Xildhibaanad Reer UK oo caawa Hargeysa uga dhex jawaabtay Ilhan Cumar iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

  Рет қаралды 40,116

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 412
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 7 ай бұрын
Mnsha alh guul guul soomaalind soomaalind
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 7 ай бұрын
Thanks sister ❤
@abdisalamjamal2128
@abdisalamjamal2128 7 ай бұрын
Welldone My beloved Sister keep it up via Somaliland.
@abcbc4008
@abcbc4008 7 ай бұрын
Waxaad tihiin dad Aan Aqoon aan laheen bada somalila waa bada somaliyeed .cid bixn karto ama gadi karto dhul somaliyeed .sorry sister ma ogtahay Pasaporka aad ku dushaan waa somali markaad tagtaan Qaxootiga waxaad isku dhibtaa somali konfurta iyo madhibaan baan ahay hadna wxaad dideysiin somalinimo sorry sorry .umada somaliyeed waa dad jecel somalinimo waa dad daacad ah .Allah is sufficient for us as a somalia people .walaashey waad Qaldantahay in aad maqashaan shisheyaha beenta idiin shegaayo. XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin neceb umda somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 7 ай бұрын
Ma sha alla guulay soo habo❤💖👍
@QamarJamac
@QamarJamac 7 ай бұрын
Ilaahow sabar nasii yaa rabi oo na hanuuni wadankana nagu nabad yeel caalamka muslimiinta ahna ISU soo dhawee gaaladana naga fogee yaa rabi ilaahow madax wanaagsan oo khayrka xagiisa noon hagta noon soo saar yaa rabi
@dagansh5606
@dagansh5606 7 ай бұрын
Ilaahay ha soo hadeeyo Oo xijaabka haku soo hadeeyo.
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 7 ай бұрын
True a naked woman giving a speech 😅
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 7 ай бұрын
walaal is astur allaah ha ku soo hadeeyo somaliland allaah ayaa guuleeyay oo mahadleh guul iyo gobonimo reer somalilaand❤❤❤❤❤❤❤❤
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 7 ай бұрын
Somalia waa mid dhulka somalia waa mid bada waa mid
@hiddowacan811
@hiddowacan811 7 ай бұрын
Waa garaadkaaga iyo caqligaaga
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Somaliweyn Hooyadakuwas. Anagu Somaliland banalayidhaahda Ee Kubiyacab Guul Iyo Gobanimo Jamuhriyada Somaliland Socotay💚
@warss11
@warss11 7 ай бұрын
Dream dream dream we are not part of Somalia. I am 38 years old and have never seen or heard of Somalia. Only Somaliland I have heard of and know about
@SAYFUDIINBAIBARS
@SAYFUDIINBAIBARS 7 ай бұрын
Fucking somali hoyadaa iyo somaliba was car waataase waaninka igu soo dhiirada sidaan doonaan yeelayaaye
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 7 ай бұрын
Oo ma xoog ayad kaga dhiigi karta
@Puntland1
@Puntland1 7 ай бұрын
JAHILNIMO wa mida aad isugu ekeysisay naag CADAN AH kalsoni kuma qabtid midabki Ilahay ku abuuray ADONTI INIGIRISKA🇬🇧
@Kachuba-w9p
@Kachuba-w9p 7 ай бұрын
That’ is not your problem don’t change someone only Allah😢 your the who ignorant
@FunnyIslandRetreat-yi8zj
@FunnyIslandRetreat-yi8zj 7 ай бұрын
Mahadsanid
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 7 ай бұрын
BADA IYO ILHAAN WAXBA KAAMA GALINE WALAALO PLEASE JIDHKAAGA IYO TIMAHAAGA ASTUR. ALLAH HA KU SOO HADEEYO AAMIIN.
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 7 ай бұрын
Bada cida aanay wax ka gelin waa hebashay iøhaan sirqo balse Xildhibaan hibaaq ayaa bada iska leh si raaxal3hna uga hadli karta Runta in ay taabsiisay ayaad ka xuntahay . Wax u sheeg naagta ayga la seexata ee khaniiska wa la cunta hebeshay ilhaan. Gabadhan afkaaga nijaaska ah ka jeedi. Munaafaqad bay kaa tahay in aad tidhaah is astur lkn Alle dartii anagaa leh timahaagaa dhaadheer ee jilicsan ee ka soo jeeda dhashii sheekh isxaaq astur yay kaa cowryin Ilhaan timo jurro e😂
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 7 ай бұрын
Ilhaan iyo kuwi kale ee caanka ku aha xumanta usheeg taas
@xariiromar8367
@xariiromar8367 7 ай бұрын
@@mohamedomar2367ilhan gabadh u dhigmata miyaad haysataan horta qaar qayila iyo qaar qaawan darajada ilhan soo gaara horta 😂😂😂
@sahalade4245
@sahalade4245 7 ай бұрын
Somali waa mid adigana is astur oo allaah kabaq
@Tasnim-j8b
@Tasnim-j8b 7 ай бұрын
Ma -adaaba is faanshay
@hodankhaliif8071
@hodankhaliif8071 7 ай бұрын
Subxaanallaah waa jiilkii sh mustafe sheegay
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 7 ай бұрын
Macadaanbaa
@khadracali4640
@khadracali4640 7 ай бұрын
Subxaanallaah tan timaha qaawan maxay ahayd sawta galada wadanka timaad layidhaa madaxa hagoogta
@farhiyaomar1769
@farhiyaomar1769 7 ай бұрын
GUUL SOMALAAND ❤❤❤
@GeckoWiz
@GeckoWiz 7 ай бұрын
Mashallah sificaan baad u hadashay. Hore u soco wll quruxey 🤍🤍❤️❤️❤️💚💚💚
@5daaroodbrothers
@5daaroodbrothers 7 ай бұрын
Inay u ekaato dadka cad cad ayay iska jeclaatay markaasay u ekaatay dad qalato afdheer, Tani waa ( Vambires ).
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 7 ай бұрын
Kkkkkk Kkkkkk 😀
@slandprince7210
@slandprince7210 7 ай бұрын
Inaadeer taa Ayaan Xirsi ayaa ka xun iyo Ilhaan Cumar oo aad qabyaalad ku taageertaan.
@5daaroodbrothers
@5daaroodbrothers 7 ай бұрын
Ayaan xirsi madaxeeda ayay naga qarsatay midab keedana ma bedelin laakiin qoftaan waa mid qayiran ilaahoow hana qayirin ( Amin ).
@horyaaltv2686
@horyaaltv2686 7 ай бұрын
Kkkkkk ma konsolbaa u jawaabasa ilhaan
@baambaam6336
@baambaam6336 7 ай бұрын
Mashaallah mashaallah
@Somfox1
@Somfox1 7 ай бұрын
Naa bal inta aanad umada wax u sheegin is astur .. Timahan aad Blonde sidii gaalada ka soo dhigtay .. Xijaabka xidho kadib wax noo Sheeg .. Allahu maa Balaqtu!
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t 7 ай бұрын
Gabadhaas odayaashaas waa weyn baa ku khasbay iney hadasho ee soomaaliyey waxba ha u arkinina hadalkeeda.
@DahirYusuf-pr2jk
@DahirYusuf-pr2jk 7 ай бұрын
Subxanallah iso astur horta wll😊
@iqroali7019
@iqroali7019 7 ай бұрын
Isaaq nimo guuuuuuuuul somaliland❤❤
@riyoxidhohawdgunti3179
@riyoxidhohawdgunti3179 7 ай бұрын
Hibaaq inanti muuse ismaacil ee Reer cawl ❤❤❤
@ashabadal1374
@ashabadal1374 7 ай бұрын
walee gaàlnimo iyo qaawani in an aydaan citiraaf aynaan ku jelaynin bal naagta aad jorgadhidaan nooca ay u egtahy eega. subhanallah
@hasansudi9404
@hasansudi9404 7 ай бұрын
Khanisiin ma tageerto
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 7 ай бұрын
Ilhaan ka waran miyaanay daboolayaasha u ololayn Tani way qaawan tahay waa run Lkn ilhaam meel xun bay gaadhey
@Dagan721
@Dagan721 7 ай бұрын
Ruxan Kaltun ka u eg intee ka timi naa IL Haan Omar waa naag landhere ah Rer Lafta Naga haman
@Somfox1
@Somfox1 7 ай бұрын
Ethiopians and Oromo to take our sea , specialy Saylac with is the headquarter of Imaam Ahmed Gurey , the smart people are those who are saying ethiopia and Oromo will never get an inch of our land.
@IfraahAhmed-o3m
@IfraahAhmed-o3m 7 ай бұрын
Genocide laascaanood baad kasamayseen taasayna idinku soo dhuumanaya way idin xasuuqayaa diyaar garooba,RIP 😢😢😢😢Somaliland idinkuna waad madax adagtihiin socona mayso xiligan xoriyadii somaliya hadii ladhiibay arintu masahlana dowlada meel xun baad gaarsiiseen adkeysigeeda lahadaa,qori qaata oo is difaaca dalka xuduudihiisa qori afkiisa lagusoo xirayaaye
@muhyadinmohamoud3947
@muhyadinmohamoud3947 7 ай бұрын
Xildhiban guul somaliland
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 7 ай бұрын
Gaalad baad tahay ee naga hor leexo
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 7 ай бұрын
Naa Xijaabo oo ilaahay ka baq,waar Somaliland lahaynee meeday Islaamnimadii, Islaamnimadiina miyeynu ka goosaney, Ilaahoow Muse Biixi iyo Ina Kaahin diintaada ka badbaadi
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 7 ай бұрын
Muuse Biixi Dadkii Diin la'aanbuu ku wadaa Waar gabadhan u xijaaba oo ilaahay ka baqa.Abaarso ma tanuu inoo keenay? Muuse Biixi biyo Ina kaahin=Diin la'aan.
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 7 ай бұрын
Naaaya wax ictiraf la yirahdo ma jiraan walale
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 7 ай бұрын
Matan baa ilhan loo keenay wallee inaney cidideeda gaarin soomaali qabyaaladii meelxun bey lagaadhey gabadhaan qurbaha kukortay oo say wallaahida ah maxaa looga waalayaa 😊
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@hiddowacan811
@hiddowacan811 7 ай бұрын
Xildhibaan hibaaqbaa naga baacindoonta naagta qaniisada ah
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@uduggleyarechannel2000
@uduggleyarechannel2000 7 ай бұрын
Adiga iyo qawanantaada iyo jawabtaduba isla noqdo Dalka hannaga biine.
@abdisalanali6346
@abdisalanali6346 7 ай бұрын
Nagtan bilaa macnaa ah ee u qudbeyneyso nago xijaban oo faruq ah mid ruta u sheegto malaga dhax wayay kuli waa isku mid 😮😮😮
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@Cabdalla30
@Cabdalla30 7 ай бұрын
Caqligayga markaan kaashado een waxbarashadaydii Ingiriiskana ku noqdo😂😂😂😂😂😂😂😂
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@BildhanBildhan
@BildhanBildhan 7 ай бұрын
You'll see the somali flag if you go to Awdal, sool.and.sanaa.regions. are you denying the rights of the people who live in these regions. Your British government doesn't recoygnise only one country called somalia. You must stop dividing the somali people. Because your father was injured in the civil war is not good enough reason to create tensions among somali. You should forgive and try.to bing somalis together to be prosperous.
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 7 ай бұрын
GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND
@AhmedAbdi-d7b
@AhmedAbdi-d7b 7 ай бұрын
Passport waxa kugu qoran somali British
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 7 ай бұрын
Dadka yurub ku nool oo idil aya waxa loogu qora adiga galiga ha u maleynin wax micna ah oo ay subineyso majirto matihid britisk lakin dhalasho umba lagu siiyay
@ahmedthayto388
@ahmedthayto388 7 ай бұрын
Waad fican tay Lkn is astur wll❤
@warss11
@warss11 7 ай бұрын
Forget astur we Are in war, after war is finish yes we think about more off astur.🎉
@Degaliah
@Degaliah 7 ай бұрын
Quruxley❤❤❤
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 7 ай бұрын
Masha allah baal isku ee kaa ilhan omar iyo gabadhan teeba somaliyaad ah ama af somali kaa sii fican uu hadlaya
@Tasnim-j8b
@Tasnim-j8b 7 ай бұрын
Markay hadleyso Ilhan Cumar hadalkeeda iyo luuqada ay ku hadleyso wey ku soo jiidaneysaa ee 2years adigoo jira ayaad Uk timid hadana uma ekid ee Ilhan ha isla simin
@alimire2
@alimire2 7 ай бұрын
Imisa ingiriiska ee baarlamenteriga ayaad u dhacday sharmuuto daba leefka ah.🤪🤪🤪🤪🤪🤪. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Viva Somaaliya.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Sinjigeedu Waadunxariira Masha Allah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@slandprince7210
@slandprince7210 7 ай бұрын
Naagtan qaawan ajaanib baaban mooday ku ma arag Ingiriiska.
@MohammedAli000
@MohammedAli000 7 ай бұрын
Sax wallahi
@slandprince7210
@slandprince7210 7 ай бұрын
@@MohammedAli000waa wax lala yaabo mida kale waxa fiican in qofka khaladka laga saxo oo loo sheego la yidhaa ma joogtid wadamadii gaalada ee is astur.
@MohammedAli000
@MohammedAli000 7 ай бұрын
@@slandprince7210 Runti uma maleynayo inay Muslim tahay.
@hassandaher3563
@hassandaher3563 7 ай бұрын
Masha allah xildhibàanad .HIIBAQ JAMAC reer uk .ee ka sojeeda .wadanga somaliland guuuleyso
@mohamedfirdhiye8119
@mohamedfirdhiye8119 7 ай бұрын
😅😅😅mudan maxadweyne xasan shiiq ayey kuwalatay
@KaltounHag
@KaltounHag 7 ай бұрын
Haa Ku walato Dee.
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 7 ай бұрын
bareejo bilaa aqoonsi ah
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 7 ай бұрын
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland keep going
@ifrahodawa3599
@ifrahodawa3599 7 ай бұрын
Mashaa Allah Guulayso Hibaq🎉❤🎉Cadawgaagu cagta hoosteeda
@ifrahodawa3599
@ifrahodawa3599 7 ай бұрын
Mashaa Allah Guulayso Hibaq🎉❤🎉Cadawgaagu cagta hoosteeda
@AbdirahmanYusuf-j6o
@AbdirahmanYusuf-j6o 7 ай бұрын
Tan Golaha Deeganka Bristol ka tirsantahay. Shemeh Parliament noqotay
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 7 ай бұрын
الله يهديكمالشعب الصومال في كل مكان ويستر عوراتكم الجمال هو الايمان
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 7 ай бұрын
Maxaad Ka Qabatay Arinta Ictiraafka Somaliland Maxaad Uk Dhiiga Ugu Kicin Weydeen oo Aad I Kicin Weydeen dadweynaha Somaliland UK
@aqoon-kaabechannel8625
@aqoon-kaabechannel8625 7 ай бұрын
Qofkastaa waxa qalbigiisa ku jira ayuu rabaa inuu inoo sheego taasoo xaqiiqda ka fog... mahadsanid xildhibaan....
@MaangoYareOfficial
@MaangoYareOfficial 7 ай бұрын
Masha allh
@YasminAhmed-v7y
@YasminAhmed-v7y 7 ай бұрын
Wàa fariid Somaliland inshallah geesiyed waye qofka lehi hawo qadin is xabushinti African this Britain waan Somaliland
@kamalaouale4911
@kamalaouale4911 7 ай бұрын
Shaydaamad ayaa isku daydey inay u jawaabto gabadh soomaaliyeed oo muslimad ah ilhaan waa soomaaliyad heros
@Tasnim-j8b
@Tasnim-j8b 7 ай бұрын
That’s right Somali British ayaa passporka kugu qoran kuguma qorna Somaliland waligaana kuugu qornaaneysa
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 7 ай бұрын
Illahy ha ku caafiyo waayo hadaad cafimad qabto waad is asturi lahayd😂😂😂😂😂😂😂
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 7 ай бұрын
Illaahay hakugu guuleeyo shaqadaadda iyo caafimaadkaagaba iyo wixii kuu khayr ah oo dhanba Inshallahu bidmilaahi Kariim guulayso Somaliland guul guul guul guul Adiguna guulayso cadowgaaguna ha jabo.
@YasminAhmed-v7y
@YasminAhmed-v7y 7 ай бұрын
Marked ledahay passport ku dhoftan Wax lehe Somali wad mogatahay inuyah Somaliland passport markaan laye aqonosado waxad radidoonta passport ictiraf ku busherasta reer somliyow
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashiiribrahim7767
@bashiiribrahim7767 7 ай бұрын
😂😂😂. Bristol waa city in England. Somaliland waa country waxan oo kale media haso galina
@NimoYusuf-m5i
@NimoYusuf-m5i 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂 isaqa Nin iyo nag maxey walan yihin Mise Waxey washten 8 25 2023 Marki hub kadhigis lagu sameyay Ayey washten war somaliya somali baleh ha riyonina😂Benta isku shegesan joji
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 7 ай бұрын
Adigu halkeed ku socotaa oo xageed kasocotaa.!!¡!¡!??? Naftaadad utali ayaan kugula talinayaa
@mohamedsheriff109
@mohamedsheriff109 7 ай бұрын
Tani Waa miskiinad af somalia ka liidatio inay oromo tahay ayaan umaleynayaa?
@sahraj3885
@sahraj3885 7 ай бұрын
Kuwaanu dhalneyba Af Soomaali ma yaqaanaan Waana Reer Sheekh isaxaaq Markaa Inaader Afka laguma qiimeyn karo Afka Qofka
@iqroali7019
@iqroali7019 7 ай бұрын
Viiva viiva viiva somaliland
@suleeqomaxamuud
@suleeqomaxamuud 7 ай бұрын
Fakin dhoqosh adiga iyo ingiriiska wecel ayaa tihiin qomoluud
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 7 ай бұрын
Caaaaaaaaac umabaahnin gumayste iyo kuwa makhriga la ee wax moodaya cadawgii ingiriska❌❌❌❌❌💀💀💀💀 futadaada qarso👎👎👎👎👎 uf uf uf qabyaalada somaliyeed looma baahna❌❌❌ 1994 isaaq waysdilay qaar baa aabayaashood iyo hooyooyinkood waayay kuwan ku dhinac taagan baadilay ee kawaran???
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 7 ай бұрын
In Gaalo Ladaba Ordo Waxey Kuukeeneysaa Dullinimo Iyo Ugu Danbeyn Inaad Xaduudka Kabaxdo Waana Waxa aan Maalinwalba Ka Aragno Meelo Badan Ay Dadkeena Kunoolyihiin. Dad Fashilmay oo Sawirkoodu Kamuuqdo Waxba kusookordhinmaayaan Umadda Somalida !
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 7 ай бұрын
😁😁 midkastoo soo wareero soo dhoweysta, Ictiraafkia Somaaliya ayuu yaalaa, Ilhan waa Congress woman ma aad gaari kartid, waxan ku noolagay England waligeyna kuman maqlin. Mudane Xasan Sheikh waa Madaxweynihii Somalia 🇸🇴 Intuu joogana Bada Somalia cid gadan karto maleh.
@siradm
@siradm 7 ай бұрын
Waxaasi nalama wayna, gabar xijjaaban oo reer Hargaysa ah baa nu ka jecel nahay kana ixtiraamI og nahay, iney Uk ka timid is not big deal! Waxaasi garaadka umadda Soomaaliyeed inuu dhaafo ayaan jecel nahay iyo isu jawaabid. Xassan sheekh waa madaxwayne haaga adiga laftaada . Rabitaankiinana waa ixtiraamayaa
@warss11
@warss11 7 ай бұрын
I am once proud of you, Welcome to Somaliland, I wonder the same thing myself. Long live Somaliland
@jibriilcali7475
@jibriilcali7475 7 ай бұрын
Masha allah nooloow guulaayso guulayso gabadheena reer somaliland
@suleeqomaxamuud
@suleeqomaxamuud 7 ай бұрын
Timahaaga astur adiga iyo wixii meediyaha kusoo fariisiyey dhaqanka ayey lumishey
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 7 ай бұрын
Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 7 ай бұрын
Tani xildhibaa nad namaha bal wataase waxay kahad leyso hafahmo bada somalia ethiopia Qadanmeyso bey dhi ilhaan omar adna waxad lee dahay halaqaato waxba kuu dhiman xildhibanad na matihid qof xanuu san baad tahay o meelahaa laga soo.kaxays tey ii dheh ku had ley sa bal ha socdo war kaagu iyadu waa baa war full e halkaa naac da mahay??
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 7 ай бұрын
Magacii Garxajis meel baad kaga dhacday Garxajis waa 🇸🇴 weyn, waxaa ku soo isticmaalay calancasti Heego, Hassan sheekh Anaga oo Garxajis ah ayaa xaal ka siinay, Gabadhayada ku gaftay hadalkaa jeegani u soo dhiibtay
@rzackyt
@rzackyt 7 ай бұрын
Wcsisyeelyeel baluugashakheynaya😂😂
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 7 ай бұрын
🇸🇴kanbaa soomalia ledahay nayaa 🇸🇴💗🇸🇴💗
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 7 ай бұрын
Iska daaya cunida CALOOLEY IYO MARAQA CALOOLEY IYO QAADKA
@gorgortopnews
@gorgortopnews 7 ай бұрын
Guul Somaliland regeneration to indepedance of Somaliland Republic is Coming Soon insha alla allahu akbar❤❤
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 7 ай бұрын
Somaliland ta aad kahadleyso ma burco iyo hargeysa 😂😂 sool iyo sanaag ceyn waa dhul daarood owdalna socotaye 😂😂😂
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 7 ай бұрын
Ma siyaasadii ayaa Somaliland halkaasi la gashay? Gabadhan waxa laga keenay Ingiriiska si u aflagaadeyso oo ugu jawaabto Marwa Ilhaan Cumar. Waa ceeb, waa ceeb. Labada gabdhoodba waa gabdhaheenii, waa inaynu sharafno.
@hayadmohamed7900
@hayadmohamed7900 7 ай бұрын
Maxad oromo ushegatay😂😂😂😂😂😂😂
@ZeynabArab-vz5ky
@ZeynabArab-vz5ky 7 ай бұрын
💪💪💪💪💪💪💪
Ali Harare "Xildhibaan Abiib muxuu xabsiga kala kulmay" Faah faahin
30:11
Out Of Focus Live | 28 September 2024
38:59
MediaoneTV Live
Рет қаралды 59 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 9 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 104 МЛН
In Conversation with CNBC - Interview by Hadley Gamble I Hussain Sajwani
15:35
Hooyo reer Hargeysa ah
1:35
Galaydh Media
Рет қаралды 670