Xiisadda Dowladda iyo Jubaland oo ka sii dartay | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 12,475

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Сағат бұрын
VIVA VOA WAA IDAACADA LAGA HELA WARARKA SUGAN EE DALKA IYO DIBADABA
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 siyaasad xumo ayaa haysa dhan walba fadraal iyo maamulada puntilaan iyo Jubland ba
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 сағат бұрын
HORAY U SOCOOO VIVA 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 guuuuuul DOOORASHO QOF IYO COD JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴 guuuuuul
@LiibaanAllahi
@LiibaanAllahi 2 сағат бұрын
Sadaxda nin 1,xasan sheekh 2,axmed madoobe 3,xamze barre Kuligood Somalia wax Dan u ah ma wadaan ogaada dantooda beey ku dagaalamayaan meesha waxa ku bahdilan ciidanka xooga somaliyeed iyo beesha ugu bdn jubaland ee mareexaan
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Сағат бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون،😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahaw nasri deg deg ah sii masaakiinta reer falastiin,🤲🏻🤲🏿🤲 yuhuud rabiyow jabi oo jabi
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 2 сағат бұрын
Mmmmm maantoo qamiis ah waa khamiis
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Сағат бұрын
VOA IDAACAD SUGAN HORAY U SOCO
@neecaawm8583
@neecaawm8583 Сағат бұрын
Xamsa waa in aad keenya ka sartaan soomaaliya
@adammohamed5339
@adammohamed5339 38 минут бұрын
Somalia 🇸🇴 Hal cadow ayey leedahay waana shayaadiinta umada qaraxa ku laayay Somali 🇸🇴 umabaahna in dowlada Federalka ama goboleed ama qabiilada dagaala isku abaabulaan Ahmed madoowe hadii xukunka kadago midkale loo dhiibo muxuu soo kordhinaa Yaan laysku ciyaarin
@XamdiXamdi-v3p
@XamdiXamdi-v3p Сағат бұрын
Asc via
@FY-Editzz
@FY-Editzz Сағат бұрын
*DOOORASHO QOF IYO COD* NO MORE QABQABLE
@jamaadam3049
@jamaadam3049 50 минут бұрын
Voa somali ma aha dhexdhexaad Mooryaan baana gacanta ku haysa
@ahmedmaow7974
@ahmedmaow7974 Сағат бұрын
Aboweheyga wuu ciyaaray kulaha
@rocky4066
@rocky4066 13 минут бұрын
Axmed madoobe hadda MA madooba. Magacaas waxa uu u baxay markuu jabhadda ahaa oouu duurka ku jiray laakin iminka waa naaxay oouu caddaaday
@CabdullahiMaxamed-pt4sx
@CabdullahiMaxamed-pt4sx 25 минут бұрын
Asc.VOA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 сағат бұрын
VIOE ❌️ VIOE XARUNTA MAAA FIYADAAA EE VIOE ❌️ XARUNTA MAAA FIYADAAA XARUNTA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 13 минут бұрын
Siyaasiinta somaliyeed, cawaaniin bilaa damiir iyo bilaa Aqli ah, bal siday u fakarayaan eega oo maqla?? Yaahuu!!
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli Сағат бұрын
XAYEEYSIIN WAAYE OO DUMARKA SOMAALIDA KUWA UGU AQLIGA XUN LOO SAMEEYNAAYO...MAR JIIM BAA LOO XAYEYSIN, MAR FAASHIONKA GAALADA MAR ISQAAWITAAN MARNA WAXAA LAGA DAADICIN XUR BAA TIHIIN...ADUNKA DUMARKA UGU AQLI LIITA BAI KOOW KA YIHIIN SOMAALIDA..MABA FAKIRAAN...DAROOGA BAA LAWADA BARAY
@adanabdi5249
@adanabdi5249 39 минут бұрын
Xassn shiikh MUST be arrested.
@neecaawm8583
@neecaawm8583 Сағат бұрын
Nin gobal joogo ayaa doowladnimada soomaaliya shisheeye in uu ku heen karo ayuu modaa lakin weey bixi shisheeyaha gobal xoog lagu heesan doono majirto
@AdenAli-b8j
@AdenAli-b8j 2 сағат бұрын
Waligey mamaqlin mana arkin feer isbital lala seecdo ujeedada wey soobixi doontaa kisaayo mar kale waja haysa qorshihii uns 1991 xasanshiikh
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 сағат бұрын
BAL WARAMA MEESHA LAGU BARTOOO MAAA FIYADAAA EE VIOE ❌️ VIOE THE ❌️ XARUNTA MAAA FIYADAAA XARUNTA MAAA FIYADAAA 🫃🫃🫃🤣🤣🤣🤣🫃🫃🫃🫃🤣🤣🤣🫃🫃🫃🫃🤣
@hibosaid6244
@hibosaid6244 35 минут бұрын
hasan dowldanimo. uma aocdo waxa gaalada kursiga ugu so celiyen. Inu somaliya inta hartay inu isku gubo dagaala sokeeyo gasho wana cadahay. Arintaas ahmad waa nin heebtiisa dhax joga. hasan mogdisho ciidan ka guraya wuxu hilmaamay dagalka uu qadayo inu cagaha la galaayo d d ethopiya ila kenya. hamzana. Hadaa la leeyahay is cazil. ninki dulmi wadaa. jabaya insha Allah
DEG DEG: Maxkamadeynta askar ka tirsan NISA oo Bakaaro ku dishay askari Boolis ah.
26:49
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 139 МЛН
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
Новости дня | 28 ноября - дневной выпуск
11:37
Euronews по-русски
Рет қаралды 38 М.
Tamsaasa Guyaadhaa Guyyaa
VOA Afaan Oromoo
Рет қаралды 391
KANEECADA DJIBOUTI
3:33
VOA Somali
Рет қаралды 27 М.
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 139 МЛН