XOG CULUS OO KU SAABSAN SHIDAALKA SOOMAALIYA SPM OIL | GAS

  Рет қаралды 39,634

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

ENG KARAR DOOMEY OO KU TAKHASUSAY SHIDAALKA AYAA XOG BADAN OO XASAASI AH SOO BANDHIGAY
Turkey gives green light to Swedish NATO membership bid
Turkish President Tayyip Erdogan on Monday agreed to forward to parliament Sweden's bid to join the NATO military alliance, appearing to end months of drama over an issue that had strained the bloc as war has raged in Ukraine.
Sweden and Finland applied for NATO membership last year, abandoning their policies of military non-alignment that had lasted through the decades of the Cold War in response to Russia's invasion of Ukraine.
While Finland's NATO membership was green-lighted in April, Turkey and Hungary have yet to clear Sweden's bid. Stockholm has been working to join the bloc at the alliance's summit in the Lithuanian capital Vilnius, which begins on Tuesday. www.reuters.co... .
Palestinian deaths mount as Israel keeps up raids in occupied West Bank
Major Israeli military raid left at least 10 Palestinians dead and forced thousands to flee their homes as UN reports that first responders have been prevented from reaching those who are critically injured. www.trtworld.c... .
France protests: Mother of teen shot dead by police leads thousands in march for justice
Police rough kids up here’: France reels after teen’s death.
France’s Macron cancels trip over riots as family buries teenager
Emmanuel Macron has postponed a state visit to Germany after a fourth night of rioting ahead of the funeral of Nahel M.French President Emmanuel Macron has postponed a trip to Germany due to begin on Sunday after a fourth night of rioting in cities across France, as family and friends prepared to bury the teenager whose killing by police unleashed the unrest.www.aljazeera....
Trump defiant after pleading not guilty in classified documents case
Donald Trump has pleaded not guilty to historic charges of mishandling sensitive files at a federal court in Miami, Florida.
Mr Trump is the first US president - current or former - to be hit with a federal criminal indictment.
Arms crossed, in a dark suit and red tie, he sat in stone-faced silence for his second court appearance this year.
The Republican later travelled to his golf club in Bedminster, New Jersey, where he addressed supporters. www.bbc.co.uk/... .
Police fired teargas and water cannons at stone-throwing supporters of opposition leader Raila Odinga on Monday during a second week of protests against the government and high food prices, with one person shot dead in the western city of Kisumu. In separate incidents on Monday, unidentified people vandalised a property belonging to Odinga's family and another owned by former president Uhuru Kenyatta, who supported Odinga in last year's election, Kenyan media reported.
Former President Donald Trump has been indicted by a New York City grand jury
Trump supporters outside Mar-a-Lago after indictment
Mr Trump, 76, is the first serving or former US president to face charges..
Who is Stormy Daniels and what did she say happened with Trump?
Former President Donald Trump was indicted in New York City
Protests in Israel after Netanyahu sacks defence minister
Israeli gun ownership rising as violence surges
Israel protests continue despite delays to legal reforms
Bashir Abdi | Abdi Nageeye Rotterdam Marathon
Raila Odinga on anti-government protests in Kenya
France pension reform protesters clash with riot police.
Mass Israel protests after Prime Minister Benjamin Netanyahu fires defence minister
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv

Пікірлер: 114
@libandarar976
@libandarar976 Жыл бұрын
The best interview I've ever heard. Thank you!
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp Жыл бұрын
RER BAAHANOW DHERGA XARAASHA WAXAD XARASHEYSAN INTAN LEYDIN KU SOO GAARIN ❤🇸🇴❤️🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
C/xafiid excellent questions keep it up.
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056 Жыл бұрын
Ilaahoow dalkayga laga haybadaysto natus Aamiin
@yaayow3374
@yaayow3374 Жыл бұрын
Mashaa-allah goo show. Jazakal-laah Abdi-xaafit.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
Great insightful interview! I hope Somali leaders cease this moment and Somali demand they do so! ✌️🇸🇴
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 5 ай бұрын
ALLAHAYOW DULLINIMADA IYO FAKHRIGA NAGA SAAR. AAAAAMIIIN. ALLAHAYOW MADAXDA NOO HADEE..AAAAMIIN.
@adanbile4237
@adanbile4237 Жыл бұрын
SHIRKADDAN SAXEEXA LA SIIYEY, XAQAL-QALIN 4 NIN JEEBKOODA GELAYA AYAA LA EEGAY, LAAKIIN DANTII DALKA IYO DADKA LAMA EEGIN.
@kingmaalik7398
@kingmaalik7398 Жыл бұрын
Ilaaheey waxaa ka baryaa wadankeena inu ino hormariyo 😭🤲🏻
@sacdiyajelle7920
@sacdiyajelle7920 Жыл бұрын
Mansh allah nin wax walba🥰🥰🇸🇴 lasocda xaqiqadana ka hadlay
@daryeeldalkaagaiyodadkaaga6930
@daryeeldalkaagaiyodadkaaga6930 6 ай бұрын
Maasha allaah niyad xumadii aan qabnay ayaa Naga saartay adoo kale alaha ka dhigo inta kale ee soomaaliya joogtay
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Жыл бұрын
Cabdixaafid alle haku barakeeyo wll
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Waraysi qiimabadan mustaqbal wanaagsan.
@samakaabfilms9573
@samakaabfilms9573 5 ай бұрын
Nafiina Run U sheega oo beenta iska daaya aad dadka Hor imanaysaan,
@hawaismohamed-ds2tn
@hawaismohamed-ds2tn Жыл бұрын
Thanks
@omarabdi2910
@omarabdi2910 Жыл бұрын
Somalia waxa mar hore la ogaa arimaha macdantena. In ay tahay mid ween inkasto culees badan o xaga dibeda please Siyasada waxa tosia dhaqale Somalia wa dal qabiil ku habsadey waxa muhiim in laga heshiyo wa inaga badan yahay. Macdanta Muhiimadu wa hala is fahmo dad hal af iyo diin leh aan nahay o somali ah naga daaya qabil. An hore u socono please inaga noqon dona kuwo bixiyo deeq aduun .😢😢
@som_public_media
@som_public_media Жыл бұрын
Wareysigaan madaxda siyaasada iyo qabyaalada ku mashquulsan halagaarsiyo
@qasimgoytow5763
@qasimgoytow5763 Жыл бұрын
"يا ليت قومي يعلمون"
@mohamedshueb2210
@mohamedshueb2210 Жыл бұрын
Msha allah waad ku mahdsanthin sida wnagsan ee aad u dhigteen
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
NIGERIA GABON SOUTH SUDAN EQUATORIAL GINUE BAAN SOO XASUUSTA MARKAAN MAQLO petrol baa somaliya laga soo saari karaa 30 billion waase badantahay waxaa laga yaabaa hadii la soo saaro in saydh saydhku masaakiinta soo gaadho---nimanka lacagta xajka dhacay ee maal agoon dhacay dhacay ee masaakiinta qaraxa hoo baraaiska kaga dhigay ma 50 billion oo petro bay u daahayaan. ma
@libanabdi4658
@libanabdi4658 Жыл бұрын
Asc Abdixafid walaal waxaad tahay niyad diska soomaliya
@EngxasanMahamud
@EngxasanMahamud 6 ай бұрын
Ilaahoow noo too si dooladeena
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
C/xaafi gudoomiyaha baarlamaanka islaantuu gurigeeda uu xooga kuhaysto makuqancinkartaa madoobe iyo xasan shidaal hakuusoosaaraan
@hibofarah1078
@hibofarah1078 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 waa suaal muhiima
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 Жыл бұрын
Kharkov allaha nawaafajiyo wadding 35sano burbursan side ugu degdegaa shidaal qodid ,aan laqeexin saamiqaybsigiisa ,ma Angola camelba shacabku ha bakhtiyaan gaajo khayraadkana shirk a do ajnabi ha qaateen, allaw sidi roon
@yaabarag4366
@yaabarag4366 Жыл бұрын
Angola miya joogta hhhhhhhh dadkoda waa dhibanyihiin wlhi
@bolididweb23
@bolididweb23 Жыл бұрын
Waleed LA isma hagradee sifiican ayuu ufahfahiyay arintaas shidaalka somaliya umad haysata hilib fresha kaluun fresha khudaar fresha wax walboo aduunka ama calamka lagahelo haysta hadana dadkiisu faqriga uudashaday wax nasiibdaro waxaana hlkaa nadhigay siyaasi danaysta ah
@shukrisharif145
@shukrisharif145 Жыл бұрын
Mashaa Allah
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed Жыл бұрын
Mashallah 🥰🥰
@samakaabfilms9573
@samakaabfilms9573 5 ай бұрын
Siyaad bare ayaa qodi lahaa haduu shidaal wadanka ku jiro madabadiibuu ku dhashay
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
QUUD AAN JIRIN QORYO U GURO WAXBA KAMA JIRAAN ,QAABKA AAN U NOOL NAHAY QAABKA AAN U FEKERO SHIDAAL WAX KADHOW AYAA JIRA BEERAHA ,KALUUNKA, XOOLAHA ,MACDANTA IN XOOGA LASAARO AYAA WAXTARI KARA AAN KU XIRNAYN WAX DIBADA KA IMAANAYA SOMALIA WAX LOOMA OGOLA IYAGUNA ISUMA OGOLA
@abdullahimohamed3529
@abdullahimohamed3529 Жыл бұрын
Inshallah
@mohamedhaji5749
@mohamedhaji5749 Жыл бұрын
Sxb ninkaan maantoodhan waa yaabanaa xagaad ku taqaanay Baan lahaa maskaxda ama.qalbigaygu mise madaxwayne farmaajo isku codyihiin
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
SOMALIA DAMEER MALAB LASAARAY
@biimaastadium6243
@biimaastadium6243 Жыл бұрын
Sidee oqoonyahanada loo midwenkaraa oo aan siwadajir ah shidaalkeena wada soosaarankarnaa doodaha sideeficil loogubadalikaraa oqnoyahada martay oqoonta shidaarka iyo macdanta waa in aan Shirland abaabulaa oo laqabtaa si dabarucaad ah oo aan qeraadkeena oga faa iideysanaa ❤
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
Asc Mansha ALLAH waa arrin wanaagsan in la dedeliyo in la soo saaro petrolkeena,maxaa yeelay petrolka waa la guuraya muddo aan fogeyn, marka in waddanka kaabayaal dhaqaale oo dhiso waa arrin aan la dhayalsan Karin, Anigu waxaan deganahay London (Putney)marka maalin baan arkay Nin Qatari ah oo wata Baabuur taargo Qatari ku wata London oo dadka dhan cadaan iyo madawba wada fiirinayaan Ninkaas quruxda ka muuqata Baabuurka cajiibka ah uu wato,inta fiiriyay Ayaan qalbiga ka ooyay oo aan is iri Allow petrol waa leedihiine,ayaa idin siiya Dawlad wanaagsan oo petrolkiina idiin soo saarta aad qabowgaan ka tagtiineene,marka waa muhiim in la helo dawlad ku dhac leh oo petrolkeena inoo soo saarta, runtii Dadka joogga somalia waa dhiban yiniin xag dhaqaale,inaguna haddii aan nahay qurba joog waa dhiban nahay xag anshacaha iyo dhibatada inaga heysata waxyaabaha soo kordhay!!!!!!! Marka Allah ayaan GarGaar ka sugeyna meel walba oo Somali joogtaba Aamin Thanks Abulhafid iyo martidiisaba Thanks again ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Soomaali oo dhami waa khaayinul wadan. Dad wadankooda yo dadkoodaba ka jecel shilinka shisheeyuhu siiyo. Xagee lagu arkay dad hal qowmiyad ah oo hadana is dilaya. Ninka Amxaarka ahi ama Tigreega ahi wuxuu ku fikiraa in uu Itoobiya oo sideedan qawmiyadood in ay maamulaan, Soomaaliya ku darsadaan.
@MohamedAli-vr8qp
@MohamedAli-vr8qp Жыл бұрын
Been wadan wanaagsanaya ma jiro inteey xasen sheekh iyo faroole , muuse bixi, ahmed madoobe, ayaaga markeey wadaadii boobeen beey caruurtooda hada wadaan ineey iyagu wadaadii sii wadaan lakiin suuroobi meeyeeyso dagaal baan ka xigaa waayo dhinta idinka aniga aan noolaana wax socanaaya ma ah gurahooda baa lagu daadaan bari dhow
@EngxasanMahamud
@EngxasanMahamud 6 ай бұрын
Maanta maalin ay somaliya ka fiican tahey ma jirto waxaa noo soo baxey dhalinyaro wax baratey fahantey qabiilga in uu wurun yahey baarlamaan tubta too sad inu wada madax Wayne dadaalaya reseal wasaare ka danbeeya madaxd8isa daacad ah ka goan in uu la yimaado is badel siyaasada ini jecleesiga waxa la
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 Жыл бұрын
Shirkadan ma aha mid dalkeena u wanaaagsan in dalka laga joojiyo waxana la sheegay inay tuugo tahay oo ay laba jeer magaca bedatay wan wax an wanaagsanayn
@zakariayahye1
@zakariayahye1 Жыл бұрын
Siyaasada dalka oo si wanaagsan loo maamulinn,, ska ilow soo saarid shidaal. Waa maxey siyaasad? Waa maamulid hantida ummada . Cadaalad iyo dowlad wanaag ha laga shaqeeyo dhamaan dowladda iyo shacabka. Ha noolaato soomaaliya
@samakaabfilms9573
@samakaabfilms9573 5 ай бұрын
Waa Laguu yaqaan noocan qaata waraaqaha beenta ah,
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 Жыл бұрын
En karar wanin maskax fayobi kujirto ogna in adunku kaguuri doono badrol iyo shidaal istic maalkiisa waqti koobana kaharay
@abdulfattah568
@abdulfattah568 7 ай бұрын
Qoor Qoor ayu iila ikaaday Oo Okiyaala Qaatay
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
Hadii soomaaliya shidaal loosoosaaro waa markaan iskudhamaan lahayn ninka gurigayga xooga kuhaysta miyaadleedahay shidaal hakuusoosaaro ninkaani waadadka raba in aykafaa.idaan dawad la.aantu nahayso
@AdamXuseen
@AdamXuseen Жыл бұрын
Anaga hanoo dacwoonin maxkamad ma nihine guri uu markii hore adeerkaa dadkii lahaa xoog uga qaatay ee adiga kusiiyey sidaas laguma yeesho guri aad xoog ku qaadatay ayaad sheeganeeysa😂😂😂😂
@cagarjeegcudoon8301
@cagarjeegcudoon8301 Жыл бұрын
Ninkaan madaxweyn farmaajo isku cod egyihiin.
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 Жыл бұрын
Did you know that Somalia is the most affected country by climate change yet it is the least contributer? Did you know that in Somalia it cost 0.30 usd kwh while Ethiopia it costs 0.06 usd kwh! Did you know that Somalia has the potential to generate 45000 MW of wind and 2000 MW of solar? With the Ethiopia rate it be 2 820 000 000 per day !! We don't need oil at all.
@hibofarah1078
@hibofarah1078 Жыл бұрын
👏🏼👏🏼🙏
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Жыл бұрын
Horto ñinka Ka hadlaaya waa Qabiikkee in kastoo nin kastoo madaxda ama maaliyad joogo. Oow khabiileyste yahay
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Waxaad u maleysaa madaxda somaliya in wixii siisocday ee wadanka dantu ugu jirto aan lasiiwadan oo madaxweyne kasta kii ka horeeyey ayuu ku xumeeyaa
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 Жыл бұрын
Asc abdihafidow walalo ilahay afkaga hano qaado iftin an aragno majiro hadan nahay shacabka dunidan ku kala daadsan
@anabali5298
@anabali5298 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Жыл бұрын
Somalia saliidedu wa Qani balse sowka hasan sheikh kiniya siiyey qayb ka mid badii li xukumey somalia o weliba jabuuti ugu saxexey m/weynah kiniya xasan Qarafeyste dalki & kheyradkiba wu gadey. Sorry.
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Жыл бұрын
Marka hore soomaaliye wadanka Nabada ka dhiga Aniga fakarkayega yar wadan aan Nabadi ka jirin ama wax xasaluniya Shidaala lagama soo saarikaro Midooba oo Qayaalada ka xorooba Please
@khadijamohamed9201
@khadijamohamed9201 Жыл бұрын
maa waydiisid exectally yaa waaye kuwa noo diidan aan iska qabanee
@Ibnak99
@Ibnak99 Жыл бұрын
Waxa noo diidan wa qabyaalad jaclaysi. Dadkeena waxa u badan wa dhalinyaro, dalkeenana potential ka uu leeyahay wa limitless, hadii aanan intaas fahmin horey uma soconeeno, faqriga na kama baxayno iyo ilmaheena naga dambeeyo ugama faaideyneeno wallahi wa sad.😞
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Ilaahay haw sahlo kooxda xaraash qaran ee dalka xaraashaya
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 Жыл бұрын
Qaraw iyo
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Жыл бұрын
Nigeria u firso Wa nimca lakin Somali wa u Inkaar weyey
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
Please ka so warran markabka shidaalka ee badda caas yaala ee somalia ku khatarta ah
@mohammedabdi7856
@mohammedabdi7856 Жыл бұрын
That vessel has minimum risk on Somalia's water. It has more risk on Jabuiti and eritrea water.
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
@mohammedabdi7856 The whole red sea is affected if it comes to the worst That is what I heard from the news today
@mohammedabdi7856
@mohammedabdi7856 Жыл бұрын
@@funnyanimal885 Maya wll, if you consider the current, tide, flushing and the meteorological condition of the read sea, such scenario is unlikely from the Somalia coastal perspective. Don't believe those exaggerating the mattar to get business. Oil spill is a major issue but one must quantify the potential adverse impact on receptors via accurate spill modeling.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Somalidu shidalka kafaaiidaysan mayso waxaan dhusuqiisa ahayn dalka oo ay ku nabad guuriyan badooy wasakheyan. somalidu kuligood waxay hoostagan qandaraaslayaalbadan oo uu adeer uyahay cumargeele koox kaliyaa doonayso qorshahaan somaali wax kuma lahan shacab iyo dalba
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Жыл бұрын
Maxaa kuu diday in aad khayrka sadaaliso
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
@ummuhannan2353 qalbada buu ka bukaa qabyaalad baa meel xun la aadey , ismaaciil cumar geele waa nin dalkiisa iyo dadkiisa qurxistaye kaaga hagaagso Bala kula qabyaalad weynaataye , ismaaciil cumar geele waa walaalka dhabta ah ee somalia
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Жыл бұрын
Ahafidow Kheiratka dalka kujira nooc kasta oo uu a hadaba waa mid sahamin badan xiligi dawladii dhexe jirtay dalka lagu sameyay, Badda iyo barigaba balse 32 sano oo xasoni daro ah iyo in xogtii lahayay badi luntay,in dalk wax so saar laga sameyo waa tilabo badan balse heshis halis ah oo lamid ah sida degedda Berbera loo qabsaday,Bosaso balarinta Degedda aan wax muqda kajirin,dalki oo Amnigisi dib u noqday khilafyo aan horay u jirin oo la'abuuray,musuqii oo noqday mid joogta.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
Dad sidee u noolaan lahayeen garan la baa ku dhahaayo shidaal baa la soo saarayaa. Shidaal Dal nabad ah baa laga soo saaraa. Shidaal in la soo saaro waxaa ha horeeyso in nabad la helo.
@Ibnak99
@Ibnak99 Жыл бұрын
Nabad in helo waxa ka horeyso in qabyaalad laiska dhaafo oo la midoowo hadii intaas aanan fahmin horey uma soconeeno. yess madaxweynaha rabtid taageer lkn wa in lafhmo wadanka hor marintiisa wa inaan ka wada shaqeeyna, midaas in laga gorgor tamo ma’ahan.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
@@Ibnak99 musuqmaasuqii shiinaha loo diray inoo orodka ka qeeyb galay. Waxaas iyo wax la mid ah dal eey ka jiraan sidoo ugu fikiri karaa in shidaal loo soo saaro?
@Ibnak99
@Ibnak99 Жыл бұрын
@@Ahmedali-gw7xm Waxaan aaminsanahay so saarista shidaalka in eey wax badan eey xalin karto ee ugu horeyso shaqo la’aanta iyo baahida, dadka hadii labadaas laga xaliyo oo laga baahi tiro waxaan aaminsanaahay inta hartay iney hagaagayaan.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
@Ibnak99 soo Malaga yaabo shidaalka inoo dhibaata kale iyo qab qabsi kale abuuro walibo maamul goboleyda qaar baan ogoleen waqtigaan in shidaal la soo saaro iyadoo wax hishiis cad ah laga gaarin soomaaliya kama jirto dowlad la aamini karo. Dal aan dastuurkiisa dhameeystirnen madaxweyne iyo rasulwasaare isku awood ah sharci kala hagaayo ma jiro dalka weeyna adag tahay shidaal in lagu fikiri xiligaan iyo xili dhaw. Shidaalkane waxoow abuuri karaa musuqmaasuq midkii ugu darnaay dagaalo sokeeyo dalka Kawa qarxo qabiilo leysku dilo. Iska dhaaf in faaiido laga Helen. Shidaal waxaa soo saaran karo dal eey siyaasadiisa gudaha eey dagan tahay dowlad awood leh oo wadanka wada maamusho leh lkn soomaaliya iyo shidaal macquul maaha xitaa lama helaayo shirkad soo saarto waayo shirkada waxeey rabtaa Cid eey la hishiiso. Lkn soomaaliya Cid isku haleey karto ma jirto dowlad iyo dal xasiloon maaha
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Жыл бұрын
Somali weli geduldig cagahedu isum istgryso soisticmarba kujirta wan kujireysa umada bentu kada qanjiwenow
@yusufali8313
@yusufali8313 Жыл бұрын
engnerka waawayn 😢😢😢
@samakaabfilms9573
@samakaabfilms9573 5 ай бұрын
MOOS ka lahubaa car beera beenta iska daaya kkkkk
@adanbile4237
@adanbile4237 Жыл бұрын
SHIDAALKA IN LA SOO SAARO WAA MIHIIM QOFKASTANA WAA U MUUQATAA, LAAKIIN #WADDANKU INUU DEGGAN YAHAY AYAA MIHIIM AH, # WAXANI WAA HANTI UMMADDA SOOMAALIYEED LEEDAHAY, MAAHA SHIRKADA MACMAL AH, DHAC LOO SAMEEYEY, WAQTIGII LA SAMEEYEY, WIXII LOO SAMEEYEY, MAGICII BEDDELATEY,( SOMOIL) HANTIDA WADDANKU WAA IN AY SHIRKADO AAMIN AH, LA YAQAAN, HESHIISYADA LALA GELAYAA CAD YIHIIN, # SHIRKADDANI WAA SHIRKAD DHACA HANTIDA SOOMAALIYA LOO SAMAYSTAY, WAA OGEYN INGIRIISKA IYO WAQTIGII LA SAMEEYEY.
@dahirmohamed9674
@dahirmohamed9674 Жыл бұрын
Asc weydii ingineer Yaa sahlan in lasoo saaro petrol dhulka iyo kan nadda
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
10 sano ka dib wa laga guuri raba ma og tihiin badrolka
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Buntuland mar hore ayey ka radiyen wana laga wayey
@aallowtv207
@aallowtv207 Жыл бұрын
Waa damac waxaa nagu qaldeysaan. Imisaa ka baahan. Teena mida kale ma amsoon noo ilaalin😢
@abassadenabass6935
@abassadenabass6935 Жыл бұрын
Il faut toujours être nationaliste et patriote au lieu d êtres des mendiants la Somalie peut dépasser le Qatar et les autres pays riche en petrole
@abuusafwaan4795
@abuusafwaan4795 Жыл бұрын
Wcs ninculus adiga iyo injinerka
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Sawirada aad na tuseysid wa xagge ma badda somaliya
@Ibnak99
@Ibnak99 Жыл бұрын
Maya
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
ENGINEERI KA QABILKI KAMABA USAN HADLIN😅. MW XASAN SHEEKH IYO DOWLADISA SIDE LOGU AAMININ DHULKA HOOSTISA INTI KORE AYU DIIRTE ISAGA IYO TUUGADA LA SHAQEYSATO. OILKA ISKA ILOOW EE XISAABO XILMALEH KU QAADA XASAN SHEEKH GOBALKASTA REERO AYA DEGAN IYAGA ISKA LEH DHEEFKODA.
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Жыл бұрын
C/xaafid dukaankaaga tuug maudhiibanlahayd xasan shiikh waa tuud soomaai iyo aduunku midna ma aaminikaraan
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Жыл бұрын
Xishoo xasan tuug Masha ee waa madaxweyne,diidmadaada usoo gudbi si asluubeysan adigoon cidna u gafin
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
@@axmedsixteen8509 qalbada buu ka bukaa qabyaalad baa meel xun ka riday , anaga dalkeyna hurmarkiisa baa inoo muuqdaa lkn ruux qalbiga kajiran hadana camoole ah waxba ma arko dalka oo hagaagaa waxa uu kajecelyhy dalka in uu bur buraa hadii uusan mid ku qabiil ah madax ka eheyn somalia , walee somali isbaratay , baq baqdaa iyo qabyaaladaa meelahaa la aade bal car waa kaayee hormarka dalka adigu bal jooji
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
illaahay sharkooda hakuceliyo kooxdaan beerahii wabiyadii. Ayaa ubaahna a in ladayactiro shidaalkaas illaahay ayaan kamagangalay .walee waa cadaw ragan,madhargayaasha daasadii caano booraha ayaa meelwalba daadsanb,bacda,qashinka
@osmancaqil127
@osmancaqil127 Жыл бұрын
Asc aqyarta
@dahirmohamed9674
@dahirmohamed9674 Жыл бұрын
Badda
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Only British soomaliland government not somalia italiya
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
Gumeystahaad ka sheekeyneyso beri hore baa dalkan laga xureeyey , awoowadaa haduu ingiriis gumeystay ama talyaani gimeystay maxey isdooriyaan , damiirkaaga ilaah hagaarsiiyo heer aaad kaxishootid in aad faan u aragtid ingiriis baa i gumeystay yaahuuu bilaa damiir
@khadijamohamed9201
@khadijamohamed9201 Жыл бұрын
madaxda puntaland aa naga hortaagan ee illahay hanaga qabto
@maxamedabdidualeh1586
@maxamedabdidualeh1586 Жыл бұрын
A
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Coast line waa shirkad tuugo mafia samaysteen. Xasan sh wadanka tuugadaan yaanlagu halayn😢😢
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe Жыл бұрын
Qabyalad ku dushay, dowladi saxixday ma qabiila ka indha tiray,
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
@@MA-uz3qe xasan sh inta la qabiil ka umbaa taageerta ileen dadkale way yaqaaniin
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Wallaahi wa xaraan waxan maqli jirey badrolkan ila 55tii ayan dhashey anigo dhadhimin miyan ka dhiman siyad barre ugu wacna asago 21 sano so saari karey oo diidey inu so saaro wu na dulmiyey runtii shacabka somaliyed
@SaciidMohamed-h9y
@SaciidMohamed-h9y Жыл бұрын
Norwey dadkeeda lacag bey siiyaan
@samakaabfilms9573
@samakaabfilms9573 5 ай бұрын
Waar dadka beenta ka daaya waxaad wadaan waa majeerteen iyo wixii madax madaw baa isleeg kkkkkk
@OmarAli-gr2cf
@OmarAli-gr2cf Жыл бұрын
tuug tuug dhashay hiwiye iyo xasan shiik ciyaalkisa iyo nagiihisa gajaysan makul filnaan donan
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
Respect the Guideline please Cayda iyo af xumada ka daa madaxweynaha!! Cod ayuu ku yimid codna wuu ku tagayaa lkn af xumo waxba kama qaadayso adiga kaliya aya is naaqusaya 💯
@OmarAli-gr2cf
@OmarAli-gr2cf Жыл бұрын
@@funnyanimal885 who voted for him nobody president dani give him the power and now he ware is he in mosque collecting charity and his daughter runing the hights office his wife stealing the computers inside the government office the whole world can see him taking money away from the poor somalian people
@OmarAli-gr2cf
@OmarAli-gr2cf Жыл бұрын
from now on putland is not somalia any more soon inshallah is cumming
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Maashaa alaah jawaab fiican ayaad bixisay Caydu ma fiicno
@yaabarag4366
@yaabarag4366 Жыл бұрын
Mar dhaw inaga adoomo noo shaqeeyo ino noqon doontan iska suga
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN
15:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 265 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 18 МЛН
SHIDAALKA SOOMAALIYA IYO XOG XASAASI AH   (SPC)
32:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 49 М.
HESHIISYADA LALA DHUUNTAY EE SHIDAALKA SOOMAALIYA
1:14:16
HANOOLAATO
Рет қаралды 54 М.
WAA HUBANTI HADDII SOOMAALI DHAB AH AAD TAHAY INAAD DAMQANAYSO
26:28
HBN Online TV
Рет қаралды 63 М.