XIRFADO AA KU SHAQEESAN KARTO | MUDO KOOBAN

  Рет қаралды 6,302

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

3 жыл бұрын

Пікірлер: 26
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 3 жыл бұрын
Abyo wlhi waa u baahnaay wa sugaaye xirfadàan lkn waa ka xumahay aabaheey aya xanunsan aa haayaa jaanis uma helaaye lkn waqti kale aa ka badan in sha allah
@roodaabdirahman1861
@roodaabdirahman1861 2 жыл бұрын
Igu halay midas ABYO MCN midas ABYO MCN Allah ha ku xafido ❤️💪👏🙏💯💯
@hamdiabdi6097
@hamdiabdi6097 3 жыл бұрын
Dr idil wad mahadsnthy nala wadag plz hooyadu habkay waxku baran karto ama isku dhisi karto dhanka aqonta ayado gurigeda joogta
@hodanrashid858
@hodanrashid858 3 жыл бұрын
Dr edil wad mahadsantay hargeysa qayb maku leedahay
@munaahmedibraahim8193
@munaahmedibraahim8193 3 жыл бұрын
Mahadsanid drs idil
@ruweydaabdiaziz4153
@ruweydaabdiaziz4153 3 жыл бұрын
Your mind will always believe everything you tell it. Feed it faith. Feed it truth. Feed it with love. Noloshaada quruxuso
@meimathebosslady7098
@meimathebosslady7098 3 жыл бұрын
Waa wax aan radinayay in bdn mhdsanid mclin idil
@dunxx2140
@dunxx2140 2 жыл бұрын
Maasha allah
@anisaabdullahi3148
@anisaabdullahi3148 3 жыл бұрын
Masha allah alle haku barakeeyo xbbty
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 3 жыл бұрын
Masha allah
@lakiaxmed2918
@lakiaxmed2918 3 жыл бұрын
Msha alh wll.qli
@xamdiaxmedeey9937
@xamdiaxmedeey9937 2 жыл бұрын
shukran abayo mcnto
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 3 жыл бұрын
Mansho alah
@surgerydr2957
@surgerydr2957 3 жыл бұрын
Abayo macn dar ilahay ban kujeclh6
@aniso8807
@aniso8807 2 жыл бұрын
Abayo qaali sidee hijaabka u xirataa?
@daaruquraanonline387
@daaruquraanonline387 3 жыл бұрын
ku soo dhawaada barashada quraanka iyo higaadda meel kastood dunida ka joogto chat.whatsapp.com/LdMmgIec09M2WBAdUUkhiX 9
@hooyo01hawo71
@hooyo01hawo71 3 жыл бұрын
Asc abaayo sidee ku baran kara xirfa daan qofka debada jooga ee aan joogin soomaaliya? Asc
@hudaosman7657
@hudaosman7657 3 жыл бұрын
Su aal ban rabay dhiga cadada 20 ilaa21 sano malagu arkaa mise dhakhatarban la kulma madama anan wali arag dawada wadne xanunkana wan qata ma iyada ciladu
@mariammohamed6878
@mariammohamed6878 3 жыл бұрын
Abyo harqaan malagubarto miyaa meesha xirfaddaasan aad ujecahay
@surgerydr2957
@surgerydr2957 3 жыл бұрын
Kaso hadal maw duuc kusabsan ilmaha incalosha isku baneyan iyo in lakadiyo wankubarya kuxeje itixgali abayo codsigayga dafbadan arintas kudhiban🙏🙏🙏🙏🙏😙
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Hye abyo
@fosiyoabdirahmanmohamed5118
@fosiyoabdirahmanmohamed5118 3 жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 abyo xage kala so xariira
@sahraabdi208
@sahraabdi208 3 жыл бұрын
Dr uurku ma keeni karaa baabasiir wan bila dhaafay 41weak ayan ahay qalina uurkayga 1aad ayan ku dhalay mizaanka ilmaha wa 4kg shalay ayan culays badan daremay caloshayda normal ayay ahayd nabar kuusan aya banan kuso baxay xanun yarna wuu igu hayaa
@amira-wv6cb
@amira-wv6cb 3 жыл бұрын
Lacag la'an miyaa kubaresin mise
Baro Xirfado bilaash ah | Google Certicate $20
7:53
Gelle Bashir
Рет қаралды 16 М.
6 shaqo & 6 Xirfado oo 2024 Fursad weyn leh ?
12:51
Gelle Bashir
Рет қаралды 32 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 35 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 114 МЛН
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 126 М.
Habka Ugu Fudud Ee Aad Xirfad Kasta Ku Baran Karto
3:35
Wax Ka Barro
Рет қаралды 207 М.
6 Hiwaayad | ubadal shaqo rasmi ah | Qododbo muhiim ah
10:19
OGAANSHO
Рет қаралды 90 М.
SIDEE XIRFADO U SAMEYSAN KARTAA .
10:43
MAQAL IYO MUUQAAL CHANNEL
Рет қаралды 1,5 М.
10KA XIRFADOOD EE UGU SAREEYO  XIRFADAHA SHAQOOYINKA
10:39
Jobskills
Рет қаралды 9 М.
24 SAAC EE UGU HOREEYSE SAFARKEYGA ? ((WAX KA BARO SAFARKA))
7:58
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 11 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН