No video

Xog Dagaalka Jabuuti Iyo Hargaysa Dilkii Madaxwaynihii Somalilnd? Tariikhda Qarson iyo Xiisada Hada?

  Рет қаралды 14,558

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Ай бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 21
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka guulaysanay waanan kaguulaysan doonaa insha allaah
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 afxumo isaqbad utahay iska hadal madakinba tihin
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
ILAA CANFARTA OO LEH DALKA JABOUTI JABHADA FURUT CANFARTA XAQOODII ISMA TAAGAYO DAGAALKA
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 23 күн бұрын
FUTOLAND IYO BEENLAND waa riwaayadii ugu dheereed ee soomarta deegaanada SOOMAALIDU dagto.
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Muse hais ilaliyo yan lasumain calamka biyo ayukacabin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siciidali4034
@siciidali4034 Ай бұрын
Djibouti waa jaziirad yar oo uraysa oo qashinka jidka yaalaa walaahi soo uro mida kale biyo ciid iyo koronto midna ma.leh nolol cimilo xumo baabiisay weeyi ee meeshaa hawada ha laga xidho waa xaasad nijaastuye !!!
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Ай бұрын
@@siciidali4034 miskin jabuti cidkasta kunol isaq oo shadire aha wakhtigi gumaysiga aya kunol,miskin somalilash aya qoskataliyay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Soomaalilaan waa hal laba midigoodle dhengedeeyay cadawga dibada waaban iska aragnaa lkn kan xaasaanada leh cashuurta danyarta kunoolbaa waxkasta nagaga daran
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Sun geelow lagu sii kaligaa jab jab aakhiro xaguu qaban
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Alle haqabto geele Insha alleh
@user-bt2xi2fp6l
@user-bt2xi2fp6l Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Alle ha qabto gacan ku dhiigle geele
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l Ай бұрын
Ismaciil Calool Geele waa dictator halls ah waana ka ugu danbeeyey ee Africa sidaas dabadeed Allaah Ayaa soo afjari❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 Ай бұрын
Waar Djibouti anigaa RUNTA idiin sheegayee horta siyaasiyan way Ka awood hooseysaa walaahi hadaba suusha dhabta ah ee maxaa loo moodaa inay sikale tahay jawaabtu waa jsld ayaa u gacan gashay siyaasiyiin saaqidiin ah oon aqoonta qabyaalada iyo Ku jiqsii da mooyaane aan lahayn mid kale ilaa somaliya awood siyasadeed iyo mid milateri toona somali Ka awood badan INAANAY jirin
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Waar madaxda ha la ilaaliyo Wixii hore wax ka daran ayaa socda
@GuleedAxmed-r3l
@GuleedAxmed-r3l Ай бұрын
Cadawga 1aad e somaliland weeye
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa aqoonsiga somaliland haddii la dhaho shaqsi buu ku xidhanyahay waa gaf iyo qaran jab. 2.0. Sababtoo ah waxa calanka somaliland ku xardhan tawxiidka ilaahay. 3.0. Haddaba aqoonsiga smaliland wuxuu ku xidhanyahay ilaaha weyn ee macbuudka ah. 4.0. Sabab aynu shaqsi ugu nisbeyno qof aan waxbaba ku dhaamin oo daciif ah. 5.0. Waxa iyaduna gaf iyo meel ka dhacba ahay furitaankii wadahadalkii micno berlka ahaa ee madaxweyne siiraanyo dabarka ka furrey. 6.0. Waxa lagu qaadanayey 4.0 million doollars oo lagu sheegay is dhexgellinta shacabka somaliland iyo somalia. 7.0. waxa iyaduna gaf iyo meel ka dhac weyn ku ahayd inuu madaxweyne siiraanyo ka saarey dawladda somalia ku meel gaadhkii ay ku jirtey. 8.0. Wuxuuna u sheegay R/W dalka ingiriiska inay dawladda somalia ka saaraan ku meel gaadhka ka baxdina somaliland oo masmul gobolleedyada ka tirsan ay wada hadlaan. 9.0. Arrintaasina siiraanyo lacag dara badan buu kaga qaattey R/W dawladda ingirriska. 10.0. Wafdigii uu ka xaystey oo isugu jirrey mucaradka iyo muxaafidka iyo guurtida wuxuu kaga baxsaday huteelkii lagu dejiyey. 11.0. Allaha weyn ee macbuudka waa sababta uu uga qaadday xiskii iyo caqligii iyo garashadii siiraanyo. 12.0. Waxaanu markiiba noqday marfuucal qallam aan waxba laga qorin waxna sheegi karrin. 13.0. Arrintaasi wuxuu ku jirrey muddo 7 sanno ah oo 3 billood ka dhimantahay. 14.0. Waxana qabtey markiiba kitasbkii uu baalaha ku jarrey isagoo khiyaamo iyo been hoosta ku haystey. 15.0. Ma dhici karto shaqsi daciif ah oo diinta iyo caqiidada waxbaba ka aqoonin inuu khiyaameeyo ilaaha calamkan abuurey. 15.0. Meel uu ku dambeeyey iyo wuxuu qabo cidina kama war hayso waana arrin cajiib ah. 16.0. Wuxuu keenay somaliland maamul daadejin qabyaaladeed oo lafo jab noqotey. 17.0. Wuxuu gadtey wershaddii korontada hargeysa , berbera iyo burco. 18.0. Wuxuu gadtey dhammaan guryihii dawladda ee ingiriisku ka tegay. 19.0. Wuxuu gaddtey hawadii somaliland isagoo hoosta ku wattey somali weyne. 20.0. Wuxuu gaddtey dekeddii berbera oon welligeed dawlad carbeed faraha loo gellinin. 21.0. Wuxuuna ka qaattey 60.0 million doollars. 22.0. Wuxuu keenay boob iyo dhac tacriifadda dekedda berbera iyo cashuurta shacabka saboolka ah laga soo qaadday. 23.0. Wuxuu kaga xukuumadda hadda joogta 180.0 million oo doollar oon la garaneyn cidda qaadatey iyo waxa lagu qabtey iyo meesha ay martey midnaba. 24.0. Waxana la xaqiijinayaa inay intaasi ka badneyd. 25.0. Haddaba waxan dhahayaa ma aakhiro iyo xabaasha ayuu ku cuunayaa addunka uu dhacay xilkiggii uu marduucal qallamka ah. 26.0. Waxaanu ku kacay khiyaamo qaran oo laf jab noqotey.
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
Waxaad sheegto dhan waxay dhaceen ka dib markuu Siilaanyo bukooday (asaasaqay). Waxana ku tagri falay magicii madaxwaynaha Xirsi iyo Maxamuud Xaashi. Labadaa nin ayaa malaayiin ku qaatay iibinta Somaliland. Waxa mashruucan qayb ka ahaa Cirro oo ahaa guddoomiyihii baarlamanka iyo guddoomiyihii xisbigii u waynaa ee mucaaridka oo aan maalinna soo hadal qaadin caafimaadka madaxwaynaha. Oo Cirro isna malaayiinta dollar iyo iibinta dalka ayuu qayb ka ahaa. Nasiib darro saddexdii gofone ayaa maanta haddana mar 2aad u shuraakoobay burburinta Somaliland.
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
M muuse malaha kartidii ismael omer geele
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Ma Madaxweyne Muuse iyo Ismail ayaad is garan dhigtay Geele waa Caano baradiin Muuse na Halyey Qaran oo Siyaad Barre iyo Somali Faqshtii dabada u rogay
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
@@fadumogedi7423 lkkk ismail waa nin waxa uu doonayo samen karo waana geesi lkn Madaxweyne muuse maaha nin ismacil iska celin karo wll
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 24 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 17 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 49 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 24 МЛН