Xildhibaan Yuusuf Xayle - Anaga Hadaan nahay Dadka la Takooro Xuquuq kuma lihin Dastuurka Somalia...

  Рет қаралды 13,849

SSTV

SSTV

10 ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 72
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 ай бұрын
Runtii xildhibaan yuusuf xayle wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel xaqiiqo jirto waaye waxa lagu sameeyo dadka la takooro ee wax walba oo fursad shaqo ah iyo mid waxbarasho loo diiday wa qeeb ka mid ah dhibaatada dalka uu ka dagi la" yahay Xildhibaan yuusuf xayle waxaan kuuu ra rajeeynaa Cimri dheer iyo caafimaad buuxa waxa tahay qof ku dayasho mudan❤❤❤❤
@qawdhanmax2179
@qawdhanmax2179 10 ай бұрын
Soomaaliyeey ilaahay ka xishooda. Waa wax laga wiswisaa, waana dhaqan fool xun oo aan jiri'doonin. Waa dil xagayga. Ilaahay baa caadil idiin soo saari. Raali noqda
@cumarahmed5098
@cumarahmed5098 10 ай бұрын
Xildhibaan yusuf xayle jimcaale waa samafale waana xildhibaan 5 somaliyeed
@abshirnasta7041
@abshirnasta7041 6 ай бұрын
Maa shaa allaah alle haka yaalo wlh waa xildhibaan aadn u weyn
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 10 ай бұрын
Subxanaka yaa Allah war somaliyeey xagee lo socdaa this is so sade wlhy
@sacadiyomaxamed2101
@sacadiyomaxamed2101 9 ай бұрын
Yuusuf wa libaax❤
@ahmedmire5074
@ahmedmire5074 10 ай бұрын
Asc. Wariye sarre Nuur. Barnaamij fiican baad inta baddan soo gudbisaa. Mahadsanid sxb.❤❤❤❤❤❤
@akhalif579
@akhalif579 10 ай бұрын
Waa wax laga naxo dhaqanka soomaalida, Tumaal dad wanaagaan reer Tarabi niman la yiraahdo aqaaney yaraanti cidini ma maagi karin, lkn arimahaan siyaasada xun dhibey keentey soomaali oo dhan. Umad is xaqireysa ma guuleysaneyso.
@abdisalammohamedhussein
@abdisalammohamedhussein 10 ай бұрын
Masaakiin😢
@abdulazizd
@abdulazizd 10 ай бұрын
Ilahay ha barakeeyo Dhibkana haka saaro Dulmiga lagu hayo dad walaalo ah oon waxba kaga duwaneyn in la takooro cajiin
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 10 ай бұрын
Maashaa'Allaah nimkaan qalbi nadiif waaye ❤❤❤❤❤
@mawliidyuusuf-nd3dh
@mawliidyuusuf-nd3dh 10 ай бұрын
Xildhiban gesi runshegnimo kamuqato diin iyo dulqadleh iskukalson ayatahay haka harin dedalkad wato taladana badso wan huba waqti dhaw in natiijo wanagsan la arki dono alle haka abaliyo
@omerjibril7318
@omerjibril7318 10 ай бұрын
Please brother never feel your self minority in Somalia 🇸🇴 Because all of us we are Somalia peoples Also, , those they believe evil 😈 system Shame of them
@baraarujiyeofficial2925
@baraarujiyeofficial2925 10 ай бұрын
Xildhibaan aan waligii baarlamaanka ka hadal siduu u matali karaa dadkiisa una raadin karaa xuquuqda ka maqan walaalkay fursad qaaliya baa haysataa oo dad badan aanay haysan marka idaacad aad ka hadasho waxba kuuma soo kordhinayso fadlan dhibta ay qabaan dadkaada halkaa uga hadal oo muuji dhibta haysta beesta
@shantasomalimedia
@shantasomalimedia 10 ай бұрын
Wad gulasaneysan in sha alah
@trumpppl2024
@trumpppl2024 10 ай бұрын
Walaahi somalii waxaa meeshaa dhigay waa caadaalad daro bal eega dadkaa somaliyeed wax ay dadka kaga duawan ee lagu takoorayo . Illaahay xaqooda ha uga qaaado ummaddaan jaahilnimadu hayso oo illaahay ka furtay..
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 10 ай бұрын
Runtii ma jecli nin wariye ah markuu jiraahdo beelaha laheybsooco waa wax aad u foolxun oo aad dadkii sameeyey heybsoocaas aad dhiiri gelin u sameyneyso waxaa taa ka fiican weriyuhu in uu ugu yeero wiilkan magaciisa isagu hayiraahdo waanala haybsoocaa teeda kale soomaaliyey ALLAAH ka baqa joojiya xaqdarada SUBXAANA ALLAH aniga koley beri baan ka ahay.
@zakibinumohamed1284
@zakibinumohamed1284 10 ай бұрын
سلام قولا من رب رحيم
@adenmohamed7061
@adenmohamed7061 10 ай бұрын
He is gentle
@AbdiOmar-gw6dp
@AbdiOmar-gw6dp 10 ай бұрын
In caruur waxbaraneysay oo mustaqbal naawileysay in shilimaadki aay wax Ku baranayeen uga TAGAAN jaamacadaha Waa godob laga galay dhalintaas oo dad iyo dowlad u damqaday waayay Akhirana Alle hortiisa waa inooga ashtakoon doonan haddan wax laga badalin sidaa ula dhaqmeyna dadkaas hoosna loo fiirin arinkooda
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 10 ай бұрын
Soomaali waxa heyso waa aqoon darro waxaan kasoo gaarnay jahliga awoowayaasheen, jahligii baa weli nagu dhexnool,qof soomali ah kuu eg in la takooro ma aha, qofkasta oo dunida jooga inlatakooro ma aha.
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 10 ай бұрын
WAAR SOOMAALI BAA TIHIINE SOOMAALI WAX LA QAYBSADA IDINKAA IS BAH DILAYE
@chocolatecake5756
@chocolatecake5756 8 ай бұрын
Maashaa Allah guulaysta sacad siciid iyo saleebaan
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 10 ай бұрын
Qof sharaf ka doono qof bini'adam ah sharaf ma kasbado! Sharafku laguma helo in aad ka dhalatay reer hebel mise xoolo aadan lahayn. Waxaa lagu helaa in aad Allahaaga sharafkiisa dalbato.!..iimaansato sharfkaasi in uu wehel sharaf kuu yahay uusan sinaba kaa guuri karin waxkasto oo dhaco. Marnaba ,aadana mansab iyo magac haka doonin! ma jirto qof hibo kuusiin karo sharaf aan ka ahayn in aad adiga sharfkaasi isa siiso.waa in aad aqbashaaa waxa aad tahay oo ah wax marnaba wax aan mudnayn sharafnimo wax aan ahayn in uu qaato.Libaaxa haybadiisa dadka kama tuugo ! Si baryo la'aan ah ayaa loo xushmeeyaa...waa in aad ogaataa in aadan xayawaankaasi aadan ka liidan...garo waxa uu gaartay oo ah in si dabiici ah uu uleeyahay haybad sharafeed .Adiguna aad tahay Aadanihii sharafnaa oo koonkan wax ka sharaf badan uu San jirin ee xaqiiiqso tani oo ogow in aad tahay duntan sharafnimadeeda aan Gorgortan kujirin oo qofna u hoos fariisan in uu sharfkaasi hibo kuu siiyo......Gacaliye sidaa baa sharaf lagu helaa ee qaab fikirkaaga dib u Eeg...Waxaa kaa muuqato in aad dulinimo qaadatay adigoon Alle haaga marnaba ku duleynin.
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 10 ай бұрын
Wallahi Xildhibaan Yuusuf Xayle hadalkiisa wuu itaabtay gaar ahaan hadalka ah 20 arday aya lacag la'aan SIMAD ooga tagtay
@mahmudaweis
@mahmudaweis 10 ай бұрын
Affirmative action is needed here !
@sacadiyomaxamed2101
@sacadiyomaxamed2101 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@shantasomalimedia
@shantasomalimedia 10 ай бұрын
Goboyo wad hileysin cadalad in sha alah
@siidali6666
@siidali6666 10 ай бұрын
Wadaad xageed ku aragtey ,wadaadnimada waa xirfad lagu shaqeysto
@user-wh5dm3mu4g
@user-wh5dm3mu4g 10 ай бұрын
Yusuf mashalah adiga ka faideystay xildhiban nimadada nimanka ad ku shegeyso beelo waa weyn 10 canug xata waxbarasho mageynin adiga 5m waxaa kaga fiican 1000 qafod oo ad ufaaideysay
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 10 ай бұрын
Waa qabaa in sharci loo sameeyo takoorka ileen kii Islamka waa dhinac marnaaye. Maraykanka sharciga naceb ka aan ka qaadano si fican inoo anfaca. Walaalhas dulmi xun lagu wadaa Subhaanallah Allah swtc xaqa ha ina fahansiiyo
@MAS_01
@MAS_01 10 ай бұрын
Aad iyo aad ayaan agaxumahay xanuunka walaalka uu dareemaayo.
@calinurcsalam6072
@calinurcsalam6072 10 ай бұрын
Dadka aad xumaanta ka sheegatay, waxaa ka badan kuwa aad wanaagga ka sheegatay, Waxey aheed inaad ka ilowdo.
@abdulazizd
@abdulazizd 10 ай бұрын
Ninkan sheekadisa soo badi fadlan waa waayo qalbiga ka hadlaya
@CabdiDeeroow-mx4wl
@CabdiDeeroow-mx4wl 10 ай бұрын
Tumalwaa dad sharaf leh lkn soomaaliya ayaaba iska sidaas eh waan waxey lahagaagi ladahay
@chocolatecake5756
@chocolatecake5756 8 ай бұрын
Waa gorgaate hawiye heeb soocaan baas halkuu ku yimid
@DeeqoMohamed1982
@DeeqoMohamed1982 10 ай бұрын
Anagaa kuutol ah somaaliweyn oodhan inta fiican
@aliabdirahmanabdullahi2408
@aliabdirahmanabdullahi2408 10 ай бұрын
Waxaa muuqata in dadkaani hadey is raadsadaan ay noqonayaan qabaailada soomaalida kuwa ugu badan
@luulxasan3211
@luulxasan3211 10 ай бұрын
Waryihii yaraa waa laga yaabshay
@abdi14
@abdi14 10 ай бұрын
Somalida qashinimadooda dhiigkar igu ridaysaa. Cunsuri aduunka ugu daran. Cajiib. Wali waxan Somalia ka jiraan. Waa nasiib darro.
@cabdisalanahmadabdi2427
@cabdisalanahmadabdi2427 10 ай бұрын
Waxaan raali galin ka.bixinayaa qoraal aan mardhow soo qorey
@ShaficiAbdullahi-xo5yb
@ShaficiAbdullahi-xo5yb 9 ай бұрын
Yuhuudu maxay somalia u qabsan wayday
@abdinasir2403
@abdinasir2403 10 ай бұрын
Ma qof mislim ah miyan xuquuq leheen wali dalbbanayo xeer kooni u ah asaga dulmi mesha an kagaarney ayeey na tuseysaa
@omerjibril7318
@omerjibril7318 10 ай бұрын
Brother next time You must provide like Video camer or tape recorder and never bring down your self minority and peoples talk like that they don't believe Allah So never setup what some peoples Doing to you our brother
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 10 ай бұрын
😂😂 Wariye Nuur wuu yaabanyahay lahjada Miqdisho in badan baanu fahmayn.
@hallad598
@hallad598 9 ай бұрын
Haa waa runtaa. Weriye Nuur waa in Muqdisho iyo Jawhar loo diraa muddo bil ah. Kelmedda. Way fiican tahay in afguriyada la barto.
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 10 ай бұрын
Ilaahay inaa tumaal noqoto kuuma doorin ilaahna majiro, in lagugu faquuqo qabiilkaaga waxaa kadanbeeyay dad waa hore noolaa oo iminka lafo kasoo hareen, waagaas faquuqii bilowday baa socda, naftaada ku kalsoonoow maadaama nin waxbartay aad tahay. Ilaahaa keenay iyo qaddar waa hadal iska mala awaal ah.
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 10 ай бұрын
Walaal muslim ma tihid miyaa maxay tahay waxaan aad ku hadlayso.
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 10 ай бұрын
@@caancaandhalay3349 maya ma ahi
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 10 ай бұрын
ABTISIIMO MA LEEYIHIIN GEBOOYE ANIGU YAABAYE MAXAA FILQIYAY ILLAYN CID SOMALI KA BADANI MABA JIRTEE
@CabdiIsmacil-rq4pb
@CabdiIsmacil-rq4pb 10 ай бұрын
war ilaahay ka baq sharafta ilaahay baa laga doonaa
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 8 ай бұрын
Xil.Yusuf waxaad taariikhdooda raadisaa dadkii daganaanjirey Magaalada GELINSOOR oo katirsan Gobolka Gaalgaduud waxaa dagganaanjirey niman ikhyaar ah oo katirsanaa reeraha meeshaas daggan anigu masheegayo.
@lamiOG
@lamiOG 10 ай бұрын
Xilibaan wuxuu sheegayo waa dareenka dad madaw. wadamada caadan kuunol dareen kooda ... cunsurimo ama yasida niinka cad uu yaso qofka madawka
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 10 ай бұрын
Soomaalida qurbaha Ee balaayada iska dhiga waa layasaa, iskadaa cadaankee madaw amerikaan aya yaso, waxaa loo arkaa dad dulsaar ah oo soo galooti ah misana reer baadiye ah.
@jamaaden598
@jamaaden598 10 ай бұрын
wadankan balaguleeyahay muu hagaago cajiib
@hodandahir8111
@hodandahir8111 10 ай бұрын
Xildiban yusuf wa ku tagarsan Somalida kal waxa igam duga
@user-rt9ut1gv9n
@user-rt9ut1gv9n 2 ай бұрын
Mashariicida dowlada awood howkarnimo baa lagu helaa marka waxaa fecan inuu san quusan ee alleh iyo dadka wanaagsan uu lakaashto
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 10 ай бұрын
Jaamacada fee geeda meeqa waaye? Ardaydaas si wax loo taro
@user-cg3ow1ps1z
@user-cg3ow1ps1z 10 ай бұрын
Waa wax runtii igu cusub waraysi beelood manta ka hor... Nuur oo
@xasancilmi683
@xasancilmi683 8 ай бұрын
ninkaan waan garaaci lahaa si uu u noqdo nin adag inaad dad yar ka dhalatay ceeb maahan waayo waxaa la yiri rag yaraaday tafo naageedaa laga raadiyaa lkn waxaa ceeb ah inaad calaacasho mar hadii aad bani aadam tahay cid wax ku dheer ma lehee dadkaas aad u mahad celinee inta iska deysid ilaah u mahad celi ka dibna si hoose oo caqliyeesan inta u fekertid dadkaada dad ka dhig
@abobasement346
@abobasement346 10 ай бұрын
Somalih Qadhmun yurub markay yimadan galaday futadah u lefan waynah gursadan iyo Africankah I yagunah way takoran
@axamadaclay9924
@axamadaclay9924 10 ай бұрын
Ilaahey agtiisa ayaad qiimo ka leedahay ina akram cid laah atqaakum cabsida ilaahey badi soomaaliyoo dhan idin damqato qaar yar mooyee sxb ku jcl
@FreemanV99
@FreemanV99 10 ай бұрын
Waar ninyow calaacalka rag looga fiican, ee eeda badan iska dhaaf. Xildhibaan ayaad tahee olole oo u shaqee dadka aad ka soo jeedid. Baryo iyo shaxaad meel laguma gaadho iyo hebel ayaa i qaabili waayay, forget it all about
@fraxhassanemail.comfarxcde9670
@fraxhassanemail.comfarxcde9670 10 ай бұрын
Yusuf xayle waa xildhiban wanagsan ilahay hacwiyo dadka idin takorya waxba idinma dheera insha Allah waad helaysan xaqiina
@abdirahmanmohamed1260
@abdirahmanmohamed1260 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal,  mana qabo in leys guursado!
1:25:54
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 9 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 1,9 МЛН
Xildhibaan Yuusuf Xayle Oo lagu Soo Dhaweeyay Cadaado
2:03
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1 М.