Noo sheegay ma Afhaayeenka umaada tahay. Ayu ii sheegay dheh
@kullownuur43024 күн бұрын
ASC viva7up sax sax xilldhibanka Cana nuug he is right
@hasanmuudey1178Ай бұрын
Inta ay kuwan oo kale ay matalaad dowladeed hestaan wax walbo way fog yihin , ninka u difaacaayo waa kii xasanada soo siin lahaa marka cida soo doorato ayuu difaacayaaa
@MohamedIbrahim-s4xАй бұрын
Gurguurte iyo aadan madoobe somalia 🇸🇴 allah kabad baadiyo
@Abdirashid-g9m24 күн бұрын
Qofkaan Waa mooryaan maaha weriye waxaasaa bbc u shaqeeya bey leeyihiin qashin qubka ah. Xildhibaanada guulayso😊
@DjdjdjssheАй бұрын
Parliament supposed to make the law and and the police supposed to protect the law his job is not to be inside the parliament
@DjdjdjssheАй бұрын
It’s true the police should never be in the parliament building
@abdulahigabo3282Ай бұрын
Ninkaan wali wuu isla sii qumanyahay war anaga yaab aragnay!!!!!
@yussufismael6314Ай бұрын
Wa warlordyadii somalia so burburiyey
@abdikadirhaji6852Ай бұрын
Muxuu Iskula Qumunaawaayey Dhamaan Wuxuu Ku hadlaayo Waa Wada Sharci xaqiiq Ah Ilaa Ay Eryaan dhamaan Kuwa Sharci Darada Ka Shaqeenayo Ma Hagaagayo Dalka
@FartunKАй бұрын
dadka jaahiliinta ah oo kan oo kale ah baa dalka hogaan ka ah waxaana keensada jaahiliinta gobalada xukumo saan oo kale Beeyna sax iyo qaladha indho la,aan u tageeraan kuwii keensaday
@Mohaed-312 күн бұрын
In askari la feedho ayaa ah mamnuuc, hadii aanu jirrin iska difaacid. { Kursi mar baa la isku adeegsaday. !} Xildhibaanadu waxa ay ka mid yihiin haykalka dowlad wanaag; waxana mudan in la raali galiyo askarigaa ( Soldier.).
@AbdiDahir-s4vАй бұрын
Ok
@KayseHuriyeАй бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@abdikadirhaji6852Ай бұрын
@@KayseHuriye Scw Scw Scw
@dahir-dz4vhАй бұрын
In la xirxiiro ayey ahayd xildhi.barlamaan aanshax xumada ku sameeyey oo Xasan Firimbi horkacèyey. Askari Booliis ah inaad feertid asago shaqadiisi gudanaya, waxaay ahayd mid ka soo horjeeda sharciga dalka u yaal. Xildhibaan cadalaada waxba kama ogga waxkaastana dafiiraya.
@faliidhtv144Ай бұрын
Ninkaan wuu waashay markii mushahaaraka laga jaray anagu mushahaarka kulama qaadano e hananwareerin😂😂😂
@AamaCade6Ай бұрын
Xasan shiiq waxwalba waxuu rabaa inuu qasbo baarlamaankii dhamaa ee Shariif dajiyaha ahaa waa uu qasbaa wayo axmed madobe waxa uu kudhawaaqaaa waa war xasan shiiq waraaq ugusooqoray ee maaha Mid ka yimid baarlamaan ilaahey inta kabaqdaan baarlamaanoow xasan shiiq iyo aadan madoobe qaranimada soomaliya kabadbaadiya taariikhda ayaa qori doona waxaad u qaba taan dalka
@sheikhabubakaralkeyzar2109Ай бұрын
Xog muhiim idin hayaa BBC
@mohamudali7354Ай бұрын
Wax ladhagesan karo mahin waa qabyalista an geed ku gamban oo caqli yaar waliba an aqoon laheen soo somalia ku matala waa qabyaliste allaah ka cabsan
@saladkalla7813Ай бұрын
Dad aan xishooneynin waxay rabaan iska hadlaaya baa xildhibaan somali u ah
@cabtanmohamed4514Ай бұрын
Xilibanada barlamanka somaliya dhaman toda mid dalka iyo dadka u shaqeeynyo malahaa
@rayalefifty3069Ай бұрын
Kani waa Nacas wlhi. Askari amaankiisa la hayo oo la dhaawacay loona wada jeeday ayuu dhahayaa wax ma gaarin
Somalia 🇸🇴 waxey ka dagi ladahay wa nucan qeru masul ah anan kala garanen mucarad nimada iyo ilalinta qaran nimada fowdada iyo ilalin lanta daganata xildiban xad gudub sameyo xilka halaga qado
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zwАй бұрын
😭😭😭
@w410921Ай бұрын
Somalia- Italia-Mafia
@Harunhassan138Ай бұрын
Xayawaankii Xildhibaannada sheeganaayay ma hadlayaa weli. Moriyaannimo ma shaqeeyneeyso iskajir. Mushaharka aad ku kibirteen ayaa niilaga jaraayaa.
@ahmedousman6945Ай бұрын
Somalia dowladnimadeeda ilaa laga tir tir daadka sirdonada u ah wadamada shisheyo basabor kale wato in xil dowladeed Somalia ay ka qabtan waa in sharcigaas lugu daraa dasturka wadanka
@kooreebeАй бұрын
Firinbi loo yeeriyay qori mahaysanin kulahaa war Rabi ha laga cabsado
@MaxamedSanka99-qm6mg17 күн бұрын
Maxaad noosheegi xildhibanku waxa uudoono ayuu sameenkaraa foodo waanoo banaantahay kan inlatuugtu ayaan qabaa anigu waayo askarigii amanigiisa sugaayay dad uma arko dadlki dal uma arko dadkii dad uma arko cod ayuu kuleeyahay golaha wixi intaa dheer waa in lagula xisaabtamaa
@labatanjirowibrahim8367Ай бұрын
Adam madoobe Gudoomiye haka tilmaamin Adam madoobe Gudoomiye ma ahan Laakiin Naag Gurguurte qabo Anigu oo ah wiil Adam madoobe Waalid u yahay ayaa sidaas ku leh Sababtoo ah madoobe wuxuu noqday Naag Gurguurte qabo
@ahmedwais1763Ай бұрын
Dameerkan’madhagaysan karo xildh’kusheega
@yussufismael6314Ай бұрын
Xorma aha duqa😅 taabo 27:45
@SarahWarsama-o8uАй бұрын
WAR BAARLAMANKA CAALAMKA OO DHAN BAA BUUQ KA DHACAA WAAYO MEESHA WAX LAYSKU DIIDI KARO OO DALALKA LOOGU SHAQEEYO.
@husseinhassan1096Ай бұрын
JUBBALAND IS IN THE RIGHT, fair and square Hassan DOLLAR $$ LOST 😂😂😂😂 ALL THE BIG TALK 🗣️
@MohamedMaow-mz4ewАй бұрын
Xilibaka iguu salan
@abdikarimabdi9674Ай бұрын
Ethiopianki io kukuyadi iska ka Dhashaypa was tuug yahow qayinul wadanka ahi awalpa somali mad ahayne wad nagu so dhex dhumatene
@abshirxuseen3852Ай бұрын
Itow biya allaha naga qabto
@AsadNorOsmaanАй бұрын
Bbc wlhi wey dhimatay sababtoo ah ninkaan oo kale in ay wareysato Bbcda ayey sharaf dhac ku tahay