ماشاء الله Xildhibaan da' yar oo deggan, garanaya waxa loo soo doortay, og kuwii soo doortay ugu adeegaya dalkiisa si garasho leh. mahadsanid xildhibaan. Weriye Ilig adna salaam sare
@ruqiaali51812 жыл бұрын
Mansha allah
@rodahassan9293 жыл бұрын
Masha Allah waa maskax cafimad qabta oo fresh ah oo yar xildhibanku iyo wiilka weriya ah oo aad umisaman Allah haku xifdiyo weriye. Cabdimalik Allah haka soo dayo jeelka dadkana ha ogadeen cabdimalik in uu dalkisa ku xidhan yahay Israel kuma xidhan waxa ayaan daro ah kuwa kuxidhan aduunyada dacaladeeda aan cid udoodaysa jirin uduceeya kuwan.
@rodahassan9293 жыл бұрын
Masha Allah sifiican buu weriyu u waraystay xildhibanka waarun tii kuwa yiri xaalban bixinay cumama daa kadhacday qof aan dilkelin oo layiri haladilo xaal lagama bixin waakuwa ku hoos nool madax tooyada dadkoodana raba in ay karamada kaqaadan garxajis waxad kutihiin finkansala wana halkaad aadan kuma dhexnolankatan wallahay waad cebodeen haysku degina ceeri gabo iyo ceel afway
C/malik alx dheh hadii rabi ka so daayey jeelkii lkn talo ayaan ku siinayaa culimada dalka jooga waxba ma dheeride wixii qalad ah e aad aragto culimada waa weyn kala tasho sida shekh dirir, shekh mustafe iyo kuwa kalo badan. waayo kaama go'doo 5 monthska ad xidhneyd caruurtada iyo qoyskaga aya ku baahna. wa bilaahi tawfiiq.
@skaba63903 жыл бұрын
Sheekadan C maalik diinta wuu ku gabanayaa ee xag jirnimada iyo sixun ufahanka diimeed hayska daayo waxa laga yaabaa in sida qolada xamar baabiisay oo kale uu u socdo waa kii Farmaajana isu soo sawiree . Wiixii danbe ee yimaada ee uu faraha lagalo waxa ka masuula xildhibaankan doodaya iyo inta kale
Uf reeraha afkaaga ka jeedi oo cidii xidhay ka hadal. Mida kale qalbigaad ka bugtaaye ha ku gaban reer cidaad weerarayso weerar, Fulayyahow xumi. Ninka fulaha ah ayaa reer dabada galiya.
@waaniye41643 жыл бұрын
@@ismailnasri9936 LAX YAR BAD TAHAY AMA WAN MALOOLIYA NIN KU RER BU CAROORTODI CAYAY SACAD MUSE WAGALU YIDH WA KHANIISIN BU YIDHI HADA MA SIYASIBA XUSBIYADU SAWKU IS CAYA CIDNA LAMA XIDHE HADA YU U XIDHAN YAHAY SHEEG WAA MAR KI LABADE SACAD MUSE XIDHO ISNA GALO IYO KHANISIN KU SHEEGAY
@nimojama50862 жыл бұрын
This presdent of somalia he is resim
@nimojama50862 жыл бұрын
Abdi is a hero this man who is ho presided
@nimoali6013 жыл бұрын
Mashallah tabarikallah
@sakariaali67913 жыл бұрын
freee coldoon
@khalidkilas.65523 жыл бұрын
Great news walahi waa ku ceeb maamulka muuse in ay wiilka muwaadinka ay wada daba yaacaan ceeb ceeb muusow waa dhigaal aad dhigatey adeeree ogow
asc dhamaan umada somaliyed meelkasta oo aad joogtaan jumca Mubarak anigu abdi Malik waxaan kula talin lahaa in ow parlamanka so galo si ow xasanaad u helo ilaa cid xiri kartaahi majirtee
@abdihakinfaisal2 жыл бұрын
Marka koobad iligow midbaa ku seegtay Xildhibaankana midbaa seegtay arinka c.maalik arrin siyaasiya meelnaba kama soo galo zxp waa arrimo masayr diiniya oo xaqqa oo looo baahan yahay in la iftiiimiyo oo la sheego wixii xummana loogana digo ummada islaamka wixii nusqaan ku keenaya diintooda dalkooda iyo dhaqankoodaba waanu ku saxsanyahay wllkay c.maalik
@xasanyuusuf7973 жыл бұрын
Xildhibaanko waa maskaxdii oo qof ah
@abdinasirmuminmohamid31312 жыл бұрын
Xildhibaan aad Uda,yar cod korna ah alle haxafido
@roodaawdaahir25123 жыл бұрын
Xildhibaan axmed salax jamac ❤❤❤
@cicekcicek79723 жыл бұрын
Free coldoon
@youssoufmed47933 жыл бұрын
Masha Allah Xilniiban geesi
@zermaahir1863 жыл бұрын
Xaqa indhaa lagama qarsadee waxa schoolka iyo jamacada ka socdaa maha wax qof muslim ahi ka aamusi karo. Hore usoco cabdi maaligow.
@nuurnuuraan86242 жыл бұрын
Maxa ka socda cadayn ma haysa
@MohamedAhmed-mu3cw3 жыл бұрын
Soomaliweyn Ayaa ku wada faraxsan.caawa.in Coldoon dambi lagu waayey. Awalna qof kasta wuu ogaa .in gardaro. Iyo fasaad loogu garbeynayey Abaarso. Iyo.dhaqan xumadoodii Xaqqa cid sacaba ku qarin karta male In sha Allaah xornimo uu ku naaloodo Ayaan u rejeynaa. Samafale.c m sh m Coldoon
@nawalofficialchannel80233 жыл бұрын
Ani Abdimaalik allah ha xafido aameen ❤️🇸🇴❤️🇸🇴🥰💐🙏
@MohamedAhmed-mu3cw3 жыл бұрын
@@nawalofficialchannel8023 Aamiin
@skaba63903 жыл бұрын
Qaraxa iyo panbooyinka hanoogu soo dhiibina sharkiina allaah ha na dhaafiyee
@nawalofficialchannel80233 жыл бұрын
@@skaba6390 you need a medication for cuqdad I pray for you 🙏
@MohamedAhmed-mu3cw3 жыл бұрын
@@skaba6390 Hadaad.maanta.yara.nasatay In orod iyo daal. Badan.ku sugi Maanka ku haay. Qaraxa. Qof.alle u qoray ma jirto Adinkana Alle idiinma keeno Koofurna.Alle haka dulqaado
Geesi haliyay walahi nin hal adag kuwa ina coldoon daba socda waxan lee nahay waar alle ka cabsada oo dulmiga kadayaa muwaadinka shit dulmiga illahey ma ogolaa
@kawsarxuseen24423 жыл бұрын
Xildhibaanku sifiican bu’uhadlay o degen laaki midbu kuqaldamay taso ah waalidinti so edeeyay inuyidha ra’yiga wanlaqaba o hablo laceebeyayban kasohorjeda hablaha laftooda in umadalooqariyo maaha haday fusuqwadan wa inlasheego hadilasheegiwaayo qaar wanaagsan o diinle balagayaba inay galaaftan masuuliyad iyo diin ahaan wadankaga kasaran banad uga amusayn Kuwa hablahooda fusuqa laraba e maxaad usheegtay kuleh inwadankalaqabto weeye wanalaydin qabanaya o weliba sharci xaq ahlaydinlatiigsanaya ey eydhashay
@sameramah44373 жыл бұрын
Mashalah geesi
@hamsahassan57883 жыл бұрын
Subxaanalaah walaahi cadaalad aakhireey taqaan. Walee kuwa kuraasta ku fadhiya sida Muse illaahey hortiisa maxaad latagi doontaan.
@xasanyuusuf7973 жыл бұрын
Allaha cadawga ka soo daaya samafale cabdi maalik muuse coldoon
@iidwarfaa99363 жыл бұрын
Reeer koonfurku coldoon in ay u doodayan bay iska dhigayane somaliland nacayb bay utaagerayan haday fusuq diidanyahin xalane ayuu fusuqa ugu xumi ka jira oo gaalo qoomaluud ahi ka buuuxan oo ay gabadha iyo wiilasha logu geeya maxad uga hadli wayden munafaqiin ba tihine reer somaliland waxii xun way iska qabtan aderson cooper somaliland wa laga eryay 5 sanadood ka hor malin banu jogay keliya muqdisho aderson cooper 7 jeer buu muqdisho tegay somaliyeey ka daawada yutube ku qora aderson cooper somalia isaga oo muqdisho jiga ayuu soo baxayaa waxad uga hadliwayden wa maxay hadad diin u doodaysan munafaqiin ba tihine xalane qoomaluudnimo iyo galaysiin ba ka socota aad u badan culimada koonfurta war xumaabta ka hadla oo iska qabta fusuqa iyo gaaladu waxay muqdisho ka wado
@bustaalefarah47783 жыл бұрын
maansha allah ilaahay ayaa mahad leh
@XalaalSomalis2 жыл бұрын
Reer koonfurka haa isku wada darin.
@iidwarfaa99363 жыл бұрын
Somaliweyn qofka sita waxan leeyahay war coldoon waa reer somaliland mana jeclidin ee wad ku soo gabanaysane haxad fusuq iyo fasahaad iyo dhaqqb xumo diidaysan xalane oo muqdisho ku yaal kumanan gaalo ah ba fusuq ka wada ok qoomaluudnimk ka wada oo gaalaysiin ka wada coldoon reer somaliland weye wana ka dhamaynayaa arinkisa aderson cooper somaliland malin buu jogay wana laga eryay 5 sanadood ka hor bay ahayd lkn muqdisho nijaaska aderson cooper 7 jeer bu muqdisho tegay wana ka yutube ku jira aderson cooper somalia yutube ku qor isaga oo muqdisho jooga ayuu soo baxayaa
@skaba63903 жыл бұрын
Wanaag coldon uma hayaan waa ujeedooyin kale iyo munaafaqnimo ay ka dhex wadaan soomaalilaand
@karimhasan89673 жыл бұрын
Coldoon waxay ogyihin inu iyaga amaano oo dano kale ka dhaxeyan sidasay ku tagerayan kama aha somalinimo iyo islaamnimo Hal malin hadu somaliya dulmiga iyo waxa ka dhacaya ka waramo caydoda iyo barorotoda is qabsanysa wa dad calqiga kajiran oo waxan dan ugu jirin ku warersan
@goobjoog76583 жыл бұрын
*(1) Maasha Allah (2) Hal talo: ka sii fogow inaad balwad yeelato. Aragtidaadaa iyo aqoontaadaasi saa ma sii ahaanayso haddii ' DABINKAA BALWADDA ' lagula helo.*
@khaalidbinuwaleed81033 жыл бұрын
Walal waad mahadsan tahay anigaa ahaa nin dabinkaa galay Mar hore hadana ilahay ayaa mahad leh oo godkaa kasoo baxay
@abdirahmanabdilleh87763 жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل.Walaahay ilaahay iyo cidkastaaba way arkaysaa dulmiga
Masha Allah may Allah SWT free our brother as soon as possible amen yarabi 🤲🏾
@zupeeercade4853 жыл бұрын
Abaarso hablaheenii waalaguh sumcad diley
@AxmedBahjad3 жыл бұрын
Salaam Calaykum, Xildhibaanku wuxuu u baahan yahay inuu af-Soomaali fiican barto intaanuu afka furin. Af Ingiriiska ka daa afkaaga hooyo. Hal kareen ma tihid.
@PacificBruva3 жыл бұрын
Afsomaaliga aa ka rabtid wa noocee, war orodoo shaqo yeelo!
@AxmedBahjad3 жыл бұрын
@@PacificBruva Salaam Calaykum, Marka hore aan saxo jumladaada: "Af-Soomaaliga aad doonaysaa waa kee?" Waxaan doonayaa afka hooyo oo sax ah. Qofku barto afkiisa sida ugu fiican. In magacaagu noqdo af-Soomaali. Inaad ku hadasho af-Soomaali aan af Ingiriis la soo dhex galinayn. Waayo? Waa isirkeena. Waa afkii hooyo. Sidaas darteed wuxuu u fiican yahay kalsoonideena shakhsi ahaan iyo jiritaankeena bulsho ahaan. Inta kale ee af lagaadadaada, way is dhaafinayaa ee Ilaahay ha ku garansiiyo waddada Xaqa ah. Aamiin Aamiin Aamiin.
@PacificBruva3 жыл бұрын
@@AxmedBahjad mahadsanid Mr.Ahmed Allah ha ku sharfo
@youssoufmed47933 жыл бұрын
Coldoon Dulmi ayu ku xidha reer ayu uu xidha
@bustaale65543 жыл бұрын
Kalasaar waa caqli badan yay oo waa qof samafala ah iyo hablo caar ah oo walaalihii oo kale ah ayuu sumcadooda ku ciyaarayaa. Coldoon dadkale ayaa ku shaqaysanaayaa
@apdirahmansuldaan80203 жыл бұрын
Waa dhilooyin walhi
@ladanladan17183 жыл бұрын
Ninka waalan ee cabdimalik waa in ladaweeyo xaga maskaxda hadii kale bariba uu walaaqan ceeb tiisa hady daan Dawysan dadkan u doodayaa dadkii sii iyo naf tiisaba uu dhibay
@hassanfarah84173 жыл бұрын
OGI OGI CS NABIYOO DHAN E MA JIRO NABI AAN LAGU ODHAN WUU WAALAN YAHAY. DADKII NABIYADA KA XISHOON WAAYEY EE LAA ILAAHA ILA LAAH KA QAATA OO KU XURMEEYA GARAN WAAYEY MA GARAN KARAAN INEY QOF CAADI AH OO AAN NABI AHAYN KU XURMEEYAAN KANA MAQLAAN ALLE MOOYEE MA JIRO ALLE KALE IYO KU HANUUNA DHAQAN ALLE OO AH DIINTA ALLE .
@rahiimadaaa12343 жыл бұрын
Masha alla
@safiabdilahi34213 жыл бұрын
free coldoon free coldoon samafale cadaalad ha helo somaliland xaqa miskiinka ha iska jiran wa dulmi 😪😪
@zupeeercade4853 жыл бұрын
Ilaa hadda muu qaldamin
@kbpost69472 жыл бұрын
sharciga miyaa lagu dhaqmo, maxay xeer ilaalintu u haysataa weli cabdimaalig
@guledciidle37133 жыл бұрын
Xildhibaan waxaagu waa sharci
@sakaroonisk28893 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nourismail41143 жыл бұрын
Free Abdi Malik #NoMore
@GaryaqaanNouh5433 жыл бұрын
KAALMÈE KANA QAB_QAADO SIDUU CADAALAD U HELI LAHAA
@nimofarah19133 жыл бұрын
Mashallah
@abdifataaxhobaan5732 жыл бұрын
Xildhibaan geesi geesi dhalay
@fadumoabdi84173 жыл бұрын
Waan arrkay in ayna xeer illaalintu maaha dad sharci qabtaa uu ka jiro Somaliland ee waa in la bedelo oo culimadu sharciga dadka barran.
Cabdimaalik Jidkiisa yuu badalin inta uu xaqa ku taaganyay, xadhig iyo waxaasu way iska dhamaan. Sababta xadhiga loogu celcelinayaana waa in isagana la jilciyo kuwa kalan cashar u noqoto
Free coldoon ... this time vulnerable people people of somaliland needs his help .. as the member of our parliament said coldoon he helps people and he was right that school .. that women is on KZbin she runned from somaliland .. he but a toach on what was happening .. and Ahmed cadare was simple man in Acton he became a minister because he was married to adan madoobe .. that CLOWN I translated for him and his wife when they came to UK 🇬🇧 and today kķkkk a joke
@tormundgaint10223 жыл бұрын
Hadaynu nahay somaliland caaday noqotay in aynu qof so xidhno kuna ilowno xabsiga. Fadlan dadka yaan karamada laga qaadin, meeshiba sidi Siyad Barre ayey ka dhigteen. Dadkh dadkooda way ka amin baxayaan. Askariga an waxba ahayn ayaa iska ka odhan Walaahi waa ku xidhi!!
@y.a19032 жыл бұрын
😂😂😂 odayada manta xafiisyada mamul ka joga wa ardaydii ka qalin jabiyey school kii kacaanka.