Caqli xumada isaaq dagalkan waxaa gadaal ka riixaya Ethiopia cagjarna ma sameyn karo Ethiopia wax aynan raali ka aheyn. Waaa qaybi oo xukun tabtii dulka somali ay ku qabsadeen Xayle Salase Iyo Mililik
@roodacawad13Ай бұрын
Salaadiintu waahuwan
@AasiyaQurux-f6qАй бұрын
Somaliland heegan gala waysaysta yaan laydin sixrin sixir io gaadmo inugu dileen raguyE cidna napaD haka paryina napadu wataa halkaa idin dhigtay maanta
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650Ай бұрын
Waar reer sheekh isaxaaqoow cadawgiin ha jabee- idinkoo habaar qabayaashaa dadnimadii ka tagay - meel ku wada sadqeeyoo qoorta ka wada gura mooyaane, dhuuni qaatayaashaa koofiyadaha beenta ah Sita iyo intay dulligaa salaadiinta sheeganaysaa idin hoos yaacayseed- idinkuna dadkaygoow daba socotaan sidii dad hagaagsan- wallee dhal faqash iyo ma kala dhamaataan cadawgiinnee intay goori goor tahay please - ka tashada cadaawaha,, sida muuqatana Sadex magac ilaahay waa misoole sabankii daarood jabkii iyo siday u eegtahay- xilliga xiligeedii,, kamana fursanaysee reer somaliland siiba reer sheekh isaxaaq iyo huwanta daarood- ilaahay wuxuu kala siiyaba way is hurran yihiin oo wallaahiyee- ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,, for ever Somaliland republic