"Xildhibaano yar oo aan 8 dhameyn oo aan Warbaahinta ka nasan ayaa Qalqal galinaya wadanka" Maareeye

  Рет қаралды 2,180

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

"Xildhibaano yar oo aan 8 dhameyn oo aan Warbaahinta ka nasan ayaa Qalqal galinaya wadanka"Xildhibaan Maxamed C/Xayir Maareeye

Пікірлер: 12
@miicaadsiciidcdhuux3720
@miicaadsiciidcdhuux3720 2 ай бұрын
Kaasina wuxuu ahaa mid ka mid ah Jaariyadaha haawiye u shaqeeya haawiyoow iska soo caydhiya
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Waa mas'uul Soomaaliyeed, run ayuuna ka hadlaayaa, marka maxaad ku maagtay adigu?
@najibabdi9676
@najibabdi9676 2 ай бұрын
Wasiirka wu saxan yahay afkaga cano mac lagu qabay Somalia 🇸🇴 wey socota libaxyada africa u libaxsanahay wixi ka xunow nafta waya 😂 🇸🇴❤️🇸🇴
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Laakiin cid kula xissaab tanta ayay la'yihiine maxaa shaqo looga qaban la'yahay? Dhaliil maaha ee macal madaxwaynaha ayay caayaan waa wax akhlaaq xun. Mahadsanid
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 2 ай бұрын
Xildhibanada been mashegayaan wasax hadalkooda runtii qof walbo uu ogahay soomaalia heerka uu maraayo musuq maasuga ee dadka xilka hayoow illahay ayaa mamuliyada gacantiina galiyay ee dalka iyo dadka halloonaxo
@hm1c586
@hm1c586 2 ай бұрын
Wasiir malintaad warfaafinta jogtay 10 bankaan majirin waa laguu darsaday
@Muniid99
@Muniid99 2 ай бұрын
Midkaan waa Gooni-Goosad u shaqeeya maamula Argagixisada ee Somaliland iyo Al-Shabaab. Isaga waa dambiile, waa in ummadda laga qabto.
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Qofka muwaadinka ah marka uu xaalad jirta ka hadlaayo in la caayo khalad waaye, waana muwaadin Soomaaliyeed, meel kale ha u rarin reer Somalilandna ha caayin, si edebsan fekker u dhiibo
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 ай бұрын
Waar isla yaab duli alla.ku bedye yaahuu jaariyadda digsiga leef
@najibabdi9676
@najibabdi9676 2 ай бұрын
Sax
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 2 ай бұрын
Khaain daba dhilif caada qaata weyn weeye ninkaan
@حليمهسعديهمحمد
@حليمهسعديهمحمد 2 ай бұрын
mareye.afkukumago.o
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН
ፋራ ኣዝማሪኖ  ሃገረ-ሰብ
25:42
MERON SAT ሜሮን ሳት
Рет қаралды 5 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 15 10 2024
15:44
Universal TV
Рет қаралды 8 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 186 М.
DHOOF PART 57 || true story || qiso dhab ah ||
22:52
Family Sagal Channel
Рет қаралды 3,6 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН