Dood Kulul:-Gabdhaha Iskaabulada ee Isqaawiya,Guryaha ay dagan yihiin iyo Wiilasha isticmaala...

  Рет қаралды 11,045

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Dood Kulul:-Wiilasha iyo Gabdhaha ka gudbay xadka Dhaqanka iyo Diinta?
Siraad Maxamed Nuur Maama Ugaaso "Sinada iyo faqsiga waxaa badiyay Gabdhii oo rabta in ay cunto Pitza"
Dr. Sowda Maxamuud"Qofba qofka uu ka aqlaaq xun yahay ayaa la taageerayaa"
Prof. Maxamuud Saxane"Qiimihii,sharaftii iyo Diintii ayaan baabi'inay"

Пікірлер: 16
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Жыл бұрын
masha Allah
@ayaansaid711
@ayaansaid711 Жыл бұрын
Walashy qli sowda horya usoco❣️💯
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Жыл бұрын
Manash allaah❤❤❤
@FaraxfaniAadan
@FaraxfaniAadan 4 ай бұрын
🎉🎉
@aash_6677
@aash_6677 Жыл бұрын
Somali Hadi aad rabto In aad ciyaalkaga wax ficiin dawadaan waxaad up geeysan speactoon
@samiyacismaanahmed5210
@samiyacismaanahmed5210 15 күн бұрын
Bulshada iyo dhalin yaradu way u baahan yihiin wacyi galin iyo baraarujin mar walpa madsanidiin❤
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Жыл бұрын
Meesha dowlad kamajirta miyaa?
@najmaabdinaasir6101
@najmaabdinaasir6101 Жыл бұрын
Hindida dhaqankeeda kuma jirto horgalkaa aad sheegaysan waana dad dhaqankoda ku adag horgalka waxaayaqan americanka iyo wadamadaa kale
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 8 ай бұрын
Gabdhaha ,waa hoyooyinkood , dhaqanka ,ansvar xumada ah, dadka na ,,wey garab siiyeen, somalida waxbaa ka qaldan ,
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Жыл бұрын
Wasaarada Shaqa ka aawi?
@jibriilcabdi2692
@jibriilcabdi2692 Жыл бұрын
wasaaradu waa waalidka ,
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j Ай бұрын
Qofkan wariya kushega ah wamaxay een lagaba hadli karin waba bilaa aqon warita lanoqdaa uunbu maqlay yahuu😂😂
@Username11249
@Username11249 Жыл бұрын
Ma dumarka kaliya baa fusuqa wada
@QALAJIYEE_17
@QALAJIYEE_17 9 ай бұрын
haaa
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Umaddam wacyi geljn bey u baahan tahy iyo wax dabo qabto . Masuuliyad wax iska saara hadaan la helin waa ku daayeen jiilkaan cusub
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Somalia miyaa
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 21 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO XAAWO XILKAS 17 10 2024
30:25
Somali cable
Рет қаралды 546
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 149 М.
Sheekh Asuuli "Mowliidku Ma Banaan yahay inla Xuso"?
24:36
Xogmaal Media
Рет қаралды 25 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 21 МЛН