No video

Xog Cusub Hubkii Caabudwaaq ee Dowladu Tahriibinaysay Caaqil Xag udirir

  Рет қаралды 39,549

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

Күн бұрын

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 64
@saramohamud314
@saramohamud314 Ай бұрын
Barlamaanku waa in uu iscdeeyo oo xilka ka xayuubiyo intaan wadankii Roger oo cadawna dhulka aan ka ilaalineyin hamnad ha labadbaadiyo😭😭😭😭😭😭😭😭🔥🔥🔥🔥🔥
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr Ай бұрын
Warkaagu waafiicanyahay laakiin waxaad ubadataa xaga diiñta cidii wax katari karta dalka iyo diinta halakaashado
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
$5000US dollars a month ayey qaataan, waa la gatay kuligood. Alshabab xamar si fiican ayey u dageen waxay joogaan Airportka, dekada, madaxtooyada waxaana qoray Alshabab mahad kawaanle inka badan 400 oo shabaab ah .hasan munaafaq he's doesn't care..
@user-wz4ec8kd4f
@user-wz4ec8kd4f Ай бұрын
Pplppppppppppppppppppppppppppppppppp 12:14 ​@@MohamedAli-nm8oe
@AbdulqadirDiiriye
@AbdulqadirDiiriye 19 күн бұрын
Igaas guul.baan.kuu.rajeenay anoo ka.soo.jeeda.nugaal
@elhanweera2435
@elhanweera2435 Ай бұрын
Mareexan wa gobta daarood and somali viva border and sister guuuuuuulaysta cadawgiin jab ❤forme somaalilaan capital hargaysa
@MohamedAmin-gn8zc
@MohamedAmin-gn8zc Ай бұрын
😊
@user-oj1cu1ce4l
@user-oj1cu1ce4l Ай бұрын
Ilaahay aa dhaaf si Kara wixii dulmi u wada wadankeena ilaahay qof adiga oo kale oo dhig leh alla ha u keeno wadankeena.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 күн бұрын
Run waaaye.
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Xasan Sheikh haddii uu in uun wejigiisa wax xaad ah oo xishood ahi ku hareen goor aan habeena ahayn maalina ahayn hays casilo
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Ай бұрын
QOOR QOOR MAHADSANID QIYAANOOY LAGUFAHAN
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 Ай бұрын
Asc.nabadoon xaq u dirir ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba adigoo kalena alla hanoo badiyo allaahumma aamiin aamiin aamiin
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Xasan sheikh qadiyadiisu waa mid qabyalad ku dhisan, hawiye hubee hantida dhuul balaadhsi hanti boob waxn ahyn mahayo… maalinku mahad salad iyo sanbalooshe xilalka u magacaabay ayu qirtay lkn darood hurdaaye waxba kuma baraarugo mana tashto
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Waa runta lakiin anagu hadan beesha darood hanay waxaan helay dakado hubka noga soo daago Guumeys iyo cabuudwaq. wana isku difaacena Hassan dhiiqo Hawiye ku hubeeyo reerkiisa.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
@@OmarMohamed-db3iy Xalku dagaal iyo is difaac inu mar walba ahaado ma ficna, waxaan u baahan nahay hor u socod, hormar iyo nabad/amni, Darood waa inu ayihiisa ka tashadaa. 34 sano aya Wax magaratada Xamar joogta loo xanibanyahy oo dalka meel u dhaqaajiya laga la’yahay. Ilahay dhuul balaadhn na siiyay bad,wabiyo, beera leh, dekad, airports, dhulkeena nagu filan?? Hawiye nabad ma rabo dhac boob iyo dowlad la’aan ayey ku qanac sanyihiin. Xamar halaga tashado ayn leeyahy anigu
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen
@aminanur981
@aminanur981 Ай бұрын
Well said maasha allaah
@ahmedmoalin6469
@ahmedmoalin6469 Ай бұрын
Nagaad SXB Itoobiya iyada ayaa si iskeed ah hubkan somaaliya u soo gelineysa si xasilooni daro uga abuurto beelaha dega xuduuda mudug iyo galgaduud..... si ay u hesho fursad nabad ah ay kula wareegto xeebaha bada cas ee lowyacado..... si dowlada somaaliya loogu mashquuliyo amniga colaado cusub oo gudaheeda ah..
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Ай бұрын
Hassan Sheikh need to be impeached.
@aminaali5825
@aminaali5825 Ай бұрын
Sax sax masha alhah waxhsdalkaka
@saciidocabdrahman1277
@saciidocabdrahman1277 Ай бұрын
Mashalaah. Fafariid. Fariid. Dhalaay
@muktarbare
@muktarbare Ай бұрын
dawladnimada lama wada rabo daacadna lagama wada aha ee ha la kala tago doonid hal dinac a whakti un baa inagaga lumiye dad bay sidan oogu caano badisaa bal inay wax cayma ahi inaga haraan maamulmaamul aynu isu soo dhisno goortaynu isusoo xiisno ha la arkee
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk Ай бұрын
Guull Rabiweeye Sade Alllaha Raxmaankah baa idiin heelliye
@abdimuse6945
@abdimuse6945 Ай бұрын
Ilaa haduu kuwadaa Laakiin waxan layaabay Ciidan kusheega iska Sugaya war gurya hiina kala Aadan magartan takale Hubku itopiya wuu soo dhex Maray meesha uu kayimi Waa geele dhibka somaliya Waa ninkaa gaalooy ninkaa Waad ogtihiin geele soomaliya Ninkaa kaqabta
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Soomaali waxaan kasamray xasan shiikh markii ladoortay walaahi waan quustay
@DaahirDaahir-q3v
@DaahirDaahir-q3v Ай бұрын
Xasan shiikh dadka kaadida kadaa
@khaalidqeys1653
@khaalidqeys1653 Ай бұрын
❤❤❤.wcs
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
runbuu sheegayaa isinku wuxuu sheegayaa beesha sede haddii aaney hubkaa qaban wallaahi waxay noqon lahaayeen meel madhan waxaanu beesha leenahay hubku yaanu noqon mid wax idin yeela dad kalena wax yeela iska xafida ciddii idin soonata iskaga celiya qoor qoorna taageera waanu iddiin hambalyayneynaa waxaanuna iddiin sheegeynaa haddii dawlad ku sheegu isku dayo inuu idin soo weeraro hiil iyo hooba diyaar baanu idiin nahay isku kaaya halaya wallaahi waa sidaa cid ha weerarina fadlan mahadsanid
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
XASSAN SHEIKH WUU FULIYAY AMARKII YAHUUDA IMARAD UK 🇬🇧 ETHOPIA GEELE BURBURINTA DAGAL SOKEYE SOMALIA 🇸🇴 XASSAN SH VIDIO AYAA LAGA DUUBAY 😂😂😂😂IMAARAAD
@CaliCiid-k2k
@CaliCiid-k2k Ай бұрын
maxaadtahay yaauhadleysaa mariixaan intaas kabadan baad horey u heshay maxaad sugeysaa
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo Hamsa marxuum corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo Allaha kuxafido Somaliya insha Allah sister from SSC Khatumo I support them they have to defend them home VIVA Mareexan Walalahay Curadka Darood keep going GUUL iyo gobanimo Insha🙏 Allah Adeer ✍khaliinka xaqa nogu khaad keep going🙏💯❤🐎💐👍💯🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Ай бұрын
BISMILLAAH 😂🎉🎉WAX BAA HELAY YAA BELO KU CAYAADHAY SURROOW SAANADII SADE BAA SAARSADAY SAACADAHA SOO SOCDAA SACADNA USII SHEEG SARRINTA WEEYE SURUNKA SAFMAR KULAN
@KhadraSharif-iw1hv
@KhadraSharif-iw1hv Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Yaa uma Somaliyeed cadaw uu ah? Ma Xasan, ma al-Shabaab? Ma ethiopia? Waan yaabay
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u Ай бұрын
xasan waa cadyahay kuulane jiis weeydii iyo rer cabudwaaq
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 Ай бұрын
Ma Ogi Hubkaas cid wadatay ciidanka NISA na dawladayda Mahaa ha dhaho markas Cidkale la waydiine hhhhh
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
mudug ximad ayey lahaan jirey walee xasanow 100 sano oo dambe waa lagu xasuusan hadaad qabiil walba farta ku wareejineyso oo nin intuu soo istaago yiraada maxan ku dagaalameynaa war xasan waa ciilqabe oo soomaali oo dhan ayuu ciil u qabaa wuuna heley suu U aarsan lahaa waliba lacag lagu siinayo dolado badan ayuu u shaqeeyaa oo faro iyo suwarba ka hayaan
@halimohumed9201
@halimohumed9201 Ай бұрын
I
@dekoabdullahi691
@dekoabdullahi691 Ай бұрын
Timir lafba kujirta
@muktarbare
@muktarbare Ай бұрын
soomaalida suur gadoonkii baa ku soo hor maray sidaa darteed si umaddaha maskaxdooda joogto ay dalka oogu baneeyaan way is marinayaan taa waxaad ku garan kartaa umaddiiba waa rajo xumo iyo quus wax dhintay iyo wax dhibane nool a nin soomali ka dhashay murug waa u meel ool dabayl mariso ilaahy ha u keeno sidi reer caad iyo dad dulka ay isku dilayaan ka qaata koluu roohinge noqdo?
@cabdiqanimadame1165
@cabdiqanimadame1165 Ай бұрын
Warkaagu waa cadyahay waa nin wax fahansan
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
😂😂😂 XILDHIBAN LAB IYO DHADIG WANAN GORAN AH IYO SUMENYO WAA IDO LO DIBI LAX WAN GUDOMIYE SHEYDAN SHEIKH MADOBE XASSAN IYO XAMZA 😂😂😂
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 Ай бұрын
Xasan maalintii la doortey shacabka soomaaliyeed waa habaareen
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
Hasan waa munaafaq munaafaq dhalay oo tuug ah qabiiliiste qurun ah qabuurihii lacag ka raadiyey nacalad haku dhacdo...
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Hassan dhiiqo dowlaadnimo waxaa oga daaran reer darood la yiraahdo. Qabyaaladii uu ku soo gaalay villa somaliya ayuu wali ku jooga.
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
😂😂 XASSAN SH BILILIQO DHUL BOOB LACAG BOOB QABRI BOOB VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN ALSHABAB ROOBOW CALI DHEERE UMUL SHIBILE XISBU SHEYDAN WAHABI QAWARIJ XASSAN SH QABYO TUUG TUUG DHALAY CULIMAA SUU WAJIIS 😂😂
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Ай бұрын
Comments hubkaas waxaa loogu taka galay in ay isku laayaan sadka dego reer Galmudug waa in aadis ikaalisaan dad wada dega ayaad tihiin yaan hub la,is kugu dhiibin.
@ahmedmoalin6469
@ahmedmoalin6469 Ай бұрын
SXB Itoobiya iyada ayaa si iskeed ah hubkan somaaliya u soo gelineysa si xasilooni daro uga abuurto beelaha dega xuduuda mudug iyo galgaduud..... si ay u hesho fursad nabad ah ay kula wareegto xeebaha bada cas ee lowyacado..... si dowlada somaaliya loogu mashquuliyo amniga colaado cusub oo gudaheeda ah...
@Mideye157
@Mideye157 Ай бұрын
Nasiib Daro hubka darood loo soo qadanayo Ugadeen iyo kilinka shanaad buu soo maraya
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Ogadeen Hiil haka sugin
@aminaqali7767
@aminaqali7767 Ай бұрын
Hubkan itoobiya gama so gaalin sidaas ayan dhaxaya. Jabuuti ayu ka yimid. Somaliland ayu so marey. Xasan sheekh, cismaciil cumar, musa bixi iyo itoobiya wa xeeshis. Waxana lugu xeeshiyey somaliya sidii lo bur buriin laxa. Itoobiya hub maso gaalin karto somaliya xadan laba sababad awged: 1) xub faraabadan oo taya leh somaliya iney xeesho dani uguma jirto 2) xadi itoobiya ey hub ka ibiiso somaliya waxa la ogaan xasan sheekh iyo abiy iney xeeshis yixiin, xasana shicibka soomaliyed ben u sheegi. Sidaas darateed xasan sheekh iyo abiy kuma dhacan iney hub gala ibsadan, iyago markaas diidan ine somali ey faxamto xeeshiskoga
@TheDayib
@TheDayib Ай бұрын
Wadaadkan Maxu SIYAASAD KAGARANKARA NINKAN WAXAA KELIYA OO UJAWABI KARO ODAY FACIISA EE MAHAN INU Xasan latirsado
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Faramaajo ayaa tolkiisa uga soo qaaday saaxibkiis abia kkkkkkkkkkk
@user-ys5re7vx1w
@user-ys5re7vx1w Ай бұрын
Waxad isweydisa sababta ey madaxda hawiye dalka burburka iyo qabiyalada u galiyan xaga madaxda darood dowlad diska uga shaqeyan tas waxey kadigantahay in hawiye moriyan aqontu ku yartahay
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u Ай бұрын
odagaan xasan ayuu kuqafiifay qabayaldi kuqaday kuma dhiigto
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 Ай бұрын
dood miya ka qabta adi Mw Xasan Jawab laga sugoyaa ee adna waxa ku qaaday la meerayso hhhh
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr Ай бұрын
Hubkaan waxaa soo iibsadaykulanej iis iyo farmaajo halaxiro
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 Ай бұрын
mw Xasan sas ma dhihin ee Intee wax u wadaa ? Hhhhhh
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Culusoow 😂 Adoon😂 Shuluq 😂 Kawaanle😂 The plot thickens! kzbin.infoOT2N5aoC1TE?si=vp1jWGmHjgTg4IqA Imisaan lahayn hubka yaan loofasixin Culusoow iyo mooryaan! Kagura garowga muurmuurey idinkaa kariyey😂
@ahmedmoalin6469
@ahmedmoalin6469 Ай бұрын
Nagaad SXB Itoobiya iyada ayaa si iskeed ah hubkan somaaliya u soo gelineysa si xasilooni daro uga abuurto beelaha dega xuduuda mudug iyo galgaduud..... si ay u hesho fursad nabad ah ay kula wareegto xeebaha bada cas ee lowyacado..... si dowlada somaaliya loogu mashquuliyo amniga colaado cusub oo gudaheeda ah..
@ahmedmoalin6469
@ahmedmoalin6469 Ай бұрын
Nagaad SXB Itoobiya iyada ayaa si iskeed ah hubkan somaaliya u soo gelineysa si xasilooni daro uga abuurto beelaha dega xuduuda mudug iyo galgaduud..... si ay u hesho fursad nabad ah ay kula wareegto xeebaha bada cas ee lowyacado..... si dowlada somaaliya loogu mashquuliyo amniga colaado cusub oo gudaheeda ah...
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 36 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
Why is Ukraine the West's Fault? Featuring John Mearsheimer
1:14:16
The University of Chicago
Рет қаралды 29 МЛН
Cabudwaaq Maxaa Ka Dhacay?
27:23
raxanreeb
Рет қаралды 6 М.
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 36 МЛН