FADHI DALKA SOMALI LAGU SAMEYE IYO SIDA UGU FUDUD U QURXIN KARTO QOLKA FADHIGA IYO COLORADA KU HABON

  Рет қаралды 14,092

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

2 жыл бұрын

Пікірлер: 47
@hipoaxmed1458
@hipoaxmed1458 2 жыл бұрын
Masha allah abyo gacantada allaha ku barakeeyo
@ruqiyoabuukar7864
@ruqiyoabuukar7864 2 жыл бұрын
Maclimadeyda alle haku xifdiyo
@sihaamcabdiraxmaam9064
@sihaamcabdiraxmaam9064 Жыл бұрын
Abaaayo maa nala wadagtid halka aad ka so iib satay alabta macanto fadlan no soo raaci halka aad alab kasta heli karno qaali mcnto
@fariaomar1986
@fariaomar1986 2 жыл бұрын
MashaAllah doctor ❤ aan uxiisay
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 2 жыл бұрын
Maaasha Allah Rabbi hanoo kaa xafido aduun iyo Aakhiraba
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 жыл бұрын
💃MashaAllh thanks xppti💕💐
@sadioyusuf6691
@sadioyusuf6691 2 жыл бұрын
Mashaa ALLAH abaayo is beautiful, lakiin daaha quruxdiisa wa marku dhulka taabanayo
@hooyadamaanta6220
@hooyadamaanta6220 2 жыл бұрын
MashaAllaah absolutely gorgeous. Aada uga helay abayo gacanta Allaah kuu barakeeyo😘😘🥰🥰
@ifrahabdinur8239
@ifrahabdinur8239 2 жыл бұрын
Masha allah Dr idil waanku xiisnay welcome back
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia 2 жыл бұрын
Stunning! Mashallah! 😍👏🏾
@yasminomar1599
@yasminomar1599 2 жыл бұрын
Wow Masha allaah waan kahelay
@xamdiaxmedeey9937
@xamdiaxmedeey9937 2 жыл бұрын
masha allah abayo
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 2 жыл бұрын
Waan sugayay inbadan videogan😗😘😙😍🌸 finally
@fatmaosman7432
@fatmaosman7432 2 жыл бұрын
M.a gacntada ilaahey hakuu barakeyo ustad
@shifoshariif3706
@shifoshariif3706 2 жыл бұрын
Masha allah abyo horay u soco macalimad qaliyaa miss you ❣️
@ifraxcumar6319
@ifraxcumar6319 2 жыл бұрын
Maasha allah abaayo
@ummuhuda7513
@ummuhuda7513 2 жыл бұрын
Masha allaah
@munoshaafici8419
@munoshaafici8419 2 жыл бұрын
Masha allah🥰🥰🥰🥰
@maryanqani7566
@maryanqani7566 2 жыл бұрын
Masha.alah
@cudoonmursal9993
@cudoonmursal9993 2 жыл бұрын
Quruxey meqa kaaga baxday waaa ka helay runtii masha allaaah
@miskiladan7510
@miskiladan7510 2 жыл бұрын
Very nice sis
@sahrodhemanxasan2213
@sahrodhemanxasan2213 2 жыл бұрын
Masha allh abayo horay usoco
@user-et5yy1xr8j
@user-et5yy1xr8j 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله illaahey ha ku xafdiyoo Aamiin hori usoco walal muqdishow miya halkaan
@aminaabdirahman4223
@aminaabdirahman4223 2 жыл бұрын
Masha allah adbu u qrux badan yhy
@edebsanedebsan5598
@edebsanedebsan5598 2 жыл бұрын
Waw m.a wn ka hely
@aminahalane5723
@aminahalane5723 2 жыл бұрын
Maasaa a
@ifraxcumar6319
@ifraxcumar6319 2 жыл бұрын
😍😍😍💝💖
@shankaroon8172
@shankaroon8172 2 жыл бұрын
Abaayo qurux waaye how you make decorate amazing wlhi Can you help me for decorating
@umuamiinhaji8204
@umuamiinhaji8204 2 жыл бұрын
M.a
@khadiijoxasan8230
@khadiijoxasan8230 2 жыл бұрын
masha allah abaayo alle hakuu barakeeyo lknse abaayo adoo raaliya book ga miiska kuu saaran ee christian dior ka iska qaaad shrfy
@najmocali1700
@najmocali1700 2 жыл бұрын
Miiskaan sadaxda xabo ayan raba ee mesha aan kahelaayo lambarkoda iisi dr idil
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 2 жыл бұрын
Imisa lgugu sameyay abyo
@hamdi3237
@hamdi3237 2 жыл бұрын
Waaaw cadi maha wada dookh baa tahay huno
@caaishaaxmedali8190
@caaishaaxmedali8190 2 жыл бұрын
Abaayo boosh maxaa kawadaa
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 2 жыл бұрын
Drs waa raba intee ka helaa
@sahrocabaas9141
@sahrocabaas9141 2 жыл бұрын
Abayo fadhiga meqa lagugu sameyay mase asago lasameyay aya ibsatay
@maryammahamud3004
@maryammahamud3004 2 жыл бұрын
Abaayo halkee ka heli karaa fadhi in aan sameysato ayan rabaaa
@cudoonmursal9993
@cudoonmursal9993 2 жыл бұрын
Wana u bahanahay intiii ka samaysay
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 2 жыл бұрын
everything is beautiful marka laga reebo daaha oo kor loo qaaday daaha quruxdiisa waa inuu dhulka ku sar go,an yahay lama rabo inuu dhulka xaaqo
@bushrabupal9247
@bushrabupal9247 2 жыл бұрын
Miiska dhaxda inta ka so iibisay
@sahrodhemanxasan2213
@sahrodhemanxasan2213 2 жыл бұрын
Fadhiga meeqa la ibiyaa inteesa lagu gadaa
@amalaxmed
@amalaxmed 2 жыл бұрын
Alabta cidi samesay telkeda noso gudbi gobol ayan kaso dalbanaa
@hamdaayan893
@hamdaayan893 2 жыл бұрын
Dr idil xaruntan kaafiya hab online ah maloo helayaa gabdhaha aan muqdisho joogin iisoo jawaaab please
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 2 жыл бұрын
My abyo
@bandhigafankafilms8718
@bandhigafankafilms8718 2 жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 fadhiga waa imise lagu sameyey mash allh ad bu u qurxonyahay
@shamsoshamso7742
@shamsoshamso7742 Жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 abaayo maad noo jawaabtid aan kawada faaiidnee xooshaa joogaa lambarka kuwa kuu sameeyey noo sheg adoo mhdsan qaaliyeey
@yusraali1501
@yusraali1501 2 жыл бұрын
Abyo fadhiga grey ah daahyo jaaalle ama blu maloo adeegsan karaa
QARASH BADAN ADOON GALIN QOLKA FADHIGA QURXISO
10:33
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 44 М.
QOLKA ILMAHA QURXINTISA IYO SIDAA U RINJIYEEYE | aalaabta dalka
8:34
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 16 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 136 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
MASHRUUCA SINSINTA OGAADA - SOMALI SESAME INDUSTRY IS $300 MILLION
9:53
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 41 М.
20% quimo dhimista ka faideysta
1:01
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 390
Ku so dhawada morning routine by @Bilanbelo
7:28
BILAN BELLO
Рет қаралды 2,6 М.
Ali dheere suaal iyo jawab part 1
11:20
Salma Hared
Рет қаралды 50 М.
QOLKA JIFKA IYO ALAAB SOMALIA LAGU SAMEEYE | QOL BOQORTOOYO
6:23
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 7 М.
WAXAAN SOO GADNAY FADHI IYO QADO AAD U QURXOON❤️
3:22
SACDIYO CHANNEL
Рет қаралды 4,3 М.
AROOS OO KALE U HAGAAJI QOLKA JIIFKA | Qurxinta jiifka
10:35
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 22 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 136 МЛН