waaxan maqli jiray maka marka qiyamaha soo dhowado way qubi inta xun kan uma qalmi xildhiibna kulaha wa sida ugu wanagsan looga jawabo wa in la jarjaro waba jir caadiya qofka iga raali ahaada waan khaldamay baa laga sugayay waaba ku si indho cad yahay warya gudoomiyahana ixtirama golaha iyo wadanka iyo naftaaba ixtimam abiibow macanaha abiibana muxu aha no soo sheeg bal
Isku tanasul iyo odaynimo ha la muujiyo dalku waa dalkenii dadkuna waa dadkenii si daacada oo alle idin ku ogyahay umada ha loogu shaqeeyo wixii khalifana si hoose u xalista igu sawirtan inaga dhaaasa odayaal
@kordaxaabxosh96293 жыл бұрын
Kani waxa ku khasaaray dadki so doortay! I arkay i dhagaystay doonaya inu laga digo inu wax garanayo weeyan jahikani! Wa wax laga xishoodo lakin ooyaye wa jahiil an xishoonin!
@Zihaam0113 жыл бұрын
Xildhiban ku waa Fowdo Gole Qaranka ka Xishoo Adero
@amiiraahmed9443 жыл бұрын
Kan malaa wala sitaa malinkasta buuqunbu ku jira war illaahay kabaq oo xildhban waliba ohinku yimibad tahaye qajil ilayn 82 ildhban kani waa ku dherad
@abwaanmaxamudkoofiyo72873 жыл бұрын
Runtii ma ahi nin ama shaqsi dhex gala siyasada amaba ka hadla balse xisbiyada dalka sland ka dhosaninin wey ii simanhihiin balse hadan aragtidayda shaqsi ahaned ka hadlo ninkan Abiib waan taageersanahey waayo waxyaabaha uu inta badan ka hadlaa waa waxyaabo ku saleysan xaqiiqada iyo runta wuxuuna jecelyahey in sharciga lagu dhaqmo hore usoco Ayaan leeyahey guuleyso
@Zailatv3 жыл бұрын
Runtaa weyi wlal anu siyasada wan la socda Xil:abiib wa xildhbnka kaliya ee codkii shacabka somaliland siiyay ugu adega si xalala balse waxa kle e mesha jogi wa cawan kan gudomiyeha sheeganaya ee xisbinimadii iyo Golihi sharci dajinta kala garanla ayan la yaabay anigu gole iskuma wadi karee xilka halaga tuuro ta kale nimankan xildhbnka kursigisa ugu tagaya ee badawda ah wa in laga Talabo qaado weyi hadu sharci jiro hadi kalena nin walba guriga hoyadi ha tago
@CHAMPION-0033 жыл бұрын
Zunta ka ilmaysiiya Gudomiye Apdirizak Khaliif 😂😂 hawshu ha socoto
@CHAMPION-0033 жыл бұрын
Kolay Bulshadu ma garanayso arimaha Golaha wakiilada, Golaha ayaaba fowdo ka sameysan in qofku wax diido ama yeelo mahadsanid
@indhoxuseen61023 жыл бұрын
Niyow ninkan yari akhlaaq xuma
@skaba63903 жыл бұрын
Ninku waa fariid in lahayste laga dhigo ayuu rabaa goluhu warkiisu waa cad yahay xor u hadal adoon habranayn
@air-wavechannel4543 жыл бұрын
Ninkani waa afar xiniinyood wlhi iyo sharci yaqaan
kan waa walan yahay ama waa xaasid niicle ah war isla yaab wadankana khaska ka daa inta islahayd xariif iska dhig baad umadii ku naceen ka dhex baxaday jooji walida kan horta xaguu ka yimi walahay waa mid aad u eedab daran war meeshu xamar maahee golaha ha naga ceebayn masuul uma kedid waaxad u eegtahay dub jir ina abuubow magacaga xata uma eeka magac somaali abiib waxay afkee ku yaalaa aama abiib noqo ama iblays noqo wadanak qas wade ha ku noqon ok wan hubaa meesha lagugu waraysto inaad akhiyayse
@deviboy3 жыл бұрын
Marka la mashqulin rabo umad wa sas oo kale caruurnimo ba ko jirta badankood hadan gartey why ee odayaal inu haysteyn Hadan ogaadey wlhi because wa dad maskax bdn caruurtan wali mii bislaan
@badriahmed29993 жыл бұрын
Maxamed Abiib VS 83 Xil
@cabdirahinhassan86453 жыл бұрын
Ma xil la iga horeysiiyay ayu ninka dhami buuq udhex galiyay xildhibaanada😡
@historynerd75493 жыл бұрын
Horta caafimad kooda ma la eega nimankan cusub ee golaha Guurtida kuwii hore Bikh?
@nasirosmanali72853 жыл бұрын
Maxamed Abiib is deji sxb cadho ayaa kaa muuqata & degdeg , fadlan is deji