Waayojoog: "Wixii aanu ka dagaalanay ee qalad ah waanu samaynaa laakiin waanu saxaynaa" Halgamaa...

  Рет қаралды 20,910

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Waayojoog: "Wixii aanu ka dagaalanay ee qalad ah waanu samaynaa laakiin waanu saxaynaa" Halgamaa Axmed Kayse.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 40
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 3 ай бұрын
Axmed Kayse waa gaasi raganimo badan oo aad isugu kalsoon oo dad iyo dalyaqaan ah, intii uu dagalka kujirayna waxbadan oo wanaagsana sameeyey.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
2024😂! What happened in Goojacade in 2023? Revisionist cowards😊
@Jibriil571
@Jibriil571 3 ай бұрын
Adeer waad noo soo dhimatee, allaha kaa abaal mariyo !! Dhalinyartayadan wax baratay wada bilaa camal baan nahay, waxna ku tari mayno, ilaahay baan caafimaad buuxa iyo nolol wacan intaan nooshey kaga baryayaa !!
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 3 ай бұрын
Maasha Allah Ragganimo Geligii Geesi❤
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 3 ай бұрын
Axmed keyse guulayso Dareen Caafimaad Qaba ayaad xabaarsa tahay Allah Hukula jiro ❤
@OsmaanOmar
@OsmaanOmar 2 ай бұрын
Somali Wayne wax geeridii Maxamed Cali sheegaya maanaan maqal so that it's seems that the death of Mohamed was assassinated participated high Commission of SNM . according to investigation Criminal justice
@OsmaanOmar
@OsmaanOmar 2 ай бұрын
Waxaan salaamayaaa dhamaan daadihiyaha programkanka iyo daawadayaasha Bacda salaan Axmed kaysoow maxaad noogu sheegi weyday siduu udhintay Naftii hure Maxamed Cali Maxamed Cali wuxuu ahaa halyay Soomali usoobaxay In 1977 Ogaden war wuxuu kaqaatay qayb libaax Maxamuud Yusuf dalmar aarmay SNM shirqooshay
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo 2 ай бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM
@abdirahmanahmed6176
@abdirahmanahmed6176 3 ай бұрын
Wlhi mujahidkan axmad kayse tariikhdiisa wax badan ayaaan ka faaiday alllh haku xfido mujahid mahadsanid
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 3 ай бұрын
WAXBA MUU OGAYN GABGABKE AYUU AHAA TIKNIKADII AYUU SAARAA WAY QAYILAAYAY KOLAY .JEEGAANTII CIISE M.IYO HABARJECLO
@Jibriil595
@Jibriil595 3 ай бұрын
Siciid Dal yaqaan.Alle hawnaxariiso.wuxuu ahaa reer cadaadley.
@OsmaanOmar
@OsmaanOmar 2 ай бұрын
Real I intereste that the long walk to go to the freedom of SNM
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 3 ай бұрын
NIN ALLLE YAQANA WEEYE
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 ай бұрын
ilahay ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 ай бұрын
Waar ninku hadal cadaa
@ادمادم-ط1ظ6ض
@ادمادم-ط1ظ6ض 2 ай бұрын
Sawdigan samaynaya
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 ай бұрын
Morgan isago dalbanaya madaa fiicda.ayaa la hayaa isago videos ah
@AbdiasiisJama-h7p
@AbdiasiisJama-h7p 2 ай бұрын
You 🎉
@CabdixakiinCaliyaasiin
@CabdixakiinCaliyaasiin 3 ай бұрын
Mujaahid axmed kayse runtii waa shakhsi bilaa caadifada uso gudbiya
@abdiazizhabane3813
@abdiazizhabane3813 3 ай бұрын
Garas waa nin sacad muuse ah oo abdala sacada oo reer cadmeed ah
@Timir104
@Timir104 3 ай бұрын
Moorgan wuu na laayay C/casiis cali barena xariir hoose ayuu nala lahaa.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
CABDULCAZIIZ WAA RUN SARKAAL QIIMALEH AYUU AHAA WAA RUNTII❤😂
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
WANAAGSANAA QOFKA WAX XEERIYA OO ILAAHAY DARTII WANAAG U SAMEEYA IYO IXSAAN❤😂
@Mamar6310
@Mamar6310 3 ай бұрын
Geesi weeye naftii hure XALAAL AH
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 3 ай бұрын
fariid
@maareeye673
@maareeye673 3 ай бұрын
👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 3 ай бұрын
Abdi casiis ali Barre
@goojacade4325
@goojacade4325 3 ай бұрын
Ma garan weydey si kale ood wax uxayeysiiso markaad na leedahay lacag ugu dir saaxiibkaa sidey nagu soo gashay horta maad na weydiisey waxan wax kaloo dhaama ku soo badal saxiib saaxiib iyo alalag leyne qoftaadan yaree wax ka waxaysan yihiin 😎
@dhobaalemadiadhobaalemadia4311
@dhobaalemadiadhobaalemadia4311 3 ай бұрын
😢
@Mamar6310
@Mamar6310 3 ай бұрын
Garas kaas mooday maaha niyow waa ninkii mareexaan
@jamafarahhersiqolqol3049
@jamafarahhersiqolqol3049 3 ай бұрын
Kuwa sidaa u hadlaa waa noocii asn ahayn SNM tii saxda ahayd ee waa gawaan raaciskii.
@yousufabdi74
@yousufabdi74 3 ай бұрын
Iska hadle
@Bashatalents
@Bashatalents 3 ай бұрын
Badowsanaaa koofiyadii islaamaha 50 ilaa 55 jirku markay xeebta ku laydhsanayaan koofiyadoodii Yarka maxaa saaray?
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
Kan fully beenlow ah
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
Kani waa fulay beenlow ah waa la yaqaan
@mowledkayse
@mowledkayse 3 ай бұрын
Shame on you
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 5 күн бұрын
Waa runtaa wll caydu ma haboona​@@mowledkayse
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 68 МЛН
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 157 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 5 М.