XILGA UURKA 10-KAAN CALAAMADOOD HADAAD ISKU ARAGATID DAG DAG KU GAAR XARUMAHA CAAFIMAADKA. Dr faris

  Рет қаралды 75,408

Dr faris Al attas

Dr faris Al attas

Күн бұрын

XILGA UURKA 10-KAAN CALAAMADOOD HADAAD ISKU ARAGATID DAG DAG KU GAAR XARUMAHA CAAFIMAADKA.
𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
Face Book page : www.facebook.c...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile.twitter...
Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

Пікірлер: 183
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga👇 facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks 𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇 instagram.com/farisalattas/
@ayaanawil4740
@ayaanawil4740 3 жыл бұрын
Mada kaso jawabayaba wll page
@zahraquruxsan5092
@zahraquruxsan5092 3 жыл бұрын
Asc dr cunista cabahay waxaa dhibto miyo leyaha waxaan ku walaac canbaha kadiba dad waweeyan oo wayeel igu Yidha dhibto ku keen please iga Jahiil bixi
@xamdiabdi4467
@xamdiabdi4467 3 жыл бұрын
Wll number whats appkaga iiso dir waxaan rapaa inan su aalo ku waydiiyo🙏
@FaadumoXasan-f6o
@FaadumoXasan-f6o Жыл бұрын
Asc
@daadaamiin389
@daadaamiin389 3 жыл бұрын
First one ku saliya xabiibkeena SCW SCW SCW
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
SCW. mahdsanid wllo. soo dhawo
@malyuunahmedmohamed8888
@malyuunahmedmohamed8888 3 жыл бұрын
Dr kasoo hdl calaamadaha dilaaca minka
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare Ай бұрын
Scw
@ikraannuura4535
@ikraannuura4535 3 жыл бұрын
Jazaakaalaahuu Dr faariis Anooo gbdh aah ayaan kuu xiirnsa you tubekaagaa mantaa waan Noqoon raabaa Hooyoo mcn Alxmdullilaaaah 🤲 waxaanaa kaa faaidaay wax yaapoo bdn oo ay kaamid thy sidaa uurkaa laguu qadoo dhoqsoo Alxmdullilaaaah 🤲
@sahramohamed8755
@sahramohamed8755 3 жыл бұрын
Dr calamadaha gabadha uurka ugubka say ku garanee mhdsnid😍
@cudooncawadhladcudoon8857
@cudooncawadhladcudoon8857 3 жыл бұрын
Wcs dr ilaahay haku barakeeyo runtii wx badn ban kaa faaa iidey cisi io shaarf👏👏👏👏👏👏🥰
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid wllo. soo dhawo
@khayrjecel5047
@khayrjecel5047 3 жыл бұрын
Masha allah jasskallah wax badan ayn ka faiday uur 24weekg dhakhatarku igu dhahay hoos ayu uso dagay socdka iska yare iyo culayska bishii halmar ayn taga xarunta cafimadka hada 2weekg ayay iga dhigen Kininka Ferro ayay iso qoren woxgo awood ayri ayn daremaya iyo Koffe inan cuno maxd bal Dr wax tala iga sii sidii ilmhu kor igu noqon laha
@degancadeey9456
@degancadeey9456 3 жыл бұрын
coffe jooji carrta uma wngsno cabitaanada qudaarta la shiidy cb iyo byo
@fartunibrahim3343
@fartunibrahim3343 3 жыл бұрын
Abyo anaa sas leyku dhahy 8 bil an ahaa markas so socodka iska daa lii ku dhay alhamdulilah wax na macabin lkn drs ayaa iso qortey ganini galshiyom iyo fitimin leen qadanayi. Abyo ilah ha ku fudideyo inashaalllh. Sosocadka Lee iska yareey wax nafaqo kudadaal in naad cuntit
@amiish7778
@amiish7778 3 жыл бұрын
Apyo anaa kula mida bal maxaa darentAaa
@amiish7778
@amiish7778 3 жыл бұрын
@@fartunibrahim3343 apyo 24weeks adnh
@amiish7778
@amiish7778 3 жыл бұрын
@@fartunibrahim3343 wthts apkaas waa qortey isoo dheh saa u tiro apyo
@sumayamohamed5910
@sumayamohamed5910 Жыл бұрын
Wankusalamey uguhoreyn Dr anigawaxanahaydadakakoolgeda isticmala aniga asxabteydaiyofamilka iskadakolgeda sababafkaakucasan anawaaniskasiiwata cadageyga runmiya mahadsanid👍👍💯💯♥️
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Walal Isoo boqo wakugu xiranahay 👈🥰🥰🥰
@ganeyyare9286
@ganeyyare9286 Жыл бұрын
uur ayaan leeyahay bahalka jaardiga ayaa igu kacsay maxaan cuni karaa oo daawo ah digtoore
@Nastexo_Maxamuud-r7z
@Nastexo_Maxamuud-r7z Ай бұрын
Asc Dr uur 2bil ban leeyahay waxaa aad ii warershay calool xanun siiba xiliga aan wax cuno ama cabo durbadinah wan matagaa waxan cunay ama cabay maxaa ila gudbon inan sameyo ?
@ubahhakar5209
@ubahhakar5209 3 жыл бұрын
Asc abowe waxan ubahnhy ina iso jawaabto suashan adiga raliah ?waxan leyhy uur lawabiloot waxan haga hosey ayn kuargaa milin walbo waax dif ahaan oo noca dig uig /maxey noqoni karaan plz isojawab
@axmadhaashi4469
@axmadhaashi4469 3 жыл бұрын
mhdsn Dr alle hakubrkeyo
@zuuzisweaty8377
@zuuzisweaty8377 3 жыл бұрын
Mahadsanid Dr alle haku xifdiyo😘
@faadumonalka9023
@faadumonalka9023 3 жыл бұрын
Dr Hadiansexdo iyohadanfadhisto waxandarema xanun xagahose wanadhamwestay uurkeyga
@keeyfinacali6732
@keeyfinacali6732 3 жыл бұрын
Kulamid abaayo ana waan biladhameeystay
@hamdasuleiman6577
@hamdasuleiman6577 3 жыл бұрын
Masha allah dr ilahay haku sharfo🙏
@HodanCiisman
@HodanCiisman 8 ай бұрын
Intee ku zuguntahay aboowe❤❤❤❤
@ciddycadar1995
@ciddycadar1995 3 жыл бұрын
Shukran walal
@hafsabashir9435
@hafsabashir9435 3 жыл бұрын
Dr dhaq dhaqaqa ilmaheygu wa sa,id wax dhiba miyey ledahay thank you 😊
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
maya wllo, tan kale hadii aadan tagin xarun caafimaad tan iyo intaa uurka qaday waa wajib in. aad tagato si loo ogaado caafimaadakaaga iyo tan uurjifkaba
@hafsabashir9435
@hafsabashir9435 3 жыл бұрын
Malinti isninta tagay computer 🖥 lay saray way ficn yihin lay dhahay adna wad fican thy laygu dhahay alx
@umusaara8219
@umusaara8219 3 жыл бұрын
@@hafsabashir9435 abaayo isku mid ayaan nhy waanba ka murug Sana meeqa week Aya thy
@hafsabashir9435
@hafsabashir9435 3 жыл бұрын
@@umusaara8219 abayo 29 week ahay
@umusaara8219
@umusaara8219 3 жыл бұрын
@@hafsabashir9435 Ana 28
@ShugriAbubakar
@ShugriAbubakar 3 ай бұрын
Waxaan ahay hooyo uurle macaana leh bilihii uhu hoteeyey ee uurkaan kujiraa waxaan dareemaa madaxwareer saaid ah oonleh dhidid hunqaaco iyo yalaalugu ilatali dr
@AnisaMohamed-ig8wx
@AnisaMohamed-ig8wx 7 ай бұрын
Dr iso jwb manta afar cml lii qabtay xanun melaa ogeyn ka imaday iyo dhiig xinjiro ah iyo xanun aan nafis laheyn xanun qeebaha hoose ee calosha sakay ilaa hada wan xnnsanayaa 4bila ahay iso jwb
@Sihaamqurux-bt3vm
@Sihaamqurux-bt3vm 2 ай бұрын
Apayoh hdda seenoqote😢😢😢
@naciimafamiliy7111
@naciimafamiliy7111 Жыл бұрын
Dr qof uur yar leh daawo malaria ma qaadan kartaa uurku wa hal bil
@zaharoibrahim3819
@zaharoibrahim3819 3 жыл бұрын
Masha all dr waan ku salaamey waxaan leeyahay uur 16week aad ayaad umahad santahay wax badan ayaan kaafaaidey
@ayanayan5087
@ayanayan5087 3 жыл бұрын
Jzk dr waxan kuweydiina hooyada uurka leh hadey sotosto ayado ku jiifta dhabarka ma wax dhiba ayey leedahay iso wajaab waxaana ahay 7bil
@sundusabdikadir5024
@sundusabdikadir5024 3 жыл бұрын
Mashallah jazcakallh Dr
@maryoumaali8774
@maryoumaali8774 2 жыл бұрын
Asc Dr Ani waxaan ahay hooyo uur leh bisha 6 aad waxa darema wadno garaac wax hadaa cuno xitaa waa I garaacmaa wadnaha indhaha saliid saliid cml I noqoto gacmaha Mar Mar waa I jareeyaa maxa sameya
@umumanaal6581
@umumanaal6581 3 жыл бұрын
asc dr ani waxan ahay 7weeks aad ayan u xanunsanahy matag said ah wax ma cuni karo bogga o leyga dhaganyahay candhuufto oo anan laqi karin hada wax cuno iyo hadi kale matag ayan ku jira dr
@zuadosman6260
@zuadosman6260 3 жыл бұрын
msha allaah jasaka allaahu khayr dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo. Soo dhawo
@AbdirahmanShugri-h5r
@AbdirahmanShugri-h5r 10 ай бұрын
Jazakallah
@aslahusein5148
@aslahusein5148 3 жыл бұрын
Wad mahad santahy qeyr allaha kusiiyo
@luuldaimondofficial650
@luuldaimondofficial650 3 жыл бұрын
Asc dr waxan kamid ahay asxabta kugu xiran waxan ahay gbr aroos cusub aah mudo malmo 4 malin aah waxan daremaya cuntada markan cuno lalabo iyo warer madax xanun iyo mindhicirka oo ixanuna iyo weliba nasaha dhiga cadada beri oo tariqdu tahy 25 aya larabey inu imado mise manta waxa iga imid dhiig yar qafif aah aan lahay xinjiro xanunka cadada anku qadaneyna maqabo mala dhihi kara waa uur wll jawab isii please waan isku warer sanahye
@galigeedtaliso1532
@galigeedtaliso1532 3 жыл бұрын
Abyo waa ladhihikaraa waa uur mcnto hadii uur noqdo ilaahey hakuu adkeeeyo mcnto
@luuldaimondofficial650
@luuldaimondofficial650 3 жыл бұрын
@@galigeedtaliso1532 ameen abayo inshllh waan bari dona malmo kadib waad mahadsanthy🥰
@falastincookingbeutychanne2952
@falastincookingbeutychanne2952 3 жыл бұрын
@@luuldaimondofficial650 haye abayo ma baartey
@anisaqorox9848
@anisaqorox9848 3 жыл бұрын
@@luuldaimondofficial650 hye apaa uur ma noqdy
@luuldaimondofficial650
@luuldaimondofficial650 3 жыл бұрын
@@anisaqorox9848 haa xbibti alxm allah hai adkeyo kuwa aan heysanina allah hasiyo
@QadiijomaxamedXaaji
@QadiijomaxamedXaaji 27 күн бұрын
Wallhi intaba waan ahey wll maxakeena
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 3 жыл бұрын
Dr lix bil bn hada galay cunugayga zaaid dhaqdhaqaq mlhn mar mar buu meel kasoo buurtaa on darema inay wax isoo rixayan dhanka calosha eh miyu dhaqdhaqaya cunugas inad iso jwbto rajaynaa dr i.a
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Imsa bilood ayaa tahay wllo,
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas lix bil bn hada ahay oon asbuuc ka qaba
@sulekholove1646
@sulekholove1646 3 жыл бұрын
Dr walac hay matag candhuuf kaniinyo waa hastaah waxabo ig tari waah fitimiino waan cun sid B 6 kaniinka ah iyo mif kle canfuuta see ka yeel ii soo jwab
@nimcoadan2500
@nimcoadan2500 3 жыл бұрын
Wll kininka ferada xun isagaa ka binaye
@fatumaaliabdi-nc2xo
@fatumaaliabdi-nc2xo Жыл бұрын
Allahamdulilah ilahow athiga maxad leeh
@hamdiabdullahiaseyr6988
@hamdiabdullahiaseyr6988 3 жыл бұрын
Dr mahadsanid hal su al ilmaha mataanaha caadi maloo dhalikaraa mase qaliin ayaa lagu dhalaa inta badan tnk markasto HP wuu yaraanaa maxaa sababo
@ubaxdaahirmaxamed
@ubaxdaahirmaxamed 8 ай бұрын
Abayo anaa dhaley caadi Baan udhaley
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 жыл бұрын
Mnsha allah dr Faris 👍
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
mahdsanid wllo, soo dhawow
@umumanaal8557
@umumanaal8557 3 жыл бұрын
Asc dr waxan ku weydiina bishi 2aad ayaan ku jiraa matag zaa'id ah iyo lalabo ayan leeyahy cuntadu iguma hakato wadnahana wuu i garaacmaa maxaa talo ah
@deeqocabdi5216
@deeqocabdi5216 2 жыл бұрын
See noqotay abayo
@najmasame8733
@najmasame8733 3 жыл бұрын
Maasha allaah wallaal alaha kuxafido 🥰🥰
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid wllo. soo dhawo
@najmasame8733
@najmasame8733 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas adaa mudan
@kifaaxmirecali2106
@kifaaxmirecali2106 3 жыл бұрын
Asc dr waxn lehy uur bishi ayan gali raba waxn isku arky xanun mindhicirka xilign socdo markey kadi iqabtna xanun ayan ka darema maxa keno
@kifaaxmirecali2106
@kifaaxmirecali2106 3 жыл бұрын
Bishi 8dad
@aragsandahir5327
@aragsandahir5327 11 ай бұрын
Waxn isku arky xudun xanun urkygane wa yaryhy hal bil iyo bar wa dr cadi miya iso jwb waku baryahe
@fadumomaxamedguutale659
@fadumomaxamedguutale659 3 жыл бұрын
Masha allah thanks dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid wllo. soo dhawo
@nagadsaleban
@nagadsaleban 3 жыл бұрын
Dr aniga hada bishi sagalda 9 waa dhamtay calosha inta hoose aad bay xanuun ayaanta dhan waa yabnahy tolow maxaa sabab thank
@malyuncabdi398
@malyuncabdi398 3 жыл бұрын
Asc
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
wllo hadii aysan la jirin calmadaha aan soo sheegay wax dhib ah malahan, cadadiska badan keeni karto, tan kale hadii aad bila dhamesty aad xarumaha caafimaadaka
@nagadsaleban
@nagadsaleban 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas thank wll
@FahiimocabdulahiCabdi-iz6ov
@FahiimocabdulahiCabdi-iz6ov Жыл бұрын
Dr waxaa leeyahy uur seddex bilood ah dhawarka ixanuunaayo infakshan leyga soo shegay kadib dhaqtar utagay woxoo isoo siiyay kaniini qalajiye waan isticmaale kadib 1days waxaan isku arkay dhiig biyo biyo ah diktoore maxaa sababa ilmahana wey fiicanyihiin leygu dhahay plz dr iisoo jawaab plz dr
@XuuyoXuuyo
@XuuyoXuuyo 2 ай бұрын
Qalajiye se ah cuntay abyo gabr ahy
@hawohadafow9554
@hawohadafow9554 3 жыл бұрын
Asc dr marka hore Allah ka abaalmariyo wax bdn weynu ka fa idnay jizakallahu tan xigta waxa ku weydina su al qofka urka lahi marki uu gaaro 40 week xaladeda cafimaad iyo tan cunuga calosha ku jiro aay fcnyahiin wax fool ahna aan wali jirin misana aay tahay ugub ilaa meqo isbuuc ayee sii sugi karta foosha ama la dhihi kara intaan kabdn wey bila dhaafty ee hala fooliyo fadlan dre adigo mhdsn su asheyda tixgali oo jawab degdeg ah isi mhdsnd
@asmaluuza7024
@asmaluuza7024 3 жыл бұрын
Dr 3bilaa ahy xundunta hoos teeda ama qaska xanuun ka daremaa iyo dhabarka kaadi inee iheeso cml ahy maxaa sameyaa
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 3 жыл бұрын
Abayo waxa cuneyso u fiirso cuntoyinka cuneyso inu makaankaga dhibsanaya laga yaaba isku fiirso nasiinada badso
@najuulajecley3010
@najuulajecley3010 3 жыл бұрын
Asc dr.alla ya xifdik wxn inan ku weydiyo sanborka mxa keno ama lagu daweyaaa
@yaseminaden1191
@yaseminaden1191 3 жыл бұрын
Mhadsanid dr aniga hada waxaan.qabaa dhabar.xanuun said.ah candhuuf.kala joogsi leheen indhahana said ii.huraayan uurkeyga.3bil waaye wax.walbo wey.idhibaayan mxaan sameeya🥺🙈
@asmaluuza7024
@asmaluuza7024 3 жыл бұрын
Kula midaa ahy 3bil waa ahy
@malyuunahmedmohamed8888
@malyuunahmedmohamed8888 3 жыл бұрын
Dr ilmo ayaa iga dilmay wey igaso dhamaaden dhowr hospital ayaan tagay nadiif ayaatahee ilahaayen midki ogu dambeyay wu iga nixiyay dilaac minka afkiisa aya jiru ileyhy combiyotarka mashegayo miyaa dilaacas isaga visito ayuuku sameeyay bes see cml marka sideena lagu ogaan karaa
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo hadii aad awodo warqadaha baaritanada facebook page igu soo dir links xage sare saranahy soo raac.
@malyuunahmedmohamed8888
@malyuunahmedmohamed8888 3 жыл бұрын
Dr qaabka loogu diro ma aqaan plz iiga soo jwb sida lagu ogaan karo ama kasoo hdl dr
@umucaaisha5002
@umucaaisha5002 3 жыл бұрын
Dr uur 5 bilood ah ayaan leeyahay damqasho ayaan ku leeyahy caloosha xaga hoose dhicis ayan lahaan jiray xididna lugta ayuu iga hayaa misigta maxa igula talin lahayd
@sadiahusein9720
@sadiahusein9720 3 жыл бұрын
A.s.c dr hadii eey hoyada uurka le isku aragto xanuun madaxa ilaa dhagaha hoosdod o lafaha ah xanuunkas oo dagayo lafdheerta dhawarka sinaha wamaxay jwb wacan in.a
@keeyfinacali6732
@keeyfinacali6732 3 жыл бұрын
Wa suaal aan wada rabno jawabteeda qofki wax nagu dhaamoow
@FaadumoXasan-f6o
@FaadumoXasan-f6o Жыл бұрын
Dr quf uur le oo kasoda dhig muudo 8 cisha maxa lis dhi xikara😢
@Ubaxbashiir-qn9xg
@Ubaxbashiir-qn9xg 3 жыл бұрын
Mahadsanid dr faris waxaan kujiraa bishii sideedaad ano 7 bil ah aya xanuun iqabtay dhaqtarkan ku xirnaa ban aday waxey idhaheen sadex ayaad furantahay ilmahana waqtiguu ku dhalan lahaa. Magaarin e wan celineynaa daawoyin nabarka jojinayo isiiyeen mar marka qaar waxaan dareemaa iney wax iso rixayan xutunta hostedana xanuun ayan ka dareemaa qoyaan badan iyo wax isjiid jidayo na wan leyahay bishi 8 ban ku jiraa maxaa la dhihi karaa iso jawab ado rali ah
@NimcoAxmed-jf5ur
@NimcoAxmed-jf5ur Жыл бұрын
Abyo madhashay see noqo thy
@leilaabdi8
@leilaabdi8 3 жыл бұрын
Asc dr faris wnku salamay wllo inte kala so xirira ado rali ah si xaq ah ayn ku raba pliz
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
wllo facebook page-keyga , links xaga saro saranay soo raac
@samiiryare4290
@samiiryare4290 3 жыл бұрын
Dr faris Please Hal muuqaal ka soo sameey intensive car
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
haye wllo, insha llah, mahadsanid
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 3 жыл бұрын
Asc Dr Xasaasiyada ilmaha Kasoo Hadal Cunug haystaa Daamanka Guduud waaye
@faadumoaxmed7388
@faadumoaxmed7388 3 жыл бұрын
Asc dr dilan ka kasoo hadal dilan baa idhibee yaarabi iga kaxee owld kheyr qabta isii aamiin ani iyo intii ila midka ahba
@Sahuuramed123
@Sahuuramed123 7 ай бұрын
Ninka iska ilali uurka intu cusub yahay
@qaalishdaimond1586
@qaalishdaimond1586 3 жыл бұрын
dr waxn ku weydinayaa uur ayn leeyhy mdx xanun ayn ka bixi layhy maaxa daawo uu ah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
wllo calamadaa mala jira madax xanuuun, tan kale sida uurka u qaaday ila aiyo hada mala xariirtay xarumha caafimaadaka, hadii ay maya tahay, mar booqo xarumaha caafimadaka si baaritan lagu sameyo adiga iyo uur jifka
@qaalishdaimond1586
@qaalishdaimond1586 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas labo labo ayaa ila raacsn wn tagey lkn teyfod ayey igu dhahen lkn daawo ima siinin mxa daawo ah dr
@ancaamxaaji218
@ancaamxaaji218 3 жыл бұрын
Asalamu caleykum dr faris Su aal ayaan qaba taas ah Muddo ilaa asbuuca waxa leeyahay Xanun genitalka ama xubinta taranka ah kaas aan dareemayo cuncun badan waana markii igu horeysay mana lihi wax dhakhter khaas ah aan la xariiray ama aan u tagay kaliya waxan ilaa mudadaas isticmaalye biyo qandac ah aan milix kudaray Maxaa tallo ah aad isiin dhakhter mahadsanid
@sheikhalinur2065
@sheikhalinur2065 3 жыл бұрын
Dr asc waxn kuwedini waxa idibo dilan ilmha marku one month nd 2weeks garan way so dilman this is my 4th time
@Sahuuramed123
@Sahuuramed123 6 ай бұрын
Ninka iska ilali
@saadaqck6531
@saadaqck6531 3 жыл бұрын
Dr waxaan ahay hooyo uur leh wa ixanuunta kaadi heysta mana iska arki jirin labo cunug horay uso dhalay hada kahorni isma arkin daawa ikfashin ha iidhamaatay waxna iska dareemin isoo jawaab d allh haku xafida
@XuuyoXuuyo
@XuuyoXuuyo 2 ай бұрын
See kuu noqday uurkii abyo 😢
@qaali9643
@qaali9643 3 жыл бұрын
Dr aniga ur ayan leyahay waxana ku kiraa bisha 5 ilmaha ma nuxsanayaan maxa sabab candufne wan tufa mana lablabodo oo wan ficnhy hadane sa adaa u tufa iso jwb dr please
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
wllo tan iyo intaa uurka qaaday hadii aadn tagin xarumha caafimadaadka tag si loo ogaado caafimadakaga iyo tan uurjifaka
@fadumomohamud5059
@fadumomohamud5059 3 жыл бұрын
Abyo ani adi isku mid nahy bisha 5 kujira mana nuxsanayo
@raxmaibrahim2568
@raxmaibrahim2568 3 жыл бұрын
@@fadumomohamud5059 iskumid ayan nahay abayo
@fadumomohamud5059
@fadumomohamud5059 3 жыл бұрын
@@raxmaibrahim2568 abyo dhaqtar tag bishan 29 keda leyahy.ani dhaqtarka. Markas ada
@raxmaibrahim2568
@raxmaibrahim2568 3 жыл бұрын
@@fadumomohamud5059 haa in sha Allah ilahay hanofududeyo
@dhowrsancaliofficial3299
@dhowrsancaliofficial3299 3 жыл бұрын
Dre lymphoma cancer kasoo hadal adoo mahadsan xanuun qaabdaran aana fahmi waayay ayaa ihaayo please kasoo hadal
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Haye wallo insha allah ajigaa ka soo hadali doono
@nasriinmoha1384
@nasriinmoha1384 3 жыл бұрын
Lymphone xagee waye
@hudeyfaofficial7273
@hudeyfaofficial7273 3 жыл бұрын
Good
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
mahadsanid wllo
@fatmaismail8655
@fatmaismail8655 3 жыл бұрын
Masha Allah 16week aya ahaye
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
mahdsanid wllo, soo dhawo, illahy ha ku siyo awlaad caafimaad qaba oo salix ah
@umualmaaz8729
@umualmaaz8729 3 жыл бұрын
Dr wxan ahy hoyo uur leh 7 bil baa 6 biri ika dhimn 83 kila Taha LA I dhahy marka ma cadi baa qof saaid u cayilna Mahi 🤔
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
waa caadi wllo, ma leedahy calamadaha aan muqaalka ku soo sheegay
@umualmaaz8729
@umualmaaz8729 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas my iskuma arkin calma dahas ada u mahadsan thy 🙏
@Rz_flims
@Rz_flims 3 жыл бұрын
Keep going
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
mahdsanid wllo. soo dhawo
@artistegraphics9818
@artistegraphics9818 3 жыл бұрын
Asc dr waxa ku weedinaa 6bilood ayaan ahay mrka timir ma cuni karaa mahad sanid
@fatimayussuf
@fatimayussuf 3 жыл бұрын
Ano laba bila cuna madhiba
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 3 жыл бұрын
Timirtu ilmo galeenku inu fido ayay ka qeyb qaadata marka uma ficna gabar uurkedu yaryahay lakin 7 bil iyo wixi ka denbaya wa inay cunta
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 3 жыл бұрын
Dadka qaar 8 bil ayay Ku bilaban anigu lakin ilaa marka shan bil aha wa u dhuudhuban jiray lakin ma badsan jirin
@munaabeyofficial4068
@munaabeyofficial4068 3 жыл бұрын
Dr Hadal majiro
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wlo waa mobile kaga ila tahay
@sadamalio5406
@sadamalio5406 3 жыл бұрын
Wcs
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Mashallah
@caishocaishi5703
@caishocaishi5703 3 жыл бұрын
Dr.aad ayad umahadsanthay and then waxa kusualaya sidee lagu gartaa amase lagu ogaan karaa inuu ilmaha mareeg kuduubanyahy maxadax maxase lagu soo gaabiya foodha dheerata thank you 😊
@sabrinali8341
@sabrinali8341 3 жыл бұрын
dadka maba uso jawabeside se wax jiraan?
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 3 жыл бұрын
Shukran wll calosha oo kufurta hiliga uurka maxa sababa
@CaishaMahdikhaliif
@CaishaMahdikhaliif 2 ай бұрын
Qof uur leh baabasiir qabta oo jiiraneysa sida santariyo camal maxaa uroon doctar
@iqromaxamed5378
@iqromaxamed5378 3 жыл бұрын
Wsc🥰
@kaltunabdi2252
@kaltunabdi2252 3 жыл бұрын
Dr 👨‍⚕️ ilaa meqo ilmood aya lagu dhali karaa qalinka ilmaha Thanks 🙏🏻
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
wllo ma jiro tiro cayiman, ama la dhihi karo haweynda intaa caruur lagu qali karaa balse marwaliba ha dhaxeyn caruurta 2 sano iyo wixii ka badan
@kaltunabdi2252
@kaltunabdi2252 3 жыл бұрын
Thanks 🙏🏻 Dr Ilahay ha ku xifdiyo adi iyo family dhaman
@zuadosman6260
@zuadosman6260 3 жыл бұрын
Dr xilimaa ladaremaa dhaqaaqa ilmaha mahad sanid
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo waxaa darmysaa inta aad ku jirto 18 week ee ugu hryo uuurka
@sadiamohamud3304
@sadiamohamud3304 3 жыл бұрын
Dre qofki raba inuu suaal khaas ah kuweydiiyo xagee lagaala soohadli karaa? Facebook Page kaada qeybta Messengerka kama jawaabtid
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
wllo halkaa igu reeb oo dib u soo dir fariinta, waxaa badan fariimha isoo gaaryo anigana qof kaliya ahay ma awoodo in aan u wada jwbo, balse intaa ka gaaro u jwbaa waliba sidey ukala horeyaan.
@FaadumoXasan-f6o
@FaadumoXasan-f6o Жыл бұрын
Asc Dr suu aal ku weydinya uur ayn leyahy muudo 8 cisho ayu iga soda dhiga maxa lis dhi xikara Dr iiga so jiwb qer ale ha ku siiyo😢
@layloibraahin715
@layloibraahin715 3 жыл бұрын
Dr 7bilood ahay dhuxusha ayaan aad u cunaa mana deyn karo cunadii wey iga goysay ayada lee rabaa dhibaato miyeey ledahay dhuxushaa
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
hooyadu in ay cunto dhuxsha, dhoobada ama barafka waxaa kenyo waxaa jirkeeda ku yara maada birta, aad xarumaha cafimaadka daawoyin sara u qaado dr kuu soo qoryaa, fadalan jooji cunida dhuxsha.
@hudeyfaofficial7273
@hudeyfaofficial7273 3 жыл бұрын
Dhuxasha joiji
@bashiranwar1185
@bashiranwar1185 2 жыл бұрын
Dhamaan Caamadaha oodhan hadayjiraan aadanse Haysan waxaad kutagtu dhaqtar wax manoqonahayaa ilmaha ama hooyeda
@qaadijocadey1366
@qaadijocadey1366 3 жыл бұрын
Jazakallaah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
mahdsanid wllo. soo dhawo
@ayaanfaaqidcabdi2105
@ayaanfaaqidcabdi2105 3 жыл бұрын
Mahadsanid Dr
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 3 жыл бұрын
Iso duceeya wallayaal 3 bil baa isi dhamaanayso xanuun jogta dareema siiba habeenki iyo subixi hurdadoo igu yaraatey habeenki horey kama gamo saqada dhexe hadii aan indhaha kala qaadana waxa ugu adag saan useexan lahaa xnn badan kadb alx hada lkn tabartaro ayaan daremayaa sidokale aan waydiiyo gabdha ilmaha dhaley eh caloosha ayaa ixnnta maaha sida majiir ama caool socod ee waxaan ka daremaa murqo xanuun calosha ah iyo iney wareega ixnuuneyso
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wloo tan iyo intaaa uurka qaaday hadii aadan booqon xarumaha caafimaadaka bal mar booqo, illhay ha ku siyo awlaad salix ah oo caafimad qaba
@AbduraxmanMaxiMaxamed
@AbduraxmanMaxiMaxamed Жыл бұрын
Awada aruurta cuntada ku qaata intee ku taala
@KmgdsHfafjp
@KmgdsHfafjp 2 ай бұрын
Allen Maria Jackson Mary Harris Jessica
@NeedhamViolet-w7z
@NeedhamViolet-w7z 3 ай бұрын
Lopez Jeffrey Brown Amy Moore Kevin
@drfarisalattas860
@drfarisalattas860 3 жыл бұрын
Ajir illhay ha kaa siyo wax badan kaa faaidnay
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
mahdsanid wllo. soo dhawo
@drfarisalattas860
@drfarisalattas860 3 жыл бұрын
Masha allah dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
mahdsanid wllo. soo dhawo
@drfarisalattas860
@drfarisalattas860 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰💯Dr
@munamoha3821
@munamoha3821 3 жыл бұрын
Asc dr waxan ahay ugub waxan leeyhy uur 5bilood ah ilmahana hoos bu igaga jira weli kor ma soo aadin dhaq dhaqaaq saida maleh maxa sababay
@umuabdirahmanabdi3553
@umuabdirahmanabdi3553 3 жыл бұрын
Kula mid ahay abyo
@munamoha3821
@munamoha3821 3 жыл бұрын
@@umuabdirahmanabdi3553 haa qali wa kayabay dr ku muunoso jawaabo
@umuabdirahmanabdi3553
@umuabdirahmanabdi3553 3 жыл бұрын
@@munamoha3821 abyo xagee jogta Adigu aniga Kenya jogaa bisha 5 teda ada daqterka ilmaha hos iga jiran dhaqaq badana malaha insha allh khayr rajeynaa
@munamoha3821
@munamoha3821 3 жыл бұрын
@@umuabdirahmanabdi3553 isku meel ma joogno insha allah ana bishan la balan sanahy xbbti
@umuabdirahmanabdi3553
@umuabdirahmanabdi3553 3 жыл бұрын
@@munamoha3821 mansha allh xbbti alle wax khayr qaba karajeyneyna
@mowlidmohamed7949
@mowlidmohamed7949 3 жыл бұрын
manshlah mahdsanid
10 Ka Xannuun Ee Gabadha Uurka Leh Ku Dhaca Dr Rumana Rashiid Dolaal
16:33
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Calaamadaha uurka MATAANAHA lagu garto!
6:26
Dr faris Al attas
Рет қаралды 84 М.
UURKA IYO XANUUNKA QEEBAHA HOOSE EE CALOOSHA.
6:25
Dr faris Al attas
Рет қаралды 70 М.
Dr's Rumana Rashiid?..Halista Aay Wajahayaan Gabdhaha Uurka Leh  !!!?
18:25
CUDURADA MUUSKA  (Mooska)
3:02
Dr faris Al attas
Рет қаралды 4,4 М.
Faaiidada timirta ay uu leedahay hooyada uurka leh. #hooyadamaanta
7:31
DHABAR XANUUNKA XILGA UURKA IYO SIDA LOOLA TACAALO. Dr faris
6:40
Dr faris Al attas
Рет қаралды 135 М.
BISHA 2 EE UURKA: MAXAA LA FILAYAA?
13:35
Dr Sadam Hussein
Рет қаралды 28 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН