Xirfadan Kaliya Baro Waa Balan Lacag Waad Ka Samayn e

  Рет қаралды 8,198

Somali Tech

Somali Tech

Күн бұрын

★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
☑ Websitekena -- somalitech0.com
☑ Facebook -- / somalitech0
☑ Instagram -- / somalitech0
☑ Telegram -- t.me/somalitech0
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
Muuqalkan waxa aan idin kula wadaagaya saxibayal xirfad aan hubo qofka barta inu fursad aad uwayn uhaysto inu internetka dhaqaale ama lacag ka sameeyo. waxa aynu kaga boganaysa muuqalkan saxibayal xirfadaas waxa ay tahay iyo sido kale sidi aad u baran lahayden si free ah anigo idin la wadaagi doono courses afsomali ku baxaya iyo kuwo english ku baxaya oo aad ku baran kartaan.
★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
☑ www.hostg.xyz/...
★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
Qaabka Ugu Wanaagsan ee Aqoon iyo Xirfad looga Barto Internetka (Muuqal Dhamaystiran) • Qaabka Ugu Wanaagsan e...
Baro Xirfada SEO Search Engine Optimization Course Dhamaystiran Qaybta #1 • Baro Xirfada SEO Searc...
Sidee Ayaa Loo Sameeya Website Wordpress ah | Course Dhamaystiran • Sidee Ayaa Loo Sameeya...
Digital Marketing Course | Brashada Aasaska (Fundementals) Xirfada Digital Marketingka • Digital Marketing Cour...
Digital Marketing Course | Brashada Aasaska (Fundementals) Xirfada Digital Marketingka • Digital Marketing Cour...
Canva Course | Baro Graphic Designka Iyo Digital Marketingka Adigo Adeegsanaya Aalada Canva • Canva Course | Baro Gr...
Course Dhamaystiran: Video Editing - Sida Video Loogu Edit Gareeyo Camtasia Bilaw Ilaa Dhamaad • Course Dhamaystiran: V...
★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
☑ Daawaday Muqalka
☐ LIke Gareeyay?
☐ Subscribe Gareeyay?
--------------------------------------

Пікірлер: 80
@MaxamedSharif-h8g
@MaxamedSharif-h8g 4 ай бұрын
Best somali teacher that I met in youtube
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Mahadsanid maxamed wll
@testchaneel-be8js
@testchaneel-be8js 4 ай бұрын
Jazakalahu kher brother
@aragsanahmed446
@aragsanahmed446 4 ай бұрын
Mahadsanid from sacudi Arabia 😊
@Kaafiya66
@Kaafiya66 4 ай бұрын
Masha Allah 🎉thank you teacher
@CaliWarabe-x7z
@CaliWarabe-x7z 4 ай бұрын
Thanks our teacher
@AbdihakimFarah-h6e
@AbdihakimFarah-h6e 4 ай бұрын
Keep going teacher
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Thank you, I will wll
@AbdiwahidAbdullahi-yr3lm
@AbdiwahidAbdullahi-yr3lm 4 ай бұрын
Mahadsanid ustad Mohammed🎉
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 ай бұрын
Waxa la isku dhaafay waa Xirfad Dhab ah❤❤❤
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Waa runta wll 💯
@aragsanahmed446
@aragsanahmed446 4 ай бұрын
Inshallah ❤️
@TheIdea2999
@TheIdea2999 4 ай бұрын
Mahadsanid inoo soo dhig
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Hayeh wll i.a
@OmarbtAhmed
@OmarbtAhmed 4 ай бұрын
cHp bishii ugu yaran imisad ka samayn kartaa ❤
@BashiirNasiib-l6b
@BashiirNasiib-l6b 4 ай бұрын
Thnks my teacher
@shubaalProduction
@shubaalProduction 4 ай бұрын
Macalin
@user-alta
@user-alta 4 ай бұрын
Legend, thanks
@FarassMedia
@FarassMedia 4 ай бұрын
Thanks Bro
@CaydaruusCabdilahi-f2y
@CaydaruusCabdilahi-f2y 4 ай бұрын
Mahadsanid mcln
@nuurshasha3712
@nuurshasha3712 4 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@ibrahimafrica4879
@ibrahimafrica4879 4 ай бұрын
Thanks teacher
@aliahmedbashi7520
@aliahmedbashi7520 4 ай бұрын
ustaad thanks
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 4 ай бұрын
so bade ustaad🙏
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Hayeh wll i.a
@bashiirabdiwerar8549
@bashiirabdiwerar8549 4 ай бұрын
Ok Playlist usameeh adigah oo mahadsan
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Waan usameeyay wll
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 4 ай бұрын
Thsnks
@SayidKhadir
@SayidKhadir 4 ай бұрын
Asc zhb side bayeer losameua🎉🎉jawab❤
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Wcs wll, muuqal ayan kaso samayn doona haday ii suuro gasho i.a
@abdimalik6879
@abdimalik6879 4 ай бұрын
Ustaad xafiis maaleedahay inaa kula kulmo ayaa rabaa ustaad
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Haa wll, waxase uu ku kooban yahay magaalada aan joogo. Hadad ubaahan tahay wixi faahfaahina ee la xidhiidha whatsapp number-ka yaala muuqalka qaybtiisa hoose igala soo xidhiidh
@CabdirisaaqCabdi-h2i
@CabdirisaaqCabdi-h2i 4 ай бұрын
@Mohamedlixle-55
@Mohamedlixle-55 4 ай бұрын
zxp marka hore cilmigaada alaah hakugu anfaco waad nooga faaidaysay hada kadib adaan kuguxiranahay suuqana waa kujiraa "suuqa marketinka" waxaan rabaa inaa aad ubarto zxp lumberkaada iisheeg aan kulasooxiriiree ama meel aan kaahelikaro.
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
aamin wll waana si wanaagsan. waxa jira wll whatsapp number aynu ugu talo galnay inay asxaabta inagala soo xidhiidhan, waxa aad ka helaysa whatsapp number-ka muuqalka qaybtiisa hoose ee description-ka
@Abdiyare2050
@Abdiyare2050 4 ай бұрын
Ustaad mahadsanid . Noo soo gali sida youtube u shaqeeyo lacagna looga helo
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Hayeh wll i.a
@mohamedcabdishuriye.c
@mohamedcabdishuriye.c 4 ай бұрын
saaxiib kooska asagoo afsomali yaan rabnay❤❤😂🎉🎉😢😮😅😅😊
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Course afsomali ah aniga ayaa idin kula wadaagaya youtube-ka sida aan ku tilmaamay muuqalka qaybtiisa danbe. waxa jira hada casharo aan hore udiyaariyay oo kamida course-ka oo aan soo galiyay youtube-ka. waxa aan soo galiyay 2 qaybod ee uhoreeyay course-ka, linkigoda ka eeg qaybta hoose ee description-ka ee muuqalka aad hada daawanyso
@nomalice-b6g
@nomalice-b6g 4 ай бұрын
Mahad sanid hagar la antada qof xasidah macluumaadkaan mabixiyo wanagagu wanku tayeraa
@AbAkArC
@AbAkArC 4 ай бұрын
Zxb raga tirada yar ee waxay sheegayan lagu kalsoonan karo ayaa tahay waayo maanta kuwa yidhaa lacag baa halka laga sameeya iyo intaa oo kun oo dollar baa la sameeya hadana ay beentahay waxoogas ayaa bdn
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Hayeh wll qaliya
@ahmetmohamout6859
@ahmetmohamout6859 4 ай бұрын
Wad mahadsantahy Bare lkn playlist usame
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Waan usameeyay wll, soo hubi
@Mohamedmohfit
@Mohamedmohfit 4 ай бұрын
waad mhadsantay
@Axmedbashr
@Axmedbashr 4 ай бұрын
Asciyadosamaliahsida
@Laailaahailaallah
@Laailaahailaallah 4 ай бұрын
Waxaan ibar
@A.d.f.tiv.oromoo
@A.d.f.tiv.oromoo 4 ай бұрын
Wangsaantay
@shubaalProduction
@shubaalProduction 4 ай бұрын
Asc
@shubaalProduction
@shubaalProduction 4 ай бұрын
War nio
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Wcs
@OLD_0WEN_4_EVER
@OLD_0WEN_4_EVER 4 ай бұрын
What's app kaga inten kahela ustaad arrin bn kga bhnaye
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Waakan Whatsapp number-la la inagala soo xidhiidho wll: +252657917414
@ahmedali2382
@ahmedali2382 4 ай бұрын
Mhdsnd Ustaad
@Naafac-Shiikh19
@Naafac-Shiikh19 4 ай бұрын
Mhdsnd ustaad
@cabdiwaliaxmedquule1668
@cabdiwaliaxmedquule1668 4 ай бұрын
Wall please igacaawi digital marketing haday mac macquul tahay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Muuqalka dhexdiisa ayan ku tilmaamay qaabka aan idinka caawinayo inad barataan xirfada wll, hadii aanad muuqalka hode udaawan daawo
@mr.guduud4954
@mr.guduud4954 4 ай бұрын
Ustaad ayantan waxa dhib iga haysta sidi an uduubi laha computer ka shaashadiisa camtasia ayaan waqti galiyey lkn waxan ka reebi wayey watermark please isheeg si aan watermark uga remove gareeyo
@Mohameds-r1c
@Mohameds-r1c 4 ай бұрын
filmora istic. maal ßxb
@mahdidarwiish509
@mahdidarwiish509 4 ай бұрын
Camtasio matijaabisay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Waxa aad ka dagsata telegram channelkeena iyado aan watermark lahayn wll, waakan linkiga telegarm channelkeena: t.me/somalitech0
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 4 ай бұрын
Wll telegram kaaaga maxa ku qoran?
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
waxa ku qoran somalitech wll, linkigisa waakan: t.me/somalitech0
@MaxamedFadxi-vf6nz
@MaxamedFadxi-vf6nz 4 ай бұрын
Zxp muuqaal nooga soo same cartoon animation sida loo sameyo haday macquul tahay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Hayeh wll waan samayn doona haday iisuuro gasho i.a
@Laailaahailaallah
@Laailaahailaallah 4 ай бұрын
Intee joogtaa
@AmiiCade
@AmiiCade 4 ай бұрын
Wad ikhaladay youtube kaygii coppyrithy baa lagu dhuftay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Anigu cidna ma khaldo wll, wixi saxa ayan la wadaaga dadka, marna ma odhan muuqalada dadka kale sidoda halo isticmaalo ama loo adeegsado. Cilada lagugu haysto waan kula eegaya ee Whatsapp-kan igala so xidhiidh: +252657917414
@laughingstock3838
@laughingstock3838 4 ай бұрын
Anba kula mid ahay😅😅
@inacali9465
@inacali9465 4 ай бұрын
ustaad tiktok ads wax ladhahaa muuna jirin oo aad lacag bixinayso kadibna muuqaalkaga la tusayo dad kaad u baahnayd ama uu ku haboonyahay
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Haa wll, waa ay jirtaa. Waxa ayna la mid tahay sida facebook wax loogu xayaysiisto
@warsamedaacad4936
@warsamedaacad4936 4 ай бұрын
Waxaan rabaa in adiga kaa barto oon qarash kusiiyo,
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
hayeh wll, waxa aad inagala soo xidhiiidha whatsapp number-kan: +252657917414
@MuneebRaza-u8m
@MuneebRaza-u8m 4 ай бұрын
Hello I am professional graphic designer so I can better design your thumbnail so do you want to design thumbnail?
@MacquulCali
@MacquulCali 4 ай бұрын
The ffvvvfvvvvvvf
@MacquulCali
@MacquulCali 4 ай бұрын
The ffvvvfvvvvvvf
@aragsanahmed446
@aragsanahmed446 4 ай бұрын
Mahadsanid from sacudi Arabia 😊
@SomaliTech0
@SomaliTech0 4 ай бұрын
Adiga mudan wll aragsan
Challenge-gi Youtube-ka Waan Aqbalay Saxibayaal Let's Goo
15:32
Somali Tech
Рет қаралды 4 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Fursadda ugu fiican 2025 ganacsiga Online-ka | Podcast 2/3
17:06
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 14 М.
Ku Baro Xirfad 2O-Saacadood  (The First Twenty Hours)
17:55
Macalin
Рет қаралды 150 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 59 М.
QOFKII AAN LACAG HAYSAN FIKRADAHAN HAKU SHAQAYSTO! Start without money
9:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 40 М.
6 GASTUSIN Na Pumipigil Sayo Na Makaipon Ng Pera
14:12
WEALTHY MIND PINOY
Рет қаралды 16 М.
Website-kaga Lacag Kama Samaynaysid Sababtan Awgeed!
21:35
Somali Tech
Рет қаралды 3,5 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН