ماشاءالله الله يحفظك ويحميك من بعض الحاسدين الذين يعلقون عليك اقول لهم اتقوا الله في هذا الرجل الحكيم اسمعوا ماذا يقولوا ولاتاخذوكم القبيلية العمية حفضك الله ايها الرجل الحكيم علي طاعون الحقيقة ❤
@labatanjirowibrahim8367Ай бұрын
Sax mudane thank you
@abobasement346Ай бұрын
waa siday ku socotoh Qof walbah bacdisah bu kah Qadanayah xamar way kibirtay
@AM-hi7veАй бұрын
Sh ragga waxaad Ka mid caqliga ku harey maanta EE nool ee aadka U yar ayaad kow Ka tahey
@AliMohamed-id7umАй бұрын
Aaway caqligii uu iskaga soo tuuray dabakha kkkk
@FatimaALI-su2dbАй бұрын
ASC, Mudane Cali Daacuun , waxaad ka mit Odayaasha Caaqiliinta. Soomaaliyo dhan hadeey Shireeyso Adiga waa inaad meesha ka Muuqataa. Sababtoo ah waayo Arak ayaad tahay.
@husseinhassan4960Ай бұрын
Demo jadiid ha joojiso dhul boobka ay wado demo jadiid ha aado Somaliland
@Abc-sp6gcАй бұрын
Aqas odoy yableh qarabsi raba
@CirbaDheereАй бұрын
Adeer been baa daldashay degaankaag ayaa kuu baahan baahanoow ee shaqa tag
@cismaanguure927Ай бұрын
Calidaacuunow hawiye marwalba waxaa ku tiraahdaa in ay farmaajo villada ka soo bax ayay ku yiraahdeen ee Dani oo mas'uul ahaa oo media yaha ka yiri isagoo bosaso joogo farmaajo system ka uu ku wado dalka ma ahan mid dalka u fiican kursigaana ka tuurayaa cidda ka tuuraysona waan kala shaqaynayaa ma kahadashid arinkaa Dani uu yiri ,ee farmaajo qabiil ahaan in villada looga saarayo ayaad ka dhigtaa ee kama dhigtid in system ka la isku hayey ogow,