Walaal maad mashquushay miyaad no wadid wax badan ayaanu ka faaidney ilaahayna cilmiga iyo cimrigaba haku barakeeyo
@Alibaashi4 жыл бұрын
Mahadsanid walal, Insha Allah Dhawan isbuucan casharadeena waa i noo socon donaan. Mahadsanid in aad sugtay walal. Sido kale Allah ha ku barakeyo wax kasto aad haysato.
WhatsApp linkiga videowga hoostisa ku qoran igala so xiriir. Hadi ad hami wryso iso sheeg.
@maxamedcali66354 жыл бұрын
Ustaadow numberkaaga ayaan aad ugu baahanahay wxn rabaa inaad icaawiso dhanka xisaabta ( Ustad Ali waxan rabaa inaad numberkaga ii soo dirto si aan kugula soo xiriiro adoo mahadsan ii soodir ayaan kuleeyahay wxn kuu rajeynayaa kheerbaban )
Shugran walal saad nogu fasirtey luqadan fahmyo lakin bilaawga ma arkin
@huunohappy6312 Жыл бұрын
Ustaadow qeyr allaha kusiiyo waxaad ifahansiisaa oo video iigasoosameysaa Waxa ladhaho Halbeega mugga Sida kintaal iyo tann ama 1tann iyo kintaal ama kg 🙏🙏😭
@Alibaashi Жыл бұрын
@Huuno Hapy wad ku mahadsantahay suaashada. Muq waxa laga wado ma hubo. lakiin Tonn waa 1000kg.
@meymunyusuf95424 жыл бұрын
Walal waxan kawada suaashan ku wediyey cabirka nabarada waxaa u weyn 1000 kg marka midka deka ku qoran ma toban bu dhigmaa
@Alibaashi4 жыл бұрын
Deka 10 ma u dhigma, ee wexey ku xirantahay meshad ka imaneyso Dhinaca sare(kg) ama dhinaca hoose (mm). Laba cabir kasta waxa u dhexeya 10 aya lagu dhufanaya ama loo qeybinayaa ee DEka 10 ma u dhugmo. waxan filaa in aan kaaga so jawabay. Hadii aadan wali fahmin. fadlan ku soo biir axaabta WhatsUp. Hadii aad hayso su´aalo kale.
@maxamedcali66354 жыл бұрын
Thanks teacher
@maxamedcali66354 жыл бұрын
Ustaadow waxan kaa codsanayaa inaad nagu caawiso sida la isugu daro waqtiga
@Alibaashi4 жыл бұрын
Insha Allah walal @Maxamed Cali wan do wadanaa dhawaan.