruus .
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Queen Ikraan Somali queen
@queenikky1436
@queenikky1436 6 жыл бұрын
Faiza Mohomed huno waa runtaa lkn dee reer hargeeso iyo burco geerarku kaxiran
@abdirahman2279
@abdirahman2279 6 жыл бұрын
Queen Ikraan true walhi
@dayaxali9745
@dayaxali9745 6 жыл бұрын
bentas mahan wlhi csdi mahan cod ayaa ilah siiyay
@fadumawarsame8567
@fadumawarsame8567 6 жыл бұрын
Wuuuuuw iga gadan wlhi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 shanta somali yaa gaadha 😍😍😍😍😍😘 much love froom Garowe 🇸🇴🇸🇱
@bakaalgeele431
@bakaalgeele431 Жыл бұрын
Wow Shanta Somali guul from Somali Kenya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎵♥️♥️
@dufaantaduusho6579
@dufaantaduusho6579 6 жыл бұрын
Codkaaga macaan dadka qaar dhaawac ayuu u kenaa horay u tilaabso xidigta xamar ❤️❤️💪
@abdirahmanmohamed5332
@abdirahmanmohamed5332 6 жыл бұрын
Hadad shantii Soomaaliyeed ku faantay cidna kuma gaadho. Boorame Garoowiyo Gaaris Iyo Jabuutiyo Guryo Samo Jigjiga Iyo Sool Goonyaheediyo Giddi Xamar Anaa Daga
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Abdi Rahman Mohamed sidaa weye Wllo Geed Kuma xirnin inagu
@hanifilsan8128
@hanifilsan8128 6 жыл бұрын
dhiga ikacay markay gobaladena somalia ay sheg shegtay ilahayow somalia ideyso wan jeclahaye
@hanifilsan8128
@hanifilsan8128 6 жыл бұрын
dhiga ikacay markay gobaladena somalia ay sheg shegtay ilahayow somalia ideyso wan jeclahaye
@Macankish
@Macankish 6 жыл бұрын
Codka 100/% Dance 100% Stylka 100% Editer 100/% Camera 100% Laxanka 100% Best_Director mY brother *ABDI ASKARI TUBE* Xidigta Xamar *Nadira Nayruus*
@hindahaha3753
@hindahaha3753 6 жыл бұрын
war runta sheeg balayo ku qaadee
@SharmaaOmar
@SharmaaOmar 6 жыл бұрын
Silsalda muqdisha markeda waa ka baxsatay cod iga dheh garaawe waa la sugaa iyagane
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 6 жыл бұрын
What a great music
@abshirkaarshe2639
@abshirkaarshe2639 6 жыл бұрын
waar maxad tidhi waa yabe
@anfacqali8339
@anfacqali8339 6 жыл бұрын
Wlhi wan kahelay heestan inaba caadi maaha saas kuwad ina adeer daganaanta codka stylka esh calaa
@munasharaf2228
@munasharaf2228 6 жыл бұрын
Silsilada markee nadiira soo gashay leen bartay maba la soconin Wlhi way shiday xidigta xamar noolow GEDI XARMAR ANAAA DAGA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@maryanahmed4234
@maryanahmed4234 5 жыл бұрын
A
@qumaninaabdulahi4749
@qumaninaabdulahi4749 6 жыл бұрын
allow daa soomalida oo dhan boorama garoowe gaarisa iyo jabuti guri same jigigi sool gunyaheediyo gedi xamar anàa dega 😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍intaa ayaab ideqday
@isaqbash4170
@isaqbash4170 4 жыл бұрын
M.a abyo
@amiiish3436
@amiiish3436 6 жыл бұрын
Bisinka yaa rabi inta yar aan qadka ka maqnaay ayaa ley kaaaday sidaan u sugayay marka daalay ayaa iska jiftay marka so kacay dad badan ayaa meesha ku arkay ar asxabey sidaan si mahane liketa ha leygu qabto hadaa tol iyo qaraabo tihiin hal maalin ayaa wax idin ka codsadee iso dhaweeya cml. 😍💕😂😜
@quunasmacinshaarasmoindhoj8885
@quunasmacinshaarasmoindhoj8885 6 жыл бұрын
Viva reer xamar nolaada nadiiro wax noola kunooleyo isha calaaaaa
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
qùùn asma c/inshaar asmo indho jaceel mashallah. Reer Hamar ma tahey
@quunasmacinshaarasmoindhoj8885
@quunasmacinshaarasmoindhoj8885 6 жыл бұрын
Mr Hassan Ali Honoolato Inshallah haaa boowe xamar xudunteeyda kuduugan 😍😍😍😍xamar cade
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
qùùn asma c/inshaar asmo indho jaceel 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙
@filsenali8300
@filsenali8300 6 жыл бұрын
thanks neyrus viva mogdisho
@mukhtaarabdikaahin297
@mukhtaarabdikaahin297 6 жыл бұрын
qùùn asma c/inshaar asmo indho jaceel dgdvdhhbc
@sumayaqurux8251
@sumayaqurux8251 6 жыл бұрын
I love her 😍 queen of muqdisho noloow neyrusteyda🇸🇴❤️❤️❤️😍
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
Boorame garowiyo garisiyo jabuti gurya same jigjigiyo sool gonyaheda xamar cadeyna wanba kudhashay kuna koray lafo maleska barya illhow somali midey🤗
@moamerica9670
@moamerica9670 6 жыл бұрын
Sool goon yaheediyiooo😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘 dhiigu wa cajiib halka heestu markay maraysay wn jidhidhicodaay hellow ismacil mirre awoowe allah haku naxaristo
@tr50
@tr50 6 жыл бұрын
😂
@nadiiranayruus2815
@nadiiranayruus2815 6 жыл бұрын
Wad mahadsatahiin my fanis
@mmdd7403
@mmdd7403 6 жыл бұрын
Nadiira Nayruus 👍
@mmdd7403
@mmdd7403 6 жыл бұрын
Nadiira Nayruus plz send me your whatsup number wllo Nadiira
@osmanabdikadir9238
@osmanabdikadir9238 6 жыл бұрын
Tagero khaas ah from jigjiga
@drabdirashiidmohamedsalaad3309
@drabdirashiidmohamedsalaad3309 6 жыл бұрын
guleyso boqoradeena waankugu faana wlh
@drabdirashiidmohamedsalaad3309
@drabdirashiidmohamedsalaad3309 6 жыл бұрын
thnks
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Xidigta xamar meelwalba oo somali dagto adaaa iskaleh kufaaan💗 borame garowe jigjigo gaariso jabuuti kismaayo xamar adaa daga
@rayanita.beauty.channel9511
@rayanita.beauty.channel9511 5 жыл бұрын
Masha Allah god blessed Somalia weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯✨❤️❤️✨
@ifraahinamaxamuud8866
@ifraahinamaxamuud8866 6 жыл бұрын
Guryo samo jigjiga ana dagaa afkaga cano MCN lagu qabay xbbti nayruus naalka😍😘😘😘😘
@jasmiinhasan5336
@jasmiinhasan5336 6 жыл бұрын
Weeeeeeey agaah gabadhi wayahan danbe meel kasta loga hadhay cod jaas axsan jawaab ka helay wlhi gob gobi dhashay ina tahay ana ku qiray midaas nadiiray 😘😘
@jannah6711
@jannah6711 6 жыл бұрын
Guuleeyso oo isku xir xidigta calanka 5ta gees soomaaliyo oo dhan illaahay nabada isku xirka dadkeyga soomaaliyeed ha fududeeyo waan isu hilownaye dalkeenaa daawashiyo dalxiis noogu filane, allow nabada soo celi Aamiin Aamiin Aamiin
@samiromohamed6982
@samiromohamed6982 5 жыл бұрын
Sool goonyaheediyo Gedi xamar ana daga my home Sool l love u Somaliya🇸🇴 iyo soomliyo dhan💞😍😍😘
@indaahmed1648
@indaahmed1648 6 жыл бұрын
Baroma garowiyo garisiyo jabuti guryo samo jigjigiyo sool goonyeheediyo gadii xamar anaa daga waahwaaah 👏👏👏👏👏👏👏
@aishaaliyacige3384
@aishaaliyacige3384 6 жыл бұрын
Anagu hadaan nahay reer garowe waxaanu leenahay Puntland somali baa leh Garowe adaa leh Bosaso lagama xiga Qabiil dooni mayno
@ayaanrooble8215
@ayaanrooble8215 6 жыл бұрын
Aisha Osman 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ One love
@cadekacade1649
@cadekacade1649 6 жыл бұрын
Anaguna borama kama xigno reer awdal waa somali canaasiirta bukta nama matalaan.hospitaalkii daweyn lahaa London baa laga furayaa daad xoorta bukta
@aishaaliyacige3384
@aishaaliyacige3384 6 жыл бұрын
Cade Kacade aad iyo aad
@aishaaliyacige3384
@aishaaliyacige3384 6 жыл бұрын
Ayaan Rooble 😘
@ifraxwayelcabdi9981
@ifraxwayelcabdi9981 6 жыл бұрын
hadi qabil lesku dilo anay idaranatahay wayo waxa iskey dhalan burco iyo muqdisho
@drbella7237
@drbella7237 6 жыл бұрын
Wow 1M views yaa ila dawanaayo 👆
@umulkairmohamed1750
@umulkairmohamed1750 5 жыл бұрын
Galmudug Official 😀😀😀
@maanka1198
@maanka1198 5 жыл бұрын
😂😂
@najaxnalkanuurisi5349
@najaxnalkanuurisi5349 5 жыл бұрын
shanta soomaaliyeed xamar iyo gaarisa iyo garowe iyo jigjiga iyo nadiiro nayroos heesti cajika ahay
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 4 жыл бұрын
Anaaa kula dawanayo sisy hhhhh
@aminaahmed1600
@aminaahmed1600 3 жыл бұрын
👏👏👏💯💯💯💋💋💋💋❤❤
@moratamora9571
@moratamora9571 6 жыл бұрын
Nadiiro baaabah ayaa kaga dhigtay qowdhanyaasha gantaalaha intay marqaanka kumaqnaayen gaaday iska dhaaf maskiinta hal qabiil waaye viva 5 somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sharmarkegaraad9027
@sharmarkegaraad9027 6 жыл бұрын
Im from Hargiesa misna adaan ku wataa nadiira nayruus boqorada masraxa
@salahhassan3397
@salahhassan3397 6 жыл бұрын
Lipaax lipinTa yaqan paa thy kula mid
@luckysaid8815
@luckysaid8815 6 жыл бұрын
Zharmarke garaad shshx
@sharmarkegaraad9027
@sharmarkegaraad9027 6 жыл бұрын
Lucky Said wllshay xageed kasoo Jedda adigu
@caaqdheer4845
@caaqdheer4845 5 жыл бұрын
doqon yahaw ma wadankaaga iibsanaysa somalia xagee ladhahaa ma miyi Somaliland sharafka kabahdishay doqon doqon dhalay
@akramkeenaqocliyankacankaa9120
@akramkeenaqocliyankacankaa9120 4 жыл бұрын
Mugadisho waa astaanta soomalia inta kaxun cavgta hoosteed aduunka muagadishan ugu jeclahay jir oo joog mugadisho soomali a🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 6 жыл бұрын
Ugu danbays Jwb iga dheh marka hore way ceebaysa oo dhulkay lajartay tan xigta 5 somalia ayay kusarbeebta ifahana Heedhe xamar anaa tagaa loogu cadeeya 👌👌👌😙😙😙😙🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍 meesha kayaacdhe intay mididu ku qalin waa soofaysantahaye hadaba joog meel I mean dadka buka xaga hee dee ku darsada
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 5 жыл бұрын
Rer borama aaway❤️ somali somali ba leh zxbayl! Mxa lsyku hysta
@abdiismail6805
@abdiismail6805 3 жыл бұрын
Nac nac. Wuxu waa hees ee goob Rag isku haleelay maaha. Yaa fuley
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 29 күн бұрын
Yep Soomalia Somali baa leh❤ Gobtu waa taaa❤😊
@fali9372
@fali9372 6 жыл бұрын
W00w heesta dhagsysigeda kama dhergo Thnxx My fanned Waxanba aminsanahay deganada afka 5 Somali Allaah ka sukow Inaan leyahay Aniga ❤️❤️❤️
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Wow reerka yaga waa gob Gobi dhashay somali way wada garanayaan murti iyo soogaanta uumc muqdisho maankayga tahay viva shanta yada iyo murtida Yada ♥️♥️♥️🇸🇴💋💋💋💋viva
@husseinabdi9187
@husseinabdi9187 6 жыл бұрын
Nasra Luzza suugaantu abwaan bey bilaabmataa abwaan reer moqdishina abwaano malaha
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 6 жыл бұрын
Nasra Luzza hhhh waa kow qadaadwayn xigmad sheeganatsa oo ku faanaysa adeer nimanka ilahay hadyada u siiyay fanka iyo suugaanta iyo hal abaarnimada waa duriyda ee cabuulada sida loo cuno ayaadku taqaqusteen ma tariikh kale ayaad haysaan
@ninismood123
@ninismood123 6 жыл бұрын
Abwanka rer muqdisho mahan waa rer jigjiga
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Abdi Ibraahim Qadaadkada bal eeg Adu caruur faqash iyo oromo Adigu sida loo cuno Qaadka ayaad ku xeel dheresaa un Uqdad mooye taariikh kale miyaad leedahay ba Qadaad Wayne caruur oromo Nin marqaamay umaad horayn Duriyad ma Adaa ah hush
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Hussein Abdi hnno way leeyihiin abwaano kaa xeel dheer ee dhulka aayar Umar
@munalizamunaliza1735
@munalizamunaliza1735 6 жыл бұрын
Kuwi hore been adaa Ku leh boqorada masraxa nadiira ❤😍😍💯
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Munaliza munaliza somali queen mashallah
@abdifitahkalif7462
@abdifitahkalif7462 6 жыл бұрын
Munaliza munaliza zaxiìx CiYaal muqdzHo ma sharYaroH Bqorda MazraHane weY waTan 😃😃😃
@nastehaneyruz8510
@nastehaneyruz8510 6 жыл бұрын
munaliza❤👈
@kkkkk695
@kkkkk695 6 жыл бұрын
Munaliza munaliza wa kutuftey kk
@lailaizmail3854
@lailaizmail3854 6 жыл бұрын
Munaliza munaliza kk
@jiniyashagaming8909
@jiniyashagaming8909 6 жыл бұрын
Gadii Xrm Anaga leh❤️💯🇸🇴🇸🇴Xrm kii ncb Asiga Lee dhibee Am Ayada dhibee Nyruus Boqorada Dance👀❤️🇸🇴❤️
@Abdullahicagoole11
@Abdullahicagoole11 6 жыл бұрын
Boorame garoowiyo Gaarisa iyo jabuutiyo Guryo samo jigjiga iyo Sool goonyahaydiyo Geddi xammar anaa dag Anaa daga Best answere by xidigtii xamar Nadiira neyruus
@shaficisheekh8507
@shaficisheekh8507 5 жыл бұрын
mahadsanid
@fardoosa4437
@fardoosa4437 5 жыл бұрын
kaalinteda sisharafleh e.ugasobaxday
@nicimaibraahim2781
@nicimaibraahim2781 5 жыл бұрын
..
@hassanbaraf6914
@hassanbaraf6914 5 жыл бұрын
@Fartuun Abdi dddd
@hassanbaraf6914
@hassanbaraf6914 5 жыл бұрын
Asc
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
Boorama garawe iyo gaaris jabuuji gurya sama jigjiya iyo sool gooyaheda gidi xamar ana daga Asal dhalad ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖤🖤🖤🖤🖤🖤😍😘💕🇸🇴🌷🌹♥️
@anzalsaciid9509
@anzalsaciid9509 5 жыл бұрын
Spiderman
@saadaqmohammed.9150
@saadaqmohammed.9150 5 жыл бұрын
Hani qalbi Asc
@foosmuuse5544
@foosmuuse5544 5 жыл бұрын
❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@Farhnarab
@Farhnarab 6 жыл бұрын
Mashallah illah baa 5ta somalia nasiiyay Waanku fanaa dhulka somalida dhamaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salalimo8495
@salalimo8495 6 жыл бұрын
Good
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 5 жыл бұрын
Waligey heesahaga ma dhageesan Lkn heestaan Waan kugu bartay Waana ka baxsatay Fuuuul taageero Blhi cadim 😜
@shafihussein4433
@shafihussein4433 6 жыл бұрын
silsiladaan wali Nadiira iyo xamar ayaa ugu sidata anigoo soomaliland kasoo jeeda
@husseinbudul2792
@husseinbudul2792 6 жыл бұрын
Love ❤️ you nayruus nice style.jawaaab wacan .shanta somali guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sawsanabdi7197
@sawsanabdi7197 6 жыл бұрын
Maanshaallah Nadiira Nayruus my dear sis wlhi Codka 100% Dance 💃 100% Everything is 100% Keep going sweetie ❤️❤️❤️❤️ I love ❤️ you so much wlhi Beautiful girl 🔥🔥🔥🔥🔥
@abshirelmi7076
@abshirelmi7076 6 жыл бұрын
Sawsan Abdi nice
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 6 жыл бұрын
Woooow codka 💯 istalka 💯 laxanka 💯 music 💯 shafkad ruxi jirday wad dajisay waa na 💯 ❤️😍💯💯👏👏
@maxamedyaasiin8015
@maxamedyaasiin8015 3 жыл бұрын
Waa
@axmedmaxameddiiriye2508
@axmedmaxameddiiriye2508 3 жыл бұрын
@@maxamedyaasiin8015 hggi
@JAY-nc4kj
@JAY-nc4kj 4 жыл бұрын
I am from I love Hargeisa ii noolaada walalahay waan idinku faanaa.
@KingAbdifahi1010
@KingAbdifahi1010 6 жыл бұрын
Heestan heesta cabdi yare kaliya jawaab uma xitaa waxay jawaab u tahay suldaan sareer u fiirso markay leedahay gabyaaga caanbaxay ma nin gabadh la guursaday wali daba gucleeyo garan wayay samir😎 Heestan Iyo tan suldaan sareer labadas baa wllhi ku leh😍
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Saxiiix kape anaa kugu raaczan
@xaajiamiin3756
@xaajiamiin3756 5 жыл бұрын
Aad iyo Aad
@musbaaroffial802
@musbaaroffial802 5 жыл бұрын
Waaa runtaa waa cobi😃🤣😃😃😃
@jiijaahmed1776
@jiijaahmed1776 3 жыл бұрын
Oo suldan so ma guursan qoftu jecla mise aniga wax la socon
@___014
@___014 3 жыл бұрын
@@jiijaahmed1776 😂😂xiligaana
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 жыл бұрын
Suldaaaan seeeeray guhaaaad aldaaaroodiyah nadiiiiro nayruuuus al butlaaaaaniyah xamar dhul Hodan ah wale tuuuulo ma ahan kanaxoooo nafta waaaa 💯💋💪
@osmanabdikadir9238
@osmanabdikadir9238 6 жыл бұрын
Mnsha allaaah jwb wngsn xaaska iskaabulada
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 6 жыл бұрын
Boqoradiii buuuhodle Darawiiish sln gobed ayan ku saalaamayaa
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 жыл бұрын
abwaan hanad xasan mid lamida walal baan kusalaaamayaaa
@mohamedhussein190
@mohamedhussein190 5 жыл бұрын
Shanta somaliyeed 🇸🇴🇸🇴❤❤👈❤👈lika saar
@adamjabiri1709
@adamjabiri1709 4 жыл бұрын
qaraabi
@abdallaahmed3078
@abdallaahmed3078 5 жыл бұрын
Reer Boorama hadeynu nahay Shanta Somaliyeed beynu kamid nahay no more Somalidiid
@kimhebyx2843
@kimhebyx2843 5 жыл бұрын
Abdalla Ahmed dhulka anaga leh hadad rabtid somalia uguura ama edaab ufadhiya
@jkjr6493
@jkjr6493 5 жыл бұрын
Dhulka somaliweyn baaleh intee dhul kakenty horta adi somalia baa nahay no somaliland from Hargeisa somalia
@user-dp2rw1tq2s
@user-dp2rw1tq2s 5 жыл бұрын
@@jkjr6493 afku kuma go'o boqortooyo😍 salaan sare
@isaaqyare9635
@isaaqyare9635 5 жыл бұрын
Boramaa waa Somaliland hadaad Somaliland dido miyaad duuliii xagaad mariii
@jkjr6493
@jkjr6493 5 жыл бұрын
@@user-dp2rw1tq2s somaliweyn ayaan kufanaa midnimo ayaa sugayaa
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 жыл бұрын
Codka 100% camera 100% Stlyka 100% laxanka 100% Dance 100% editorka 100% Sxp cabdi askari tube hor usoco hampalyo
@filsenali8300
@filsenali8300 6 жыл бұрын
eesh qiyaazak geeraarkaa xidhan
@filsenali8300
@filsenali8300 6 жыл бұрын
shanta soomaali gidi anaa daga anaa dagw
@filsenali8300
@filsenali8300 6 жыл бұрын
gaashaanka qaataan ahey putland xataa anaa uhiiliya gebi fhacleysasyoo lagu garanba waa
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 жыл бұрын
Filsen Ali mhd sanid baayo
@mataanmowlid4117
@mataanmowlid4117 6 жыл бұрын
Hhh dhamaan 100% miyaad siisay
@fatimabintuali6569
@fatimabintuali6569 6 жыл бұрын
First boqorka fanka Suldaaaan second xidigta xamar Neyruus wxuii kle beeeen💟💟
@AliMohamed-ut8rt
@AliMohamed-ut8rt 6 жыл бұрын
She did a amazing performance. Thanks for singing these great songs with so much heart and soul. That's why I love you Nadiira you sing with all of you. 💜
@abdiwahabbundid7541
@abdiwahabbundid7541 5 жыл бұрын
@somalisongs2459
@somalisongs2459 6 жыл бұрын
Nadiiro neyruus waxaan jeclaan lahaay inaa hees ila qaado
@kalidman1110
@kalidman1110 5 жыл бұрын
Ku qaraabo wiilka laandhere ee maraxaan ee bananka degay
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
@@kalidman1110 kkkkkkkkk
@noorabshir8650
@noorabshir8650 5 жыл бұрын
zsfhfu
@noorabshir8650
@noorabshir8650 5 жыл бұрын
@@ruqiyaali3856 kkkkkkkl
@nasriahmed2861
@nasriahmed2861 5 жыл бұрын
Wa sx
@zalangaariye1423
@zalangaariye1423 6 жыл бұрын
Heeskan waxaN kuqataY inantu WaxaY kufantay Shanta somaliyed Anoo Rer burcana Wanku Racsanay Jawabta cabdiyre
@yartajacaylkayaratjacaylka3409
@yartajacaylkayaratjacaylka3409 5 жыл бұрын
Deee bilaa dhiig baathy somalilndr baaby Sheganysaa bee xageed uraacsanthy sool ma iyada leh
@walaalhasan575
@walaalhasan575 5 жыл бұрын
@@yartajacaylkayaratjacaylka3409 hadaa ma adeerkaa baa leh sool hahahah
@munakheirbazheirxji806
@munakheirbazheirxji806 5 жыл бұрын
walaal Hasan sool somali baa leh iyo wixi alle kuberay dhexdedah 🤣😂
@laariofficial3245
@laariofficial3245 5 жыл бұрын
@@yartajacaylkayaratjacaylka3409 hadaa ma ayeydaa ba leh huda wll
@jiremadarari4358
@jiremadarari4358 4 жыл бұрын
Heeskan Waxan kuqatay inantu waxay kufantay shanta somaliyed anoo rer burcana
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Ina adeerayaal Tani waa qiso dhab ah qabyaalad kama hadlayso Isaaq hawiye ogaadeen toona maaha ee Abwaanintuna waa ogaadeen Qisadan dadka ka qabiil moodaya waa bilaa damiir Inta garaad leh way garan anu waan gartay halka ay ku socoto 1aad ilaa 6aad baad ka garan dulucduye Waxaa ayaan daro ah Adigoo arkaya dulucda erayada misna in aad qabiil ku carartaa Hush inta qabiilka quuta Inta ila fahantay wayba garan 💋💋💋♥️🇸🇴💋💋
@hindafarah7104
@hindafarah7104 6 жыл бұрын
Nasra Luzza abwaanka bilaabay Waa isaaq wana reer hrgysa
@aaliyacali6074
@aaliyacali6074 6 жыл бұрын
Nasra Luzza yey kusocotaa hesta hadii fahantey aniga jab kama ogi
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
dhool cali Wllo waa gabadh wiil jeclaaday balse gabadhii way guursatay Ninkii hore iyo ninka dambe baa heeso I dhaaf saday Ragguna dumar mooye wax kale isugama jawabaan Waxaadna ka garan kartaa murtida 1 ilaa 6 aayar u fiirso
@foziaali5527
@foziaali5527 6 жыл бұрын
Nasra Luzza haaa masasba walal wan yaban waxan is iri waxan ma siyasadba lkn waan dhagestey waa runta heesta lkn maxey dumar iyo rag maxa leskugu jawab wayabe
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 жыл бұрын
Ader wa kaftan ka dhaxeya isaaq iyo ogaden fahmayunba fahmaya mangabna lo shegi mayo kkkkķk
@AliMohamed-ut8rt
@AliMohamed-ut8rt 6 жыл бұрын
I love her, she has so many talents !
@ia5159
@ia5159 3 жыл бұрын
Auto-Tune is one of them..to cover up her voice is it? 🤣🤣
@abdirizakmuse3589
@abdirizakmuse3589 6 жыл бұрын
Borama laascanood jigjiga jibouty xamar anaa iskaleh nice song
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
Wlhi wan kuu qiray nadiira nayruus wad kabaxsatay nir oo joog Viva xadigaheyga muqdisho hoyadi dalkeyga wad karbashtay dhaman shanti soomalia ayad dusha sare kamartay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Hanad75
@Hanad75 6 жыл бұрын
Ax aax wlhi waxasa hees ah thanks abwaan and xidigtena xamar nadira cadey 😘
@salwajjj8705
@salwajjj8705 6 жыл бұрын
NAagta ugu viewska bdn silsilada hore u soco xidigta Xamar nadiira quruxsan❤️❤️😍
@asturhasan5643
@asturhasan5643 6 жыл бұрын
Asal dhaladeey horey usoco silsiladu way socotaa shanta soomali anaa daga uf dadka wali qabiilka kujiro rer xamarku waa wadaniyiin wale garoowe gaarisa jigjiga hargeysa galinka shanaad jabuti anaa daga ilove soomali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈😭😭😭😭 Xamar anaadago waxaa Guule iga dhigey dad jaceyl iyo soomali jaceyl Xasan cot 1000 nolow nadiira
@queena5150
@queena5150 6 жыл бұрын
Guryo samo jigjiga iyo top 👏👌👌
@ismahancel-cali982
@ismahancel-cali982 6 жыл бұрын
waaaw inta kaliya an ku jecladay eaa shanta somaliyed ay ku faantay nolow nadira neyrus qurux cod stell intaba alla ku dhamey quruxey
@wadanisomaliyed985
@wadanisomaliyed985 6 жыл бұрын
heestan rer xamar malahan waxa leh abwan wadaniya iyo somalida wadaniyinta ah o dhan, borama garowiyo garisiyo jabuti guryo samo jigjiyo sool gonyahediyo gidi xamar ana daga wn qirodey axya wadani viva somaliwayn.
@umeymaugaas3178
@umeymaugaas3178 6 жыл бұрын
masha alah ilaheey ha ku dayo codkada macanta badan wan ku tageraa runtii noloow xidigta dalkena somalia❤💙
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 6 жыл бұрын
waa heesta ugu shidan ilaaa iyo hadda nadiira ❤
@fartunomar5783
@fartunomar5783 6 жыл бұрын
Sas waaye viva xamar 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@queenkaxdaquenkaxda6499
@queenkaxdaquenkaxda6499 3 жыл бұрын
Waaaw yaa ila dawanayo 2.9M views markey gadhay wlee heestan loo yaap oo laga yaap 🇸🇴🇸🇴♥️♥️✌
@farhiyamohammed4091
@farhiyamohammed4091 Жыл бұрын
3.5 ban dawanaya
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
@@farhiyamohammed4091 3.6😳🥰😂
@deeqofeysal1165
@deeqofeysal1165 2 жыл бұрын
Hestaan weli waan dhageysanaya❤️❤️❤️❤️❤️
@camirloveumorebbexkm5108
@camirloveumorebbexkm5108 6 жыл бұрын
waaw hes iyo bar wlhi calanka iyo wadanka siday u sifayneso ba idishayba 👍👍❤❤😙😙😙😙😙
@mohamedmohamud1002
@mohamedmohamud1002 6 жыл бұрын
Xidigta qarnigan gayiga somalida nayruuz dagan walee waad tagtay horay usoco sis silsilada heesta ugu shidan tanaa dhihi karaa inta igu raacsan farta taaga😍😍😍
@hamdiabdi7501
@hamdiabdi7501 6 жыл бұрын
Xabadka aad ruxayso allah ha kuu barakeeyo
@yuskacade4016
@yuskacade4016 6 жыл бұрын
Alle mxey Gop tahay Gadi xamar anaa dago💝
@naruurab1114
@naruurab1114 6 жыл бұрын
Sheekada caadi ma aha. Tan yari waa quruxleey mashalah. Lakiin Siyasad culus bay gashi sheekada. Dhalinyaro kaftanka yaa lagu talax tagin.
@isrobaby8660
@isrobaby8660 6 жыл бұрын
Wow amazing song my queen nadiiro jawaabtii ugu adkeed 👍👍👏👏😍😍💋
@deeqomohamed2207
@deeqomohamed2207 6 жыл бұрын
Who is next 😂😂😂😂😂😂😂
@isrobaby8660
@isrobaby8660 6 жыл бұрын
Deeqo mohamed waan sugeeynaa 😂
@abdalleabdalle5593
@abdalleabdalle5593 2 жыл бұрын
I love this Song. She has Amazing voice🔥
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
WOOOÒW XIDIGTA XAMAR NADIIRA CADEEY NOOLOOW YAQEEY INTEE NOLOL JIRTO SHANTA SOOMAALI ADAA LEH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤👈
@hassanjuba9624
@hassanjuba9624 6 жыл бұрын
Mar haddii Abwanku ree jigjiga yahay fanaankuna ree muqdisho uma baahna faahfahin ragga gobolkaas Jigjiga waa lagu yaqaan in sugaanta afka ka xiraan doqon kastana mafuri karto nin ilaahey baray mooge mid kale laga sugi maayo in uu furo Qabaan bulxan baa caan ku ahaa maanso la xiro one love all Somali people
@osmandahir4154
@osmandahir4154 6 жыл бұрын
Heesaha laqaaday dhan midaan aa ushidan Kadi xamar anaa daka 💪❤❤
@capitanehassan1560
@capitanehassan1560 6 жыл бұрын
Osman Dahir wa lugu wada
@shacniali7647
@shacniali7647 6 жыл бұрын
yes gidi ❤Xamar😍 anaadaga💪💪💪😘
@simonitahassan1363
@simonitahassan1363 6 жыл бұрын
aaheeyo xamar anaa daga💪💪
@mohammadm814
@mohammadm814 6 жыл бұрын
Xamar ana dega
@sahroahmedali3412
@sahroahmedali3412 6 жыл бұрын
Viva Somaliweyn Nadiiiira Nayruus guuushu waaa dhankaada ku gaarto la way guuuuuuul iyo gobanima
@gucci5661
@gucci5661 6 жыл бұрын
Reeraha muqdisho dagaal hadii layiraah 5 minit bey kadhigaayan afka kama hadlan
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 6 жыл бұрын
Bar waaqo hhhh
@updullahiismail610
@updullahiismail610 6 жыл бұрын
Hhhhjjjjhhhhhhhhjj amu adeero kumaqlaye yasan dadku maqline
@ramladegan4031
@ramladegan4031 5 жыл бұрын
Bar waaqo runtaad sheegtay macanto
@ramlacadeey2328
@ramlacadeey2328 5 жыл бұрын
Hhhhhhh barqaqo muqdisho aniga cml cml oo maskiin kubdn
@ramladegan4031
@ramladegan4031 5 жыл бұрын
Ramla Cadeey qof ila magac ah weligay man arag ramla cadeey iinoolow walazhey
@Amuur0
@Amuur0 6 жыл бұрын
Woooow Xamar cadey Nadiira neyrus XidigtEna wad naga fojiseY Voice------100 Dance-----400 Ereyada---100 Laxanka--100 Styl----------100
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011 6 жыл бұрын
Best Answer💋💋💋Nadiira Xidigteeena😍😍😍We Love U
@sharmarkemaxamed4811
@sharmarkemaxamed4811 5 жыл бұрын
3rd
@najumwadani7784
@najumwadani7784 5 жыл бұрын
Boqorada xamar kama daalo heestan dhageysigeda 2019 ya'ila socda
@akjr8605
@akjr8605 3 жыл бұрын
2021
@Its.su3da
@Its.su3da 5 жыл бұрын
I love when she does this🙅‍♀️...lit🔥💯
@mohamedkullow231
@mohamedkullow231 6 жыл бұрын
Style 100 Codka 1000 Dance 200 Erayada 100 Laxanka 100 Music 100 Everything is good
@daganhaaji7558
@daganhaaji7558 6 жыл бұрын
Xamarteeyda jeclaa aloow cadawgeda dhulka ka hoos maraan meesha rabtiin bood booda ilmo hooyadod caasi ku noqday liibaan ma gaaraan ayada lee odin hursan inta jiran oo dhan 🇸🇴❤🇸🇴
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 6 жыл бұрын
Waw nadira nayruz dance 💃 waloga hare isha baxarka codka istelka waw quruxda ❤️❤️❤️💋💋💋☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇰🇪
@AliMohamed-ut8rt
@AliMohamed-ut8rt 6 жыл бұрын
I love this song, beuatiful voice and lovely words..
@leilaqueen9079
@leilaqueen9079 6 жыл бұрын
😃😃😃jwbahii hore maan fahmeyn ujeedkooda lkn hada Nadiira ayaa ii fasirtay barteeda bey dhigtay walee😍😍😍yess!
@faatushhennaarts5868
@faatushhennaarts5868 6 жыл бұрын
Leila Queen Waa runtaa abaayo saan ayaa loo heesaa hadiikale fadhigaa laga daawadaa sheekada
@hoodoshugri6566
@hoodoshugri6566 6 жыл бұрын
Wxd Odhaneyso wxa laga odhanayo hadad ogtay mabaad hadasheen 😂😂🤣 Bada cagaha galise cirka zoo leef 🤣🤣viva Somaliland guul iyo gobonimo warta Somaliland
@dreamcometrue5046
@dreamcometrue5046 6 жыл бұрын
Wow nadira nolow fana deyna ❤️❤️❤️❤️❤️💙 cot macn mash allh
@caweyskaxarago3778
@caweyskaxarago3778 6 жыл бұрын
Nadiira Nayruus Waleee Wa Igu Banantahy Inagaa iska leh Dallkaa Odhan Xamar iyo jigjiga ba 🙏🙏🙏🙏
@queenofqueens7152
@queenofqueens7152 6 жыл бұрын
Nadiira Nayruus adaa ku leh wlhi xidigta xamar 😙😙😘😘😘😘💋❤
@KaderHussein
@KaderHussein 6 жыл бұрын
Mnsh allh qoftan illahow xabadkas eyluxayso ubarake Anu kuduceeyay
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 жыл бұрын
moha dhal ogaaden 😂😂😂😂
@carfoonqurux8100
@carfoonqurux8100 6 жыл бұрын
moha dhal ogaaden 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@huudacdulhi7381
@huudacdulhi7381 6 жыл бұрын
moha dhal ogaaden AmeeN
@anisamudeyaana8666
@anisamudeyaana8666 6 жыл бұрын
moha dhal ogaaden shaxaari meel xun lee uu fiiriyaa 😂😂😂
@rahmarosinaadam9969
@rahmarosinaadam9969 6 жыл бұрын
moha dhal ogaaden aamiin
@maxamedcismaciil46
@maxamedcismaciil46 6 жыл бұрын
Guryo samo jigjiga uxiisay runti ❤️💝 👈
@soomaliyahanolaatohaaisraa8617
@soomaliyahanolaatohaaisraa8617 6 жыл бұрын
Gobey gabr reer mogdisho ❤💋❤💖❤💖👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👌👌
@AliMohamed-ut8rt
@AliMohamed-ut8rt 6 жыл бұрын
i never listen to somali songs because i dont understand it even though am a somali BUT i never been to somali born in Ajman U A E,and know am in UK!! i know yeah shame on me!! buti love this girl she is queen of the stage
@colowmedia1518
@colowmedia1518 4 жыл бұрын
أسف .
@madamsiyadomohamed6331
@madamsiyadomohamed6331 4 жыл бұрын
Ali Mohamed oh! Sorry my lovely brother no problem I will teach your honorable mom land so be worry less for that I'm with u oky
@abdulaahiahmed8551
@abdulaahiahmed8551 6 жыл бұрын
Nadiira nayruus Codka 100% CIYAARTA100% ACTION KA 100%
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 6 жыл бұрын
First Comment 😎😎✋ Jawaab waafiya Wallee 😋😋
@samiiroofficialxasn5941
@samiiroofficialxasn5941 6 жыл бұрын
waaaaaw waa jawabti lasugaye xasan jwb
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 жыл бұрын
Abwaan cabdilahi xayawaan ala hayaay wlee gacan u tagay cabdi qani sujuu waduu ka saaray ba 👍👍👍
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 115 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 4,9 МЛН
CABDI YARE HEESTA WAJI DHIGO ADUUNYADA OFFICIAL VIDEO 2018 HD
5:08
DAYAX BAND || MAlIHIN CADOW XAMAR KADARAN || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO
6:25
ARAGSAN HEES CUSUB JAWAABTII NADIIRA NAYRUUS LAGU KARBAASHAY 2018
6:54
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 139 М.
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,5 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,7 МЛН
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 4,5 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 753 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 178 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 228 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,6 МЛН