HOOYADA UURKA LEH EE SAXARADA KU DHIB QABTA, MAXEEY ISKU QARAS BIXIN KARTAA?

  Рет қаралды 15,500

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Asc asxaabteeyda waakanaa channelka Maymuun ee aan nafaqada soo gelinay, soo daawada! kzbin.info/www/bejne/bIDMi5mParWXkKs
@AaminCabdi-od7ve
@AaminCabdi-od7ve 11 ай бұрын
Mamuun
@malyuunaxmedmaxmedmalyuun9987
@malyuunaxmedmaxmedmalyuun9987 Жыл бұрын
mashallaah walal allah ka Ajasiyo Aniga saglkii kujiraa
@kherjecel1705
@kherjecel1705 Жыл бұрын
Masha.allaah.illaahay ajar hakaasiiyo Waxan.ahay.hooyo.uur.le.bishii 6xaad ayaa iidhaman rabto calooshaydana aad iyo aad ayey ugadhisaa waxaa laga yaabaa asbuuc iyo kabadan inaan fariisa Markey iqabatana intaan raadinaayo 2beri illaa 10 saac lagabilaawo maanta inshaa allaah waxbaan kabdelaa.inshaa.allaah mahadsanid
@rahmaibrahim7049
@rahmaibrahim7049 Жыл бұрын
Masha allah ajir allaha kaasiiyo drs naima
@aaminoxasan2619
@aaminoxasan2619 8 ай бұрын
Masha allah xabiibti ajir allaha ku siya wlhi wan ku dhib qaba calol fadhiga lkn tala fcn aad isiiday lkn dadka walaca ku xun ban ahay oo mashiri le cuna u tahy
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 Жыл бұрын
Asc xabibti masha Allah waxbo nagama hagranin jizakallah qeer arinta cabitaanka hadii aan fikrad ku darsado caruurta dhiiri gelin ayey u bahan yihiin waa in waalidka ay arkaan in ay aqrista ay jecel yihiin hadii ay waalidka cabitaanka agata ka dhigaan caruurta ayagana iska sheekenaayo wey nacayaan aqrinta waa in waalidka ay ayagana wax aqriyaan si caruurta dhiiri gelin ugu noqoto mahadsanidiin
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Mahadsanid Aamina! Reerka iyo caruurta waan salaamayaa walaal!
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 Жыл бұрын
jizakallah qeer xabibti qaali
@aishashire5391
@aishashire5391 11 ай бұрын
Jazakallaah abyo
@fifhdufjhf5626
@fifhdufjhf5626 Жыл бұрын
Wcs m.a allah ha ha ku xafido mcntyd maxa uron dhig la anta hoyada urka leeh
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Waxaa u fiican inaad IRON-TA qaadatid!
@NuurMaxamed-b6d
@NuurMaxamed-b6d 2 ай бұрын
Xaamilada 10 bilood ah saxarada ku dhagan maxaa keena wll
@RacwiMahad
@RacwiMahad Жыл бұрын
Masha aallaah maamo ❤❤ mahadsanid
@fatumobarkadle9098
@fatumobarkadle9098 Жыл бұрын
Manshaalah
@haldhaaleyhaween952
@haldhaaleyhaween952 7 ай бұрын
Abaayo uur 2 biil leyahay saliid macsaro cunay calosha saaid ii baaxday kadiib nabaar ihaayo calosha nabaar saaida daremay
@Bilannita
@Bilannita Жыл бұрын
Wlhi 2isbuuc sase itagan tahy cana gel xata. Halmar wax imataro
@hooyohooyo9617
@hooyohooyo9617 Жыл бұрын
mahadsanit walashey❤
@RuqiyoMaxamed-n4k
@RuqiyoMaxamed-n4k 9 ай бұрын
Niciimo wàxaa rawaa inaa uur qaado si fudud saxibey
@farxiyo8500
@farxiyo8500 Жыл бұрын
Asc abayo yanyada qofki marki oow ceriin kucuno ambebo ama idinyo ey kuqabaneyso maxow sameynkaraa xabibti adigo mahadsan wallashey qaali❤❤❤❤🙏
@hafsalula9989
@hafsalula9989 Жыл бұрын
Abayo yanyadaa cadiga ah miya mase tukalee waye
@FayloCabdi-mw5en
@FayloCabdi-mw5en Жыл бұрын
Asc
@muhiimidiris164
@muhiimidiris164 Жыл бұрын
Dr baamiyaha kawarn caloosha masocosiiya
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Muuqaal ayaan kasoo sameeyay walaal soo daawo inshaaAllaah wuu ku saacidi!
@hooyoisha9883
@hooyoisha9883 Жыл бұрын
Asc ustaada Naciimo
@layloxasan1515
@layloxasan1515 8 ай бұрын
buunsho maxa waye
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Wcs warsan badan macanto kaabayashad Soo sheegtay Hal mar mala wada qaadanaya SE Mal joojin karan
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Walaal muuqaalo badan oo aan uga wada hadlaayo ayaa kujiraan soo daawo!
@فوزيةمحمد-ي9ظ
@فوزيةمحمد-ي9ظ Жыл бұрын
Abbyo qeer allha kusiyo anni baaabasiiraaba siiqabaa waa kutcbny xbti clol fadhi hdda bisha 8aad ahy daawo dabada la iskaga shubo mjirtaa oo saxarada keeneyso
@nastaegal4533
@nastaegal4533 Жыл бұрын
Haa Anna istacmala abyo
@SacdiyoApdulle
@SacdiyoApdulle Жыл бұрын
​@@nastaegal4533abyo maxa waye iisheg wan rabaa xbbti bishii 8aad ku jiraa calosha aad ii adag
@marwamoha12
@marwamoha12 10 ай бұрын
Maxaad isticmasha wll oo iskushubtay ana tabcan la ah hader​@@nastaegal4533
@HaboonaliMahamuud
@HaboonaliMahamuud 9 ай бұрын
Abayo hada madhashay ale maku fudeyay ani iyo isku xalada nahe 😢
@HaboonaliMahamuud
@HaboonaliMahamuud 9 ай бұрын
Magaced abayo
@MuniirAbdulqaadir-jw5cv
@MuniirAbdulqaadir-jw5cv Жыл бұрын
Lambarkaaga isoo qor
@ZunduzAhmed-m1n
@ZunduzAhmed-m1n Жыл бұрын
5 bilood ayan ahay said ayay caloooshu ii tagan tahay 😢
@wardomuxsin8291
@wardomuxsin8291 Жыл бұрын
Abyo anigaa sida ah 5 bilood ahy😢
@queenyasmin6782
@queenyasmin6782 Жыл бұрын
​@@wardomuxsin8291abyo qofka marku uur yesho calosha soconeyso maxa keni karaa
@queenyasmin6782
@queenyasmin6782 Жыл бұрын
Qofka mrku uur yesho calosha soconeyso cadhi miya talow
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt Жыл бұрын
Waxan sameeyo baan garan waayay xiligaan anoo talo baaray ban idin arkay 😢 2months baan ahay hadenah calool fadhi tabcaan😢
@Abraar383
@Abraar383 Жыл бұрын
Maxaa loo bixinayay kkkkk runtaa waye
@hafsalula9989
@hafsalula9989 Жыл бұрын
😂😂😂😂 dusoo aaaaa
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Жыл бұрын
Gabdja 3bil kudhexjirta calosha fadhido way cunikarta sowmaha cuntada bushaha
@samiraomar4878
@samiraomar4878 Жыл бұрын
M a
@faadumobashiir2141
@faadumobashiir2141 Жыл бұрын
Abyo walaca horda lanta maxay tahay
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Жыл бұрын
Al micna walac la an miya walac majiro taas wan arkay wanan fahmilayahay ilahada walac ma arko bes garac madaxa xanun garac dhavar ka arka
@UbaxmaxamedXasan
@UbaxmaxamedXasan Жыл бұрын
Abyo dad walciin jiro naaso xanun darema ama dad xanhn walc dhan daremi we jirta
@faadumobashiir2141
@faadumobashiir2141 Жыл бұрын
@@nadiyasaid123 abyo walac hurdo la aanta yacni maseexdo
@Qeyrto-u4n
@Qeyrto-u4n Жыл бұрын
Allah Ani MA daremo lkn nasaha Aya xanun igu hayan un walac maba arko
Soonka Xaamilada & Mida Nuujinaysa, Khilaafka Kujira || Sh. Xassaan
45:57
Soonka iyo Hooyada Uurka Leh s
14:05
Horn Cable Tv
Рет қаралды 46 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
DIGNIIN! ISKA SAX FLAXSEED-KA SIDA SAXDA EE LOO ISTICMAALO!
14:03
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 6 М.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 11
27:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 496 М.
CUNTOOYINKA U FIICAN HOOYADA UURKA LEH?!
22:13
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 18 М.
CUNTADA HOOYADA UURKA LEH ? #my_rajo
11:02
MY RAJO
Рет қаралды 43 М.
UURKA IYO CALOOL FADHIGA
4:58
Dr Fahad Daahir
Рет қаралды 6 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН