No video

Xog Ciidanka Somaliland iyo kuwa Ethiopia oo laysku darey iyo howlagalkii oo bilowdey Ayshaca ayay

  Рет қаралды 7,852

Guled Alifle

Guled Alifle

Ай бұрын

Xog Ciidanka Somaliland iyo kuwa Ethiopia oo laysku darey iyo howlagalkii oo bilowdey Ayshaca ayay ka gudbayaan malmaha soo aadan

Пікірлер: 64
@user-fo9ey2lg8e
@user-fo9ey2lg8e Ай бұрын
guleed niinka run badan majiro guyeso wllkhy qali halgamagi umada somaliyed ❤
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Ай бұрын
Lahayste hablihiina maalin walba la kufsado orod wax u qabo ma hadlaysa oo miyad nooshay waa idinka ka hadlaya ee hablihiina ka feker.
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
Guul iyo gobonimo Ethiopia 🇪🇹 iyo somaliland
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 Ай бұрын
Guleed niinka,a Run gaqmo site baDan majiiro 😊❤
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 Ай бұрын
Aday ku xoraynayaan adigu laba gumaysi ku dhex jir kenya iyo itoobiya
@faisaladam8225
@faisaladam8225 Ай бұрын
Thanks in aad Isiisay DDS iyo NFD Maashaa Allaah Beri aanan kaa Maqal waan degaa Dds Thanks in aad ii Qirtay In Aan Somali oo dhan ka badanahay Maadaama aan leeyahay Dds oo labo jeer ka wayn Konfur iyo Waqooyi kana dad badnahay Afkaga Caano lagu qabay 😂😂😂😂
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
Viva somaliland and Ethiopia 🇪🇹
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Waan jeclaan lahayn inxabashisoo kaxaystaan
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Ай бұрын
Comments kayga war wax askar tababar la dhalaho majirto ee waxaa uu rabaa Abiu Axmed in uu ku shubo dagaalka Amxaarada ka socdo waa Abiu Axmed oo ka cabsaday af gambi diyaar sanaayo ciidamada u sagaalami kahaa waa uu isku asmini waayey ciidankii Itoobiye kuwaan Soomaaliland ayuu rabaa in uu ka dhigto dhufeys uu xavada is kaga dhigo.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
True story
@AbdiHadji-mg4mn
@AbdiHadji-mg4mn Ай бұрын
Wa runta wariye mustaphe u dadaalay ee xag xagashada ka daah fiqiyaw
@AxmedRiiraash-ek5rp
@AxmedRiiraash-ek5rp Ай бұрын
❤❤❤❤❤soomaaliyguul
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
Somaliland iyo Ethiopia ha nooladaan
@AnmTV3329
@AnmTV3329 Ай бұрын
Waa duni aakhiro zaman Ethiopia Somali u arkeysa iney cadowga kowaat 1 utahay iyo somaliyo sidaa silamida u aragta marka lagareebo Somaliland oo iyado rabta iney kamid noqoto Ethiopia oo xiligan Ethiopia Jaceyl kudhacay
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
Itoobiyaan jacal ma jiree maahmaah somaaliyaa tiraah saxiibkaa cadowgiisu waa cadowgaaga anaga soomali ayaa noo cadowa cadow aan soomali ahayn maba lihin 1988 ilaa imika
@mohamed88466
@mohamed88466 Ай бұрын
Hhhhhhh Ethiopia ayaad awood super power ah nooga dhigasaan waar maraykan oo 1.3 oo xulafadiisa ah wata ayaa daliban waxba ka qaadi waayay oo waliba aalado shaqaynayeen oo man powerka la nasinayay
@ahmedjamacaadam6871
@ahmedjamacaadam6871 Ай бұрын
Ilahay kamanu yagine ilahay wuu nalajiraa hadalkaagana jabaa kuxigin ee okow
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
Who cares somalia viva Ethiopia 🇪🇹 and somaliland
@hah7064
@hah7064 Ай бұрын
Hhhh kuwani niyad fiican bay hayaan hhh adoonimada Kenya ka yihiin uma muuqato, sidii dad xora baad moodaa.
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
Cagdheer haday caqli leedahay iyagaa isku xorayn lahaa maxaa somaliland kaagal taada ka waran
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Idoorkii ma halkaasuu ku danbeeyey 😂😂😂😂
@guleit89
@guleit89 Ай бұрын
Guledow nimankan idinka daris la ah ee nimanka kareba
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b Ай бұрын
Haduu warkaan Runyahay Horta idoor iyo SNM Dambe dibdambe loomaqlimayo albaab horlana wuu noofuray Xiligii waxaa lagaaray Dhulkii 1977 itoobiya qobsatay dib Faraha Soomaaliya aw ugu soo noqon lahaa. Gala Dagaalka. Oo Kuligood halmida Nolool hakusooqobanina.Kuligood Cadaabtii udira awoowayaashood aan udirnay hanagu salaameen sidaan usoo cadaabnana ha ugasheekeeyeeneh!!!!!
@gare12
@gare12 Ай бұрын
CIIDANKAAS WAXEEY U SOCDAAN BARIGA SOOL EE HALA DIGTOONAADO
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 16 күн бұрын
Etiopia sawďi kii kaashan jiray waligiin ba ma markay sland heshis la gashay xumanaysaa Abiyow tplf tii hargeisa hadhay saw di kii lahaa 😂😂😂
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Hawshu saakuunbay ahayde sideed wararkan hoose eewaliba faahfaahsan u heshay. Waar caqliga dadka ixtiraama hooy
@Shucayb-vt1wn
@Shucayb-vt1wn Ай бұрын
Hoyadaa uga sheegay beenta isaaq Ka ibi iyaga walaal xagayku socdaan
@aliismael585
@aliismael585 Ай бұрын
Adigu ugaadeen baad ka tahay itoobiya itoobiya ina gumaysata maxaa kaa galay somaliland
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 Ай бұрын
CUSBO IYO LIIN DHAAN KU SOO SHUBA MAXAA JIGA KA YAAL HUUNO
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 Ай бұрын
Waryaa diinta ayaad kabaxde culumada u tag somaliland soomali ayaa nacday waan gartay illahay ayaa nacay waa dambi weyn illahay waxba lalamaoga markaa waa sidaa waa hadad diinta aqoon uledahay
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 hanoolaato
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Ilma aderayal ogadenow nolada inaga dhaba cadawga Yelie meyno hadan nahay besha Cissé
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r Ай бұрын
Waaryaadhahern Guuleed iyo Nuur waa salaamantihiin laakini Jaamac Galan (Xaardareershe) wuu maqan yahay maanta.
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Ай бұрын
Hargaysay Rasaasta ka bilaabmi joogsan mayso 100 sannee soo socda: Gaal amxaar ah iyo caruurta musaba waa ku jihaadaynaa. Awdal somalia
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r Ай бұрын
Nuur waa suxufi Guuleedna waa ku xigeenka Jaamac Galan Xaardareershe oo suxufi maaha.
@ahmad6967
@ahmad6967 Ай бұрын
Guuled waa nin reer miyi ah oo gedaha fuli jiray saxaafada waxbaa ka ma yaqaano adeer geela kii aad afuuf jirtay is ka gaanoqo
@aliismael585
@aliismael585 Ай бұрын
Adigu ugaadeen ayaad ka tahay
@Guledalifle
@Guledalifle Ай бұрын
@@aliismael585 haa waa runtaa laandheere banaan dagaan ahay
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
beenale beenta joojo
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 Ай бұрын
20 JIR BEENAALE AH!! OO BEEN SHAQO KA DHIGTAY!!
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r Ай бұрын
Jaamac Galan (Xaardareershe) majoogo maanta
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Ай бұрын
Cagdheereey cabaad wayn
@RoodahAhmedjama
@RoodahAhmedjama Ай бұрын
Aay benaale wax ushego ayuwayy😊😊😊
@user-gg6sd1st6b
@user-gg6sd1st6b Ай бұрын
Beenale
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Ай бұрын
Doqon ah raga habalahioda lugu hor kufsado
@arslangolad3994
@arslangolad3994 Ай бұрын
Ugu yaraan waanu la dagaalannay Itoobiya, waana ka adkaanay maanta diinteenna iyo afkeenna ma beddelin, intaad Itoobiya ka codsanaysaan inay idin kufsato.
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib Ай бұрын
Cidna hiil kamarabnee maxaa kuhaya ayoow ciyay
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib Ай бұрын
Maanagaa ilaahay isku diray ayoow xumi madiintaanu kabaxnay markaad leeday ilaahay iskudireen ilaahay kusooqabaye oo indhaha beele
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 Ай бұрын
Axmaradu waa taidin gumaysata somaliland magadhi kartaan guul somaliland iyo itobiya
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 Ай бұрын
Somaliland wax la dhaho ma jirto ee jabhad ay talo ku ciirtay
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 Ай бұрын
@@mahdihoussein6247 somaliland somali oo dhan ayaa dabo ooyeysa hadad wax garan nin naw imika na itobiya ayey kenaysa cag dherey
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 Ай бұрын
@@ahmetjk6709 Ethiopia iyadaa ttedii u yaaban maxay kuu qaban dhulkanna anagaa leh oo haday cag soo dhigaan anaga ka difaacayna hana moodin dhul isaaq
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
​@@mahdihoussein6247xageebuu ku yaala dhukaad sheeganaysaa berbera ma adigaa iska leh
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 Ай бұрын
@@user-yj2vs1re8i Berbera, Hargaysa iyo burco ilaasho inta kale anagaa iska leh
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
WAGER!!!!!!.WAAR WAA ASKAR TABABAR LOO GEEYEY ETHOIPIA!!!!!!.
@tawofiiqabdullahi3820
@tawofiiqabdullahi3820 Ай бұрын
Siilkii hooyada baa la waasaya
@mohamedosman1986
@mohamedosman1986 Ай бұрын
Itobiya haku wasto guled adba wecel ayaa tahay nin axmaar ah ayaa hoyada wasay saas ayaad kucalol gashay qanisyahow
@abdirahmanhad
@abdirahmanhad Ай бұрын
Nux baastoo macaanee🤣🤣🤣
@cadomedia
@cadomedia Ай бұрын
Cagdheeray waxaan shaqadina ahayn ayaad ku daalaysane xildhibanadinii axmaarku dilay meeday halkay ku danbaysay hadad nafledihiin
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Ай бұрын
bal day ilaah bay isku direen taw ma waxay u haystaan inuu faqash wax gaara la yahay afka wacaad moodaa inuu xaar ku cuni jiray
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 Ай бұрын
Beenaale ogadena
@ramirezmirov9042
@ramirezmirov9042 Ай бұрын
SOMALILAND IS NOT SOMALIA...😊
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r Ай бұрын
Waar ninkii Jaamac Xaardareeshe mee
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
Gudoomiyaha ONLF Dr Maadeey oo jeediyay Khudbad Hanjabaad ah
10:01