Ma Sha Allah. Macalinka abaalkiisa janada akhiro iyo sharaf aduun allaha siiyo aamiin ❤
@ShuaybAbdi-bl5np10 ай бұрын
Macalin aad ayaad u Mahad santahay Germany yaan jooga waan ku wareersanaa wlhi thanks 😊 🎉
@IqaCali4 ай бұрын
Anina hada ku wareroyaa😭😂 from Germany
@MAhmed-dx4ey2 жыл бұрын
mahadsanid macalin halaga faaidaysto macalinka online buu ku bixiyaa darsiga
@muriidiibraahim-lz8jh Жыл бұрын
Fasalka 8aad xisaab nose diyaari macalin alle haku barakeye
@samihasaid42717 ай бұрын
Ilaahow abaalkiisa janno kadhig uk joogaa imtixaan gali rabay buu iga caawiyay numberkiisa online maheli karaa ustaadka ❤
@rashkabarre2 жыл бұрын
waa mahadsan tahay ustaad meesha aad dhahday SM waxaan filayaaa inay tahay CM
@Somteachonline2 жыл бұрын
SM waa soomaali CM waa English
@MAhmed-dx4ey2 жыл бұрын
aniga aad baan uga faaiday alx inta aan ku xidhnaa online buuna sigaara igu dhigaa xisaabta qofkii lanbarkiisa ubahaan ha ila soo xidhiidho macalinka ninkii ku xidhma toos uga qaata maalin walba cashar xisaab dhibi mayso insha allah
@abdiasiisismaciil68066 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@BarkhadCiro6 ай бұрын
جزاك الله خير يا استاذ ❤
@CaarifAhmedAbuukar3 ай бұрын
Mahadsanid Macalin
@dayaxfanax1516 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله تعالى ustaad waa kumahadsantahy cashir dhigista
@wadkanafta79432 жыл бұрын
Macallin ilaahay khayr haku siiyee Geomerty-ga noo soo geli hadii alle idmo
@muriidiibraahim-lz8jh Жыл бұрын
Masha allh ustaad ee jiiyo meter nooso sharax
@Yaxyegelle Жыл бұрын
Allaha hakusharfo macalin thnk 🎉🎉❤❤
@sidaliabubakarali5703 Жыл бұрын
Mash'Allah
@dalmaryareofficail28742 жыл бұрын
M.a thank you teacher
@CaliCabdimaxamed-o8s Жыл бұрын
Xisaab
@yaxyebashiir16922 жыл бұрын
Masha allah ustaad waa kuuxiisnay
@Somaliairdrop1 Жыл бұрын
Thank you
@maxamedsiidow77692 жыл бұрын
maashaa allah
@cabdullahiciise83752 жыл бұрын
Macalin waxaa kaa codsanaa inaad noo soo Galiso geometry