Xog Culus oo Fashilisay Halis ku soo fool leh Somaliland & Mujaahidiin Afka Furtay

  Рет қаралды 5,918

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

7 күн бұрын

Xuska 26 June 2024 & Mujaahidiintii Kefedihii Miisaan oo ka hadlay
== DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: / dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF

Пікірлер: 42
@abdirazakmohamed1987
@abdirazakmohamed1987 4 күн бұрын
Mansha allaah allaah cimriga iyo caqliga haydiin barakeeyo
@Abz_146
@Abz_146 5 күн бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x 4 күн бұрын
guul soomaaliland insha Allah
@dualehissak1536
@dualehissak1536 5 күн бұрын
👏🏿👏🏿👏🏿
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 4 күн бұрын
Waa ruunta ❤❤❤❤❤
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 5 күн бұрын
Maxaad ku diideen in indhaha lagu galo❤❤
@fadhiaaar213
@fadhiaaar213 4 күн бұрын
Waa la hubinayaa qofka waa sax maxaa lagu diidanyahay cida diidan ayaa qaldan musuqa ayaa laga ilaalinayaa
@shabeel7467
@shabeel7467 3 күн бұрын
Mujaahidiintow Mukharibiin ha isu bedelina waa lasoo wada halgamay oo xagjirnimada ka ilaaliya hadalkiina.
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 5 күн бұрын
Cida waxan bulshada ka dhexwada ee dalka qasayaa koox qudha
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 5 күн бұрын
WAAR RUNTA USHEEGA MUUSE AMA ISKA AMUSA DAMBIGA LAMAWADA LAHA LKN HADA WAXAAD KADHIGAYSAAN ILAWADA LEEYAY NIMANKAN MUCAARADKU DADKU WAXBA UMA HAYAAN LKN NIMANKA MAAMULKA HAYA AYAA WAXWALBA IYAGAY LAGALA XISAABTAMAYA INSHA ALLAAHU HAYS AGTAAGINA HADALKA
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 5 күн бұрын
26 June waxay noqon kartaa maalinta qaranka somaliland marka aynu ictiraafka helno. Inta ka horeysa se 18 may ayaynu udabaaldegaynaa
@user-zx7gk5xv5t
@user-zx7gk5xv5t 4 күн бұрын
Adeer qabiil qaran ma noqdo, gabooye, harti, samaroon iyo faqashini ma doonayaan in ay kula qoaan
@shidesomaliminerals3267
@shidesomaliminerals3267 4 күн бұрын
Qabyaalad ma wanaagsana buu leeyahay , waxa uu dawladnimo ku rabaa oo somali kaga cararayaana waa qabyaalad . Xaalku intuu yahay 1- laqwi iyo xumaan kuma hadlo oo been ma laazimo , runa waa kala leexanaa iyo qawl lilaahiya .
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m 4 күн бұрын
Adeer malintaas calanki lataagay wuxuu ahaa calanka umada soomaaliyeed 🇸🇴
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 5 күн бұрын
Wax macno leh oo la garto sheega fadhfadhis hadal looma baahna Run buu sheegay waxaad rabtaan waa yaqaan xaaji
@omar7396
@omar7396 5 күн бұрын
Tuwalka ayay tuuren odayaashaii maanta, maxaa cusob Amxara na ka dow Somali. 😂😂😂🎉😂😂
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 4 күн бұрын
Reer somaliland 60' kii way tala xumayeen haddana waa tala xunyihiin oo waxey rabaan dowladnimo wadadeedana ma hayaan ee waxey bilaabeen isku dirka soomalida iyo is nacayb. Gudahoodana waa is necayn.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 5 күн бұрын
فضلا لا تعطي ارضكم لإثيوبيا مجانا لكي تهرب اخونكم جنوب الصوماليه. حب الإثيوبية لايات خير أكثر من الخير أكثر لشعب الجنوب الصومالية ، حب الإثيوبية ريتم عواقبها، عندما عدد من الإثيوبية عدد هاجروا لارض الضوماند. وتعطي قسم من بحركم والبر لايات خير الاتدفق الإثيوبية ياخذون أرضكم يوم بعد يوم حتي غيروا لهوتكم واخلاقكم، وما الي ذالك.
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 5 күн бұрын
War ummada ka fadhiiso uskag yhw reer abaarso
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 5 күн бұрын
Nasiibtaro qabyalaad hadi aanu iskateyni weyno Somaliland weey burburysa ee wadaan aan qaabiil lahaayn Allow kadiig Somalilland
@shidesomaliminerals3267
@shidesomaliminerals3267 4 күн бұрын
Somali baa ka cararaysaaye sug wax yar baa kaaga hadhay intii xabashi laguu dhiibi lahaa warba ma haysid .
@abdinoor2194
@abdinoor2194 5 күн бұрын
Boogta waa taabateen waa Hogaan xumo Shacab xarriira oo waayey Hogaamiye Daacada oo ummadiisa Haga
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 5 күн бұрын
Waana qudhmiye iyo..muse xaarle iyo ina khaayin
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 4 күн бұрын
Distoorka qodobka doorashada ayay ku qoran tahay in indhaha laga hubiyo qofka codbixiyaha ah iyo kaadhkiisaba
@Ahmed-iz8be
@Ahmed-iz8be 17 сағат бұрын
Kuuwani umada kama xishoodaan miya Cimri baad joogtaan ee iska cibaafaysta 00 qabyaaladan ka baxa
@shidesomaliminerals3267
@shidesomaliminerals3267 4 күн бұрын
Oo maxaa kaa kaxeeyey hadaan laad lagaaga saarin , weligey nacas ka weyn ma arag odaygagan dhaandhaanka ah waxbaa baalahayga yaacay ma ciyaar bay kaa ahayd , weligaa dawlad ma noqonaysid mana noqon doontid adigoo aya ah baa xayle zalaase baa ku qabsan lahaa hadaan somali ku badbaadin.
@abdulraven4970
@abdulraven4970 5 күн бұрын
Waxa aan ku kala badbaadeynaa nin walba deegaankiisa ha u tashado.
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 5 күн бұрын
Qabyaalad baa wali ku difaacaysaan ..cida khaladka leh...hadii cidi ku dhaca hayn ...cida ay ka dunto waa la arki xaqsheegiinii noocan haduu noqday ..alowsahal amuuraha ...
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 5 күн бұрын
Waar waa runtii ee tunawaa muuse beentii wuu wadaa.
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 5 күн бұрын
Ku dhaqmaysaa.
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 5 күн бұрын
Waxan somaliland la leeyahay ama ..halagu kala dhaqaaqo ama shaqsiyada waalan.....sutida haloo qabto garaad jaamac wuu sax sanaa ..ee haku gafina ..maamulka xun ha difaacina oo hakula galgalanina ..
@mymmym8283
@mymmym8283 5 күн бұрын
Labadan oday kala hadal wacan wllee🤔 Odayga hadalka ku horeeyey ayaa ilaa xad hadalkiisu gobonimo iyo waano guud u muuqdaa lkn Odaygan danbe wuu caadifad hadlayaa, mic 🎤 caadiya ayuu qaatay ee odayga ma muusay wax isu yihiin, reerkan HABAR AWAL hadalka iyo dagaalka waxba kaga dhacay 😁😁
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 5 күн бұрын
Muuse biixi ayaa kamid ahaa ragii hargeisa garaacay ee Diyaaradda ladhacayey haatana madaxweyne aadka Dhigateen,kkkkkkk
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 5 күн бұрын
Xeerjajab dunedow dhanbaa ku dhamaysa eh taas aya wakhtigan xadirka ah sababaysa iwm. Sucks. Otherwise dhamays TV talks good 👍.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 5 күн бұрын
Horiyaddeenii way ligliganaysaa. Gacmo Shisheeye iyo sokeeye ayaa inagu jira. Runtu waxay tahay: isma maamuli karno Ee jaarkeena Abiy waa siduu Rabee ha Ina xukumo. Abiy GOBOLKII Siti Ciise wuxuu siinayaa Canfar. Badda xoog amba xeelad ayuu Abiy ku qaadanayaa. Cadawgiina garta.
@ashamohamed7006
@ashamohamed7006 5 күн бұрын
Iska aamu hadalka haku daalin ok Afweyne na haku cayin Mohamed siyaad bare wuu idin dhaama wada khurun diinta idinku yar iska hagajiya gobolkiina hargesa khomuludka iyo lisbiyaan ka ka buuxa ok Abaarso waxa diinta yakhaan kuna dhakhmo wey idinku yar yihiin ok gala yutub yada khomu luudka iyo lisbiyaan yaasha ya ubadan Ok Ha hahahaha iska amusa hadali idinma banaano ceeb Allah asturo wada khurun uf uf uf uf ma dhadhiin mugadisho iyo budland hello Hello Hello
@ashamohamed7006
@ashamohamed7006 5 күн бұрын
Hadalna ma takhaniin ol caloladiina ama waad wada bugtaan waxaad wada khabtiin xanuun aan laga biskoon waad la dhima neysaan wada mujrim mujrim mujrim nahaab been badan ayaad tihiin wada khurun xaraan kuwada basa boorka somaliya aad ku wada socotiin kuligiina ok
@suadfarah5701
@suadfarah5701 4 күн бұрын
Car adigu imaw laascaanood. Imaanso Burco iyo Hargaysa.
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 4 күн бұрын
Laascaanood waa tuulo reerkeliyhi degan yahay oo uu gaajo ugu bakhtiyey Markay dhinackasta is kasoo xidheen kujir adigu jeelkaas waxaan khasaare ahayn laguguma qabine
@suadfarah5701
@suadfarah5701 4 күн бұрын
Markaad leedahay graad jaamac saaxdheer baad joogi lahayd madaa leh laascaanood.Odayaal asaassqa baad tihiin wax macnaleh kuma hadlaysaan, wixiinu waa nac nac. Hadaad wax ximada aad leedihiin usheega muse biixigan la taagan bad ethiobiya siinayaa! Reer sool never never again inaan waxla qaybsano, dad cuqdad iyo soomaali nacab dilooday. U niikiya axmaarada iyo oromada.
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 5 күн бұрын
Odayadani waa mujaahidiin hadana warkooda iyo sidan ay qarankooda u bahdilaan markasta,
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 78 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 11 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 19 МЛН
Q.1aad:- Dood ku Saabsan Is-fahanka MoU-ga S/land iyo Ethiopia
37:43
Heshiiskii Somaliland Lagu Aqoonsanayey oo Hargeisa Lagu Baraxay
46:03
Dhamays Media Production
Рет қаралды 1,3 М.
CALANKA ITOOBIYA OO SOMALILAND MAANTA YAAB
14:51
waridaad TV
Рет қаралды 32 М.
Conférence de Frédéric Lordon : « A quoi tient une société ? »
2:11:23
Université d'Évry
Рет қаралды 326 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 78 МЛН