Waankuu jeeda arday inad tahy berina aad faraxsan thy madame malin fasxed tahy ee likE iska saar 😂🤣🫵🏻
@Jessyyy1072 ай бұрын
Alla run badnidoo😭😭😭😭
@SumeyaZuzu-wg2mx2 ай бұрын
Khamiis waaye fasax ma ahan😂
@shidujr76572 ай бұрын
Sax balse aniga faax ima ahaan .bcz kenya aya jogaa😂 sorry
@SharmaXavi212 ай бұрын
Ani arday computer aa ahay Uganda🇺🇬 Bari na wa ugambin rabaa😂
@shidujr76572 ай бұрын
@@SharmaXavi21 😅😅.. IT mia wall
@MohamedAbdullqadir2 ай бұрын
Ileen markii lalahaa gabdhaha xijaabka ayey ku qurux badan yihiin ileen been maheen manshaa alle🎉
@juweeriyafaarax16562 ай бұрын
Msha allh qurux
@naagta.waln77892 ай бұрын
Samio dharka beast👌 ❤😂
@abdullahihaaji80262 ай бұрын
Wllh xijaabka waa qurux bal eeg samiya iyo ladan ma gabar baa ka qurux badan ❤
@uzaameabdi-j2o2 ай бұрын
:gacantada ugu raxee saliga nabiga scw 🥰
@AyaanCadey-pb8wv2 ай бұрын
Zalalcalahayn wasalam
@SacadMoonkeeey2 ай бұрын
Scw❤
@muslimacalimaxamed55002 ай бұрын
Scw scw scw❤
@Ikran-kx6bi2 ай бұрын
أللهم صلي على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@maproukamahamed44642 ай бұрын
Allahuma sali wasalam Calaa nabiniya muhamed
@Bare-z3l2 ай бұрын
Cidi hadiyad bay istaahishaa wiilal bay ka guuleysatay oo neefta ku xirtay waad mahadsantihiin
@ibraahimfaaraxaxmed15982 ай бұрын
2020 2021 2022 2023 2024 Asad ii soo jawap team 27 like😅❤
@miski9542 ай бұрын
😊 XILIGI LAFURAH ILA HADA
@ibraahimfaaraxaxmed15982 ай бұрын
@@miski954 waqti bdn daa wanayaa
@Fardoosfilsan2 ай бұрын
😂😂😂😂
@XamdiQaasin-v8b2 ай бұрын
Ladan cidi abyo waxn ku leyahy Hablyo 😊 🎉🎉🎉❤❤❤
@MunaQurux-lr3zt2 ай бұрын
Gbdhahena io wilashena somaliyed qurux bdna ❤❤❤
@hayataden64992 ай бұрын
Runtii asad wllll barnamij yaadada kamaa dalo walhi.malin Kaste kuu firsada xita wan ku suga masha allah ladan wa gabar dacad ah sida aye kuguu ilaajirta ayan odhan kara wayo reer jabuti wa dad qalbi nadif ah
@horyaalofficial35362 ай бұрын
Inta arimehan ka soo aragtay like ii sar progaramkaan 😂😂🥇
@princesmalyuun17682 ай бұрын
Ay yasir welcome back 👋 wllka❤aragaaga lagu farax ladan cidi congratulations 👏 sis
Ladan masha allah wlhi aad ayeey ugu soo baxday xijaabka
@MumtasHaji2 ай бұрын
Inta jecel nabi Muhammed scw one like ❤
@Amalmaxamad-mu4rx2 ай бұрын
Best barnaamij ❤😂+ qosalka aduunka xijabka qurux ku tihiin masha allh ❤
@MahamedAhmed-ih5ru2 ай бұрын
Waan ka baxay schoolka Ethiopia kadib faa'iido daro aad dhacayso wakhti Lumis 😢😢 diinta sifiican U baranaa from DDS gaar ahan Caasimada
@muna603-p4v2 ай бұрын
Wlhi is ku mid ayan nahay wllo Ethiopia wan ka baxay anaba anoo dhameynin schoolka waxa barsho ficn malaha
@OzmaanKing-x2j2 ай бұрын
Yes anba from dds gar ahaan godey gacalo ama gobolka shabelle ❤❤❤ani wxbrsho wa dhameyay alxn 1 ilaa 8 wxn ku so qaty ugas mashkooke school dugsi sarana waxan ku dhamasty school ka ugas layli wxna waxbarashada dhameyay . 2013❤❤❤m a lkn wxn barty collegka cafimadka e mmgodey wxna ka bartay umuliso minweviry on ka qalin jabiyay allxm wxna ka shaqeeya dhaqtarka weyn e mmgodey m,a❤❤❤ina wbrshada wey ku qasaren ina way ku faiden ilhy ba wax walba qoray❤❤❤lkn jamacad ma adin❤❤
@mahadahmed68362 ай бұрын
Waqtiga ardeynimadu waa waqtiga ugu qaalisan ee qofka soo mara inta xasuusatay waqtigii ardeynimo ❤
@ikraanibraahim98802 ай бұрын
Saamiya wey ku qurxoon tahay ardaynimada m....a wiilashana dhammaantooda wey ku qurxoon yihiin ardaynimada 😍😍😍
Www m. Allaaah war asadow waxaano uniform ah intee ka keentay talent boy ayaa tahay wlhi
@safiachideh2 ай бұрын
mashallah asadow waan ka helnay illhy aqloga haa ku barakeeyo ❤❤
@HaykalMuzty2 ай бұрын
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤
@SafiyoXaaji-v9x2 ай бұрын
The best KZbin wlky mcn asad Hagio guuleyso Allah ku xifdiyo Geymkan anad ba uga helnay iyo kii gaariga la iskdajinaayey noosoo badi wlkky ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@hayatahmed45602 ай бұрын
Mashallah ladan keep going I am your big fan from France Europe Asad keep going.
@CbbJmm2 ай бұрын
Waw 🎉🎉❤ xijaabka qurux
@MaimunaMauliid2 ай бұрын
Runtii gabdaha darkaan aad beey ugusobexeen,mashalah,xijabka wa quruxdha dumarkan maqalijire,
@SUMEYAABASS2 ай бұрын
Ladan qurux❤😢congratulations qalbisafiyey 😢
@abo.ase.10712 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
@FatxiCalisalaad2 ай бұрын
M.a quruxda habluhu waa xijaabka xijaabka marwalba ku dadaala wllayaal i.a asad maskaxda allh hakuu barakeeyo ❤❤❤❤❤
@Queenmuniish-v9d2 ай бұрын
Ala masha allaah xijaabka sidaa ugu quruxbadan tihiin bal araka abaayaal sidaas lee uwada xjaabkiina hadhikin wan idin jeclhy dhamaatiina ❤❤❤
@sucaadmire57852 ай бұрын
Qof aan la jiro ma guul daraysto ladan guul
@mushtqmohamed2 ай бұрын
Inta real camera ka soo aragtay ee sugaysay is muujiya😂❤
Jaalayaal waqtiga ha laga Faa'iidaysto inta Goori goor tahay ❤️♥️💯
@AsmaAbdi-k4r2 ай бұрын
Waaa Ladan cidi ❤❤❤👍👍
@SabariinAbdullahi-j6r2 ай бұрын
Wow jah Masha Allah Wlhi Gabdhaha Xijabka ad iyo ad aye ugu qurux badan yihin iyo Dharka Schoolka weku nurayan cita wilisha wlhi qasatan Dumarka ad iyo ad aye Dharka school 🏫🎒 ugu fican yihin Masha Allah ❤❤❤❤