Xildhibaanada iyo wax garadka beesha Gaaljecel ayaa ka hadlay Tabasho Xariga Wariye Cabdalla Muumin

  Рет қаралды 13,334

Universal TV

Universal TV

Жыл бұрын

Xildhibaanada iyo wax garadka mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed oo Maanta muqdisho ku kulmay ayaa ka hadlay Tabasho ay ka qabaan Dowlada Federaalka iyo Xariga Wariye Cabdalla Axmad Muumin

Пікірлер: 18
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
GAALJECELOW HABARGIDIR BAA WIILKIINA U XIRANYHY. IKRAAN AYAGAA DILAY
@Manka2123
@Manka2123 Жыл бұрын
Waa astaahilkiina shalay markaad dileyseen masaakiintii reer awxasan ee aad beentii kursiga lagu raadsanayeey dilkii igraan tahliil waa idinku macdahay labadii dulmi ku heshiisa xaqey isku dilaan yashuudiin
@nasrahusein1437
@nasrahusein1437 Жыл бұрын
Beesheena awood sare kuma laha dalka xildhibaanada noogu metela beesha dantooda lee fiirsanayaan markii ay naga geeriyootey xil aamino matalaad waan waayney
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Жыл бұрын
Masha ALLAH ♥️
@chriswignall2970
@chriswignall2970 Жыл бұрын
Wiilkiina shaqsiyaad ayuu u afduubanyahay Gaaljeceloow hubkiina qaata oo is difaaca Gaaljecel dhiigiina waa La xalaalsaday
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 Жыл бұрын
Xamar Dulmi baa kajiraa
@xalimasacdiya7762
@xalimasacdiya7762 Жыл бұрын
Gaaljecil hawiyo maha ee wuu la dhashey hawiye waa irir samaale gaaljecelna waa gardheere samaale
@1shaafka703
@1shaafka703 Жыл бұрын
fadlan qofkii hayo tariiqdii uu cali yusuf krynidid(majerten) hobyo iyo siduu 40 sano u gumeyay habargidir una dulsarnaa noo shega si tariqda loo hilmamin plz
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Жыл бұрын
Habargidir badbusinjiray fankas madnokentay
@1shaafka703
@1shaafka703 Жыл бұрын
weydii awoowgagii la gumeysan jiray ama aabaha, xita xasaskoda aya loo daba marijirey
@1shaafka703
@1shaafka703 Жыл бұрын
habargidir 40 sano ayu majerten gumeystey
@1shaafka703
@1shaafka703 Жыл бұрын
@@luulmohamed7472 weydii awowga ama abahaa 40 sano ayey majerten gumeysten oo xita xasaskoda xoog looga isticmalyey waa tariq saxib
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Жыл бұрын
Marko hore maxad uceshenweysen saxafadbenbu ku dhumanayay galcecel shabab gacan sar laledahay borka heysku qarinina
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Bedela xikdhibaanada aan qaan gaarin.
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Жыл бұрын
Casumaadaaba shirqool aheyd sidaan u fahmay, xasanada xildhibanada laga soo saaryay si loo xirro period
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Dadka gudka wawada desta ilaa reer itobiya kenen gugun dhawe isyaqanin idinkuna iskudhawdihin
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 169 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 33 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
KASOO SAAR QOFKA QABIILKIISU YAHAY HABARGIDIR!!!
28:47
Dirisle Abdi
Рет қаралды 119 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 169 МЛН