No video

Xog buuxda oo ku saabsan Qadar | Dalka ugu ragga badan caalamka !

  Рет қаралды 192,435

Tanaad

Tanaad

Күн бұрын

Dalka ugu ragga badan caalamka | Xog buuxda oo ku saabsan Qadar#doha
Waa waxbixin dhinacyo badan ka istaageysa Dalka martigelinaya Koobka Aduunka.
Hadii aad channel-ka ku cusub tahay Subscribe-saar si aan iskula socono mahadsanid.
SHARE&LIKE..
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Пікірлер: 175
@zaciim_official
@zaciim_official Жыл бұрын
Malin waxa imaan doonta. Aadan qori Karin scw 😭😭😭
@World-News4
@World-News4 Жыл бұрын
Scw scw scw
@kokemaxamedxasan9007
@kokemaxamedxasan9007 Жыл бұрын
Scw
@cabadirahmanmohamed2915
@cabadirahmanmohamed2915 Жыл бұрын
Scw scw scw
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@yoonisabdullahi9332
@yoonisabdullahi9332 Жыл бұрын
Scw
@calimoha_official
@calimoha_official Жыл бұрын
Ilaaheydartiis nagu salin nabigeena Muhammad scwscwscw please like 👍 saar comment 🙏
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
هـــو ۞ الله ۞ الرحمن ۞ الرحيم ۞ الملك ۞ القدوس ۞ السلام ۞ المؤمن ۞ المهيمن ۞ العزيز ۞ الجبار ۞ المتكبر ۞ الخالق ۞ البارئ ۞ المصور ۞ الغفار ۞ القهار ۞ الوهاب ۞ الرزاق ۞ الفتاح ۞ العليم ۞ القابض ۞ الباسط ۞ الخافض ۞ الرافع ۞ المعز ۞ المذل ۞ السميع ۞ البصير ۞ الحكم ۞ العدل اللطيف ۞ الخبير ۞ الحليم ۞ العظيم ۞ الغفور ۞ الشكور ۞ العلي ۞ الكبير ۞ الحفيظ ۞ المقيت ۞ الحسيب ۞ الجليل ۞ الكريم ۞ الرقيب ۞ المجيب ۞ الواسع ۞ الحكيم ۞ الودود ۞ المجيد ۞ الباعث ۞ الشهيد ۞ الحق ۞ الوكيل ۞ القوي ۞ المتين ۞ الولي ۞ الحميد ۞ المحصي ۞ المبدئ ۞ المعيد ۞ المحيي ۞ المميت ۞ الحي ۞ القيوم ۞ الواجد ۞ الماجد ۞ الواحد ۞ الأحد ۞ الصمد ۞ القادر ۞ المقتدر ۞ المقدم ۞ المؤخر ۞ الأول ۞ الآخر ۞ الظاهر ۞ الباطن ۞ الوالي المتعالي ۞ البر ۞ التواب ۞ المنتقم ۞ العفو ۞ الرءوف ۞ مالك ۞ الملك ۞ ذو ۞ الجلال ۞ والإكرام ۞ المقسط ۞ الجامع ۞ الغني ۞ المغني ۞ المانع ۞ الضار ۞ النافع ۞ النور ۞ الهادي ۞ البديع ۞ الباقي ۞ الوارث ۞ الرشيد ۞ الصبور اللهم ارزق من نشرها الفردوس الاعلى Wan kubaryayaaa dhamaan inta qof ee kugu jirta u dir ᴀʟʟᴇ ᴅᴀʀ ᴛɪɪᴢᴀ ᴡᴀᴀ 99 ᴍɢᴄᴀ ᴀʟʟᴇ ᴘʟᴢ ᴡᴀɴᴀɢᴜ ʟᴀ ᴊᴇᴄʟᴀDᴀʏ ᴡʟʟᴋᴀ ᴀᴍᴀ ᴡʟsʜᴀ ʟᴀ ᴊᴇᴄʟᴏᴡ
@kaltuunqanigaaradcasiisa5258
@kaltuunqanigaaradcasiisa5258 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Music 🎶 hore noo soo celi kaasa qurux ahaa😂ty 😊 Qatar 🇶🇦 waaba i jecleysinosaye😂
@fahadcilmi7308
@fahadcilmi7308 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@monahedabdi
@monahedabdi Жыл бұрын
Wll qadar waa wadan aaad ufiicn ❤
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 Жыл бұрын
Queen of Qatar khaliifa story noso gudbi waayahi so martey xabsiga sida queen kunqotey shukran
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
Masha Allah
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc tanad alle mahadii weye Macalin horey u soco kheyr alle haku siyo horey u soco nabad galyo
@MohammedAli-cw7jd
@MohammedAli-cw7jd 3 ай бұрын
​Hi No M.ali No m, 😅
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 🙏🥰 wax badan oo aqoon iyo ogaal badan baad noo faaidaysay
@fariixaali3351
@fariixaali3351 Жыл бұрын
Alxamdulilaah MaansHa Allah Doha Qatar waan ku noolahay Allah ha xafido Qatar
@abukarnge9844
@abukarnge9844 Жыл бұрын
amiin wll
@dayaxdiriye5656
@dayaxdiriye5656 Жыл бұрын
Walal inan soo aado aya raba wx iga sheeg fadlan
@sahalsahal1288
@sahalsahal1288 Жыл бұрын
Wa sax intuba wayo ana ku nolol
@AyaanleEric-xf4cm
@AyaanleEric-xf4cm Жыл бұрын
Qadar waa dad qalbi wanagsan oo ixtiraam badan
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
Al ustaad tanaad. God bless you. Brother
@maxamadsmart5526
@maxamadsmart5526 Жыл бұрын
Muusikadii hore udaa tanaadoow
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Жыл бұрын
Masha Allah illaahay ha xafido dalka 🇶🇦 qatar
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Kusaliya nabiga scw
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
Mid Ka Mida wadamaan ku riyood inaan Mar Un Tago ✌️❤️
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
mxaakuudiidiya inaad wadankaaga sidan udhisato
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
@@Alon_404 wadanba ma lihi
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
@@abdinasir____k9909 haa ok wadan malihid laakin qabyaalad waataqaanaa wa iskuficantihiin aafilaa
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
@@Alon_404 qabyaaladna Ma aqaan wadana Ma Lihi
@abdiduhurduhur7435
@abdiduhurduhur7435 Жыл бұрын
@@abdinasir____k9909 😂😂😂😂
@cadeeyboolo4408
@cadeeyboolo4408 Жыл бұрын
Mahadsanid sida cajiibka ah ee aad uso diyaarisay
@sirtaxogaha8600
@sirtaxogaha8600 Жыл бұрын
Muuqaalaad aad leeadahy ima dhaafo guulayso legen
@abdulrahmaninakhaliif5487
@abdulrahmaninakhaliif5487 Жыл бұрын
Dastuurka ayaa ah shayga kowaad Ee quranka iyo diinta ka hor imanaya waayo quraanka dastuura axkaam la dabakhona looma baahna waayo isaga laga qaadanayaa wixii xukun
@MohamedAdam-uy7uo
@MohamedAdam-uy7uo Жыл бұрын
Macalin Tanaad✍️❤️ Ustaad kun jeer mhd sanid
@yssirabdi6864
@yssirabdi6864 Жыл бұрын
Mahadsanid sxp waxa loo baahan yahay iyo waxa aan loo baahnaynpa waxad u leedahay xirfad heer caalami ah
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
Musicga chenal kada lagu yaqaaney maxaa u badashey🙄🙄
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 Жыл бұрын
The golden ✨️ voice 😍 bro welcome 🙏
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Mansha Allah My Allah swt protect Qadar
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 Жыл бұрын
Khaliijka qatar iyi kuweit ba I dhiman insha allh wan booqan mar uun
@abdirisaqaxmed3572
@abdirisaqaxmed3572 Жыл бұрын
Asc sxb waxaanu kaaga baa hanahey sxb.. Qabiilka .. Reer ...Bunu TAMIIM... Adoo raaliya macalin
@mohamedilkacaze6984
@mohamedilkacaze6984 Жыл бұрын
Zxp vidao zoo badi zxp si uu KZbin ku hore usocdo
@jilaajaaniswayay7852
@jilaajaaniswayay7852 Жыл бұрын
Qatar 🇶🇦 guul weyn ayay uso hooysay Muslim ka
@omarmediashow2765
@omarmediashow2765 Жыл бұрын
qaarad muuqaal ka soo diyaari sxp wax badan ayaan kaa faaiday
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 Жыл бұрын
Salaan sarre mudane tanaad
@BEEKOMSA
@BEEKOMSA Жыл бұрын
Fadlan Soo badi fidiyooska waayo aqoonteena ayaa badaneysa.
@maariyachannel5300
@maariyachannel5300 Жыл бұрын
Muqaalka xiga waxaad uga soo hadashaa sucuudiga iyo qoyska xukuma iyo asal ahaan qabiilka ay ka soo jeedaan mahadsanid
@xaajicabdiraxmaan3504
@xaajicabdiraxmaan3504 Жыл бұрын
BARNAAMIJ NOOGA SOO SAMAY SXB CHENCHNIYA
@WlllJota-sc1vx
@WlllJota-sc1vx 6 ай бұрын
scw❤
@haldoor8434
@haldoor8434 Жыл бұрын
Mnsh alh saaxiip
@Cibado99
@Cibado99 Жыл бұрын
Dalka qadar
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 Жыл бұрын
Walal waan ku salaamay waxaa tahay nin aan waxbadan ka bartay oo leh hibo wax gudbineed video ku jira channelka waan wada daawaday waxaan ku kala soocaa inaan daawaday inaan like saaray videoga video aan arko asaga oo bilaa like ah markale ayaan daawadaa ❤Mahadsnid kun jeer walal guulayso
@Cabdiqaninuur4980
@Cabdiqaninuur4980 Жыл бұрын
waxan la yaabanahay hadan somaliland eaxa na haysta qatar waxay horiyada qadatay 1971 kii haoka somaliland qadatay 1960 kii taas la macno ah in ay somaliland ka horaysay 11 sano balse maanta qatar ay marti galinayso koobka qatamada caalamka anagana iska daa koobe lamigan marayna burbursan yahay qatar wadan madaxdiusu u tashatay suacabkooda nololna ay u dhiseen halka ay kuwa somalidu tooda oo kaliya ka faiaraan xisaab akhiray taala
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG Жыл бұрын
Warbixin dhamaystiran Ayna ka buuxdo Xikmad Iyo casharo badan Waliba Somalida Haday wax ku qaadanayaan Hadii Wadan Gobol Somalia kayar webi Iyo beerna aan Lahayn Oo heerkaa gaaray
@mihajlovic9960
@mihajlovic9960 Жыл бұрын
Wll wanaagasan
@mohamedilkacaze6984
@mohamedilkacaze6984 Жыл бұрын
Hormarbaan kuu rajeenay zxp horo usoco 🎁🎖
@Hanadcali90
@Hanadcali90 Жыл бұрын
NEXT KUWAIT 🇰🇼 ZXB QLI
@elyeesdc6021
@elyeesdc6021 Жыл бұрын
Waan dalxiiseynaa
@sahrocumar6676
@sahrocumar6676 Жыл бұрын
Bro Saudi Ku xiji plz Mahadsanid
@MohamedAli-zd1qr
@MohamedAli-zd1qr Жыл бұрын
welcome to qatar sis
@Abdullahi-
@Abdullahi- Жыл бұрын
Allahu akbar
@ugbaadmohamad189
@ugbaadmohamad189 Жыл бұрын
Tnks macalin
@dameerqadiye2967
@dameerqadiye2967 Жыл бұрын
Maha waa biciid 😅
@abdiazizmusehussein5775
@abdiazizmusehussein5775 Жыл бұрын
Thanks 😊 macalin
@abdirashiidmohamed8202
@abdirashiidmohamed8202 Жыл бұрын
Tanaad lendg hory usoco
@yahyemoalim0667
@yahyemoalim0667 Жыл бұрын
Thanks father of Geography 🔥🔥✊️
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 Жыл бұрын
Chanelkaygi TANAD Legend Aan Wax Badan Ka Fa'iiday 🙏
@CaseyrTube
@CaseyrTube Жыл бұрын
Keep going pro tanqqd 😀😀😀😀
@xasanmunaaqubcabdulqadir3004
@xasanmunaaqubcabdulqadir3004 Жыл бұрын
Umm salal waxaa kawayn Alkhor waana caasimada labaad Alkhor sxp mahadsanid
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 Жыл бұрын
Masha alh 😍
@sssxidig4014
@sssxidig4014 Жыл бұрын
Musigi hore fcn so celi xaaji😊
@zakiabdi9398
@zakiabdi9398 Жыл бұрын
Qat❤ar 🇶🇦
@cumarmahamud9830
@cumarmahamud9830 Жыл бұрын
Wadabka Saudi Arabia so radi ustad
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustad
@AhmedNourHussein
@AhmedNourHussein Жыл бұрын
Thanks father of Geography
@abdurrahimabdallahasan5011
@abdurrahimabdallahasan5011 Жыл бұрын
madsanid taanaad
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 Жыл бұрын
💗❤️Tanaad Channel ❤️❤️
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Жыл бұрын
Wax soosaarkooda ayey la sobaxen inaga Allah ha inooga dhigo dalkeena
@ayaanmaxamed4080
@ayaanmaxamed4080 Жыл бұрын
Scw
@xamsecaydiid6247
@xamsecaydiid6247 Жыл бұрын
Next video ka dhig Russian zxp↔️
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Wllo mad iska dhahdid kaku xiga kasodhi lkn next intad inaga dayso iga ralinoqo waliba mudane afka. Hoyan jecle
@abdirmaanlayli106
@abdirmaanlayli106 Жыл бұрын
Umuur waliba xalkeed leh Cajiib 100%
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Thank you Tanaad
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Жыл бұрын
M.a keep Going bro Tanaad 💪 🙏
@ahmadcabdihalas986
@ahmadcabdihalas986 Жыл бұрын
Music background kii hore soo celi ustaad hadi kle salaama waan ka baxay malcaamadada
@Hasaam930
@Hasaam930 Жыл бұрын
Asc indr qali ma ardayba tahayna wllo horta
@suldaanfuaad6521
@suldaanfuaad6521 Жыл бұрын
Thanks
@sacdiamoha5299
@sacdiamoha5299 Жыл бұрын
Abowe next ka soo hadal Wadnka El Salvador 🇸🇻 ❤
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Жыл бұрын
El Salvador wixii kasoo galey wax yar maaha 😂😂
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@@sakipoi5986 WALAL SUBSCRIBE IISAARA PLEASE 👍
@sayidbinusayid180
@sayidbinusayid180 11 ай бұрын
​@@sakipoi5986wax yar mahan walahay 😂😂
@Amazing..girls20234
@Amazing..girls20234 Жыл бұрын
Wll wxaa ka codsanayaa video yasha sidee copy right loga remove gareeya ka so hadal
@caawalemasul6324
@caawalemasul6324 Жыл бұрын
Qatar waa Islaamka nool
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Qadar waa dal hormaray
@nimajirde6413
@nimajirde6413 Жыл бұрын
Masha allah keep going bro
@Daawasho1
@Daawasho1 Жыл бұрын
War waalagu waayay sxb
@nasriabdirahman3030
@nasriabdirahman3030 10 ай бұрын
Wll waxda kaso hadsha Qadar iyo shaqoyinka ka bana
@zuheybmohamud9910
@zuheybmohamud9910 Жыл бұрын
Plz dhowr jeer ayan kudhahy kasoo hadal taariikhda ciraq
@ahmedabdi1484
@ahmedabdi1484 Жыл бұрын
#tanaad sxb muusiga hore ee backgrond soo celi mahadsanisd
@shariifmohamed3650
@shariifmohamed3650 Жыл бұрын
Brother norway kasoo hdal
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
I know Doha xitaa xaafada Moholiina. Layiraahdo. Moholi.oo ku taala Hawdka.Tuulada moholi gaashamo hoostimaada.Degaan H yonisa 1957 ayaana nin somali ah wakhtigaas soogaley Degaankana kayimi Qatari iminkana ah igu bixiyeen.suuqal moholiina. Meesha waa yartey dooxa.oo keliya weyaan
@husseiniman6851
@husseiniman6851 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@mustafeabdulahi1850
@mustafeabdulahi1850 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
Thanks ustaad
@user-iu5sx9iy7i
@user-iu5sx9iy7i 6 ай бұрын
Soomalida maxa udiiday inay noolaadaan qabiiladuna midooban qabiilada hawiye darood Isaaq raxan Wayn
@rocky4066
@rocky4066 4 ай бұрын
waa shacab isku xidhan oo jecel waddankooda anagoo kale oo isneceb isdil gumeeysi u carar iwm ku sifooway doqoni calaf male
@abdisalaan7527
@abdisalaan7527 Жыл бұрын
220 billion mise million
@ayubpro
@ayubpro Жыл бұрын
Msh alllH bro
@cawketayo4417
@cawketayo4417 Жыл бұрын
Kkk
@mahadomar6837
@mahadomar6837 Жыл бұрын
Thanks brother ❤
@JAKAARTA516
@JAKAARTA516 Жыл бұрын
Soomaaliya kasoohadal sxb
@thelionking6550
@thelionking6550 Жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@smithrowe805
@smithrowe805 Жыл бұрын
Qatar ❤❤
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Жыл бұрын
Thank you wall
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Жыл бұрын
Solabasho wacan
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 Жыл бұрын
Masha Allaah
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Жыл бұрын
Qatar
@inauujeyali4028
@inauujeyali4028 Жыл бұрын
Mash allah
@AyaanleEric-xf4cm
@AyaanleEric-xf4cm Жыл бұрын
Tiro badni wax matarto lakin kuwalati dadka yare hadee leeyahen wax kawanagsan malahan tusale India tiro badnidooda xee taree Israel oo 15 million ah oo hal Goan iyo hal hadaf leh ayaa ka wax tarbadan Kan kuwalati badan Israel
@wanaajiye2345
@wanaajiye2345 Жыл бұрын
Waxay socotaba dalkan jogay may soo gaadhay
@kornel5g
@kornel5g Жыл бұрын
Sxp vidioyada daah baa ku jira adigu 3dii bari kid soo dhig isbuucii baa maalin soo dhacaysaaye
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН
Qadar | Dal yar oo awood u leh inuu iibsado aduunka oo dhan!
12:32
Waaberi Media
Рет қаралды 106 М.
Sidaan ayay uga aarkoosteen Jarmalka | Koobka Aduunka |
12:42
OGAANSHO
Рет қаралды 168 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН