Abyo uur maku noqday ana hda saas ah@@SaynabcabdiXasan
@RaqiyaAxmed-k1x3 күн бұрын
Dr aniga ur bil ayan leyahay dhigne wan isku arkay calosha ixanuntay qebta hose kadibne dhiga isku arkay
@abdulkadiromar933518 күн бұрын
Masha allah mahadsnid my brother
@RaqiyaAxmed-k1x3 күн бұрын
Dr sidan urka uyeshtay qoyana iga socday ana ur badan lahen kadibne cawan dhig isku arkay
@fahimoabdi9789 Жыл бұрын
Asc dr waxaan uur iska baray 27/1/2023 positive ahaa alxd manta computer isaso saare waaxey iisheegeen in cunuga koritanka joojiyay xal ma ledhy lagu badbadiyo mida kle cunug 2bil ah wadno garaac ma leyhy plz icaawi marapo ina wayo curadkeyga ilhow faraj qer qabo iiifur 😭🤲
@Shur7052 Жыл бұрын
Wcs aby dr inuu kusoo jwbo filaa faraj qeyr qabo Allah haku siiyo ilahey bari waxwaliba gacantisa kujiraan 😢
@katrajama8077 Жыл бұрын
Abaayo maxaa ku hagaagey baybi seyahay?
@hanaomar3158 Жыл бұрын
Abyo ani sas igu dhacaday 3sano sugayay marku ale isiyay waxa lagu dhahay shaqadi ayuu jojiyaya hada waa laiga soo xaqay wlhi ila hada wan soo xasusta 😢 ale badal. Qer qabo haisiyo🤲🥲
@katrajama8077 Жыл бұрын
@@hanaomar3158 abaayo aniga xitaa waa laiga so xaaqay markii dhaqtarku igu yiri makorayo ama wadnihiisu ma shaqaynayo waxaan ahaa 3 bil 7 maalin.Ilaahada ma samrin abihiisa wu iga dhintey 🥲 sidaasba ku weydiiyey
@Shur7052 Жыл бұрын
@@katrajama8077 sorry aby mcn badal qeyr qabo Allah haku siiyo
@bisharoabdiosman84618 ай бұрын
Manshallah mahdsnid dr waxan ka faiday waxbadan wana ku xirnahay your page
@MariaHassan-c5u2 ай бұрын
Bisha kowda e uurka dhig ma imankara
@Aswaad-xq7xl3 ай бұрын
Uur cusub ban ahay lkn mar uun ban arkayaa garaac malihii xanuun malihii
@maryanruun457 Жыл бұрын
Wlllo waku salamy waxn heystaaa cunuga 6bil jira sadaxdi bil igu dabeysee dhiga ayn isku arkaaa bishi ba labo iyo sadax jeer micnahaas mxa waye iso jawab blz
@Shayma12216 күн бұрын
Wll haday I haystaa muxuu noqday wll
@hasnaamuhsin-ls8yy Жыл бұрын
Asc dr waxaan lahaa uur 4 weeek lahaa dhiig isku arkey xanuun wato xinjiro iga soo baxeen malin kadib dhiig qafiif ah isku arkey kadib uur iska baarey possitive waaye drna waan aadey uurku wuu kaa dilmey i dhahey plz ii jawaab maxaa sababo😢
@amuuna121axmed3 Жыл бұрын
Asc abyo sethy xldada kwrn xaladan ane hesata hade kwrn ani 2bil ahay dhigna wa isku arkay xinjiro wato hal malin ayuna iga socday kadib ma arkin xanuna ma daremin alxm manta 12 Itahay Hadan baro wa positive mxn sameya talow computerna isma sarin wan ka baqay 😢 waxan isleyahay madama xanun jirin dhigna istagay bal rajici dhaqtarka haku dagdagin😢 qofki qoralkeyga aqristo plz ila so kaliya adinkana cunugeyga hore o curadkeygi aha ayan wayay kana marabo inan.wayo yaarabi.saacidnii😢😢isi duceya wa bil radamade
@deqo5808 Жыл бұрын
Wsc abasyo dr show halkaan marabo inuu kasoojawaabo maqaan sababta. Abaaayo Aniga xitaa labo bil anoo ah ayaaan dhiig isku arkey iyo dhabar xanuun maqaan waxaan sameeyo walina dhaqtar lama kulmin ilaahoow gabdhaheena dhan caaaafi yaarabi
Abayo see ku ogatahy aniga Hada Waqtigii dhiga lama gaarin hadane dhiig qafiifa iga sacda
@jaraneyabdullahichannel6856 Жыл бұрын
@@ilhaanilhaanabayo uur mow ku noqday
@QABUULAhmedafrax11 ай бұрын
Asc Dr wad maphsapntahay Dr please isoo jwab waxaa igasocdo dhiig mudo gaarayso 14 malin 6 malin kamida dhiiga wa qaxwe ama cafe cml intii kahoreysayne wuxu aha dhiig gaduud ah o malintiiba halmar bes iga imado uurkaygane wa 2 bil ii 2 week hda asago inyar cafe ah o igasocdaa Dhaqtarka dagay computers isaray wad cafimaad qabta babyga wa cafimadqaba o idhahay uuna koraya please iso jwb mantane wan soo oganaya o pln ayan leeyahy lkn babyga ii naftaydaba wan ubaqaya jasakala dr wlliyalow isooduceeya 😢please
@JaabirmohamedCarab11 ай бұрын
Abayo maka jogsaday Walshay aya sas ah hada isku bil camal Marysaan
@QABUULAhmedafrax11 ай бұрын
@JaabirmohamedCarab alxm wuu igayaraday hada abayo dhaqtarka utagay wuxu idhahay dawo aan feero aheen lagumasinayo lkn seexo lugaha barkimo gali kor ujeedi cules haqadin kaliyah jiiif xalkale malahid mandheertaa waxay soo fuushaa oodhahay koolada so ayada sooriiixeeyso SAS dhigakusoodadana koolad wee xirantahay lkn kaliyah mandheerta soo riixayso balamo aan laha xata wan baajiyay abyo abayo seexo dheh dawadana yee qadanin kaliyah feeero siiya hana jiifto lugaha kor hautaagto ilaa oo dhiiga joogsado oo ay dhaqtar utagayso culeskane ka ilaali
@@haboonwadni7902 abayo ani yurub ban joga dhaqtarka marka tagay waxay iishegen in ay ilmaha iga dilmen kaninbay isiiyen wayna iga si qubten
@Haniqali-z9i7 ай бұрын
@@haboonwadni7902 way igasodilmen abayo ilmaha
@shamisali45997 ай бұрын
@@haboonwadni7902abayo see noqotay hada aniga dhig yar xashida marka lagu tiro la arkaya is ku arkay marko qalalana midab wasaq cml waye ilaa 3-4 wiik ana ahay insha Allah inoo ka is taga ku rajeena
@ZahraZahra-j5c7y6 ай бұрын
Abayo aniba hadaan kusuganahay side noqotay jawab tadu muhiim bay itahay mcnto
@ilhaanilhaan Жыл бұрын
Dhiga cada Wan la qubeestay Shan malin ayaa kasoo waregtay manta iyo dhalay dhiig ayaa isku arkaa maxey tahay isoo jawab mandhiciraha xanuun ayaa la darema inyarba mana badno
@rodokyf-xn3db7 ай бұрын
Abyo ana sas isku arky uur miyaa dhashooy maa horay u aheed aby