😢😢absolutely 💯 dhakhaatiirtu naf dadka uma hayaane dawladu gacan haku qabato waa run wlhi
@CADNANCabdi-v9h10 күн бұрын
Guruje legend weye😂😂
@mohamoudyassin903510 күн бұрын
Madaxwayne Ciro waxan idhan lahaa haddu wax maqlayo labada gole iyovwadiirada mushaharka ha laga yareeyo oo 30% ha laga jaro ugu yaraan Dalku ma qaadi karo lacagtaa badan.
@AbiibColaad10 күн бұрын
Sfcn xildhaban gurjeh wx usheegay
@Hodan-l5m10 күн бұрын
DHAAKHAATIIR MAAHA, WAA DUGAAG HADA DADKU WAY FAHMEEN .
@abusa3adS10 күн бұрын
Gaws i xanuunay ayaan Addis Ababa u aaday waayo gaws hore oo i xanuunay ayaan Somaliland oo dhan aan ka waayay cid xanuunkiisa iga jebisa, si xuna way ii galeen, qudhaanjada imika i hoos socota ayaan Somaliland dhakhtar jooga nafteeda ku aamini karin 😂iska daa taydoo. Waar ilaahay umadan masaakiinta ee cadawga ku noqoteen, kii dibadana aanu u diir naxayeen ilaahay uga cabsada.
@FaysalcabdiRaxmaan-d9m10 күн бұрын
❤❤❤❤
@nourismail411410 күн бұрын
Wariye warunta hareri wa small historical older ,time to change wakeup, shame on you politicians
Waa ganacsi caafimaadka Somaliland dad badanina ma awoodaan
@caliibraahim376110 күн бұрын
Waa runtii wax halagaqabto
@Ahmeddheeg-n8y10 күн бұрын
Waa xaqiiqa incaafimaadkii laga dhigtay ganacsi,qofkii dhaqaale leh ayuunbaana taga dhakhaatiirta. Gabay waxaa ku jirtay:goobaha caafimaadkana ninkii maale baataga.
@cabdisiciid650410 күн бұрын
War waa bahalo dugaaga oo damiir lahayn oo lacag uun arka o dadka ku laaya . Dawo aanu qofku u baahnayn Xanuun aan ki hayey ahayn
@cismaancaydiid502310 күн бұрын
Mashalah nin kasi hadal akhiro iyo ifitinkaba afacaya ayuukuhadley nin qodho cafimaad kahadley majiro waxilhayodhan❤❤
@CabdiXaashi-gy6fv10 күн бұрын
Guruuji nin waxgarada
@AxmedYaasiin-s9g4 күн бұрын
Guruuje waa legendary
@hiboabdillahi971110 күн бұрын
ASC, it’s unacceptable that there’s no service, doctors on site on Fridays.
@NasriA-l3n10 күн бұрын
And who's fault is that?
@rayaanabdirahman156910 күн бұрын
Absolutely waad ku sugtay xidhibaan .....India calooshaaba ku rogmanaysa wllhi siday dadku ugu tacabsanyihiin xaalado caafimaad daro oo culus iyo.dhaqaalo xumida is barkan ayay la daalaa dhacayaan ..........caafimaadka in wax lagaqabtaa muhiima
@cabdisiciid650410 күн бұрын
Xaqligpodu waain ëa weerarpëo runta
@MahdiSiciid-v4j10 күн бұрын
An sugno oo u Samir no dawlada cusub waa arin muhiima taasi
@CabdilaahiSuudi10 күн бұрын
😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@MursalAlaahi10 күн бұрын
Afka mooyee ma itaalkalan jirin , ilko mooyee ma adeeg kalaan jirin , hagardaamo mooyee ma haleel kalaan jirin, ka hagoogo mooyee ma horkaalay baan jiri ........
@user-vlogscountery10 күн бұрын
Wadanka wax uqabta alle haydinla garab galle
@cabdiraxamanjibriil112410 күн бұрын
Guul iyo goponimo
@cqaadiraxmed515410 күн бұрын
Wa runtii ab saliita
@raadiyacumar814110 күн бұрын
Isku socda anagu waanu idin daawanaynaa 😂😂😂😂 reer is dabayaacow. Mihnad caafimaad maahee dawlada oo dhan baa ka masuul.ah waayo cuntada iyo dawooyinka ayaa ka kow ah.
@sidrasirad947510 күн бұрын
wa runtiis gabadh aanu jaar nahay oo tagtay berbera hospitalkaba waxay tidhi cidluu aha iyadoo dhiigii ku karay ci ale cidba way ka wayday waxasui waa maxay hospital magaalo dhan malaayin dad jooga cidba joogin qof dhiiga ku kaaryay lagu yidhi toon cuno gurigi qabo cid ma jogotee walahay waan naxay waxan islaha malaha wa ben lakiin watan laga hadlayo
@mukho839210 күн бұрын
Sidaas baaloo baahanyhaya xildhibanda kale maxa ushetay seda guruje wa xil dhibaanka kaliya e mushaharkiisa xalaashada
@Xasancabdilaahi-u9m10 күн бұрын
GURUUJE UNUGYADA DOQONIIMADA AYAA KU BADAN
@mubarikcisman952510 күн бұрын
Runbuu ka shagey xaalada caafimad ee wadanka ka taagan. Waa dareen laga naxo..
@Jalwoboy202410 күн бұрын
War kan Waa “Doqon “ aan isku kalsoonayn Sida “lawyer “ baan ahay buu lahaa!! Muxuu Glasses Mugdi u wataa habeen iyo Maalin?? Wuxuusan lahayn kalsooni uu dadka Indhahaa siiiyo, waayo Badaanaa Naaxil uun buu sheegaa. Waa Faysal Faaruq dhaxalkiisii
@axmed879810 күн бұрын
AGAASIMAHII HORE EE WASAARADDA CAAFIMAADKU WUXUU AHAA SIYAASI TUUG AH WUXUU QAATAY LACAGTII LOOGU TALAGALAY DADKA INDHAHA LA,
@dereya99ify10 күн бұрын
Guruuje waa Nin waalan oo qaad ka dhergay, ninkaas ha la daweeyo
@moh412710 күн бұрын
Dhakaatiir maaha waa Bahalo.
@kamalyusuf621110 күн бұрын
Somaliland Dhateeradu waa Kuwoo uguu liitee
@XuseenmaxamedLuisDiaz10 күн бұрын
Wayahalkawaadasibtay
@sidrasirad947510 күн бұрын
somaliland waxa loo keeni wixi calamku soo nacay sida soda oeosiga iyo cocola iyo wixi la mida waxaay cunan sonkor iyo saliid badan waxa loo kenay wax walaba oo aan la badhin marka cafimadka inu xuamanyo la iskuma ahayao wayna dawo jecel yihin dawo walba anay aqoon way iska cunaan sidan arkay wlahay qaar qurbo jooga ayaa deriska waydiisanaya dawadi looo soo qoray waa wa da aaslkoodi reer miyi aha wax walaaba liqaya jira dadka halo sheego inay dawao jacaylka iska dayan dawoyinka dhacay ama xun cafimadka u xuna farmasiyada ha laga qubo ha loo soo jeest o wadanka cuntada u daran cuntada halaga badho dadka
@ClraxmaanAxmed-s7l10 күн бұрын
Warun warun waalhi
@abdullahduale892210 күн бұрын
Gureji maaha nin daacadda waa bararaale dad been u sheega dadkuna daacad moodayaan