Aad iyo aad ayeey u mahad santahay dowlada somaliya 👍✌️❤️❤️❤️❤️❤️
@barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын
ALEELEHE ADAA TALAABO LAGAA QAADAYAA
@halimaNoor-bv9goАй бұрын
Cidwalboo Ethiopia dabada udhaqeeysa waa in la edbaa
@barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын
ITOOBIYAANKEY WARBIXIN U WEDEY
@maarmaar6136Ай бұрын
Isbaraleeyda horta xildhiban iyo xasanad mayaqanan arintani isir beegsi
@barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын
LACAG IYO LAALUUSHEY KU FADHISEE MA WADANIMO MEY U FADHISEY HAA KUWAAN CIIDAN MAAHA LAAKIIN ITOOBIYAAN BAAD CIIDAN SAXA U TAQAAN ITOOBIYAAD XILDHIBAAN U AHEED XAQAANA KU SOO SAAREY
@LadanabdiiАй бұрын
Wxa ceeba in dalkena dhexdisa sordoonka ethopia laga shego Sorry😢😢😢 Somalia
@sucdisiad3316Ай бұрын
Sareedo waxna ma qorto waxna ma aqriso ee sidee sharci noogu qoraysaa. Baabasiirka ayay iska soo daawaayn lahayd.
@shariifyare-v1mАй бұрын
Aniga sharci dajiye ah san la i galayo kulaha balayo sharci ku dajisay
@user-jk7kf5tg4kАй бұрын
Kkkk Guul Guul somaliya hala xiro weliba
@LadanabdiiАй бұрын
Wariyaha waba ruufiyaab
@ABDIRAHMANIBRAHIM-c8wАй бұрын
Dawladdu way mahadsantahay.
@ahmedmose5466Ай бұрын
Lakin sareedo waxad shagtay waa tahay xaquuqna wad ledahay lakiin adna ogoow in xaq laguugu leyahay in aad dalka sharaftiisa difacdo marka siyasada lasoco xaldhiban sareedo adoo raali ah